Asc. Sheikh Mustafa Allaha weyn waxaan kaga baryayaa in caqliga iyo maskaxda ku badbaadiyo,waxaad noo macneyneysaa khuwida Allaha weyn SWT iyo on aan laga quusan awooda Alle qalbiga gaalada waxaa ka buuxa rucub oo Illah ku beeray marka Islamka bogooda burcad allaha isu mariyo markaad ayey guleysanayaan Allahuma aamiin.
*Waxa dhibtuba ay ku dhacdey waa SUNI. Waakaase arag muslimiinta shiicada cid ku dhiiranaysa. Sababtu waa dad isku xiran oo kitaabka Alle dabaqay halka Sunniga dhexdiisa laysu adeegsaday oo aan xiriir la lahayn diintooda maanta. Bal ila arag hal hogamiye oo suni ah oo leh "Waar haynu midowno"*
Muslimkaa dhiban waa Suufiyo ama La Gumeeysto muslimkaa ladana waa Salafiyada khliijka dagan iyaguna waa kuwaa suuriya iyo Xamaas ku dhagan hada hadii la Dhaho aan Midoowno nacfi ma Leh OO aad baa Loo kala Fog yhy waxaa Jirtay xili sucuudiga loo soo Bandhigay ilaa Dhowr iyo 50 dowladood in ay Hal Dowlad noqdaan Sucuudiguna uu diiday Jaamacada Carabtana waxa Loo dhisay in aan Muslim isku imaan marka Dhibta gaalada waxaa ka Daran Dhibta Salafiyada ama Wahaabiyada
Allahu Akbar may Allah reward you my favorite sheikh mustafe haji Ismail
ilaahow cimri dheer iyo caafimad cibaado wanagsan ku sii.shiiq mustafe xaaji ismaaciil cilmigaga Somalia hadey ka faa,idaysan laheed way fiicnaan laheed masha Allah rabi haku xifdiyo
Ilaaheey hanoo xafido sheikh Mustaf waa Hanti ka mida Hantida guud ahaan Umadda Soomaaliyeed
Alle ha ku xafido sheekh
Asc. Sheikh Mustafa Allaha weyn waxaan kaga baryayaa in caqliga iyo maskaxda ku badbaadiyo,waxaad noo macneyneysaa khuwida Allaha weyn SWT iyo on aan laga quusan awooda Alle qalbiga gaalada waxaa ka buuxa rucub oo Illah ku beeray marka Islamka bogooda burcad allaha isu mariyo markaad ayey guleysanayaan Allahuma aamiin.
Maashalh
Waa sheekhii ugu horeeyay ee runta kasheegay siyaasada beenta ah ee ay sheegaan madaxda soomaalida runtana usheegay soomaali inayna xor ahyn UN gumaysto
Nimankan boqortooyo waa yuhuud markaa islaam ismadhaqaajin karo
*Waxa dhibtuba ay ku dhacdey waa SUNI. Waakaase arag muslimiinta shiicada cid ku dhiiranaysa. Sababtu waa dad isku xiran oo kitaabka Alle dabaqay halka Sunniga dhexdiisa laysu adeegsaday oo aan xiriir la lahayn diintooda maanta. Bal ila arag hal hogamiye oo suni ah oo leh "Waar haynu midowno"*
Muslimkaa dhiban waa Suufiyo ama La Gumeeysto muslimkaa ladana waa Salafiyada khliijka dagan iyaguna waa kuwaa suuriya iyo Xamaas ku dhagan hada hadii la Dhaho aan Midoowno nacfi ma Leh OO aad baa Loo kala Fog yhy waxaa Jirtay xili sucuudiga loo soo Bandhigay ilaa Dhowr iyo 50 dowladood in ay Hal Dowlad noqdaan Sucuudiguna uu diiday Jaamacada Carabtana waxa Loo dhisay in aan Muslim isku imaan marka Dhibta gaalada waxaa ka Daran Dhibta Salafiyada ama Wahaabiyada
@ahmedabdiaziiz4682 Suniga haakala qaadin. Dhamaantood diintii waaka fogaadeen markaas buu Alle ku salidey noocwalba oo neefsada. Waadiga u jeeda maanta. Sheekhan ila fiiri runta u sheegey dadkiisa suniga ah. th-cam.com/video/1z2MVWeWtcs/w-d-xo.htmlsi=Uz_EBBlX-m-MiC-3
@@ahmedabdiaziiz4682 sxb ma ogtahay in labadii wiil ee uu nebiga inantiisu dhashey " Faadumo " in midkood inta qoorta laga jaray Masar uu yaalo ilaa hada halka uu jismugu yaalay suuriya. Cida kajarteyna ahayd Suni ama awalkii hore loo yaqaanay khawaarij. Soo baar arinkaaas sxb adaa yaabi doonee. Ilahay fidnada ay khawaarijtu wadaan haa inaga qabto nooc walba ay yihiin. Ilahay umada Islamka kuwii nabad kuwada nool , aduunka kalena nabad kula nool haaka dhigo
Dadku in ay aamusaan baa fiicnaan lahayd.