MAKADA AFRICA | HARAR | THE MECCA OF AFRICA |Part 1 | Ep 45

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ต.ค. 2024
  • #somaliacity #somalifood #somalifunny #somalivlog #somalilifestyle #somaligalbeed #somalinomads #somalilanguage #somalilandvisit #somaliwedding #somalifolklore #somali #somalia #africa #travel #adventure #djibouti #kenya #ethiopia #automobile #somaliland #somaliacity #somalifood #somalifunny #somalivlog #somalilifestyle #somaligalbeed #somalinomads #somalilanguage #somalilandvisit #somaliwedding #somalifolklore
    #somali #somalia #adventure #africa #travel #ethiopia #djibouti #somaliland #automobile #kenya

ความคิดเห็น • 203

  • @MunaAhmed-b4z
    @MunaAhmed-b4z 7 หลายเดือนก่อน +15

    War wiilkaan sheyar halo dhaho muqaladisa. Wuudathalay ❤❤❤❤❤❤
    Much love bowe

  • @fathiahmed3970
    @fathiahmed3970 7 หลายเดือนก่อน +16

    Ahmed Guray Yar waa uu dhalan doonaa incha Allah oo ilaa Gonder gaadhi doona 🇸🇴🇸🇴 ilaahaw U Naxariiso Awoowyaasheen

  • @WIILWAAL1
    @WIILWAAL1 7 หลายเดือนก่อน +9

    Harar waa magaalo Somali State.... qaxooti oromo iyo xabsh ka batay shacabka SOMALI original ka Harar

  • @Mohamedjama-zt7zl
    @Mohamedjama-zt7zl 7 หลายเดือนก่อน +6

    Cinwaanka sax walalkey. Maka waa 1meel kaliya. Haku kadsoomin waxa ay dadka aanan waxba Ogeyn kuu sheegaan. Makah waa meesha kaliya ee alle barakeeyey meel Kale ma jirto. Tusaale ahaan makada madow ama makada Africa diinta meel ay kaga taalo ma jirto Makana iyo Xaramkana ma galaan Fikir akhshaas.

  • @mohameddayib2894
    @mohameddayib2894 7 หลายเดือนก่อน +5

    The last amir of harar is called amir abdullahi.i know all ancient,medieval and modern history of ethiopia and harar is one of the histirical city of ethiopia.

    • @FaysalShaik1
      @FaysalShaik1  7 หลายเดือนก่อน

      Yeah. You got it

    • @mohameddayib2894
      @mohameddayib2894 7 หลายเดือนก่อน +1

      @@FaysalShaik1 faisal adigaa mudan walaal barnaamijkaagi from kenya ilaa jigjiga melkastod baaskil kumaraysay daawadayaasha sida dhaw ulasocday ayan kamid aha.to be honesty you are strong person

  • @qalinlemedia9862
    @qalinlemedia9862 7 หลายเดือนก่อน +20

    Magaaladan Somali ayaa izka leh Waana caasimadii boqortooyadii Adal empire 700 sanno Ka hor

    • @MusaMunyiva
      @MusaMunyiva 7 หลายเดือนก่อน +1

      Waa inaan soo ceshanaa

    • @MusaMunyiva
      @MusaMunyiva 7 หลายเดือนก่อน +3

      Waxan lahaa intaad iska ilowdo hada intaad haysato difaaco hadaaba intaad haysato xabashi damac uga jiraaye

    • @shukri114mohammed2
      @shukri114mohammed2 7 หลายเดือนก่อน

      @@MusaMunyiva😂😂!! 👍

  • @abdulkadirmohamed9131
    @abdulkadirmohamed9131 7 หลายเดือนก่อน +2

    Maasha Allaah

  • @ashasheikh6155
    @ashasheikh6155 7 หลายเดือนก่อน +4

    Faysal waax jira Magalo ladhaho laafaciiso please matagikarta waalige waan maqlijirey❤

  • @IRIR-SAMAALE_114
    @IRIR-SAMAALE_114 7 หลายเดือนก่อน +4

    Walaal ma jiro wax la yiraahdo jerusalaam ee magaca iska sax....
    Waa BERYTUL-MAQDIS ama Masjid-AlAqsa..

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 7 หลายเดือนก่อน +6

    Dhul fara badan baa na bartey anagoo Guryaheena joogna Mahadsanid sxb guuleyso! waxkasta oo iga istaahishey wan ku siiyey.❤

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 7 หลายเดือนก่อน +4

    Maasha Allah Herer waa magaalo Qadiimi ah

  • @idilhaji5787
    @idilhaji5787 7 หลายเดือนก่อน +19

    Harar is a historical Somali city.

  • @D4LM4R
    @D4LM4R 7 หลายเดือนก่อน +2

    Wow! Thank you for showing us around. That’s very deep history of Harar I have never realized

    • @FaysalShaik1
      @FaysalShaik1  7 หลายเดือนก่อน +1

      My pleasure 🙏

  • @abshirmohamed4269
    @abshirmohamed4269 7 หลายเดือนก่อน +12

    dhulkii soomaaliyeed waa saldhigii axmad guuray ilaahay ha u naxariisto Mar Kay ahaato waan qabsan doonaa inshaa. Alaah

    • @mohamedabdo-qb7zp
      @mohamedabdo-qb7zp 7 หลายเดือนก่อน

      Really

    • @AbdullaahiCbdrxmn
      @AbdullaahiCbdrxmn 7 หลายเดือนก่อน

      ​@@mohamedabdo-qb7zp maxaa kushaki galiyey? Sideeyna kusuurtoweysaa arinkaas?

  • @HamseGurhan
    @HamseGurhan 7 หลายเดือนก่อน +5

    Ugaas Iska Sax Magaca Jerusalem Wax Ladhaho Ma Jirtee Anagu Yahuud Ma Nihinee, Magaalada Barakaysan Qudus Baa La Dhahaayee !

  • @omerjibril7318
    @omerjibril7318 7 หลายเดือนก่อน +8

    Why not the man show you the center city of Harar Mosque and that Mosque Change to Church when Menelik Arrived Harar city 1887 so that Mosque belongs to Muslims Community's and must back to Muslims peoples in Harar city

  • @mogcity247
    @mogcity247 7 หลายเดือนก่อน +5

    Faysal thanks brother for showing us the historic city of harar good luck with your journey bro bless

    • @FaysalShaik1
      @FaysalShaik1  7 หลายเดือนก่อน +1

      Thanks brother 🙏

  • @jamaaamohammed6865
    @jamaaamohammed6865 7 หลายเดือนก่อน +2

    mansha allah Madīna al-ʾAwliyāʾ

  • @abdukadirnur6110
    @abdukadirnur6110 7 หลายเดือนก่อน +2

    Mashallah . Finally in the historical city of Harar.

  • @waayo7766
    @waayo7766 7 หลายเดือนก่อน +2

    Jurisulam maaha ee waa qudus

  • @ShukriAbdulle-w6u
    @ShukriAbdulle-w6u 5 หลายเดือนก่อน

    I love harar war soomaalay kaalaya magaaladeena soo ceshanee anigu waan dagayaa

  • @aqoonkororsimedia4345
    @aqoonkororsimedia4345 7 หลายเดือนก่อน +4

    Another fantastic vedio faysal Ethiopia waad kuraagtay waxan sugaynaa inaad safarkii inaad dib ubilowdo takale rabadaan waa soodhowyahay ma laga yaaba inaad jabuuti gaadho rabadaamka hortii

    • @FaysalShaik1
      @FaysalShaik1  7 หลายเดือนก่อน +1

      Waan arkayaa hadba siday wax isu badalaan.

  • @ibraahimmuusexasan4410
    @ibraahimmuusexasan4410 7 หลายเดือนก่อน +3

    Waa mahadsantahay saxb guulayso

  • @مرتضىسالم-ي7ض
    @مرتضىسالم-ي7ض 7 หลายเดือนก่อน +3

    السلام عليكم اخي نريد زياره لاهل الباديه في قليم وجادين الصومالي متابعك من العراق ❤❤❤

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 7 หลายเดือนก่อน +1

    Maaha Allah, historical Herartan Jeclaa ❤❤❤

  • @dalhasaid4513
    @dalhasaid4513 7 หลายเดือนก่อน +3

    Harar Iyo dhulka Kale ee ka maqan gacanta soomaalida goorma ayaa lasoo dhicin doonaa oo LA xoreen doonaa ?
    Allow ceebtayada astur,,,garab keena gal ,, Kala taga iyo is neceebka Dhaxdayada ka tir tir
    Aamiin

  • @kinglipato7
    @kinglipato7 7 หลายเดือนก่อน +1

    m.a wll mideda kle i cant wait djbouti iyo safarki

  • @mowliidmoallim1010
    @mowliidmoallim1010 7 หลายเดือนก่อน +1

    best vlog so far, keep Showing us the beauty of Harar City and it's Islamic history

  • @Shuhuura
    @Shuhuura 7 หลายเดือนก่อน +1

    Harar waxay ahayd magalo Somaaliyeed wana laqaatay waxa ku xiktay Magaalada Dir dhaba oo Jidadkii ama Wadooyinkii magacyadii somalida laga badalay oo laqaatay. Markaa Jigjiga ayaa loo soo socdaa ee ha la ilaashado Somaaliyee. 💪🏽💪🏽

  • @aarkamudugofficial28
    @aarkamudugofficial28 7 หลายเดือนก่อน +3

    Harar Waa uun Maqli Jiray Maanta Ka Hor Maanan Arkin Muuqaal Ahaan Feysal Shiiq Abdulaahi Waad Ku Mahadsantahay Sida Aad inoogu Soo Gudbineysid Taariikhda Magaaladaan Qadiimiga Ah Ee Diinta islaamka Ay Soo Gaarsiiyeen Qaar Ka Mid Ah Saxaabadii Rasuulka
    Waa Magaalo Ka mid ah Kuwa Taariikhiga Ah Ee Dunida Muslimka
    Guulleyso Legendary Feysal Shiiq Abdulaahi 🙏 💯 🙏

  • @Xoggaar
    @Xoggaar 7 หลายเดือนก่อน +1

    Harar iyo hawaas baan maqli jiray Alloow dhulkii anagoo lasoo noqonay na tus

  • @safa-cb3ox
    @safa-cb3ox 7 หลายเดือนก่อน +2

    Eedo qudus dheh ha ugu yeerin magacyada ay yuhuudu labaxday waa qudus

  • @ahmedjajale6312
    @ahmedjajale6312 7 หลายเดือนก่อน +2

    Mahda sanida sxb shago wacn

  • @khalidmohamed6705
    @khalidmohamed6705 7 หลายเดือนก่อน +3

    the background music 🎵 is fantastic good job our boy watching u from xamar cadey

  • @kowsaralihassan7674
    @kowsaralihassan7674 7 หลายเดือนก่อน +2

    harar diri dhaba waa dhulkii somaalida laga dhacay ayey ku jiraan blse somaalidawey degan yihiin

  • @MunaAhmed-b4z
    @MunaAhmed-b4z 7 หลายเดือนก่อน +4

    Your videos and so hooking, i can't get off this. Nice video ❤

    • @FaysalShaik1
      @FaysalShaik1  7 หลายเดือนก่อน +1

      Glad you enjoy it!

  • @garhayebulxan6302
    @garhayebulxan6302 7 หลายเดือนก่อน +2

    Brother Faisal city Harar waa magaaladii Imaam Axmed Gurey waa Magaaladii mujahadintii Abyssinia ka xoreeyay somalia seylac Harar waxaa ku xiga shimbra kura oo lagu dilay boqorkii Abyssinia Lapin Dangal magaalada Wufla waa goobtii lagu dilay gaalkii weynaa we Burtiqiiska ahaa ee Christopher Digama. Socdaalkaaga waa qasaaro so far wax aan ka faaiday videowgaaga ma jirto taariikhda soomaalida amiin Nuur uu kuu sheegayo Allaha u naxariisto wuxuu ahaa soomaali . Markus ku Lee yahay waa makka afaraad wallaahi Harar waa magaaladii laga xoreeyay Macca iyo Madiina soomaalida waa geesiyaashii muskimiinta. Allaahu Akbaaaaar

  • @NimcoFarah-c8j
    @NimcoFarah-c8j 7 หลายเดือนก่อน +2

    Manshalaah harar waa magaalo taariikhda islaamka ku wayn

    • @AbuSuldaan-qx7ut
      @AbuSuldaan-qx7ut 7 หลายเดือนก่อน

      Waa Magaalo Somali Oromo Ayaa Maanta Sheegata

    • @NimcoFarah-c8j
      @NimcoFarah-c8j 7 หลายเดือนก่อน

      @@AbuSuldaan-qx7ut oromo malaha ee way gedagaan xiliyadii danbay soodegeen magalada waxaa dega dad harariyiin ladhaho oo asalkoodii carab kasoo farcamay yagana dhaha anagaa leh magaalada waa ladhahaa magalada
      Harariyiintah waa dad islaamah oo dhaqan fcn lkn oromo ayaa in muda ah ladeganay oo hada qofkaan kala aqoon wuu isku khaldaa oromo muslin iyo gaalaba way isugu jiraan muslin kudaana badan cadiyan

    • @AbuSuldaan-qx7ut
      @AbuSuldaan-qx7ut 7 หลายเดือนก่อน

      @@NimcoFarah-c8jHarariyiintu Sida Carabta Dad Cadcad Miyaa Walaalo Mise Waa Sida Somalida

  • @eliasfisseha8554
    @eliasfisseha8554 7 หลายเดือนก่อน +1

    My brother keep visiting ethiopia. It tooks more than a year to visit ethiopia. Especially when you go to the north, you will see culture , history and nature.

  • @Rizakak
    @Rizakak 7 หลายเดือนก่อน +2

    Walal qli gulayso howshana alaha kula garab garo ❤🙏

  • @munamaxamed-en7ub
    @munamaxamed-en7ub 7 หลายเดือนก่อน +1

    Mashalaah

  • @Cali-c6z
    @Cali-c6z 7 หลายเดือนก่อน +3

    sooduub sxb waraabaha herer jooga

    • @FaysalShaik1
      @FaysalShaik1  7 หลายเดือนก่อน +2

      Muuqaalka qaybtiisa xigta kalasoco

  • @Ikismn123
    @Ikismn123 7 หลายเดือนก่อน +3

    Mashallah

  • @AbdirisaqJamal14
    @AbdirisaqJamal14 7 หลายเดือนก่อน +2

    Waa ka heyaa sxb😊😊

  • @fuaadarahmankaleef7105
    @fuaadarahmankaleef7105 7 หลายเดือนก่อน +3

    Harar waxay gacanta somalida kabaxday sida tariikhdu shegayso 1836 inkasta ood modo dhulbadani gacantooda kasii baxaayo waxan umalay nayaa siday usocoto kaluunka bada ayay heshiis dhigteen in aybada gudaheda kulanooladaan inleen dhul mahaysan karee

  • @tariqbaloch3973
    @tariqbaloch3973 7 หลายเดือนก่อน +1

    Mashallah brother I'm from Dubai ❤❤

  • @dradnanabdull5079
    @dradnanabdull5079 7 หลายเดือนก่อน +1

    Amazing town❤❤❤

  • @Cali-c6z
    @Cali-c6z 7 หลายเดือนก่อน +2

    waaheshiis waraabaha herar

  • @SuhaybCabdi-ku3re
    @SuhaybCabdi-ku3re 7 หลายเดือนก่อน

    Wll herar wa dhul somalia 🇸🇴 laga dhacay lkn inshalah wan so ceshan adna qoraalka saz

  • @fathiahmed3970
    @fathiahmed3970 7 หลายเดือนก่อน +3

    Harar iyo Diri dhabo ku daaye hadda Jijiga iyo Hargeisa 80% in laga qaado somalida U dhaw 🇸🇴🐪 wake up Saylac iyo Borama na ha laga war haayo 🦁🦍🦍🦍

  • @Diidii22665
    @Diidii22665 7 หลายเดือนก่อน +2

    Waa inaaan soo ceshaan harar caasimadii Somalia

    • @guleedahmed2461
      @guleedahmed2461 7 หลายเดือนก่อน

      Walaal taariikhda akhri, maaha somali ee Caasimada Muslimiin dheh. Harari, awrgobbe, galla, Somali, Arab canfar, Saho, sidamo, beja.

  • @anab9951
    @anab9951 7 หลายเดือนก่อน +2

    Here’s Cusmaaniyiintii ayaa ka talin jirtey waa magaalo qadiimi ah oo Muslim ah

  • @cabdicaydiid3320
    @cabdicaydiid3320 7 หลายเดือนก่อน +2

    Waa run waxay old ama an aint somali city waa lala wareegay waa la Oromeeyey ama xabasheeyey waanaxku tagtay waxaa ku xigta Jigjiga iyadana waa lala wareegayaa waxa xigta Hargeisa waa ku xigtaa.
    Somali maryooley maxay wax iska dhicisaa iyagii baa isku maqan.

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 7 หลายเดือนก่อน +1

    Tedyna waan waan salamayaa❤

  • @FatumaAmina-ow4kj
    @FatumaAmina-ow4kj 7 หลายเดือนก่อน

    Harar is A HISTORICAL SOOMAALI CITY
    waa dhulkii laynaga boobay.
    Diridhaba meeday ! Herar meeday?
    Somaaliyey toosa oo dhulkiina difaacda

  • @ainanshedayr7569
    @ainanshedayr7569 7 หลายเดือนก่อน +3

    XARAMKA AFRIKADA MADOW | THE MECCA OF AFRICA hadalkan sax ma aha bro ee ka beddel. Xaram ama makka dad madow leeyihiin ma jirtee gaalnimo ha ku dhicin. Warkaasi waa warkii gaalada. Agah

    • @FaysalShaik1
      @FaysalShaik1  7 หลายเดือนก่อน

      It's just in reference to how old the city is. Waxaad aaminsantahay iyo waxaad garaneyso/ aad dhahdo way kala yihiin.

    • @ainanshedayr7569
      @ainanshedayr7569 7 หลายเดือนก่อน +1

      @@FaysalShaik1 But references that you mention was written by orientalist christians not muslims. So beware.

  • @omerjibril7318
    @omerjibril7318 7 หลายเดือนก่อน

    You guys the man he took you wrong way 😅

    • @FaysalShaik1
      @FaysalShaik1  7 หลายเดือนก่อน

      Really? 😃

  • @Hmmmm501
    @Hmmmm501 7 หลายเดือนก่อน +1

    Magaaladeena rabiyoow noosoo celi ayada iyo kuli dhulalka ay oromadu inaga xaday

  • @quenmaida1376
    @quenmaida1376 7 หลายเดือนก่อน +3

    Feysalow aaway baskilkii mase magaladan lagama yaqaano baskiil lug ayaaba ku dhishay hno qaali

    • @FaysalShaik1
      @FaysalShaik1  7 หลายเดือนก่อน +1

      Waan tagay uun. Safar caadi ah.

  • @Cali-c6z
    @Cali-c6z 7 หลายเดือนก่อน +4

    herar waxaalayidhi waraabaha gacantay wax ku siiyaan

  • @guletgulet3389
    @guletgulet3389 7 หลายเดือนก่อน +3

    Faysalow,Gidaarka cidda/Amiirkii dhisay in aad waydiiso waa fiicnaan lahayd.thanks for the upload anyways.

    • @Lakicali-kq3ng
      @Lakicali-kq3ng 7 หลายเดือนก่อน +1

      Dayrka ku wareegsan ee shanta albaab leh waxaa dhisay amiir nuur albaabada ayuu ku qoran yahay somali buu ahaa ilaahay ha u naxariisto aamiin

    • @guletgulet3389
      @guletgulet3389 7 หลายเดือนก่อน

      @@Lakicali-kq3ng Mahadsanid wll.

    • @Madaxey-r2f
      @Madaxey-r2f 7 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@Lakicali-kq3ngAmiir Nuur wuxuu ahaa Mareexaan, jifo weyn oo Mareexaan ah ayaana maanta loo yaqaanaa Amiir Nuur, kuwaas oo qoorkood weli ku nool Harar!

  • @Abdisalam.hope1860
    @Abdisalam.hope1860 7 หลายเดือนก่อน +3

    Guleyso zxpkey

  • @saadiahussein5607
    @saadiahussein5607 7 หลายเดือนก่อน +2

    The town looks like an Italian town

    • @FaysalShaik1
      @FaysalShaik1  7 หลายเดือนก่อน +1

      Yeah. More of coastal city.

  • @quenmaida1376
    @quenmaida1376 7 หลายเดือนก่อน +4

    HARAR somali galbed miya mase waa ETHOPIA talow

    • @A...A09888
      @A...A09888 7 หลายเดือนก่อน

      Harar waa magaalo gaar ah waana casimadii somalida io muslimka ethiopianka ah

  • @abdifataaxabdallah
    @abdifataaxabdallah 7 หลายเดือนก่อน +2

    Ethiopbia waxay ku faanaan faan qayaali ah oo ay ciyaalkooda ugu sheekeeyaan oo ah waligeen nalana gunaysan waxaana jira inay 8 sano italy gumaysanayeen dhammaan wadankooda xittaa eretrea 8 sano taariikhddooda way ka jaraan laakiin ogsoonow 8 sano way ka dambeeyaan aduunka iyo waliba 50 sano oo kale

  • @mohamedkhadar9583
    @mohamedkhadar9583 7 หลายเดือนก่อน +4

    Sxpkey feisal number 1 reply sxp

    • @FaysalShaik1
      @FaysalShaik1  7 หลายเดือนก่อน +2

      Aad iyo aad ✌️

  • @abdifataaxabdallah
    @abdifataaxabdallah 7 หลายเดือนก่อน +2

    HARER CAASUMADDA MUSQABALKA SOOMAALIDA
    OROMO WARKOIDU WAA HA ISKA SOCOTO

  • @cqanimohamedali6382
    @cqanimohamedali6382 7 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah waxan aad uga helay ninka kula socda ee turjumaanka ah sidu wax kugu sheegayo❤

  • @ahmedmuqdishaawi2038
    @ahmedmuqdishaawi2038 7 หลายเดือนก่อน +1

    WELL COME HARARE ❤

  • @Cali7870
    @Cali7870 7 หลายเดือนก่อน +1

    Dadkaadi baad iminka utagtay sxb ee iibaashaall

  • @hunnugumti3281
    @hunnugumti3281 3 หลายเดือนก่อน

    Herar waa somalia balse Wll ama gaf ku dhacdaa makada africa aad dhahday

  • @Rahiim7
    @Rahiim7 7 หลายเดือนก่อน +2

    Ma hadsanid marka hore, safarro xiisa leh iyo magaalooyin soomalidu ku lug leedahay ayaad noo soo tabisaa, bal ii sheeg magaaladan raad soomaali oo xaqiiq ah haddii uu jiro, iyo haddii mustaqbalka ay saameyn ku lahaan karto, khibradaada inti aad indha indheyneysay? Mahadsanid

  • @hassenabdullahi6487
    @hassenabdullahi6487 7 หลายเดือนก่อน +3

    Road to 50k lets go

    • @FaysalShaik1
      @FaysalShaik1  7 หลายเดือนก่อน +1

      Let's do it 💪

  • @NaimaMahamat-z7r
    @NaimaMahamat-z7r 7 หลายเดือนก่อน +1

    Ayyy wan ka soo dahay muqalkaa 🫶🫶big fan kuu ahay wllo 😊kim going ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @FaysalShaik1
      @FaysalShaik1  7 หลายเดือนก่อน +2

      Kama aadan soo daahin wll
      Mahadsanid 🙏

  • @XusenMaxamad-je6uq
    @XusenMaxamad-je6uq 7 หลายเดือนก่อน +1

    Adari

  • @ShukriAbdulle-w6u
    @ShukriAbdulle-w6u 5 หลายเดือนก่อน

    Harar belongs to Somali we should take ethopian government to courth this is too beutiful

  • @abzlibaax7412
    @abzlibaax7412 7 หลายเดือนก่อน +3

    This city use to be under Somali rule and important religious city

    • @abdikarimismail1171
      @abdikarimismail1171 7 หลายเดือนก่อน

      When?

    • @Hmmmm501
      @Hmmmm501 7 หลายเดือนก่อน

      @@abdikarimismail1171always and it will one day insha allah

    • @abzlibaax7412
      @abzlibaax7412 7 หลายเดือนก่อน

      @@abdikarimismail1171 Adal Sultanate empire dated back in 1400

  • @Madaaale377
    @Madaaale377 7 หลายเดือนก่อน +2

    Keep going Faisal bro 💪 🙏 💯 👌

  • @Xikmaawi3059
    @Xikmaawi3059 7 หลายเดือนก่อน

    Ma ilaawin magaaladayda harar

  • @nurdin-mq2pu
    @nurdin-mq2pu 7 หลายเดือนก่อน +2

    Brother keep on doing.
    Waxaan rajeynayaa inaa afrika dhan kuso marto bike

    • @nurdin-mq2pu
      @nurdin-mq2pu 7 หลายเดือนก่อน

      Sxb kugu fana somaligi ugu horeye taariiq dhigo noqo

  • @AbdirahmanHassan-v9j
    @AbdirahmanHassan-v9j 7 หลายเดือนก่อน +3

    ZHB FAYSALOW XARADA BARAKACAYASHA EE QOLOJINA SOO MAR MAR HADAD GOBOLKI FAFAN JOGTID HALKAS WAXYALA KALA DUWAN AYAD KALA SOO KULMI EE SAHIB BOQO🙏🙏

  • @mohamedcabdi7473
    @mohamedcabdi7473 6 หลายเดือนก่อน

    harar hawas bele sadima wa dhulkeena hoyo

  • @awraabbi-rh1qm
    @awraabbi-rh1qm 7 หลายเดือนก่อน +2

    Ka daa sidaa ha dhihin e!
    Xaram waxa loo yaqaannaa meel la barakeysto oo cibaadeysi loo tago, markaa Harar waa magaalo ka duwan intaa.

  • @SaidMahamed-tx4lp
    @SaidMahamed-tx4lp 7 หลายเดือนก่อน +1

    Suuqyad .waraabah.soo duub

  • @abdiazizmaxamed2629
    @abdiazizmaxamed2629 7 หลายเดือนก่อน +3

    Nasirayd soduub

  • @aminaomar6271
    @aminaomar6271 7 หลายเดือนก่อน +1

    Mashallah, waxa ay u egtahay giriiga dhismihiisa.

  • @hiiraanboy4465
    @hiiraanboy4465 7 หลายเดือนก่อน +2

    HADAAD MAQLI JIRTAY DOQONKII OGAADEN DOOLA LAGA QAADYE HADA WAATA DOQONKII OGAADEN HARAR LAGA QAADYE JIGJIGA AYEEY ISKUGUSO ARUUREN WAXAAN SIDA U LEYAHAY MA I FARXAD GELINEYSO MEEL WALALKEY LAGA BARA KICIYEY INAAN DAAWADO WLH EE BAL XAL KALE AAN KUSO CESHANO AAN RAADINO HARAR WAA MEEL SOMALI

  • @Imamkoshin
    @Imamkoshin 7 หลายเดือนก่อน +2

    Daadkaa aan oogen ,SYL markii koowaad maxeerabtay in caasimadda Somaliya laga diigo Haraar meshe hadda tahay Moqdisho

    • @FaysalShaik1
      @FaysalShaik1  7 หลายเดือนก่อน

      Wow. Good info

  • @Abdisalam.hope1860
    @Abdisalam.hope1860 7 หลายเดือนก่อน +3

    Zxp faysal bro wxn raba sidada cml in aan noqdo youtuper oo travel ah

    • @FaysalShaik1
      @FaysalShaik1  7 หลายเดือนก่อน

      Waad sameyn kartaa sxb

  • @Xikmaawi3059
    @Xikmaawi3059 7 หลายเดือนก่อน

    Harar is the city of Somalia 🇸🇴 insha'allah

  • @abdiazizmaxamed2629
    @abdiazizmaxamed2629 7 หลายเดือนก่อน +3

    Fsysal wan ku salamay miyad jabuti iyo samaliland anad tagayn

    • @FaysalShaik1
      @FaysalShaik1  7 หลายเดือนก่อน +1

      Waan tagayaa wll.

  • @frankdejong6665
    @frankdejong6665 7 หลายเดือนก่อน +2

    pro mhdsnd dadalkaaga magaalada Ahmed gurey halganka kabilawe weeye

  • @faysalibrahim-os8vp
    @faysalibrahim-os8vp 7 หลายเดือนก่อน +2

    m.a

  • @Mohamedjama-zt7zl
    @Mohamedjama-zt7zl 7 หลายเดือนก่อน +2

    Muuqaaladaada aad baan u daawada maasha Allah lkn Ciwaankan waan kaa diidey.
    Maka waa meesha quraanka alle kusoo degey iyada iyo madiina
    Harar ma quraan baa kusoo degey. Akhiiyow Ciwaankan waad Ku fududaadey Fadlan ha is indha tirin.

    • @FaysalShaik1
      @FaysalShaik1  7 หลายเดือนก่อน

      Mecca inay ahayn waa la ogyahay wll ee waxaa loola jeedaa uun inay tahay magaalo qadiimi ah sida Maka, iyo inay masaajidyo badan tahay.
      Waa hadal qabsi uun

    • @Mohamedjama-zt7zl
      @Mohamedjama-zt7zl 7 หลายเดือนก่อน

      @@FaysalShaik1 mahadsanid walal lkn kuma haboona walalkey aad baan kuu Taagyeernaa Qofka aad wanaag Ku tuhmeyso unbaa runta loo sheegaa walalkeyga

  • @ahmedjajale6312
    @ahmedjajale6312 7 หลายเดือนก่อน +2

    Masho alh waa maglo dinta islmka lo donan jiraya si logo so barto awawo shani hore dinta waa waa lo dabo fadhisan jiraya mahda sanida sxb

  • @JamaaleAli
    @JamaaleAli 7 หลายเดือนก่อน +2

    Walaal ma jiraan Xarramya kala duwan ama Xaramja Afrika u gaar ah. Waxaa jira Xarram qura. !

  • @SAADAN.G.O
    @SAADAN.G.O 7 หลายเดือนก่อน +1

    Waad tagtay jabuuti

  • @akhalif579
    @akhalif579 5 หลายเดือนก่อน

    Oromo iyo xabashi ayaa ku hor kaadiya maanta, waqtigu waa is bedelaa insha allah.

  • @muhidinabdi1710
    @muhidinabdi1710 7 หลายเดือนก่อน +2

    Halki warabaha Tag warabaha hilibka la sinaya ee harar

    • @FaysalShaik1
      @FaysalShaik1  7 หลายเดือนก่อน

      Qaybta xigta

  • @khalifalihussein5920
    @khalifalihussein5920 7 หลายเดือนก่อน +1

    Sxb dire dhabana gaar inshaallah