Hargeisa oo ay 50,000 oo qof isugu yimaadeen

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 61

  • @TogdheerBurco-x3p
    @TogdheerBurco-x3p 7 วันที่ผ่านมา +6

    Horaa loo yidh insha Allahu noqo Somaliland eey aduunyada dhamaan halka laga xukumo Masha Allah

  • @muzhdhool2353
    @muzhdhool2353 8 วันที่ผ่านมา +6

    Mnsha allah illahay nimcada iyo amniga hayno siyadiyo dalka iy iyo dadka iyo diintana hayno wanajiyo xaqa allah haynagu sugo insha allah somaliland guul insha allah 💚 🤍 ❤

  • @FatimaABDOURAHMAN
    @FatimaABDOURAHMAN 9 วันที่ผ่านมา +5

    Amiin amiin amiin yaa rabbi 🤲🤲🤲

  • @ZahraIbrahim-vp2ez
    @ZahraIbrahim-vp2ez 7 วันที่ผ่านมา +1

    Manchallah Manchallah hargueisa illahay guulee

  • @MkXiddo
    @MkXiddo 8 วันที่ผ่านมา +4

    Mnsha Allah

  • @abdirahman-b9l
    @abdirahman-b9l 8 วันที่ผ่านมา +2

    Maasha Allah waa Kii Yaraa ee TH-camrka ahaa❤❤

  • @mos1954
    @mos1954 4 วันที่ผ่านมา +1

    Walahi Waa Nimcadii Allah in Meeshu Qorax ama
    cadceed Fiican ay kajirtaa.

  • @nazerabdi4519
    @nazerabdi4519 8 วันที่ผ่านมา +4

    Carafa halkaa waa ku danbaabteen alleh haydiin danbi dhaafo dhamanteen alleh xaqa hayna waafajiyo

    • @faxiyayasin2223
      @faxiyayasin2223 8 วันที่ผ่านมา

      Waa gaf inaa meel aan carafe ahayn lagu sheego carafo

    • @samowsamale3490
      @samowsamale3490 7 วันที่ผ่านมา

      Waa jahliga haya Tabliiqiyiinta

  • @apdiazizhazzan2663
    @apdiazizhazzan2663 7 วันที่ผ่านมา +1

    Maasha Allah, Kullankii Islaamka. ❤

  • @Miketyson-o2k
    @Miketyson-o2k 9 วันที่ผ่านมา +4

    Hadaad aragto nin sheekh sheeganaya oo culimada nooc kastaba ha ahaatee wax ka sheegaya waa cilmi gaaab . Wax badanbaa ka dhiman.
    Tabliiqu waa culimo ilaahay dadka usoo diray

    • @samowsamale3490
      @samowsamale3490 7 วันที่ผ่านมา

      Waa rayigaaga laakiin Tabliiqiyiintu dad cilmi leh ma aha cumaamadda iyo khamiiska ayay diin u haystaan

  • @FadxaqaliMarwo
    @FadxaqaliMarwo 8 วันที่ผ่านมา +3

    Walahi tabliiq waa jameceda ugu wangsn allow cadowga ka ilaali

    • @samowsamale3490
      @samowsamale3490 7 วันที่ผ่านมา

      Waa caamo is urursatay adna qof caamo ah ayaad tahay

    • @FadxaqaliMarwo
      @FadxaqaliMarwo 7 วันที่ผ่านมา

      @@samowsamale3490 maalin ayaa iman alle la hor iman doonee hortiisa ka dheh

  • @Halazremo
    @Halazremo 9 วันที่ผ่านมา +2

    masha allah jamaacada somali ugu saxsan waa tabliiqa cibaada ku baraarujiya somalida alle cadawga ha idin baalmariyo............//

    • @FadxaqaliMarwo
      @FadxaqaliMarwo 8 วันที่ผ่านมา

      Haa walhi amiin amiin

  • @SalmanyareIbrahim
    @SalmanyareIbrahim 8 วันที่ผ่านมา +6

    Tabliiq cidiii aan ahayni alleh hasoo hadeeyo

    • @samowsamale3490
      @samowsamale3490 7 วันที่ผ่านมา

      Tabliiqiyiintu ma iyagaaba cilmi leh inta badani waa dad caamo ah

  • @Fahadcaynaan6
    @Fahadcaynaan6 7 วันที่ผ่านมา +1

    Masha ❤😊 Allh
    Muqaalki ugu quruxda iyo qaayaha badan zhp
    Keep going 👋😎

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 6 วันที่ผ่านมา +1

    Aamiin

  • @snw9257
    @snw9257 5 วันที่ผ่านมา +1

    Allahuma Amiin Amiin

  • @abdisalaanchannel9211
    @abdisalaanchannel9211 6 วันที่ผ่านมา +1

    Alleh khayrka hayna waafajiyo

  • @Taliyedawlad
    @Taliyedawlad 8 วันที่ผ่านมา +2

    Meel laysku arkay khayrka iyo nimcada taala

  • @Laila12002YE
    @Laila12002YE 7 วันที่ผ่านมา +1

    Masha Allah

  • @CADNANCabdi-v9h
    @CADNANCabdi-v9h 8 วันที่ผ่านมา +1

    Masha Allah amiin🤲

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 9 วันที่ผ่านมา +2

    Allaahu masalli wasallim
    Wabaarik calayhi

  • @siciidceeroofficial6374
    @siciidceeroofficial6374 8 วันที่ผ่านมา +1

    Keep going zhp

  • @amiirkhalid4888
    @amiirkhalid4888 8 วันที่ผ่านมา +1

    Mansha allaah magalada burco yar iyo muctamar al islaam..allahu Akbar

  • @sacadbaashesacad768
    @sacadbaashesacad768 8 วันที่ผ่านมา +1

    Safa ayaa la niyaysanayaa kuye 😢
    Waar dadka halawga ka daaya culimooy

  • @RaageAhmed-l2m
    @RaageAhmed-l2m 7 วันที่ผ่านมา +1

    Dulmiga hargeysa kasocda ee kawadan snm muuse juudan u wacdiya sheydanka

  • @AA-xl8ev
    @AA-xl8ev 8 วันที่ผ่านมา +1

    WAA WAAX FICAAN OO DADKA LA BARARUSINAYO
    LAKIN XOLAHA & ADUNKA MALMAHA LA ISTICMALAYO DADKA MASAKINTA HARGEISA KU NOOL 7 CISHO ILA BIIL WEY KU NOLAAN KARA

  • @sahraosman5223
    @sahraosman5223 9 วันที่ผ่านมา +2

    Masha allah❤

  • @CabdiraxmaanSuufi-fg2bx
    @CabdiraxmaanSuufi-fg2bx 8 วันที่ผ่านมา +2

    ❤masha Allh❤

  • @HusseinadamHashi-vr5hj
    @HusseinadamHashi-vr5hj 7 วันที่ผ่านมา +1

    WAHAABIYAH MAANTA MA KALA MAQNA.
    DALXIISAYAAL.

  • @HoodoCabdi-s3z
    @HoodoCabdi-s3z 8 วันที่ผ่านมา +1

    Masha allha tabaarkalah alle ha Naga qabalo ducada aamiin yarabi 🤲

  • @RaageAhmed-l2m
    @RaageAhmed-l2m 7 วันที่ผ่านมา +1

    Qomaluudka hala ga suuliyo hargeysa

  • @HamzeDiriye
    @HamzeDiriye 9 วันที่ผ่านมา +2

    جزاك الله خير داعي جامع

  • @RaageAhmed-l2m
    @RaageAhmed-l2m 7 วันที่ผ่านมา +1

    Marna itobiyan walalehen dhaha marna tabliiq iskadhiga

  • @ziciidabdilaahi
    @ziciidabdilaahi 9 วันที่ผ่านมา +2

    Macha allaah wlll jama

  • @samowsamale3490
    @samowsamale3490 7 วันที่ผ่านมา +1

    Meesha ma xaj ayay u niyeysteen waa ehlu bidco kuwani

  • @AbdikarimNuur-d8s
    @AbdikarimNuur-d8s 7 วันที่ผ่านมา +1

    50kun maaha waa 70kun

  • @ritwanalrashit4848
    @ritwanalrashit4848 8 วันที่ผ่านมา +1

    Good job jama❤

  • @Shukri-c6b
    @Shukri-c6b 9 วันที่ผ่านมา +2

    Maanshallh ❤😊

  • @RaageAhmed-l2m
    @RaageAhmed-l2m 7 วันที่ผ่านมา +1

    Dadka mesha kamuuqda wax af reer kunfured ku hadlayo mahayno

    • @xaalidahir8268
      @xaalidahir8268 7 วันที่ผ่านมา

      Faqash iyo qadaadwheen are Munaafiqiin, there are not welcome in belaad khair SOMALILAND!💚🤍❤️

  • @Fahadcaynaan6
    @Fahadcaynaan6 7 วันที่ผ่านมา +1

    ❤❤❤😊

  • @NasraIbraahim-u2h
    @NasraIbraahim-u2h 9 วันที่ผ่านมา +1

    Masha Allah tabaarkalah

  • @SuleymanAlinAbdi
    @SuleymanAlinAbdi 8 วันที่ผ่านมา +2

    tabliqi jamanat wa Sufi deobandi bidco tariiqah started around 100 years ago by Mahammad eliyas who is buried in side a masjid in india. some jamat tabliqi members go his grave in india and make dua to him authbilah. Stick to the ancient path of the sunnnah of the prophet and the sahabah. The path of salaf as Salah. Kuli bidcah dalalah wa kuli dalati fi nar. Stick to the true scholars of sunnah that teach tawhid in details and shirk and bidcah in details that clarify the haq for the people that teach the books of the salaf. Stick to the path of the salaf as Salah. Not the path of the misguided sects. The tabliqah jammat are like the jihouva witness Christians that go arounnd and knock on doors without true knowlege of the sunnah only spreading ignorance and bidco. this tabiliqat jamaat started from india and pakistan and those countries are full of shirk and bidco, if there was any khair and truth with this group it would have rectifed the prevelent shirk and bidah in these countries but this sect is only interested in amassing and gathering large crowds. jammat at tajmiiciya. they are not intererested in teaching people tawheed in details and clarifying and teaching, purifying shirk and bidco.

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 9 วันที่ผ่านมา +1

    Dabaldaga dhalashada xabiibkena
    Hadayna kaqayb qadanayn waliba
    Diidanyihin wa wahabiyadii warersnd

    • @samowsamale3490
      @samowsamale3490 7 วันที่ผ่านมา

      Tabliiqiyiintu waa dad caamo u badan dabaaldega aad sheegeysaana meela diinta kagama jiro waa shay bidco ah

  • @masmaayaan3908
    @masmaayaan3908 6 วันที่ผ่านมา +1

    Masha Allah

  • @RaageAhmed-l2m
    @RaageAhmed-l2m 7 วันที่ผ่านมา +1

    Masha allah

  • @AbdiqaniAli-f5f
    @AbdiqaniAli-f5f 8 วันที่ผ่านมา +1

    Masha allah

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 6 วันที่ผ่านมา +1

    Masha Allaah

  • @kawsarcabdiraxaman7495
    @kawsarcabdiraxaman7495 8 วันที่ผ่านมา +1

    Masha allaah

  • @AbdiqaniAli-f5f
    @AbdiqaniAli-f5f 9 วันที่ผ่านมา +2

    Masha allah