Talo Iyo Dardaaran Ku Socota Ganacsatada Yar-Yar || Best Advice For Entrepreneurs | Cabdalla Nuux

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 63

  • @mukhtaarabdi3817
    @mukhtaarabdi3817 ปีที่แล้ว +22

    In badan baa shaqaale soo noqday waxaa ka soo qaatay daruus tii ugu fiicnayd oo anan jaamacad ku dhigteen shaqaalanimadu waa fiicantahay inaad soo marto waayo waxad ku baranaysaa dad la dhaqanka dhabar adayga lkn ha isku ilaawin marka aragto inaad ka maarmi karto inaad aadane u sii shaqayso iskaga tag waliba qorshe uga tag baraanaamij aad diyaarisay uga badalo marnaba cidlo haku soo dhicin

  • @mustafaadan4249
    @mustafaadan4249 7 หลายเดือนก่อน +6

    maanta waa 5/march/ 2024 5sano kadib booskan manta tagnahy midk sareysa ayaan rijeynayaa insha allah hadu ilahay idmo

    • @abdallesaxnuuni1699
      @abdallesaxnuuni1699 5 หลายเดือนก่อน +1

      SXB 5 SANO WAA WAQTI DHEER ANIGA WXN ISLEYHY 5 BILOOD KGU FILAN

    • @mustafaadan4249
      @mustafaadan4249 4 หลายเดือนก่อน

      @@abdallesaxnuuni1699 5 bil waa wax 1% ah iney dunida ii kufto wa laga yaba balse hadii dadal ladhaho 5 sano xitaa 5ta sano iguma filna isleyahay dadaal dheer iyo waqti badan aye ubahantahy inad Mal qabeen noqoto waxyar maha🤞

  • @kulmi1
    @kulmi1 ปีที่แล้ว +8

    Subxana Allah wabixamdih subxana Allah Al cadiim wa Allahu akbar

  • @Shacbaandauus9
    @Shacbaandauus9 2 หลายเดือนก่อน +2

    Wad walantahay ban kuso xasustay aniga la igu dhihi jiray wad walantahay waxasi ma heli kartid macquul mahan ma shaqeynayan isla wixi bana keenay sidi an rabay bana ka dhigay hada alxm lkn hoyadey iyo walalalahey wad so walatay bey dhihi jireen se allah baa mahad o dhan u sugnatay

    • @abdiselamsultan
      @abdiselamsultan 2 หลายเดือนก่อน

      Mashallah Hambalyo abayo

    • @Shacbaandauus9
      @Shacbaandauus9 2 หลายเดือนก่อน

      @@abdiselamsultan thank u bro

    • @abdiselamsultan
      @abdiselamsultan 2 หลายเดือนก่อน

      @@Shacbaandauus9 xage jogta quruxey

  • @ahmedm.hassan7841
    @ahmedm.hassan7841 2 ปีที่แล้ว +11

    MashAllaah Mohamed, رفع الله قدرك ,

  • @axmed3975
    @axmed3975 2 ปีที่แล้ว +11

    Asc waa mahadsan tahay waana kaa faaiidnay 1suaal waa la ii shaqeeyaa warkaaga waa qaatay laakin marki aan dhuubto haddii leyga yaaco soow xanuun maaha tusaale howsha markey wanaagsaneyd waa u roonaan jiray

    • @madadaalomedia148
      @madadaalomedia148 2 ปีที่แล้ว

      Lagaama yaacayo waayo abaal ayad ugashay

  • @BEERYAHAN
    @BEERYAHAN ปีที่แล้ว +4

    Waxaan ahay beeraleey HADDA waxayna ahayd mihnad aan jeclaa muddo aad u fog. Weli kama lib-gaarin balse waan ku faraxsana runtii.

  • @kaamilabdirahman210
    @kaamilabdirahman210 2 ปีที่แล้ว +10

    Masha Allah wax badan ayaad noo faaiidaysay macalin
    Mahadsanid

  • @mubarakyare8570
    @mubarakyare8570 3 ปีที่แล้ว +5

    Mnshlaah wlhi aad baan iisoo jiitay isoo dira nambarkiina please

    • @hantijire
      @hantijire  3 ปีที่แล้ว

      mahadsanid walaal ku soo dhawoow Hant-Jire Consulting

  • @lunibark9978
    @lunibark9978 7 หลายเดือนก่อน +1

    500$ hadaan heli wax yar ku samaysan lahs yacni meel hoose kaso bilaabi lahs

  • @AsmaAsmaay
    @AsmaAsmaay หลายเดือนก่อน

    Masha allah tabarakallah waa aqnnyahan waxgarada mahadsanid wl

  • @suldanseerarchanel6650
    @suldanseerarchanel6650 2 หลายเดือนก่อน

    I,a bishan aya ganacsi bilaabey 2sano kadib ina wx weyn iska badala rajeynaya

  • @DuniyoAli-y6l
    @DuniyoAli-y6l 6 หลายเดือนก่อน +2

    Ganacsi ayaan rabaa ina bilawo insha allh sanadkan wana cabsana ma aqaan sawabta

    • @anuushmohamud4571
      @anuushmohamud4571 6 หลายเดือนก่อน

      Aniga xitaa kula mid baan ahay😮😊

    • @meymuunabdirizaq3741
      @meymuunabdirizaq3741 2 หลายเดือนก่อน

      Abyo anigaba waa rabàa talow fikir iyo dhiiri galin ma isku darsan karnaaa

  • @ApdikarinNasir
    @ApdikarinNasir 4 หลายเดือนก่อน +1

    RaxmankU cimriga iyo caafimadka ha kUu barakeeyo ustaaD❤❤

  • @mohamedshirdoon7152
    @mohamedshirdoon7152 3 ปีที่แล้ว +4

    Manshlha waa tusalaa.fiican

  • @maxameddeeq9346
    @maxameddeeq9346 3 ปีที่แล้ว +4

    manzha allh mhdzanid wll

  • @maxamed19ib
    @maxamed19ib ปีที่แล้ว +1

    Walaal barnaamijyo badan ka soo samee arimahaañ gnacsiga

  • @mustafedheelaye7624
    @mustafedheelaye7624 2 ปีที่แล้ว +3

    Shukran brother

  • @goljanogsm
    @goljanogsm 2 ปีที่แล้ว +3

    Maashaa ALLAAH lkn yaa shaqayn

  • @dr.snimcodolar7609
    @dr.snimcodolar7609 2 ปีที่แล้ว +3

    Good job

  • @Mohametcadaani
    @Mohametcadaani ปีที่แล้ว +3

    Vediogan waan ku ceshceshadaa marwalba , talanted man , mansha alkah❤ kamana daalo markasta waan dhagaystaa , hadana business ayaan run garaynayaa oo bilaw ah ❤❤ laakiin this man is very smart mansha allah ninkan inaan live ula kulmo rabaa hadii layga caawin karo waan jeclaan lahaa cdii meel iigu sheegaysa

    • @hantijire
      @hantijire  ปีที่แล้ว +1

      Aad baad u mahadsan tahay walaal Mohamet, gacmo furan ku soo dhawoow.
      Xafiisku Waxa uu ku yaalaa Hargeisa, Somaliland. Dhismaha Ali Gobanimo(Waqooyiga Jaamacadda Gollis) dabaqa 2aad...

  • @mohameddirie3054
    @mohameddirie3054 ปีที่แล้ว +2

    good advices

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 2 ปีที่แล้ว +7

    Masha Allah good Advice👍🏿👍🏿

  • @farhiyaabdi5738
    @farhiyaabdi5738 2 ปีที่แล้ว +2

    hadal xigmadaysan😯👍

  • @mouhoumedeleyehyabeh8621
    @mouhoumedeleyehyabeh8621 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah Eng Abdullah keep going bro

  • @ahmedshekhclaahi5223
    @ahmedshekhclaahi5223 2 ปีที่แล้ว +2

    Waw

  • @apdimalikahmed293
    @apdimalikahmed293 2 ปีที่แล้ว +2

    Machaa allaah Talo wngsan

  • @jeeni-goroyo5354
    @jeeni-goroyo5354 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid inbadan masuul

  • @mahadmuuse235
    @mahadmuuse235 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha alaah talo wanagsan

  • @aidarousabdillahi2375
    @aidarousabdillahi2375 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah talo wanaagsan weeye Alle haku xiftiyo Aqoonyahan

    • @AbdiNunow-j2v
      @AbdiNunow-j2v ปีที่แล้ว

      Hgcy'abfje😊❤😢qjkqjgkjd'hhuhj😊

  • @maxamed19ib
    @maxamed19ib ปีที่แล้ว

    Ilma adeer yaalow ninkaan magaciisa isheega

  • @amalmaxamed1461
    @amalmaxamed1461 2 หลายเดือนก่อน

    Allah haku sharfo ustaad

  • @axmedcabdiraxmaan8145
    @axmedcabdiraxmaan8145 8 หลายเดือนก่อน

    Wlhi zhpayal ninkan waa special one

  • @tayozirsaleban5046
    @tayozirsaleban5046 ปีที่แล้ว

    Masha allah talo wanaagsn weye runtii alle haku sharfo

  • @NuurtoIbrahim-e7b
    @NuurtoIbrahim-e7b 5 หลายเดือนก่อน

    Masha alah

  • @habuubamaxame4623
    @habuubamaxame4623 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @ANASFX
    @ANASFX ปีที่แล้ว

    Mnsha allh

  • @idrissabdillahi8690
    @idrissabdillahi8690 9 หลายเดือนก่อน

    Thanks

  • @CabdulahiBulshaawi
    @CabdulahiBulshaawi 2 ปีที่แล้ว

    Masha allh ustaad

  • @abdirisaqmawlid4707
    @abdirisaqmawlid4707 2 ปีที่แล้ว

    Mashaa allah

  • @ahmedmohamedomer9451
    @ahmedmohamedomer9451 2 ปีที่แล้ว

    Cabdala SLN sare macalin

  • @mustaphemahdi1
    @mustaphemahdi1 ปีที่แล้ว

    Thanks

  • @calimuuewadaad8359
    @calimuuewadaad8359 7 หลายเดือนก่อน

    ❤❤

  • @sameerayousef8047
    @sameerayousef8047 2 ปีที่แล้ว

    Masha alah waano wanagsan

  • @mohamudibrahim6603
    @mohamudibrahim6603 2 ปีที่แล้ว

    Good

  • @claahimaxamedcali8812
    @claahimaxamedcali8812 ปีที่แล้ว

    Maashaa allaah

  • @leylaaliisgoowe7242
    @leylaaliisgoowe7242 ปีที่แล้ว +1

    ماشاء الله تبارك الله كلامك صحيح إن شاء الله يفهم الناس