Aad bey u fiican tahay in ummadd intay qabiil isku maaweelin lahaayeen iyo dad la dilo waxaa uga khayr badan in cilmi iyo aqoon ay isku madadaaliyaan.Jizaakumallahu khayran,Allah ha idin xifdiyo.
Waxan wata hala su'ala Axmad waa 24 anigun waa 21 kobtisu waa 39 aniguna waa 41 waan ka caga weenahay laki wuu iga weeyahay ee side aan u ogan dona da'eeda
Maadaama aad xidhantahay calanka Jamhuuriyada Somaliland,waxa aan like gareeyey, subscribe gareeyey channelka.Waxa aan kaa soo salaamayaa Cumar, Canada.
Aqoon iyo akhlaaq fasaaxad farxad intaba kaa muuqato alle Haku xifdiyo aduun iyo akhiro waxad tahay tusaale shukran ustaad qaaliya
Guud
Aad bey u fiican tahay in ummadd intay qabiil isku maaweelin lahaayeen iyo dad la dilo waxaa uga khayr badan in cilmi iyo aqoon ay isku madadaaliyaan.Jizaakumallahu khayran,Allah ha idin xifdiyo.
Maashaa allah macalin ilaahay cilmiga hakuubarakeyo
Waxaan ustaadka weydiin lahaa lanbaradaa 5,50,20,1020 halka laga keenay ?
Waad mahadsantihiin wllhi wx badan idinka faa'idney thnk you
Siciidoow inaadeer nin cajiiba mashallah
macalin fican halka ka sii wad macalin
Mahad sanid zxp xisaabi hore waan fahmay tana Imikan daawanaya inaan fahmaan rajeynaya isha alaah
Macalin qaali ah ustaad saciid xafidullah
Mashaqaynayso.ustaad
Mansha Allah Alle Hakuu Siyaadiyo Caqliga Saliimka Ah🤲🤲🤲
masha allah saciid wllkyg horay usoco asaxaabytana waxaan leeyay ninkaan ani waxbadan ayaan kifaa iday haloogaar siyo utubka meel sare insha allah
Axmed sidiiq muxuu mar walba la dhuumanayaa ha soo baxo
Sxb siciid xagaa meesha ka sii wadaa
Waxaan kamid ahya dhalinta ku xiran you tupe sicid xagaa
Wan layabey runtii da deyda ayan kutijaabiyey weyna iskentey
ماشاءاللہ
Waan ku cel celinaya isha alaah
excellent wlhi aniga waa igu cusub tahay
Ustad namberka kabaha waad waydii kartaa qofka lkn haduu kushegin xiligow dhashay miyaa lasosaari karaa ?
Waxa laqarinayay ayaad waydiinee
Lkn sikale uwaydiinee oo ah gormee dhalatay
Nice
Asc ustad Saciid aniga markaan sameeyey waxaan helay 248 sidee ku dhacday?
Macalin waxaad noo soo galisaa xisaabta division
Waxbadab ayaakafiiday
Mida kale waa ii muhiin ha yaresan aaciid
Si aan ula socon farta qalinka ku muuji si aan u aragno mahadsanid
Masha,allah
siciid xagaa Afrax waxd iga cawis isku qaybinta wll wan ah Arday ka lita maths thank you
where ebber cam from
Qaacido ka fudud noo soo raadi ustaad
Masha allah Macalin
Saciid xagaa aqoonyahan aan wax badan ka faa,iday
thanks sxb
Macalion qaalin
Tiridan waxba kordhin mayso da'diisa hadi uu yareeyo qofka isla jwb ayee soo saaraysaa marka ma jiraa habkale
Waa run qofku been wuu sheegi karaa
Mahadsanid
Thanks malimu
Meelaha qar ku shqeynee aniga da'adayda qalad wye lkn kabaha waa sax tusale 42 size kabaha xidhaa lkn 1989 dhashay tusaale wuxu soo saraya 4231 mrka mrki muqalka la samaynayay way kuso baxee lkn hdda mey mana shaqynyso 1989-2024=35 sano wye
Mhd snd zxp caawa kugu soo biiray waan fahmay
😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍👩🏫
Ustaad siciid shaqo wacan baad bulshada u haysaa adeer
Saciid waxa jira dad aan garanenin waqtika oo dhashay ee xal u keen sida laku ogaan garo
Sow cumar yare kii tahriibi jiry maahin! BBC ban codkisokale kadhageysty
Maadeeska maalmo dhaamo maanty
Macallin qofka waxaa laga yaabaa isagoo yar inuu cag dheeryahay. Oo kabo dheer xirto. 5:52
Xisabtaan markaan saan ugaliyo wey iso bixi la dahay wax baa kaqaldamaayo maad ila sax daan
Teacher 2024 dawanoya Da’deda saxda ma iiso baxoso mxa qaldan 😂
wan tijaabiyey numberki kabaha been noqdey
Saciid waa khlad maxaa yeelay aniga numberka kabaheyda wa 42 da, deeyda soosaar waxaana dha shay 1983
Waxan wata hala su'ala Axmad waa 24 anigun waa 21 kobtisu waa 39 aniguna waa 41 waan ka caga weenahay laki wuu iga weeyahay ee side aan u ogan dona da'eeda
4016 a isoo baxday waa qalad
Gabuho waa sax laakiin dada waa qalad 20 sano ayaa jira😂
Caadi maaha xisaabtan
Xisaabtan Kolba Numberka Uhoreya Iya Kusobaxaya Tusaale 40 Okale Iya Kubaxaya 25 Iyan Kutijabiyay Sidu Kunoqonkara Qofka An Rabo Numberka Kabihisa
Maadaama aad xidhantahay calanka Jamhuuriyada Somaliland,waxa aan like gareeyey, subscribe gareeyey channelka.Waxa aan kaa soo salaamayaa Cumar, Canada.
laakiin walaa dadka dhashtay 200 ama wax ka hooseeya khalad ayuu soo saaraa
Waxbaba khaldan
Maanu fahmin
M.a
War kan 24 wu ka weyn yhy benta naga daya
Kkkk sxb adiga wax kale ayaa kuu muuqdo ee xisaabta fiiri
Ustad wax macqul eh hala shego
Xizaabta maad sifican uwadan
Zida class galaz ilmaderayaal classyada from 4ka iyo 8ka noso badaiya
Mashaa allah laakiin wakhti inteelee ayaa ay kugu qaadatay markaad baranaysay
Cajiib
Qaacidadan horaan u arkay sorry
Masha Allah
M.a