BARASHADA COMPUTER KA | CASHARKA 11AAD | Maan Graphics 2023

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ต.ค. 2024
  • / maanacademytechnology
    Ku Soo Dhawaw #Maan_Academy_Technology
    Waa Madal Aqooneed Lagu Barto Xirfadaha GRAPHIC DESIGN-KA , VIDEO EDITING KA IYO BASIC COMPUTER KA.
    Waxa lagugu baridoono Hab Online-ah oo aad usareeya oo aad ku shaqo tagi karto INSHA'ALLAH
    WIXII WARBIXIN AH NAGALA SOO XIDHIDH WHATSAPP KAN HOOSE
    wa.me/c/252634...

ความคิดเห็น • 20

  • @SabnaaSiman-z1r
    @SabnaaSiman-z1r 7 วันที่ผ่านมา

    Vediogan waxan daawanaya 8/10/2024 maalin Talaado ay thy m.a wax bdn baan kafahmay computer maheesto lkn i.a waa sii baranaa faaido ayey ii thy adigana aad baad umahadsan thy hadad qoraalkeyga aragto salaan sare🎉

  • @MazkaFarax
    @MazkaFarax 10 หลายเดือนก่อน +2

    Qeebta calama nagu celi xgeena wa diidanyaby ustad

  • @mrgariingoow8742
    @mrgariingoow8742 2 วันที่ผ่านมา

    Wa ka faidestay

  • @frxiyeaxmed
    @frxiyeaxmed 8 หลายเดือนก่อน

    Macalin guuleyso

  • @fardoushmohamed3841
    @fardoushmohamed3841 ปีที่แล้ว

    Mashallh ustaad wax badn ka faide ilahey qer haksuiyo

  • @xamadacumar
    @xamadacumar ปีที่แล้ว +1

    Thanks bro

  • @FarxaanBadal-yy6lk
    @FarxaanBadal-yy6lk ปีที่แล้ว

    Thank you every much my teacher

  • @maryanosman5479
    @maryanosman5479 11 หลายเดือนก่อน

    Ustaad markii calnka magac laku qoraye ima soo baxyo magc dhna

  • @somaliafunny3643
    @somaliafunny3643 ปีที่แล้ว

    Masha Allah ustaad

  • @fardoushmohamed3841
    @fardoushmohamed3841 ปีที่แล้ว +2

    Xidigta marka sameyo oo an rabo ina clourka kus shubo seve iimaba dhahmeso ustad😢

    • @maangraphics
      @maangraphics  ปีที่แล้ว +1

      Wll si aad ufahanto dhawr jer muqalka dawo

    • @fardoushmohamed3841
      @fardoushmohamed3841 ปีที่แล้ว

      @@maangraphics waa daawadey wllo lkn. Xidigta marka click ku dhoho boskaba weykabexeysa😢

  • @abdirisakhasan3493
    @abdirisakhasan3493 ปีที่แล้ว

    Macalin qaabka calour ka buluga loogu shubo ma fahmin noo sharax blz

  • @faaisaapshir8595
    @faaisaapshir8595 ปีที่แล้ว

    Sidee baa iskaga leexisay adigoo anad kabixin markd noteka kujirtay markasna ad formatka ad ubahty lkn uu iskagakaa beego xogtad qorysy

    • @maangraphics
      @maangraphics  ปีที่แล้ว

      Iska xidh note ka oo tabo close

  • @maryanfarah7150
    @maryanfarah7150 5 หลายเดือนก่อน

    Mhdsanid ustaadi

  • @hibaan746
    @hibaan746 ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤❤❤❤

  • @abdikafiaxmed-cy4iz
    @abdikafiaxmed-cy4iz ปีที่แล้ว

    As ustaad waxaan rabaa inaad noso diyaasi ms word waye ustaad

  • @zamara9823
    @zamara9823 8 หลายเดือนก่อน +1

    Ustaad qabta danbe casharka beyn ah si fican uma arko 😢

    • @maangraphics
      @maangraphics  8 หลายเดือนก่อน

      Wll WhatsApp nagala soo hadal +252 63-4607446