Qaababka ugu fiican ee loo suuq geeyo ganacsiga

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 24

  • @abdirisakgagaa7957
    @abdirisakgagaa7957 3 ปีที่แล้ว +8

    video gaan marka kasta oo eey badeeco ii imaato waan ku ceshadaa
    mahadsanid abukaate aar

  • @faysalmohamed5002
    @faysalmohamed5002 4 ปีที่แล้ว +6

    Mahsanid parafsoore mubaarak runti wax bdn ayaa ka faa,idey

  • @saedabdirisak5952
    @saedabdirisak5952 4 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid Ustaad

  • @maslaaxmideye1918
    @maslaaxmideye1918 3 ปีที่แล้ว +2

    Soo wad mr

  • @zakariyemohmud5222
    @zakariyemohmud5222 4 ปีที่แล้ว +4

    Wlh wa sax hadaad intas sameso suuqa adiga qabsanaya

  • @one10channel78
    @one10channel78 4 ปีที่แล้ว +1

    Xeerka ciqaabta guud iyo xeerka habka ciqaabta

  • @raaliyacali8869
    @raaliyacali8869 4 ปีที่แล้ว +1

    JazaakaAllaahukhayran macalim

  • @faysalmohamed5002
    @faysalmohamed5002 4 ปีที่แล้ว +3

    Thnks so much

  • @yusufakhiar
    @yusufakhiar 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah

  • @dalmaryare7582
    @dalmaryare7582 3 ปีที่แล้ว +4

    Halmeel kulaabo ustaad 3:01 fasalka 60 arday hadey kujiraan oo kiradiisana tahay 50$ (wa fasalkee/qolka) 60ka ardayna midkiiba oo dhiibayo 25$ sidee ayan kuqasaraa?
    FG "waan ogsoonahay musharaad iyo xisabo dheeriya ineejiraan, ee adna kudarso school ku hal fasal kama koobna".

    • @ahmedjanaale2713
      @ahmedjanaale2713 3 ปีที่แล้ว +1

      Micnaha wuxuu ka hadlayey ustaadku markasta oo tiradaadu badadto in kharashkaagu yaraanayo

    • @calimaxamedcali1983
      @calimaxamedcali1983 3 ปีที่แล้ว +1

      Waxa laga hadlayaa waa "cost".mar kasta oo macaamiishaadu badato qarashka iyo costiga ayaa yaraanaya,marka loo eego macaamiisha yar.sidaas darteed faaiido ayaad joogtaa maadaama costigu kaa yaraaday.

  • @samabilenew3229
    @samabilenew3229 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah ustad

  • @abdizalaanmohomet3519
    @abdizalaanmohomet3519 4 ปีที่แล้ว +1

    Mzha alh

  • @faadumafaarax4490
    @faadumafaarax4490 2 ปีที่แล้ว

    Ma Sha AALaH TabarakaLah
    ❣️❣️💯💯👌👏🙏💓👍

  • @one10channel78
    @one10channel78 4 ปีที่แล้ว +1

    Waad mahadsantahay macalin
    Balse fadlan casharada sharciga noo soo celi

    • @hamzejama5735
      @hamzejama5735 4 ปีที่แล้ว

      Waa la isku wadayaa shp noo samir

  • @istarlinilyasmashaallah3441
    @istarlinilyasmashaallah3441 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah thank you

  • @thebesttalentshaadali2507
    @thebesttalentshaadali2507 3 ปีที่แล้ว +1

    Thanks pro

  • @hamzejama5735
    @hamzejama5735 4 ปีที่แล้ว +2

    ماشاء الله.

  • @balaqowxus-eenjalafay4014
    @balaqowxus-eenjalafay4014 4 ปีที่แล้ว +1

    Waan ka xuma hay waxay ahayd inaad inoosii wadaan dhacdooyinka nolosha

  • @fariixaAbdi12
    @fariixaAbdi12 2 ปีที่แล้ว +1

    Hada nahay ardayda barta ganacsiga warkan wuu na an facaa

  • @drsocial6889
    @drsocial6889 2 ปีที่แล้ว

    Mahad sanid ustaad

  • @Nuuriyobeautysalon6981
    @Nuuriyobeautysalon6981 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah