Xariir Axmed Heestii Curdaan Directed Jundi Media official vedio 2015

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 1K

  • @queenislii
    @queenislii 2 ปีที่แล้ว +268

    Ax xariir legend of voice wllh🎤😘
    Xariir waa qofka keliya aan ugu jeclhy fanka heestaan wllh xsuus gaara ii mudan 2018 ayaan wiil anigoo markaas paydhapo ka imaadey iyo isgoo poosaaso ka imaadey ilaah amar kiis garoowe ku kulanney wllh xaqiiq dii aniga wiilkii wanka heley waana jeclaadey marka wiilkii subax walpo dhugdhugley isla raaci jirney sppto ah aniga school dhiga naayey isguna asi iyo adeerkiis iyo kuwa kle badan ayaa dhug dhugleyda wda raaci jirney aniga wllh sidaan isga u arko xsadaha 7:30 bilaabanayaan aniga jacayl aan uqapo isga mana ii oga ax😭ayaan 6:30 ama 45 isku diyaarin jirey si aan aragtidiisa u waayin marka wikii wllh wxaan bilaabey wiil legend ah baa wllh deris ahayn oo wiil isla da,yar puu ahaa waraaqad inaan qoro ayaan udhiipi jirey waa lo geyaa wuu isoo jawaapey waan farxey wllh markii danbe hooyo ayaa waxay igu aragtey waraqdii aan isga udhiipey igu igusoo jawapey ilaah amarkiis hooyo wxay pilowdey iney idapa raacraacdo marka wllh wiilkii marka wiilkii Suu ujoogey waan waayey meluu ka dhacay wllh adi numperkii aan ku aqooney golis puu ahaa wuu dansan yahay ilaah amarkiis wiil zxp ahayeen ayaan Malin maalmaha ka mid ah ayaan si sarbeb eh ku dhahay aawey wiilkii zxpkaa ahaa wuxuu idhay wilka numperkii goliska agaa wuu Dansan yahay lkn mid hormuud malin dhexdaas iga soo wcay wxaan dhahay pal ugu celi wuu wcay marka marka wilkii Ayan dhahay numperkaaga idhiip qof ka wcanayaa marksaa wllh niyadaan kunqortey waana ka tagey anoo faraxsan lkn nsiip daro isgaoo soo pixi rpo ani paydhapo aadey wiilkii markii danbe wuu ijeclaadey 2019 ki ayaan xirir jacayl pilaabaney wlh wllh si dhapa ayaan ujeclaadey isaguna wuu ijeclaadey qllh Isma lahayn [[Aadan]]wad way neysaa ilaah amarkiis 2021 aan baydhabo so aadey wllh nin lagugu daraa lii dhahy dartiisa aan u diidey ileen aniga zaaid ayaan u jeclaa mana is lahayn aada waa kala maar meysaan haben walpo walii garaaci jirey hooyadey aan soo wcaay3y ku ooyi jirey muqdisho aan waligey aadin ayaan u dhuntey walisoo qabtey melaa ka baxaa waayey markii danbe walgu mehrinaa lii dhahay ani waan yaabey isagaa ka fekeri jirey mar wlpo waan iska ooyi jirey wax brasho xita waan nacay 😭 marka wan soo laptey wllh dartiis marka anneh hooyo mcn allow idhowr ayaan ka paqi jirey wllh mopil xitaaa maana haysan Sim puu iikeeney waa liigu qaptey wllh q8sadeyda ma dhowa lkn Aadan wuxuu iga tagey oo zaaid iidhaawacay 6/7/2022🤔🤔😭😭Aadan si walpo kuma iloopi Doono I.a marksaa wxaan pilaap3y inaan dhageysto heestii nasiip ee xariir axmed saan u wareerey ilaah ayaa og jacayl wuu jiraa lkn hdaa jaahil aanan jacayl aqoon hadaa jeclaato xanuun wye aadan noloshu kuma xumeyso xariir heeso badan ayaan ka xasuus taa lknasoo Koopa kro ax wllj wan ilmeeyey intaan kabadn waan wlana ee wan soo gaba gabeeeyey hdoi scadu tahay 20:30kii habeen nimo oo ay tahay tariikhda 18/9/2022 allow inta dhaawcan qalpiyadooda u qapooji🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭qisadeyfa madamaa aan soo xidhey hadne waxbaa soo kordhiyey maalin dhexdaas ayaa Wxaa isoo wcay wiil aan modada badan xiriirka naga dhexeyey wuxuuna igu yidhi muqdisho aan imaadet groowe waan ksoo tagey mar dhowna baydhaba ayaan usoo socdaa adigaana kuu imanaa wxaba maana dhihin hdda caawa oo ay taariikhdu thy 27/dec/2022 gabagabda sanadkii casuusta igu rebey saacaduna so kle thy 23:13 habeen soo galeyso arbaco ayaa wcay wuxuuna igu yidhi awdiinle qofkii yaqanaa yqano ayaan jogaa oo wxaan dhahay maxaa ka dontey aoo iyidhi gabdhii ligu Dari lahaa ayaan soo fiirsanayaa ani wllh zaaid ayaan u naxay xitaa waan hadli waayey callka ayaan ku damiyey intuu igu sooo celiyey ayu wuxuu igu yidhi ani ayaan qoraal udirey ayu igu iyidhi calosha ihurinwysaa ee qoraalkaan waaxay aoo adigii mar wlpo idhihi jidhey wllkei mcn aa thy ani neh wllh zaaid ayaan ujeclaa marka kaftan lee udhihi jirey 💔💔😭😭zaaid ayaan u ama kaagsanahay allowqalpigeyga ii qpooji adaa markii hore ii qorey inaan adoon adoomadaada kamid ah inaa jeclaado hdne adaa I ilowaiin Kara ilaahow waa ku baryaa🤲🤲🤲🤲 nin aad intaan dhan aad jecleyd oo aad ilaashaneysey hdii naah kle kugu dalxiisto ama ku xarakeyso wllh waa xnuun kle ee asxaabta isoo duceeya qalpigeyga inuu ilaah ii qaboojiyo💔💔💔😭😭see kugu hilmaamaa 😭A💔guur kaaga guurkheyr allaha kaaga dhigo anneh wxa barashadeyda allow nabad iigu dhamee mid khayr qaba allow iisahal yaa allah🤲😭🥺

    • @naalayedawlad5232
      @naalayedawlad5232 2 ปีที่แล้ว +7

      Amen sis waa arin murugtiisa wata..jacayl ku indhi io dhago maleh waa dereen
      %50 ka dhig jacaly kaaga waliga guulayso sis

    • @mohamedwardi2185
      @mohamedwardi2185 2 ปีที่แล้ว +2

      Qalbiga alla hakuu qaboojiyo wlo

    • @queenislii
      @queenislii 2 ปีที่แล้ว +4

      @@mohamedwardi2185 aamiin wll mcn🤲🤲😘

    • @queenislii
      @queenislii 2 ปีที่แล้ว +1

      @@naalayedawlad5232 soo kle wllh iinoolow waadna mahdsan thy😘😘😘

    • @najibsiciid9523
      @najibsiciid9523 2 ปีที่แล้ว +1

      😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @tonikross9055
    @tonikross9055 8 ปีที่แล้ว +57

    curdan waxay ku dhalatoo
    ceelkoodu uu yahay
    caasimadi shabeeliyo
    godey gacalo cidhifyadeedii
    subax uu cirkii da,ay
    long life habo curdan
    tnx xariir fanan jira

  • @caishocuud442
    @caishocuud442 5 ปีที่แล้ว +136

    Heestan kama daalo runtii 😭😭😭😭waxa iqaadi jiray wiil an aad isku jeclyn balze hada an isweyne😭😭wllhi xusus goniyey igu rebty

    • @mohayare9348
      @mohayare9348 4 ปีที่แล้ว +2

      Alle haku shlo abayo 😭😭😢

    • @abdirahmansakuurad7643
      @abdirahmansakuurad7643 3 ปีที่แล้ว +1

      @@najaaxsouleimanaaden795 sister qali hadii ad jeceshay u sheego wixi hore o dhacayna iska ilow wll

    • @mohametfoodofficial4797
      @mohametfoodofficial4797 3 ปีที่แล้ว

      Alle ha ku nabad keeno amiin

    • @mustafehaaji9956
      @mustafehaaji9956 3 ปีที่แล้ว +1

      😭😭😭 never give 🆙

    • @KOKO_BULLEE
      @KOKO_BULLEE 3 ปีที่แล้ว

      Never give up ushego wllo hadusan wali arosin

  • @AbdalleBeer-Hooyo
    @AbdalleBeer-Hooyo 2 ปีที่แล้ว +45

    Heestaan waxay iitahay xasuus qiimo badan
    Marki ay soobaxaysay 2015-kii
    Waxaan kadhagaysan jiray mobile-ka saxiibkeey qaali oo aan isla soo kornay ilaa yarantii
    (Abdiqafaar adoow Qumane) anigu waqtigaas mobile-kayga wuu iga jabay hadana waxaa uu kunoll yahay casimada Dalka Ethiopia ee Addis Ababa
    Waa saaxiibka oogu qiimaha badan Agtayda waxaan urajaynayaa Noolal quruxbadan ❤🙏

  • @xanfar11
    @xanfar11 2 ปีที่แล้ว +61

    Heestan qofta lo qaday wan aqana wllhi waxaa qabay gudomiyhi qobolla godey wiil ay dhashay ayan sxibo ahen 😍

    • @mustafafarax2695
      @mustafafarax2695 2 ปีที่แล้ว

      Walhy hees kaal iyo laab loqaday

    • @xararo5222
      @xararo5222 ปีที่แล้ว +4

      Sxb hadad noshahay replay iso gal haboyartay Curdan abdi kariin aya loqaday

    • @mumtaazsaid3103
      @mumtaazsaid3103 ปีที่แล้ว

      ​@@xararo5222 1 yer😂😂 io reply aa

    • @xararo5222
      @xararo5222 ปีที่แล้ว

      @@mumtaazsaid3103 wa wax kale😃🤣

    • @mumtaazsaid3103
      @mumtaazsaid3103 ปีที่แล้ว

      @@xararo5222 😅😅🤣

  • @hindagure1971
    @hindagure1971 7 ปีที่แล้ว +70

    xariiir axmed Waaa fanaanka ugu codmacaaan DDSI iyo fanaaninta somaliyeedba

  • @mustaphe301
    @mustaphe301 ปีที่แล้ว +34

    Heestan waxan dhageysanaya 29/07/2023
    Sida caalim sheekhiyo
    Curad weye la jecelyahay❤❤
    Cishadii ad dhalataa
    Cullimadeena diimeed
    Ducan kuu cashariyee ❤❤
    Hadad iga danbeyso like-ta ha ila dhafin wllo ❤❤

  • @Mustafa-uq5dj
    @Mustafa-uq5dj 3 ปีที่แล้ว +35

    Qofta wariyaha ah waxey aheyd crush keyga mar aan daawanjirey DDSI TV🔥😍

    • @manyeknam7892
      @manyeknam7892 ปีที่แล้ว +1

      Legend never dies adna show taarikh kuu qarsaneed🥰😅👍

  • @maxamedbarkhad7847
    @maxamedbarkhad7847 8 ปีที่แล้ว +37

    xaqiiq wali mahayo xariir fanaanka cod macaan waa hadii fanka runta laga sheegayo viva xariir

    • @ahmedaidid1570
      @ahmedaidid1570 5 ปีที่แล้ว

      maxamed barkhad taas been ma aha waa ninka ugu cod macaan fnnta somaliyed

  • @daadilofficial5064
    @daadilofficial5064 6 ปีที่แล้ว +28

    heestan waxaan looqaday habaryartay mcn curdan abdikariin xariir💕💔👏

  • @umuraage2984
    @umuraage2984 3 ปีที่แล้ว +44

    🥰🥰🥰🥰🥰Mashallah Gabadha weriyada hadaad aaminsan inay qurux badan tahay like ta ila dhaafin.

  • @TM-do8xl
    @TM-do8xl 3 ปีที่แล้ว +65

    Who still watching 2021🥺♥️
    Kama daalo👍😭😰

  • @MaankaCade-jr2ri
    @MaankaCade-jr2ri 9 หลายเดือนก่อน +3

    Yaa 2024 dawanaayo heestan xasuus gar igu leedahy jaceylkeygii kobad waa markan isbarany ilaa hda nh waa wada joogna alxm 27/3/2024 io 18 Ramadan habeen qamiis sogaleyso❤😢😢😊

  • @Hassan97Mohamed
    @Hassan97Mohamed 8 ปีที่แล้ว +122

    Ya dhagsanaa Hees 2023 Legend Xariir AHMED LIKE SARAA
    boqorka codka xarir ahmed huge respect مبارك 🔥🔥😍😁💪💪💪👍👊👌✊✌👏👏👏

  • @abwaanqanciye9469
    @abwaanqanciye9469 7 ปีที่แล้ว +175

    fanaanka reer jareed heesihiisa mid la tuuro ma laha yaa ila qaba rayigaaaa

    • @samawade282
      @samawade282 6 ปีที่แล้ว +2

      Anaa kugu raacsan zxb waa wada top wlhi

    • @ahmedabdimuhumed5413
      @ahmedabdimuhumed5413 6 ปีที่แล้ว +2

      Abwaan qanciye Ninku reer jarar mahan

    • @abdiazizmoha1288
      @abdiazizmoha1288 5 ปีที่แล้ว +1

      Fananka qaranka

    • @subarufx
      @subarufx 4 ปีที่แล้ว +1

      th-cam.com/video/d5_OcmOgibI/w-d-xo.html
      Orda soo dawada wllyal waa qosol mirane

    • @mohamedabdi4519
      @mohamedabdi4519 4 ปีที่แล้ว +1

      Waar maanu jigjiga Ahayn!?

  • @poqorsame_official
    @poqorsame_official 5 ปีที่แล้ว +58

    Inta 2020 ila dawanaysa liketa igu qabta

  • @ugbaadahmett4167
    @ugbaadahmett4167 9 หลายเดือนก่อน +82

    Who else listening 2024 😊

    • @AnishaAhmed-gk7uu
      @AnishaAhmed-gk7uu 8 หลายเดือนก่อน +11

      Me 😢I love dis song 🎧😩

    • @mahamedahmedmuhumed2953
      @mahamedahmedmuhumed2953 8 หลายเดือนก่อน +2

      What a song it is Curdaan 😢apriL

    • @sharmaarkecawke8238
      @sharmaarkecawke8238 6 หลายเดือนก่อน +1

      1:39 habeenimo sidaan u raadiyey weliba hadaan numberka xariir axmed u raadin lahaa Malaha waan soo heli lahaa

    • @abayleofficial6900
      @abayleofficial6900 หลายเดือนก่อน

      Me..😊

    • @fnz_ozzyy
      @fnz_ozzyy 17 วันที่ผ่านมา

      2024/12/12😂

  • @abdirahmanwacays4066
    @abdirahmanwacays4066 3 ปีที่แล้ว +10

    Heestaan 2015kii baan dhagaysan jirey xusuus wlhi haboon Ugaas xagay kadhacday tolow indhaheeda keliya quruxo dhan u dhigma wlhi✌❤

  • @sowdakhalifa1466
    @sowdakhalifa1466 7 ปีที่แล้ว +22

    curdan waxay ku dhalatay celkodu yahay casimadi shabeliyo subax uu cirka daay aaaaax godey gacalo miss you walahi 👩‍❤‍👩👩‍❤‍👩 👩‍❤‍👩👩‍❤‍👩👏👈

    • @a.rahmanmohamed2922
      @a.rahmanmohamed2922 2 ปีที่แล้ว

      Reer godey gob weyaan
      Anna 1sano kuso nooladey❤️

  • @farhaaxmed2575
    @farhaaxmed2575 4 ปีที่แล้ว +22

    Wllhi wn ka hely heestany inta ka heshay farta taag

  • @xamdamohamuud2745
    @xamdamohamuud2745 5 ปีที่แล้ว +94

    Heestan mar kastah boqorkeyga ii qaadi jirey hadanah hal beyt is la joognah alx💕💗❤💖💖🏵hadaah jacelka aminsanthy like😢

    • @omaribrahinm1724
      @omaribrahinm1724 4 ปีที่แล้ว +1

      Curdan miyaa lagu yiraahda

    • @mrpirate3020
      @mrpirate3020 4 ปีที่แล้ว +1

      xamda Mohamuud Cakuyey Alle haa isku kiin barakeyo, Ramadan kariim ☺️🌙

    • @abdiqaniibrahim3632
      @abdiqaniibrahim3632 4 ปีที่แล้ว

      Ma aaminsani.

    • @abdallaali3863
      @abdallaali3863 4 ปีที่แล้ว +1

      Masha Allah kuwi sii wada joogo allaha niiga dhigo

    • @farhiakaftan7689
      @farhiakaftan7689 4 ปีที่แล้ว +1

      M. a

  • @Guuledkhaliifcali
    @Guuledkhaliifcali หลายเดือนก่อน +2

    Ax Wayahygi Nololed Iyo Dhagax Bour Xasuustedi Dip igu celinysa❤🎉

  • @princessanab6153
    @princessanab6153 5 ปีที่แล้ว +32

    2019 ba lajogo hada kamana damado hestan 💘😘🇸🇴

  • @fathiasamad7719
    @fathiasamad7719 4 ปีที่แล้ว +30

    Xariir baa suldaan seraar dhaama✌💚.

  • @Ameinttø
    @Ameinttø 5 หลายเดือนก่อน +6

    Monday 22 July manta mlinta kadenbeysa wxn rpa riyooyin bdn inan rumeeyo i.a hadad iga danbeyso adi love sar❤

  • @ugaazahmedshire91
    @ugaazahmedshire91 2 ปีที่แล้ว +8

    23/5/2022 malin isnin Ah muqdisho 🥰
    Wali wan jeclahay heestan hobalka gayiga xarir Ahmed long life pro 😘

    • @mohamudmustafa2570
      @mohamudmustafa2570 ปีที่แล้ว +1

      23-05-2023 saacadu tahay 11:00 habeenimo weliba anoo hurda isku diyaariyey ❤❤❤

  • @mohamednuralfa
    @mohamednuralfa 4 ปีที่แล้ว +16

    Iladhageysanaya 15 April 2020 xarir Axmed fananka an udhameystire fankisa❤️

  • @anazahmed3420
    @anazahmed3420 3 ปีที่แล้ว +10

    2021 ba lamarayaa hdana kama xiiso dhicin heestan
    Xariir your vioce❣♥️🙏

    • @milowilyaas6466
      @milowilyaas6466 3 วันที่ผ่านมา

      @@anazahmed3420 2025 aneh wali dhageysanooyaa kwrn

  • @toptimegamer4809
    @toptimegamer4809 8 ปีที่แล้ว +43

    soomalida comentiiga lagagama nabad hele my best friends wad shiiidantiin haboon vs xariir

    • @glm4604
      @glm4604 8 ปีที่แล้ว +4

      run walaashay

    • @subarufx
      @subarufx 4 ปีที่แล้ว

      th-cam.com/video/d5_OcmOgibI/w-d-xo.html
      War orod soo daawo waa qosol mirane

  • @abdirisaqhaybe4183
    @abdirisaqhaybe4183 2 ปีที่แล้ว +12

    Heestan xasuus wlhy malin khamiis ag weyan oo walipa barqa sacadu 10:57; tarikhda :2022:11;24; weyn hadad aragto like sar🥰

  • @dhoolcali7849
    @dhoolcali7849 8 ปีที่แล้ว +116

    ilahayow nin sidaas i amaana isiiii

    • @freetv2034
      @freetv2034 8 ปีที่แล้ว +3

      dhool cali amiin wllo insha Allah waad heli

    • @dhoolcali7849
      @dhoolcali7849 8 ปีที่แล้ว

      asmar king ilahey aktiisa waxba kama ahan inaan helo lkn nimanka somalida waa kuyaraadeen niman fcn

    • @amiraali1198
      @amiraali1198 8 ปีที่แล้ว +1

      dhool cali aamiin allow nawada siii

    • @amaadin12
      @amaadin12 8 ปีที่แล้ว +4

      dhool cali aamiin yaarabi allaha kusiiyo walaal

    • @ibraahimshakulyare3018
      @ibraahimshakulyare3018 7 ปีที่แล้ว +1

      dhool cali amiin yarabi

  • @xamsekhaldinasad
    @xamsekhaldinasad หลายเดือนก่อน +1

    Hestan ano yar baan jecla 2016 kii Xariir axmed legend ❤

  • @Sirkhader
    @Sirkhader 2 ปีที่แล้ว +194

    who else listening 2022/23 this masterpiece💗😊

  • @blackqueen204
    @blackqueen204 7 ปีที่แล้ว +9

    walaheyga D.D.S.I
    fanaanka kaliya aan dhageyto
    xariir ayaa ugu jecelahy wlh
    ishcalaa fanaan

  • @irshaadibrahim9687
    @irshaadibrahim9687 8 ปีที่แล้ว +15

    wa lagu qiray bro xariir axmad waxd ku birtay fananinta an gudoon sin dono biladaha insh alh cadi maha bro wa hesha mudhka logu talo galy

  • @casuuseahmed979
    @casuuseahmed979 ปีที่แล้ว +3

    sida caalim sheekh
    Iyo curad la jecel yahay
    Cishadi aad dhalata
    Culimadeena diimeed
    Duco kugu cashariyeen
    Ya salaam
    heest laxan qurux badan
    Aya la saaray
    Wa ta aan u jeclahay
    Heesa xariir axmed

  • @hodanahmed378
    @hodanahmed378 4 ปีที่แล้ว +11

    2016 Ayu isodiray jacayil kayigi hestan xasus Ayey igu ledahay inkastonan calfkuyelan on mat Ahay marwo rerkale udhaxday 2020 xasustu madhamato waliged sharf iyo ciise kunolwu waliga wllo

    • @haajifayte7759
      @haajifayte7759 3 ปีที่แล้ว

      I'm Sorry Kelmedaha Marka Maqlo Ayaan Ka Baqaa Dulufadaan Sida Xun U Jclhy Inaa Waayo Wlhy😭😭😭😭

  • @IfrahAhmedhassan
    @IfrahAhmedhassan 2 หลายเดือนก่อน +2

    Anba kaama roorine😢
    Inan kula rafiiqay
    Naf jacaylku raamsaday
    Rays kuma qaboowde😢
    22/10/2024

  • @DJFaanto2023
    @DJFaanto2023 7 หลายเดือนก่อน +8

    who else watching 2024 like it to back again

  • @suhaybmaxamed6348
    @suhaybmaxamed6348 4 หลายเดือนก่อน +2

    22 Aug 2024 maLin kHamiis Ah❤
    Dadka iga DambeeYa inan nooLay io in kLe soo BooQda😂😂

  • @khalidmohamed4351
    @khalidmohamed4351 4 ปีที่แล้ว +9

    Sanadkan 2020 ee cusub weli heestan waa dhageysanayaa.

    • @abdihakemqurbo5712
      @abdihakemqurbo5712 4 ปีที่แล้ว

      Khalid Mohamed anba wan kula dhageysanaysaa shoodhow waa la inaga guursade😂

  • @zakariyemaxames1300
    @zakariyemaxames1300 3 ปีที่แล้ว +6

    Inta ila wanayzaa 2021 love dhac kuziya 😂🍁

  • @Khadarmuxumed1
    @Khadarmuxumed1 ปีที่แล้ว +3

    Saacadu waa 1:18pm habenimo qol ayan kaligay dhex jiifa quus ayaan jooga isoo duceeya walal 11/november/2023 sabti

    • @farahmoha7277
      @farahmoha7277 10 หลายเดือนก่อน

      ha quusan abwe wali waqtiyaa haysataa alx dheh sameee waxkastoo qayr kugu jiro hana is dhiibin❤️‍🩹

  • @shacraawisc8517
    @shacraawisc8517 3 ปีที่แล้ว +4

    Hopyadey macaan baan curad u ahay anoo 16 sano jira ayaana kasoo tahriibay ehelkeyga iyo wadankeyga ano waddo adag soo maaray sida saxaraha lipia erayadii Hooyo mcn idhihi jirtay baa hooyo curadkaan jaclaayow wax culees ah iyo ciil cadaw kubada alla ku tuma dadkoo dhana kuwa kuciisaya alle hakaaga dhigo cishadii aad dhalatay baan ciil baxee cawa oo aha 1/1/22/20 Deutschland 🇩🇪 ayaan kaso qorayaa komantigaan alx

    • @ConfusedBassetHound-wd3dq
      @ConfusedBassetHound-wd3dq 10 หลายเดือนก่อน +1

      Hooyo waa beer oo ducdeda waa la aqbala ee hooyda ogow😢❤

    • @zahalcade
      @zahalcade 14 วันที่ผ่านมา

      Qurbuhu yuusan ku dhumin hooyo wax loo dhigo majirto

  • @BoqorMaxamud8
    @BoqorMaxamud8 8 ปีที่แล้ว +9

    Caadi maaha haboon mash Allah. Quruxley❤️. And my fanaan xariiir COD ba alle siiyey

  • @HoodoCasanyo-b8g
    @HoodoCasanyo-b8g 6 หลายเดือนก่อน +2

    19 Jun 2024 ayan wli dhagysanaya 2015ki ayay ahyd gorti laso galiyayna hestan🥰😘

  • @apdiazizmaarka3423
    @apdiazizmaarka3423 2 ปีที่แล้ว +6

    Heestan ma iloobi doono 03/04/2022 Safar baan Ku qaatay dhagaysigeeda 😭❤️

  • @khaalidiinkl5officiall813
    @khaalidiinkl5officiall813 3 ปีที่แล้ว +6

    hah igada xariirow heeskan wan kahaya legend waa hees hadal aan kareyn

  • @zalmaluul3965
    @zalmaluul3965 3 ปีที่แล้ว +6

    Heees dhaaaaf yearkeygiii 1aad jamacadan dhageysan jirey 2017 bosasa deeeqa🇸🇱❤

  • @mohomedbashiir7654
    @mohomedbashiir7654 หลายเดือนก่อน +3

    2/ 11/2024.lestinig hadad iga dambayso like😊

  • @Abdiwasac-Qorshe
    @Abdiwasac-Qorshe ปีที่แล้ว +12

    Old is GOLD 🔥
    #Xariir 🐐

  • @asiyomohahassan7914
    @asiyomohahassan7914 3 ปีที่แล้ว +6

    12/12/2021
    Malin xasus badan ayaan hestan soo radiyay😢💔😢😪🤲🏻

  • @hamzequrbo6300
    @hamzequrbo6300 ปีที่แล้ว +5

    Who's listening 2023 heestani dareen gaarey ileedahay😥 xariir axmed fankii oo qofa

  • @sowdakhalifa1466
    @sowdakhalifa1466 7 ปีที่แล้ว +8

    curdan my habo xariir waa iska so goay walahi Nice 👩‍❤‍👩👈👩‍❤‍👩👏

  • @abdirisaaqciise356
    @abdirisaaqciise356 8 ปีที่แล้ว +13

    heestan waxan jecelay inan u qaado my qaali samiira Shide

  • @hmsn6775
    @hmsn6775 3 ปีที่แล้ว +2

    Heestan yaa ila qaba inuu xariir mar kale soo qaado 2021 liketa si ay u gaadho🤚🏻

  • @faizakuulowmahamed9252
    @faizakuulowmahamed9252 4 ปีที่แล้ว +6

    Xarir axmed waa fananka ugu codka mcn DDs ii nollow

  • @Aarka_howd435
    @Aarka_howd435 ปีที่แล้ว +1

    Heestan xasuus gooniyey igu ledahay waxan dhageysanayey 2017 anoo safar bosaso to adis ababa
    caawa oo 30/5/2023 ahna isla anoo safar ah ban dhageysanayaa
    alfanaan xariir ahmed cod ka dahabiga wX loodhiga jirin💯

  • @indhataajir9932
    @indhataajir9932 8 ปีที่แล้ว +6

    Curdaney Aduunyada
    kunoolow
    Cisiyo Sharaf
    wwwwwwww
    Alfanaan Xariir
    Noolow 👏👏👏😀😎🙋🙌👐

  • @mohamedholland7768
    @mohamedholland7768 ปีที่แล้ว +5

    Heestan haday Tiktok ka kacsantahay 2023 lkn anigu illaa 2015kii ban dhageysan jiray💯🥰

    • @mohamedabdi4116
      @mohamedabdi4116 ปีที่แล้ว +1

      Aniga xitaa TikTok kaso arke bro xariir heesahiisa waan jeclahay runtii ♥️♥️🔥 fanaan dagan waaye runtii

    • @mohamedholland7768
      @mohamedholland7768 ปีที่แล้ว

      @@mohamedabdi4116 ilaa 2015kii ban taageero weyn u ahay xariir Axmed hees uu qaaday oo anan aqoon wey yartahay waa Legend.

    • @mohamedabdi4116
      @mohamedabdi4116 ปีที่แล้ว

      ​@@mohamedholland7768xariir Big legend waan wata 👍👍

  • @mukhtaarabdi5931
    @mukhtaarabdi5931 2 ปีที่แล้ว +4

    2022 ayan dhagaysanayaa anoo nin wayn ah anoo yariis ahna wan dhagaysan jiray long time 🧐

  • @Suhayb344
    @Suhayb344 3 ปีที่แล้ว +2

    Muusig dagan cod tolmoon.erayo xul ah haddii aad yara dhugato waa hees la fal galaysa dareenkaga,
    2021

  • @xanaanissak8143
    @xanaanissak8143 9 ปีที่แล้ว +10

    wowowo ciil kumaba bar baarinoo ma canaanan hooyo caku ruuxna kuma oran cisi bey ku nooleyd xariir allaha ku xafido

  • @nuuradiinabdiqadir6252
    @nuuradiinabdiqadir6252 11 หลายเดือนก่อน +1

    Mar wllbo marka aan cirir dareemo waxan dhageystaa hesta sidaa curaad sheik will la jecelyahay ❤hesta wan jecelahay xita jecelkeyga kurdhisaa ani iyo xaaskeyga mar walbo wa dhageysna xarirow wll mcn sidan oo kle goorme so qaadi doonta 🎉

  • @hodanhaaji9894
    @hodanhaaji9894 9 ปีที่แล้ว +7

    fanaaan kanaaa ah mash allah nolow xariir😍😍😍

  • @nasri.official
    @nasri.official ปีที่แล้ว +1

    Heestii sidii curad la jecelYhy fanaan xariir axmed iyo haboon ugaas lag4nds wxa dawanaya cawa ayy tatiikhda theyy 21/semteber /2023 habeen jimca Ah❤🙌

  • @mahamaddaahir6580
    @mahamaddaahir6580 3 ปีที่แล้ว +16

    Xasuus xidigihii ilays band
    Xariir axmad King rapper
    Suldan sareer
    Nuur qaari
    Asad
    C/risaq zaki
    Prences istahil
    Faysal muniir
    Shacban daa.uus
    Henoch atlabchew
    DDSI
    Yaa dhagaysan jiray
    2015..........2021..ilahada.rageeraa
    🤩🤩

  • @glm4604
    @glm4604 8 ปีที่แล้ว +35

    curdan waxay kudhalatay ceelkoodu uu yahay caasimadii shabeeliyo godey cirifyadeedii subax uu cirkii da'ay,
    allaa yacizak xariir

    • @queenbuntish2652
      @queenbuntish2652 8 ปีที่แล้ว +3

      waa igaa gadaan thy wlh 😍❤

    • @glm4604
      @glm4604 8 ปีที่แล้ว

      queen najuum buntish⚘❤

    • @tonikross9055
      @tonikross9055 8 ปีที่แล้ว +6

      aad iyo aad curdan waa gabadh daarood ismacila Godey gacalayna ku dhalatay.

    • @glm4604
      @glm4604 7 ปีที่แล้ว +3

      toni kross run inabti waa gobtii beesha JEBERTI

  • @mohamedkhadar192
    @mohamedkhadar192 5 ปีที่แล้ว +7

    Axyaaa heees macaan iyo fanaan aan taageero u hayo Xariir nolow

  • @princessanab6153
    @princessanab6153 5 ปีที่แล้ว +10

    Walahi wilkan wan jeclahay 💘❤️😁❣️😘🌹 hurto mo gursaday 😂

  • @crashiidmaxamed6865
    @crashiidmaxamed6865 10 หลายเดือนก่อน +6

    Again 2024 😊

  • @ATEYE2
    @ATEYE2 9 ปีที่แล้ว +7

    wakuhestaaaaa xarir am BiG fan of yours buddy keep on goiNg

  • @jamaljay6095
    @jamaljay6095 8 ปีที่แล้ว +6

    xarir axmed nolow ...lkn NAIROBI imoow halagu dhaho 👍👍👍👍👍

  • @qurboboy402
    @qurboboy402 ปีที่แล้ว +2

    Dhamaadka 2023 iyo bilowga 2024 ayaan soo radiyay inaa dhagaysto

  • @khalidabdiwadad1129
    @khalidabdiwadad1129 3 ปีที่แล้ว +65

    Xariir axmed best voice🤴❤

  • @fushigirl
    @fushigirl ปีที่แล้ว +2

    from tiktok cida ka timaaday ☝🏻

  • @saadaqcali2237
    @saadaqcali2237 5 ปีที่แล้ว +7

    Waa malin jimce 4/6/2019 Ramadan 28 yaa ila dhagaysanayo like

  • @mohamedfaarax6412
    @mohamedfaarax6412 10 หลายเดือนก่อน +1

    Waqti xasuus mudn hdi wqtiga dip lo celin laha nolozhu mcnaan lhyd 😢😢

  • @HanimohametHani
    @HanimohametHani ปีที่แล้ว +5

    15 August malin.talado.ah.2023❤

  • @mohamedabdi4116
    @mohamedabdi4116 ปีที่แล้ว +1

    Xariir Ahmed fanaan dagan marka dhageysato jawi jaceel dareema Allah waxan ka barina gawar qeer qabto iyo caruur wngsan ya Rabi 🤲🤲😭😭 guur xalaal rawa ilaahow macsi iyo xumaan iga qawo 😭😭😭😭

  • @zamiirkuluu4770
    @zamiirkuluu4770 9 ปีที่แล้ว +3

    waaaw wlhi waaan ka helay fanaaankan wligaa jir ayaan ku dhahy bro

  • @galdilepubg
    @galdilepubg ปีที่แล้ว +1

    Heestan waxay 3:27 kur uqaaday dareen kayga mar ka aan dhagees to waxan sooxa suusta qufteedi hore laakin way ecid laysay

  • @arwaali1085
    @arwaali1085 8 ปีที่แล้ว +73

    Fanaanka kaliya ee ddsi ugu codka macan

    • @glm4604
      @glm4604 7 ปีที่แล้ว +8

      Mona Mohamed runtaa wuxuu ugu cod macaan yahay inta af soomaaliga ku heesta, salaan qaali ah from caabudwaaq

    • @ibraahimshakulyare3018
      @ibraahimshakulyare3018 7 ปีที่แล้ว +7

      Mona Mohamed xaqiiq

    • @abdimoha4149
      @abdimoha4149 7 ปีที่แล้ว +2

      Mona Mohamed haa ddsi waa isaga

    • @sudiissa
      @sudiissa 7 ปีที่แล้ว +1

      nice song

    • @abdirahimahmed1478
      @abdirahimahmed1478 6 ปีที่แล้ว

      i love the hees

  • @Ameinto
    @Ameinto 10 หลายเดือนก่อน +1

    Heestan wxn dhagaysnya wed 28/2/2024 saacadu 3.15 casernimo wllhi hestan xasuuso badan iso xasuusisa I.a mar uun hamaigeyga waan gaadhi gabadhaasna waan heli haddun calafku nakala kaxayn🥺✌️🎃

    • @Ameinttø
      @Ameinttø 5 หลายเดือนก่อน

      @@Ameinto zhp I a wd heli

  • @nawaalmaxamuud7551
    @nawaalmaxamuud7551 3 ปีที่แล้ว +5

    Casimadi shabeliyo godey cidhifyadaydi my Home 🥺🥰💋

  • @Abdullkaa_abdi
    @Abdullkaa_abdi 4 หลายเดือนก่อน

    Heestaan Waxaan Dhageysanayaa 10/8/2024 Saacduna Tahay 10 Saac Habeenimo ❤ Still I Dont Know The Why I'm Listening This Song 💔😭

  • @AYsar.official
    @AYsar.official 5 ปีที่แล้ว +8

    Inta 2020ka dawaneYsa like iisra

  • @kingchadli1381
    @kingchadli1381 9 หลายเดือนก่อน +1

    Again 2024 17 march haween sunday ahaa wali kenya joogo special.Dadaab refugee camp 😂

  • @samirhussen2525
    @samirhussen2525 2 ปีที่แล้ว +3

    I admired the sound of this singer Xariir🤞 Hees sigaara aan u jeclahay Curdin🔥 jacaylkaygaH

  • @badrauk6940
    @badrauk6940 11 หลายเดือนก่อน +1

    Heestan aad ban ujeclhy Curadnimo❤

  • @mohaanshax3172
    @mohaanshax3172 3 ปีที่แล้ว +4

    2021 yaadaawanooya tolow😂😂

  • @dhalanteedtv7553
    @dhalanteedtv7553 2 หลายเดือนก่อน

    Heestaan waxay kamidthy heesahaan xariir kubarty wwxana fanaankaan ibary wilan sxiibo nafqeysileh aan aheen ismaaciil oo hada joogo malasia allah keep you pro

  • @ahmedvaiz9514
    @ahmedvaiz9514 8 ปีที่แล้ว +7

    xariir axmed waan ku taageera waanan jecelahay heesahaaga nice fanan

  • @haajifayte7759
    @haajifayte7759 3 ปีที่แล้ว

    Omg Best Song Wlhy Inta 2021 Isaar Qofkasta O Gabar Jeclaa Ay Is Wyeen Waaan La Dareemaya Murugada Comment Ga Ayaan Ka Akhrinayay Inta Badan Dhalin Yarada Qiiro Aya Hysa

  • @simancadey0
    @simancadey0 9 ปีที่แล้ว +60

    Xariiir your voice❤️😭😍😍😍💋😘

    • @jaynasri5246
      @jaynasri5246 9 ปีที่แล้ว +2

      kkkk adan ku jclhy.dheh nh......why say u love his voice only ?....

    • @isterbarre376
      @isterbarre376 9 ปีที่แล้ว +1

      xariir inaader ilahay hakudayo codka

    • @cabdiyuusuf459
      @cabdiyuusuf459 3 ปีที่แล้ว +2

      @@isterbarre376*z

    • @a.rahmanmohamed2922
      @a.rahmanmohamed2922 2 ปีที่แล้ว

      Siman wllo manoshahy

    • @ibrahimawil9649
      @ibrahimawil9649 2 ปีที่แล้ว

      @@a.rahmanmohamed2922 😂😅adba waa nooshahaye mxa udilanee

  • @yoonka1965
    @yoonka1965 6 หลายเดือนก่อน

    Yaa dhagesanaya 2024 waliba habeen ciida carafo ay soo gashay✌🏻😍
    Ciid muparak inta caawa dhageysan doonto❤️

  • @istarciisesalad-du9jc
    @istarciisesalad-du9jc ปีที่แล้ว +3

    2023 ,8,2,wa malin aan aad umurugeysnahy ilahey haika saaro 😢😢😢 iso duceya qofki iga dambeyo

  • @FarukSiyat
    @FarukSiyat 3 หลายเดือนก่อน +1

    2024 ya ila jcl hestan love sar❤

  • @maryanaliyarow3712
    @maryanaliyarow3712 7 ปีที่แล้ว +16

    ar xarir igeya wlhi wadankay ge wan u xisay I love u Ogaden

  • @MascuudKimmich
    @MascuudKimmich ปีที่แล้ว +1

    Yaa dawanaya hestaan 2023 oct 6 xasuus igu ledahay runtii 2016 beautiful Time 😍🥰