Faisal Waa somali sax waa nin Han leh wuxuu mar haddii Maqaayad Somali aan wax ka cuno waayey ma rabo maqaayada Xabashi Waa kelmed gun dheer. Qofkii Garan
alla Dadkaygu qalbi fiicanaa Oo dhaqan Wanaagsanaa Martida U roonaa Meel aad Mani Ku Heli Baaskiilkaagana aad Dhigani Baanu Ku Geeni Lkn albeerako Ma Lihin Waa Hadalka Iga Gadan Ee Odaygu Ku Hadlay
Walal marka horee allah haku cafiyoo marka lawaad walal carurtaa marka araktoo hadihin school madhigata waxad dhahda quran mabarataa sababtoo ah school alle hadalkiis ayaa kaween
Walale somalideena dhaqan waxaan leenahay ah quranka dhamee an school ku geyee 😂 caruurta somalida waxa ugu horeya ee la geeyo waa dugsi quraan waxaa nala baraa qur anka anagonan xitta sida afkena loo qoro aqoon ,marka somalida wacyi quran in aya saas ugu bahantahay ilama ahan because waana dhaqan an an can ku nahay ,
Faysal walaal maxaan ka faaiidnaa laami lee ku bilaabee laamina waa ku dhamaynee magaalooyinka gal wax faaiido leh ka soo duub maxaawaaye waxaan saan iska bedelwax fiican soo duub
Raggan way khaldan yihiin sharcigii wadada ayey khalad fahmeen In gaadhiga wadada ka saaran weeye marka ay sheekenayaan ee ay is taagan,ILAAHAY ha ilaaliyo dhallinyarteena Waar faysaloow dadka wacyi geli inay kaa faa'ideystaan ayaa suurta gal ah.
Sxbyaal malmahaan muuqaal masoo dhigin sababtoo ah waan xanuunsaday oo maalmo ayaan jiifay. Muuqaalada aan hada hayo waan soo galinayaa dhamaantood.
Cafimaad taam ah Allaha inagu wada arsaaqo dhamaanteen.
Mahadsananidiin 🙏
Aamiin adna ilahay Ilahay haku caafiyo😊
Allaha kucaafiyo wll videoga waa sugi la ayn lasso dhaqso videoyada
Allah yashfiika wll
Quick shifaa brother
Inshaa Allaah Caafimmaad Taam Ah My Brother Faysal
Faisal Waa somali sax waa nin Han leh wuxuu mar haddii Maqaayad Somali aan wax ka cuno waayey ma rabo maqaayada Xabashi
Waa kelmed gun dheer. Qofkii Garan
Maasha Allah walaalkay Illaahay ha ku xafido waan ilmeeyey Qof Somaali ah oo waxgarad ah oo Somaali qabyaalad ka waaninaya
Allaha ku caafiyo sxb legend baatahaye bro dadalkaga siiwado khayr ban you rajaynaya iyo nabad galyo
good; no garre, no Digoode and no ogaden; Somali only.
Ninkan waa ogaden aniiga aqana😊
Lkn qabil ma fcno
Masha Allah fariid did qabilka meel sarad taagan tahay
I like your open mindedness
Mashllah fariin aad umihiim ah ayaad gudbisey walaal qof kasta fariintaas hagudbiyo wlhi waa muhiim wax barashada dadkeena waxa gadaal noodhigey waa wax barasho la’aan pls waxa kaliya aan ugu gudbi karno waa wax barasho yaa tahay markii lagu dhaho pls somali lee muhiimada waataa. Mahadsanid sxb
Sxb waxan kula talinaa timir qaado iyo loos saad enerji fiican u hesho, safar salama ❤
I'm usually not in a hurry to watch your youtube I enjoy every second have a nice trip my brother
Dawashadiisa Waanku Raaxeystay Runtii Muuqaalkan My Brother Faysal Guulleyso Waligaa Legendary
Si aysnan waxba u qabsan ayay shaatiga gacmaha hoos gashtaan kulahaa😂
Magaalo walba mid dhiblow ah waa joogaa.
Nabad ku safar sxb inaad cunto xabashida diidday waan ka helay.
Mr faysal you are excellent person because I saw other people ask which tribe but you said them the mean important Somali
Wow
Waad..ficantahay..maanshalah
Edab darooyinka Somaliday ka mid tahay in qof layska qaato wax uu sito. sida yarka murayadaha dhuftay.
Sxpow dhib la'aan ayaan kula safrayaa guulayso my pro faysal sheikh
alla Dadkaygu qalbi fiicanaa Oo dhaqan Wanaagsanaa Martida U roonaa Meel aad Mani Ku Heli Baaskiilkaagana aad Dhigani Baanu Ku Geeni Lkn albeerako Ma Lihin Waa Hadalka Iga Gadan Ee Odaygu Ku Hadlay
17:05 omg cunta soomali rabaa somalinimada waangsanaa
MANSH ALAH SXB KOLEY ANA TH-camR CUSUB BAAN AHAY WAXANA JECLAHAY SHAQADAN AAD HAYSO❤
Mansha Allaah Congrats In ay Soomaalinimaddu kugu Filan tahay Waan kufarayy runti.i
Nice content as always brother keep them coming please and stay safe out there peace and love
Illahay ha ku caafiyo, safarka ha ku fududayo safar salam.
Fadlan wiiil ka wixiii joga wadan ka si wanag San halooo sooo dhaweeeye
Walaahi waxaa ayaan Dara,ah in aan ka waayo hal qof oo marti soora
Wilkaa!
Laaxiin ba kugu jira 😂😂😂😅
War dhalinyarada reer gaarisa like toodu yaraa war wiilka kaloo kala kiciyo forme from shabeelaha hoose bali doogle 95 km from mogadhishou
Beautiful, I watched every clip, Hor usoco walaal, loved how you brilliantly brushed off,, when the guy asked you your clan! Legend.
Woow the is super vidéo Ilike bro Fourn Djibouti
Mashallah sxb Keep up the good work
Sxp bila music inooga dhig kheyr hele
Waa kusalaamayaa bro faisal shaikh
Thanks broh i use to hear manta fursad ayad isiisey in an arako mashallah
Feisal abow macaan I pray for you to back to home safely ,and I wish you a properous trip
Masha allah wll howl fiican baad haysaa hore u soco.
My bro welcome back ❤
pole sana umekosa chakula ,Allah ha ku caafiyo huno ammin ❤
Saxib your brilliant personal i love the way you encourage people am from garissa but currently watching your TH-cam from qatar 🇶🇦 ❤🇸🇴
Masha Allah Dhulkaygii Hooyo Qurux Badnaa Waan uxiisay 13 Sanno MA arag
Waxbarasho maadi iyo diinba ku waai
Hore u Soco sxb waa inoo iyo borame ❤
Sxb ilaahay nabad hukugu gaarsiyo waan Ku sooducaynaynaa
Ameen. Mahadsanid sxb
Nabad gal brother
Allaha ku caafiyo sxb wad dadaashy sxb su aal jabuuti kadib somaliya ma so maraysaa kadib gaarisa
Wooow wllhi wa tuladeyda lasdhankeerey hahahaha mashallah ehelkeyga aya dagan mashallah
Walal marka horee allah haku cafiyoo marka lawaad walal carurtaa marka araktoo hadihin school madhigata waxad dhahda quran mabarataa sababtoo ah school alle hadalkiis ayaa kaween
Walale somalideena dhaqan waxaan leenahay ah quranka dhamee an school ku geyee 😂 caruurta somalida waxa ugu horeya ee la geeyo waa dugsi quraan waxaa nala baraa qur anka anagonan xitta sida afkena loo qoro aqoon ,marka somalida wacyi quran in aya saas ugu bahantahay ilama ahan because waana dhaqan an an can ku nahay ,
Mashallah allow ku xafid walalkay ❤❤❤
Allah haku caafiyo saaxib
Allaha Ha ku caafiyo bro
Asc faysal masha allah walal adventure waye wana ka helaa safar baaskiil
SOMALIYEY ARKA nabada macaankeeda😢
Ilaahay haku nabad yeelo
First maanta anaa ah pro l👍❤
Dhulka intaas la eg aad marayso waxa dagan waa uun somali waxaa jeclan lahaa inaa buug ka qorta dhulmaristaas inta la eg iyo waxay somali kula yara duwanyihiin in kastow diinta namidaysay
faysal shaik bro saan ku sugayay waan daalay channel dhowr jeer ayaan ku soo laabday oo aan fiiriyaa vedio cusub caafimaad taam bro
Keep going
Feysala sxb xasan adan samatar baa you baxaysa caadi ma ahan
Faysal walal allaha ku caafiyo waxaana rajayn inaan safarkeena sii wada socono insha allah ilaa final destination ka ileen niyada iyo indhahaan kaala soconaaye sxb qaaliah
Enjoy it every video you post 🎉
❤اللهمَّ صلِّ وسلِّمْ وبارِكْ علَى عَبْدِكَ ورَسُوْلِكَ محمَّد وعلى آله وصحبه أجمعين.❤
Meelo badan ayaan kaa baetay dhul aan aqoon...😮😮😂😂❤❤ mahadsanid
Keep going bro
Macuustu waa dhaqanka somalida😊
Mashallah wad lasodahaday
Faysal, walaal, you have a responsibility to speak on the suffering of the people of the Somali Region under the brutal TPLF regime.
Please, tell people what happened to your Somali people so they do not happen again.
nabad ku kalay djbuti wan kugu sodhawaynayna djabuti from djabuti
Watching from California USA. Allah ha ku garab galo, waxaad la kulantay dad nasab ah
Jigjiga ma timid zxP aan Sawir kula galee❤big fun ku ahyee❤
Alleen miyaan awal dhihi jirin koorta yar
Mahadsanid faisal
Waxaan kugu talinayaa inaad waqooyi dhsn soo marto
Djibouti Hargeiss Borama Burco Ceerigaabo Laas canood
Iyo Bariga Sanaag.
We are waiting for you to jigjiga come with
Asc ader feysal cajalad quraan gosho
Nacnaca enerji baa lagahela sxb ilen
Zhp Faysal yarka ookiyaalka Dafay Makusiiyey Haduusan kusiinin xariif magaalo maaha wlhy 😮
First one here
Dhoodan iyo aleel baan ka xasuusta kooraha magacyadooda.
SXP HORAY U SOCO WAXAAN KAA SOOSALAMAYAA DALKA UGANDA MUUQAALADANA WAAN LASOCDAA
Otherwise saxib nabad ku tag qabri dahar iyo qoraxay si wangsan ayey kuso dhaweyn donan
Asc eedo alaha ku caafiyo biyaha kalacimilada duwan liin dhanaanta isaga miir waxyaalabadan ayaan kaabartay alaha kunabad geeyo
Legendary 🎉
Dhulkaan maxaan inbadan maqlay. Rag badanoo asxaabteyda ah ayaa kasoo jeedo degmooyinkan😁
Garre aya tahay mase dagodi 😂
1 malin lee naga maqnow vidio aad u jeclhy wlhi sxp
Dambarweyne
Faysalow Qabri dahar wali ma gaarin miyaa?
Qaarbaa xitaa muraayadiisi iskaqaatay👓👓👓😂🤣🤣🤣👍
Faysal walaal maxaan ka faaiidnaa laami lee ku bilaabee laamina waa ku dhamaynee magaalooyinka gal wax faaiido leh ka soo duub maxaawaaye waxaan saan iska bedelwax fiican soo duub
Did that man return your sunglasses????
Laas dhankayre
Garissa Ramaaguda caleel yare
Gaadan Hal xabi leh
Darmo
Save trip brother ❤ faysal sheikh
Martisoorka kuma fiicna dadka ethiopia nin safar ah oo baahan why eeysan guriyaha u geeyneen oo cunto iyo biyo jiif u siineen? What a hospitalty 🥹
War ugas Video wad la so dahada in kasto vido time kisa waxa ku dar oo 1saca ka dhiga🙏🙏
Raggan way khaldan yihiin sharcigii wadada ayey khalad fahmeen In gaadhiga wadada ka saaran weeye marka ay sheekenayaan ee ay is taagan,ILAAHAY ha ilaaliyo dhallinyarteena Waar faysaloow dadka wacyi geli inay kaa faa'ideystaan ayaa suurta gal ah.
07:40 Waraysiyada Somalida waxad mooda wax kele. ganging up on you hahaa.
😂. The goodness is, we don't have thieves and gangsters.
Legend❤
Sxb meqa jeer baa qoladada lagu weydiyay😂😂
Laas dharkeele
Bro plz make long video for us 🙏
Cam back pro 🎉👋
Wow 😮