HA OOYIN😢😔WALAALO♥️💕❤️💞🌷💗🌷🫀🎉🎉♥️💕ADUUNKU WAA GOOB MUUMUNKA LAGU INTIXAAMO!! WAAD KA GUDBIYEY BRIDGE-KAN ADAG(IN SHAA ALLAH)🤲KHEYR BAAD KU DAMBEYN(ALLAHUMA AAMEEN)🤲🤲🤲
Ilmaha yari hadii uu anbado waxuu socon karaa haduu u bato 2km sidaa awgeed halkaa waxa ka cad ninka in la xaday ma markii la helay la qarsaday, hadii sidaa aanay ayn meeshii laga helay ama tukada ugu dhaw ayuu ka baafin lahaa si fudud ayaana loo heli lahaa,
Wallee ninraggi waakii soojaba inder inta Cimriga kaagahadhay Alle khyr oodha haku waafajiyo
Amiiiin amiiiin
Ninkan Aabihisii originalka ahaa ee uu ka lumay ayaan aqaanay way isku eeg yihin Allah haw naxariste
HA OOYIN😢😔WALAALO♥️💕❤️💞🌷💗🌷🫀🎉🎉♥️💕ADUUNKU WAA GOOB MUUMUNKA LAGU INTIXAAMO!! WAAD KA GUDBIYEY BRIDGE-KAN ADAG(IN SHAA ALLAH)🤲KHEYR BAAD KU DAMBEYN(ALLAHUMA AAMEEN)🤲🤲🤲
Alle ha ku soo dhaweeyo reerkiina wll
Idamka alle
War muxuu oogu sheegay Hadii uusan yaraaantiisii u sheegin 😢
Waa khaadaar Allaahaa kuuqooraay.
Iskaasaamiir waalaal Allaahaa baakuuguufiilaan.
magacyada ilaahay 2 xabo sheeg🥺❤
Al malik Al qudus Al salamu Al muminu Al muheyminu Al casisu Al jabaru wakas jwb tada 🫡🤲
Alraxmaan alraxiim
الصبور
الشكور
الحي
القيوم
الواحد
الأحد
War waxan walagu shaqaystaa waa shekadi yuusuf
😂😂😂 Yusuf wakee nimcooy
@@dr.khyriabasheir5064yusuf waa wiil soomaliyeed oo 30jir ahaaa reerkiisa ka maqan oo baadi goob ugu jiro 😢
Wakhtiga soo kooba, kana hadla waxyaabaha muhimka ah.
لاحول ولا قوة الا بالله 😢😢😢
Alla waanu wada ciyaarijiray waxa aanu kunaanaysi jiray cabdixero aayadii aabo waxa la odhan jiray nimco Haariye intay miyi ubaxeen ayuu lunmay maashaallaah wll waan ku salaamayaa
I'm sorry 😭😭😭 subxaanallaah subxaanallaah 😭
Allaah Hakuso dhaweeeyo
Reerka
Ax Allah Haku gargaaro wll
Ilhy qalbiga haku qabojiyo
Sorry adeer Aabo 😭
Ima soo jiidan sheekadan. Waqtigii wuxuu ku dhameeyey asigoon ka hadlin wuxuu meesha usoo fariistay!
Qaybaha danbe ee lasoo galiyay daawo neefoow.
Wx Hubso ha ciyin sidii ey qayba danbe bay leedahay
Allah hayow u gargaar
walahi waamurug aad u xanunbadan 😢😢
Ilmaha yari hadii uu anbado waxuu socon karaa haduu u bato 2km sidaa awgeed halkaa waxa ka cad ninka in la xaday ma markii la helay la qarsaday, hadii sidaa aanay ayn meeshii laga helay ama tukada ugu dhaw ayuu ka baafin lahaa si fudud ayaana loo heli lahaa,
Nin raga balse wakhtigu ciiley 😢😢
Alle aduunka haku ciqaabo ina iley dhibaato ayuu ku ahaa umada
Run taa wye wll
Alha kusoo duaweeyo
Ninkii qarsaday markuu arkay inuu gabooyay geerina warka u saaran yahay ayuu runta u sheegay ee hadii aanu qarsan oo uu sheegi lahaa ama uu gayn lahaa halkaa uu ka helay markiiba waa heli lahaa allah maxuu habaar shaqaysta 40 sano ayuu waalidkii oohin ku jiraa aabihiina waxuu dhintay isagoo sidii ugu abdirisaaqoow leh
Wu damaciye ikaaar bu ka shaqeystey marku 2jir ahaa muu dhaho halkaasan kaa helay wu heli lahaa aabihii iyo hooydiis ax wllhey waa xanuun
Ninka ninka soo koriyay nasab buu aha lkn kaliya waxa ka dhinayd inu baafiyo intay goori goortahay alle haw soo dhaweeyo ehelkiisi
😢😢😢😢😢
Waa qisadaan markii DNA la qaadayay ayaan la socday
0:51 0:57 0:58 0:59 0:59 0:59 0:59
😭😭😭😭😭😭😭😭😭
KhaAkh khaaakh imisaa la dhahay
لا حول ولاقوة الا با الله
Waa danbi wayn in qofka laga qariyo xaqiiqda ah in dadka korsadey aanay dhalin waa in gior hore oo dhalinyarnimadiisa ah loo sheego
Wali waa runtii waxan nahay waxan nahay qaraabo raguu k a lumay ee day dayaayay ayaan ii sheekeeyay
May's hesheen hada
Dadka caruur aha korsafaa waa inay u sheegaan inaysan dhalin
Ninkan 2019ki ba magalo daroor la yira la kenay rerba qaty o d n’a u maqnayd e rerki may is yelan wayen 😢
حسبي الله ونعم الوكيل
✅💚🌷👍
ninkan shekadisa wan maqly doroor ban ka maqly lkn mantan arkay
Tabiyuhu murtidii bu ka dhintay
ilaahay dadka hakaadhigo walaalo
Sorry 😢😢 walahi waan naxaye
Arrintaa ninkan ka hordhici maaye wax ka dhihideede se wax yaabo baddan ayaa iga soo dhex baxay inta aan hadda dhagaystay.
Ax 😭
Markay dakantahay bay alle taqaanaa
لا حول ولا قوة الا بالله
Ogaaden cagdheer
Masheekadii yuusuf baa
Sheekada TikTok baa kasoo tuubo raacay
Subxan allah
Anaa was a ciidan ka dowlada
Qaybtii 2aad meeday
Jaw walee oohin danbe ayaan laygu khaldin oo Yusuf ba sawkii ooyayay hhhhhhh rabbi haka dulqaado qofkasto dhiban lkn halayska hubiyo waxa umada looso gudbinayo.
Yuusufku maxuu ahaa
Odeygii ciise ee abubakar la odhan jiray ee 15 sano markabka mareekanka lagu dhex hayey ayaan filaya in ay ujeedo😅😅
@@caliibrahim1830
Kaas yuusuf lama oranayne dad badan ayaana yusufka soo qoraya
Kf mdia MM TV sideedii yeyna idunku dhicin
mxa tv yda ku dhcy
💔💔😭😭😭🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻
waxaa iga xiga AMXAAR xurmiyo sharaf igu la nool,kkkk war ma amxaar baa xurmo iyo sharaf leh, anagaa maalinkasta idin leh aan heshiino isaaqaw wiil somaliyeed oo dambe yuu inaga niman , hadaad amxaar u yeeranaysan markuu bada isku dhajiyo oo ladagaalantaan ayaan arki doonaa
Part 2??
Ninkan cali jayte miyaa dhalay 😅😅
Makii horubadalay kana qofweynbatahayee maxa ku falaysa waxi ku dhalay
Weyficaantay heybtu in aad bilow iyo dhamaadledahy sorry 😞 😔 😟 🙁 😥 😿
From TikTok
😭😭😭😭💔
Wuxu ku jirey Amxaaradii 2006 koonfurta somalia, intoo meel amaana la geeyo halaga waraysto galitankii XAMAR e malatariga Amxaarada.tankle nin 12 sano malatriga aadka u naxariista DARAN AMXAARADA muxu la oyayaa
Adi Md taqana
Qoys dheh famli lahane
Waarya musalsalka wakhtiga waad nagu yaraysay ee hal saac ama 59 daqiiqo nooga dhiga plz waxayna isku laxan yihiin sheekadii abubakar odeygii ciise ee yidhi mareekan ayaa layga ìibiyey 15 sano markab igu dhex hayey😅😅😅
Oof wareen bay isku eg yihiin
Wax walba way kuugu hagaagi doonaan
Qeybti labaad aaway
Nin aDeerkaY weeyE imikA
see adr ku noqday,dadkisa ma helay
ma reer cabdi ciisaa ninku
Ninkaan hadal kiisu wuu isku qasanyahay wuxuuna
xeeyna u egyahay sheeko mala awaal ah sabab too ah waxaa isu geeyey raadinta waad kiisa iyo alshabaab waa sheeko layaab leh
Oo ma qofa walidki been ka shegaya
SHEEEKO QARARAC
th-cam.com/video/OYTcbHJWgZ8/w-d-xo.htmlsi=l2i_swAYWqzNvEAE
Isoo raaca somali wayney 🩵🙏