Kitaab | caadooyinka 7da ah dadka ugu kartidada badan ( cod )

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 พ.ย. 2018
  • waxaad nagala soo xiriir kartaa
    oinshar@gmail.com : omar inshar
    kanaalka : / ogaansho
    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

ความคิดเห็น • 617

  • @ogaansho
    @ogaansho  5 ปีที่แล้ว +530

    qaab cod ahaan ah ayaan usoo galiyay maanta arimo jiro darteed -

    • @xfroce9886
      @xfroce9886 5 ปีที่แล้ว +4

      👏👏👏

    • @soomaalikidssongs5138
      @soomaalikidssongs5138 5 ปีที่แล้ว +6

      OGAANSHO *sxb ogansgo aadan uga hiranahay chennelkaaga sxb please shout out ii sameey*

    • @yuusufcumarcabdiyuusuf6320
      @yuusufcumarcabdiyuusuf6320 5 ปีที่แล้ว +2

      MAHADSANID USTAAD CUMAR ALLE SW HAKU BARAKEEYO INSHAA ALLAAH.#

    • @gasowalisabriye5128
      @gasowalisabriye5128 5 ปีที่แล้ว +4

      Dhib mala hm muhi mada waa inaa fahano bro

    • @sayidali7878
      @sayidali7878 5 ปีที่แล้ว +2

      *ogaansho adbad uu mahadsan thy wxn ka codsan laha barnamijyadii ka hadlayayey hawada sare inad halkodi nogasi wado adna waad*

  • @Real_ismail
    @Real_ismail 5 ปีที่แล้ว +22

    1-QABO HOGAANKA HAANA IS TAAGIN
    2-BILOW ADIGOO ISHA KU HAYAH GUNAANAD KA DAMBE
    3-HOWLAHA MUHIIMKA AH U HORMARI
    4-U FIKIR QAAB DHAAAMAN DADKA FAAIDO U LEH
    5-DADKA FAHAN SI LAGUU FAHMO
    6-GARABSO DADKA
    7-AHOW MINDI SOO FEYSAN
    Good luck

  • @khadijoquruf
    @khadijoquruf 5 ปีที่แล้ว +164

    Mahdsanid wall Omar marwalba waaan kuduceyaaa ilahay dartiisna wan kujeclahay waxaaad tahay qof wangsan oo dadkeena soomaliyed kasoo dhexbaxay dadka dhaha somalidu waaa dad xun maoga inaan haysano dad adigoo kle ah mahadsanid inshaaaar😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘

  • @khalidabucamaar42
    @khalidabucamaar42 5 ปีที่แล้ว +71

    🌴🌴🌴🌴🌴🌴🌴🌴
    *العادات السبع*
    *7 da caado ee dadka gulaysta lagusifeeyo*
    1 ● *qabo hoganka noloshda hana joogsan*:: qofkalana yaanu kula mamulin noloshada samee waxa as donyao ha sugin inad dadka kudaba jirto oo waxy qabtan kadaba qabato
    2● *bilow adigo isha kuhaya gunaanadka danbe*:: ((hogaanka shaqsiga ah))
    Tusale ahan waxd bilabysa wax barasho nocay donto ha ahaatee isha kuhay adigo joga malinti aad qalin jebinysay
    3● *hawlaha muhiimka ah uhormari*:: ((maaraynta qofka)) waa qabashada iyo kapa hormarinta go'aanadi aae dejisy qodobka hore tani waxay oa cawinysa in noloshafa nidaam ku socoto
    4● *ufikir qaab dhamaan dadka faaido u ah* tusalenahan xaga diinta hadan uso qaato hadad diin barnyso ka fikir sidii aad dadkana usii bari lahyd ood u anfici lahyd haka fikirin inad adu lacag ku hesho
    5● *Dadka fahan si adna laguu fahmo*
    Waxa loga jeda tusale ahan dhakhtarku intanu dawo ku qorin wuku badhaya marku fahmo xanunkaga ayuu dawo ku qorya. Marka dadka si fcn ufahan si aad xidhiidh fcn uhesho dhagyso markay hadlayan rixgeli ra yigoda tan macnahedu ma aha inad waxe daremyso ama mashaacirtada qariso waayo rasuulka *صلى الله عليه وسلم* wuxu dhahy wllkaga muslimka hadad jeceshahy utag oo si toosa uga shego.
    6● *garabso dadka* :: wada shaqeen iyo midow waa qodob aad muhiim ugu ah nolosha bini aadmka qofna keligi wax maqaban karo xikmad baa tidhaahda *keli keli waxynu nahay dhibco biyo ah lakin wada jir waxaynu nahay bad weyn*
    7● *Ahow midi soofeysan* :: waxa looga jeeda ahow qof diyarsan inuu fuliyo qodobada lasoo xusey isla markaana wajihi kara wixii dhib ee ka iman kara
    ●●● xigasho chanelka *OGAANSHO*
    ●●● buuga lagaso qorey waxa leh ((stephen R.Covey ))
    ●●○○●●qorlkan kooban waxa sookobay wllka
    ♡ *khaluudi ahmed muse ((abu camaar))*
    ♡ *daaciyan ilel kheyraat*♡♡
    ☘☘🌿🌿☘☘☘☘

  • @khalidkaynuuni6494
    @khalidkaynuuni6494 5 ปีที่แล้ว +4

    Jumca wngzn meelkasta ad jogtaan musliminta wn ku salamy zhp #omar

  • @hossnyvideoinc9301
    @hossnyvideoinc9301 5 ปีที่แล้ว +22

    Hdan awoodi lahaa wxn ku hubeYn lahaa wxa ugu jeceshahy aduunka go forward our ustaad 📌👈

  • @luckmensmail4873
    @luckmensmail4873 5 ปีที่แล้ว +27

    Alxm dulilah maanta anaa uhoreeya
    Alaha haku xifdiyo omer 💯💯

  • @abdullahdiirey4039
    @abdullahdiirey4039 3 ปีที่แล้ว +3

    Cumara wll alh ku xafido si fiican aa ii dhiira galisay ani ahana te waxa aan kaa faa iidy waxa badana waxa aan kaa dhigaty sxb qasa ah aa ii tahy ogaw wll mara walabo aan ku dawado waxa aan kaa faa iida Wll shugaran wll

  • @ibrahimmohameddjama875
    @ibrahimmohameddjama875 3 ปีที่แล้ว +3

    Mahadsanid walaal cumar iinshaar

  • @MustafD54
    @MustafD54 5 ปีที่แล้ว +3

    runtii waa chanelka keliya nolosheyda wax badan ka bedeley masha alaah OGAANSHO

  • @deeqmediapro574
    @deeqmediapro574 5 ปีที่แล้ว +31

    Jimco wanaagsan saaxiibayaal
    Omar walaal Rabbi haku xifdiyo❤️
    Haddii aad akhrisid comment waxaan kuu rajeenayaa cimri dheer iyo caafimaad ❤️👈

    • @Maanbile
      @Maanbile 5 ปีที่แล้ว

      Aaamiin walaal qaali

    • @asmaidiris6018
      @asmaidiris6018 4 ปีที่แล้ว

      Masha allaha

  • @kadandahir6237
    @kadandahir6237 5 ปีที่แล้ว +12

    Thank you so much for your time and your hard work jasakallah.

  • @kiinqn5079
    @kiinqn5079 5 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wllky macalin omer ishar jasakalah allah haka abaal mariyo shukran

  • @abdallasafiina5237
    @abdallasafiina5237 5 ปีที่แล้ว +5

    The most useful somalia channels that I have ever seen
    Congratulations omer insher and his team well done good job bro.

  • @abdilahisulub5797
    @abdilahisulub5797 5 ปีที่แล้ว

    Waad mahadsantahay wll ,ku dayasho ayaad mudantahay waayo shaqadii anbiyada ayaad hayasaa oo ah inay dadka badalaan afkaartooda.shukran.

  • @zhekhcupeyd3095
    @zhekhcupeyd3095 5 ปีที่แล้ว +8

    Aaad baad umahadsan thy Wll Cumar jazakallah wx badan ayaad no fa idaysan 💚

  • @curadainacaliyare1933
    @curadainacaliyare1933 5 ปีที่แล้ว

    Waxan moda marwlb inad ka hadsho wax ani ahaan i quseeyo thnkz in badan wll allh ku xifdiyo wax walboo ku hamisana allh ku siyoo ameen

  • @sahalciltireh1498
    @sahalciltireh1498 5 ปีที่แล้ว +3

    chuma wanagsan dhamaan muslinta wlhi laba bilood ayaan ka maqana channelka ogaansho waxan daremaye inaan waxba iga maqayn wayo wuxu I aha Dhiirgalyah noloshaa ❤😍

  • @abdimajiid5351
    @abdimajiid5351 5 ปีที่แล้ว

    Jasaakalaa khayr shaqo wacan ayaad noo qabatay waanad na dhiiri galisay
    waxaanad noo sheegtay tallaabooyin muhiima

  • @zackjoseph8272
    @zackjoseph8272 5 ปีที่แล้ว +5

    Qofkii 50 naad ahay wll omar allaha ku daaayo💕💕💕💕❤️

  • @ccaziizmaxamedcalasow1211
    @ccaziizmaxamedcalasow1211 5 ปีที่แล้ว

    Masha allah thnks sxbow aad baan udaawada barnaamijka aad adiga soo dhigto wax igu waajib ah in kumahadceliyo thnks

  • @sabiqosakariye2332
    @sabiqosakariye2332 5 ปีที่แล้ว

    mansh allh wll so jedinta adi waxa tahaay qof aad u qali ah xaqiqdii waxa tahaay qof bulshadaa wax badan kuso kurdhiso taas oo ah wax tayo leh mar xabad bad kaga mahadcelin ina noso galisid taas oo aad no hurto waqtiga aadka u qalisan walalkey alle badal kheyr qaba baryin xaqiq alle ha ku xifdiyo hore u soco

  • @rahmacibar1193
    @rahmacibar1193 5 ปีที่แล้ว

    Masha allah waa book an ad ujclhy o wax badan laga faiday aad ayaa kugu mahdcelinaya walalkee omar horumar wacan ayaa marwalba ku rajynaaa

  • @khadar89
    @khadar89 5 ปีที่แล้ว +23

    Mashallah Jimco wanagsan dhammaan inta kuxidhan ogaansho

  • @maxamedxamse3182
    @maxamedxamse3182 5 ปีที่แล้ว

    aad iyo aad ayaad macalin u mahadsantahay waaana ku farxsanahay sid quruxda badan ee casharad noogu waxaanse ka codsanyanaa Barnaamij ku saabsan arrimaha bulshada ka shaqaynteeda iyo faaidooyinkeeda waliba sida dadka danyarta loogu nuglaado u shaqaynteed barnamijkaa ayaan ka codsanaynaa

  • @jamamahad3610
    @jamamahad3610 5 ปีที่แล้ว

    masha Allah ustaad waad ku mahadsantahay barnaamijyada aad nala wadaagto, runtii markasta oo aan daawano barnaamijkasta oo dhankaaga nagaga yimaada saamayn aad u balaadhan buu qalbiyadeena ku yeeshaa.
    horay u soco ustaad Alle haku xifdiyo.

  • @duranabdo90
    @duranabdo90 5 ปีที่แล้ว +13

    Horay usoco mudane cumar runtii erayadaadu waa kuwo saamayn badan.

  • @awliyomaxamed8529
    @awliyomaxamed8529 5 ปีที่แล้ว

    Jazakallah wllo Alle ha kaa abaaliyo cilmiga aad noo kordhisay

  • @khadrafarah8272
    @khadrafarah8272 5 ปีที่แล้ว

    masha Allah
    waad ku mahadsan tahay sida Quruxda badan ee aad noogu faaiideysid markasta Ustaad Allah haku xifdiyo aduunka iyo aakhiraba Danbigaga iyo ka waalidkaaba Allah ha Dhaafo
    jazakallahu khayr Al jazaa
    Hore usocod wanagsan 👍💯👏

  • @husseinsidiiqhamshari5819
    @husseinsidiiqhamshari5819 5 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah waan kugu mahadcelinaya soo gud inta aad nala wadaagtay ugu yaraan shukran

  • @mohaxaajidahir9668
    @mohaxaajidahir9668 5 ปีที่แล้ว +1

    Omar inshaar
    Ustaad sre
    Aadan kaga mahad celinaynaaa
    Allah ku dhowro.

  • @yahyefarahguled5871
    @yahyefarahguled5871 5 ปีที่แล้ว

    Masha allah. Walal danbigaaga iyo danbiga waalidkaaga allahaa cafiyo. Waad mahadsantahay wagtigaaga iyo juhdigaaga aad waxa wanaagsan aad noogu soo gudbiso. Allahaa kaa ajarsiiyo.

  • @malaqdooy5138
    @malaqdooy5138 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah waano fiican iyo immigration waye thanks brother

  • @qaasimabdulahiahmed6265
    @qaasimabdulahiahmed6265 5 ปีที่แล้ว +16

    Just i like this chenal i don't really care about others 🖐🖐🖐❤💓
    #OGAANSHO

  • @al-maakhir4814
    @al-maakhir4814 5 ปีที่แล้ว +13

    Ogaansho wa chanel top ah inta igu raacsan like

  • @najmaabdalle5895
    @najmaabdalle5895 5 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid omar inshar allaha ku barakeeyo

  • @Maanka-18
    @Maanka-18 5 ปีที่แล้ว +1

    Omar mahadsanid dhiiri galin badan baan kaa helaa horay usoco Alle haku guuleeyee

  • @nimofarah8193
    @nimofarah8193 5 ปีที่แล้ว

    mashaa allaah wllkay jisaakumullaahu khayran allaah haku jeclaado alle dartiibaan kuujeclahay

  • @princealsomali3601
    @princealsomali3601 5 ปีที่แล้ว

    Masha Alllah Omer buugaagta loogu jecelyahy weeki halmar inaad noosoo gudbiso isku day mahadsani

  • @SomaliGlobal
    @SomaliGlobal 5 ปีที่แล้ว +3

    Mahadsanid ustaaad Alle ha kaa Abaal mariyo

  • @abdifatahalfa
    @abdifatahalfa 5 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid . 100% waxaa tahay qof aan wax ka faido .

  • @salmaanhaajiahmed9947
    @salmaanhaajiahmed9947 5 ปีที่แล้ว

    Saaxiib Cumar inshaar guuleyso aduun iyo aakhiroba..

  • @maimunarage3521
    @maimunarage3521 5 ปีที่แล้ว

    Thank you omar guul wayn ayan ku rajenaya

  • @yaxyecabdikafi9289
    @yaxyecabdikafi9289 5 ปีที่แล้ว +9

    #Yaa alllaha inta xanuunsan caafi inta dhimtana u naxristo amiiin jimce wagsn szpYl

  • @abdirisak7041
    @abdirisak7041 5 ปีที่แล้ว

    mar sxpow wax bdn oo faido leh ayaad so galisa lkn somalida kama faidesato hupaal inta comment so dhibtay ayan aqriyay dhamman waa like radis subxana allah....

  • @abdinoormohamed4663
    @abdinoormohamed4663 5 ปีที่แล้ว +12

    Thanks Mr Inshar. actually this book and many other books was in my to read books before the end of this year InshaAllah

  • @ismailmustaphe5241
    @ismailmustaphe5241 5 ปีที่แล้ว +5

    mahadsanid saxib ilahay ajar iyo xasanaad haka siiyo

  • @faadumoabdirahmaan387
    @faadumoabdirahmaan387 5 ปีที่แล้ว

    Msha allh ogaansho aad ban uga helaaa dhiiragelintina jazaaka allh

  • @cabdallaalhaadi6800
    @cabdallaalhaadi6800 5 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ogaansho alle hakaa abaal mariyo wll

  • @Nursalah2
    @Nursalah2 5 ปีที่แล้ว

    Waad ku mahadsan tahay warbixinta qiimah badan aad inoo soo diyaarisay shukran

  • @SirAbdifataahJama
    @SirAbdifataahJama 5 ปีที่แล้ว +1

    Muuqaalo dhiiri galin leh ayaad soo gudbisaa Jazakalah bro

  • @realmadridfans1859
    @realmadridfans1859 5 ปีที่แล้ว

    Mansh Allah shakhsi muhiima u ah ummada doonysa nolosha fiican

  • @omarabdi4181
    @omarabdi4181 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah, waxa aan la yaaba sidad waxyaabo xili isku si loo arkayo uga hadasho.

  • @supersia7702
    @supersia7702 3 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah Jazzakallahu khayr walalkay keep going

  • @husnimubarak7282
    @husnimubarak7282 5 ปีที่แล้ว +3

    Shukran ustaad ajir alle hakaa siiyo

  • @ayaanleakram4820
    @ayaanleakram4820 5 ปีที่แล้ว

    Masha allah wllken aadaa umahadsanthy sida aad noodhiirigaliso jazaakalaahu qayran

  • @NJawte
    @NJawte 5 ปีที่แล้ว

    Buuggan waa aan akhriyay, buuggii ugu wanaagsanaa intii aan buug inspiration ah akhrinayay, ma arag buug ka wanaagsan "YOU CAN WIN" ee uu qoray qoraaga la yiraahdo Shiv Khera.

  • @abdiaziizmoalim6043
    @abdiaziizmoalim6043 3 ปีที่แล้ว +1

    M.a ustaad Omar in shaar thank

  • @maryamahmed6616
    @maryamahmed6616 5 ปีที่แล้ว

    Aad bn ugu bahna kitabkan in an wax ka ogado thanks ✍👌ogaansho

  • @Shankarkuukaay
    @Shankarkuukaay 5 ปีที่แล้ว

    omar bro melo badan ay wax kaso fiirsa masha allah Rabbi haku xifdiyo guuleeyso saxb horumar wacaaan

  • @haarabihaara386
    @haarabihaara386 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Mahadsanid sxb wxaa tahay nin usoo jestay in bulshadiisa hore usocod sameeyaan

  • @abdiazizm.hussein9358
    @abdiazizm.hussein9358 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah thank u so much wll Omar Inshaar

  • @abdulahibashirabdulle7440
    @abdulahibashirabdulle7440 5 ปีที่แล้ว

    Masha allah walal ad ayaad ugumahadsantahay sida aad ulawadageysid bulshada mowducyo dhaxalgala muhiima wan kuguxiranahay aniga

  • @Bolonyo
    @Bolonyo 5 ปีที่แล้ว

    Omar inshaar wll mcn waad mahadsan thy alpha maraah wxn ku leeyahey guuleysoo markastaa ilaheynaa hakulaa garabkalo.
    Anigaa labo goor ayaan dhameyyy buukan wx badana wan ka faaiidey. Alxamdullilaah☝️☝️☝️

  • @serajy1
    @serajy1 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha Alllah OGAANSHO wax badan ayaa ka faaidey sxb horey usoco ayaan ku dhihi lahaa , waxaanna ahay dhalinta aadka kugu xiran 🍀🍃⚘

  • @nimofarah8193
    @nimofarah8193 5 ปีที่แล้ว

    mahadsanid wllkay baarakallaahu fiik👍👍👍👍👍👍

  • @samadondiirshe4964
    @samadondiirshe4964 5 ปีที่แล้ว

    ماشاء الله جزاك الله خير اخي عمر انشار

  • @djmaamis3167
    @djmaamis3167 5 ปีที่แล้ว

    Maanshallah mhadsanid wllo Cumar inshaar

  • @saamiyadaganofficial9222
    @saamiyadaganofficial9222 3 ปีที่แล้ว +1

    7 caado dadka kartida badan
    1: qabo hogaankaaga hana istaagin
    2: bilow adigoo isha ku haya dhamaadkeda
    3: Hawlaha muhiimka hormari
    4: u fikir dadka oo dhan ah kaligii cune ha noqon
    5: dadka fahan si laguu fahmo
    6: waa in aad dadka garabsato
    7:ahow middi soo faysan

  • @amatallahbintosman2472
    @amatallahbintosman2472 5 ปีที่แล้ว +1

    Cumarow caaqil baa tahay
    Cilmi iyo sharaf loo
    Ceebta aad uneceboo
    Bulshadiisa ciiltira
    Runtii waa kitaab aan aad ujeclahay caawa waa farxay markaa arkay waa kaaga mahad celinayaa intaa nala wadaagtay waxaa tahay qof dadkiisa lajacel horumarka Alle hakuu saaro miizaankaaga xasanaadka

    • @DariiqulJannah
      @DariiqulJannah 5 ปีที่แล้ว

      Amatallah Bint Osman wllo somali miyuu ku qoran yahay mise

  • @mohamedjamaa228
    @mohamedjamaa228 5 ปีที่แล้ว +3

    masha Allah ustaad mahadsamid❤✔

  • @ahmedlozinho2944
    @ahmedlozinho2944 5 ปีที่แล้ว

    Wlhi dhiiri galintadu zhp aadpan e jecelahy 50 klmadod e dhiri galinta ahaa wan zve garayztay malin wlpa wan dhagayzta wax wlpana wan kudhaqaqaaa
    Alle haku dhawro wllkY😍

  • @abukarnoor8134
    @abukarnoor8134 5 ปีที่แล้ว

    Masha allh walalkay omar ilahay Ayaan kujeclahay Marwalba casharada faidoyin badan Ayaan anigu qasatan ka faiday ilahay caqliga & cilmigaba Haku barakeyo

  • @wadanichanal5318
    @wadanichanal5318 5 ปีที่แล้ว

    Masha alaah al Ustaad Omar inshaaar

  • @sudimohamed1297
    @sudimohamed1297 5 ปีที่แล้ว

    Masha allah wll aad ayaan uga faaiday mahadsanid

  • @fadxilaasim5590
    @fadxilaasim5590 5 ปีที่แล้ว +68

    Inta jecel nabiga ku saliya

  • @mawliidfaaruuq5331
    @mawliidfaaruuq5331 4 ปีที่แล้ว

    Cumar waad ku mahad santahay wanaaga aad noo soo gudbisay laakiin meelaha qaar hadal carabiya ayaad raacinay saa sida رد الفعل waa carabi adoo raaliya barnaamij yada dambe kollay waad ka hagaajin insha allaah

  • @alimohamedmohamud9582
    @alimohamedmohamud9582 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah wa mawduuc aad u muhiim ah

  • @bashka7719
    @bashka7719 5 ปีที่แล้ว

    Jimca wanhsan ustaad omar waan kuraaxaystaa barnaamijyadaada xigmada iyo dhiira galinta ah🖐
    Mahadaanid

  • @zakisoleiman4287
    @zakisoleiman4287 ปีที่แล้ว

    Masha allah waa topic fcn

  • @abdishakurawl1773
    @abdishakurawl1773 5 ปีที่แล้ว +40

    War wlhi waan dhaartaye.. kii kowaad ayaan ahay.. horta maa waalantihiin..
    Yaanan arkin qof igu haysta

  • @saluumisaid8471
    @saluumisaid8471 5 ปีที่แล้ว +1

    بارك الله فيك اخي عمر

  • @abdrizakboss1067
    @abdrizakboss1067 5 ปีที่แล้ว

    Mansha alh walal muqalada noo soo badi walal cumar hore u soco😍

  • @daadirs3753
    @daadirs3753 5 ปีที่แล้ว

    Jazaakallahu kheyran wlaal aan jeclahy cumar inshaar. Wxaa kle oo jira kutubo kle oo nafci bdn sida: 1) Think and grow rich 2) Rich dad poor dad 3) increase your financial iq iyo qaar kle

  • @mohamedjama8233
    @mohamedjama8233 5 ปีที่แล้ว

    Thanks wll alle ha ku barakeeyo

  • @himiloproduction6046
    @himiloproduction6046 5 ปีที่แล้ว +1

    mahadsanid macalin cumar inshaar

  • @cabdirahmanibraahim1162
    @cabdirahmanibraahim1162 5 ปีที่แล้ว

    Horey usoco omer runtii subax walba waan dhagaystaa videoyadaada M.ALLH ALLH GO FORWARD DEAR

  • @ileesmediapro
    @ileesmediapro 5 ปีที่แล้ว

    Wllky omar inshar tnx
    Sida aad mooduucyada tayada leh inuu soo gugbiso

  • @abdulahihamuume1513
    @abdulahihamuume1513 5 ปีที่แล้ว +23

    #OGAANSHO HALKA KA WAD DADKA NOLOSHA KASI DHICI RABA BA BADBADISA

  • @habonmohamed4548
    @habonmohamed4548 5 ปีที่แล้ว +1

    mnsha allaah wlo omer aad ayaa ku jacayl wlhi videoga anigoon daawan ayaa like isa wlhi go forword br

  • @Quulle-ibnu-quulle
    @Quulle-ibnu-quulle 5 ปีที่แล้ว +4

    Masha all omar inshar jumce mubarik

  • @abdikadirnurdahir868
    @abdikadirnurdahir868 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah akhii jisaakalaa kheyr

  • @saciidyaxye9109
    @saciidyaxye9109 5 ปีที่แล้ว

    جزاک الله علی خدمتنا مھمه

  • @ammatullahshamsa2963
    @ammatullahshamsa2963 5 ปีที่แล้ว

    mashaa allah mahadsanid ustaad

  • @abdiwasac3848
    @abdiwasac3848 5 ปีที่แล้ว

    Mansha allah wll omer allaha ka jazi mariyo

  • @yaxyeabaayuup2172
    @yaxyeabaayuup2172 4 ปีที่แล้ว

    بہت شکریہ مھربانی 100%

  • @abdulkadirgacal3267
    @abdulkadirgacal3267 5 ปีที่แล้ว

    Aad baad ugu mahadsantihiin ogaansho 100%

  • @jamesbrownbrown7062
    @jamesbrownbrown7062 5 ปีที่แล้ว

    Waa mahadsantahay Allah KU barakeeyo

  • @engbashirsaid6255
    @engbashirsaid6255 5 ปีที่แล้ว

    Aad iyo aad baanu kaaga mahadcelin
    Soo gudbintaada iyo cilmiga aad nala wadaagtay go forward

  • @mohamedabdi5103
    @mohamedabdi5103 5 ปีที่แล้ว

    Masha allah waleee waaaa arin muhiim ah