XABSIGA ALAM BAQA (The end of the World) - Daahir Mire Jirbiil - Qaybta 2-aad

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 มี.ค. 2022
  • XABSIGA ALAM BAQA (The end of the World)
    Iyo saraakiishii sare ee SSDF:
    Daahir Mire Jibriil ayaa sharraxaya noloshii Xabsiga ee Cabdullaahi Yusuf, Daahir Mire Jibriil iyo Cabdulqaadir Isbariije ee ADDIS ABABA.
    -Waddo dheer ayaa la soo maray.
    (Know your history, make your history.)

ความคิดเห็น • 20

  • @moabdihafid3677
    @moabdihafid3677 11 หลายเดือนก่อน +1

    Taariikh dahab ah oo ubaahan in jiilba jiil kasii dhaxlo Thanks Mr juxa

  • @user-wx6in9ik1m
    @user-wx6in9ik1m 3 หลายเดือนก่อน

    Walahi waa taariikh cajiib ah

  • @daarood9835
    @daarood9835 2 ปีที่แล้ว

    JUXA GEESI THANK YOU GALGAMAA JIRA AYAAD TAHAY

  • @amareto5772
    @amareto5772 4 หลายเดือนก่อน

    Siyaad Barre Daalim ayuu ahaa; laakiin xalka meesha aad kaa raadiseen baa qaldanayd.

  • @warsameali5133
    @warsameali5133 ปีที่แล้ว

    Waa ragii soomaaliya burburiyo oo maanta fanaayo waa nasiib daro in maanta dhageesto duli

    • @jiijajooj6408
      @jiijajooj6408 13 วันที่ผ่านมา

      waxa borboreyay somaliya waa af wyne hob oo soviet ka so qaaty ugu awood sheegty kuna xsoqy qabiil dhan damcyna seyasad qabiilba qabiilka kale ku der eno estecmalo soo xukumka ugu waro esaga eyo dhiiqadiisa lkn elaahy baa hoostiisa ka siiyay dabka oo horenayay baa ku so noqdy nasib daro mjremiinti af weeyne hogaamenayay oo sababta u ahaa eny somaliya borborto eny wele esla saxsan yehiin

  • @asadluckymen6927
    @asadluckymen6927 2 ปีที่แล้ว

    Dahir mire waa rugcdaa geesi ah. Juxa waa rageedi Walaahi

  • @joker83764
    @joker83764 4 หลายเดือนก่อน

    Gacan ku dhoogle wixii lagugu xidhay ee ahayd dilkii cabdiraxman caydiid ee kugu cadaaday dadka u sheeg

  • @daarood9835
    @daarood9835 2 ปีที่แล้ว

    ADEER CIRO AYAA WADAY INQILAABKA ILAAHAY HA U NAXIISTO MUJAAHID AYUU AHAA GUNIMO DIID AH.

  • @gudbifariinta3958
    @gudbifariinta3958 2 หลายเดือนก่อน

    This reminds me Tubac Shakur killer going around singing how he had murdered Tubac. This hitman is explaining better what is wrong with Somalia. Brst research materials here folks.
    Also i found two other channels called Xusuus Reeb and Goobjoog. The criminals who went to the air on these two channels even sing better incriminating themselves confessing how and when they devoured Somalia. This is what you do when you get away with mass murder. Busking in so much attention and enjoying serial killer status.

  • @saynabdaye7382
    @saynabdaye7382 ปีที่แล้ว

    Yaa allah maxaa taganimo ku jiray ragii hore somaaliyeed maantana tictok ka niikiyaan

  • @daarood9835
    @daarood9835 2 ปีที่แล้ว

    ALAHA U NAXARISTO WAA ADEERKAY INA IS BARIJE KULI WAA RAGAYAGII WAXA QAAR LA LAAYAY QAARNA LA JIRDILAY

  • @daarood9835
    @daarood9835 2 ปีที่แล้ว

    QOOR ADEEN SEED GEESI

  • @Mamursal5
    @Mamursal5 3 หลายเดือนก่อน

    Maxaa laga faaide? Waxba!

  • @deqalulmohamed6381
    @deqalulmohamed6381 2 ปีที่แล้ว

    Next part

  • @mahadhodey2774
    @mahadhodey2774 2 ปีที่แล้ว +1

    Dahirow maxasuusataa waxaad goldogob galab kagaysatay Adoo amxaaro lasocda waa kusugaysaa ilaahaygii kugu saladay baa mahad leh ceel aad gubtay kadibna amxaarku kudharbaaxay inkaar ala kugu rid

  • @husseencagta7448
    @husseencagta7448 ปีที่แล้ว

    ssdf inta ay jirtay tuulana ma Qabsan
    faan weynaa..

  • @mohamedfarah7492
    @mohamedfarah7492 2 ปีที่แล้ว

    Wasiir waraayssiga facebook Ayaan ka wada daawaday ina mire xog ayaa ka buuxda waraaysi kale la yeelo oo kabilaabanaaya markii ay liibiya ka soo laabteen ilaa iyo gaaridii villa somalia

  • @husseencagta7448
    @husseencagta7448 2 ปีที่แล้ว +1

    fulayo
    af kuxoog ah