Geediga Guusha: Ma Guuleysan Kartaa Garab La'aan Axmed Cumar (Shiine-Dollar Store)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 468

  • @RamlaAbdilaah-rw8ql
    @RamlaAbdilaah-rw8ql หลายเดือนก่อน +6

    6 sano kabacdi bn dawadey ano xalad adag iheesato l.n alleh ka rajeenaya inuu alle ii fudeediyo ❤🤲

  • @Arwa65169
    @Arwa65169 4 หลายเดือนก่อน +132

    2024 bn dawanaya anigoo tiktok kasoo raadiyay😭😭wn ilmeeyay wllhi

    • @MajiidJama
      @MajiidJama 4 หลายเดือนก่อน +3

      😢 aniga si kadis u arkay😢

    • @umurayaan3093
      @umurayaan3093 4 หลายเดือนก่อน +4

      Anigaba tiktok baan kasoo arkay wlh

    • @naimaabdihakiim7788
      @naimaabdihakiim7788 4 หลายเดือนก่อน +1

      Kulamidba ahy 😂

    • @iztarlinhassan3882
      @iztarlinhassan3882 4 หลายเดือนก่อน

      Aniga sidoo kale
      😢

    • @aamiindiiriye8085
      @aamiindiiriye8085 4 หลายเดือนก่อน

      Kula md

  • @yaqubburhan7858
    @yaqubburhan7858 3 ปีที่แล้ว +129

    Muddo 2 sano ah ayaan muuqaalkan ku soo cel-ceshanayaa mar walba oon niyad jab dareemo ama aan quus u dhawaado xaqiiqdii, rabbi ha u naxariisto boqoraddaadii wanaagsanayd adna ha kuu barakeeyo hantidaada.
    Waxaan aaminsanahay inaadan garab la'aan guulaysan anigu, sababtoo ah waxaa garabkaaga taagnaa labo hadday ku garab istaagaan aadan u baahnayn cid kale; Alle SW iyo Xaaskaagii wanaagga iyo samirka badnayd.
    Sidoo kale mahadsanidiin walaalaha muuqaalkan inaan daawanno inoo fududeeyey.

  • @UgbaadJaamacxuseen
    @UgbaadJaamacxuseen 4 หลายเดือนก่อน +26

    6years ka dib dawanya video dhibta u so maray mid la mid ah I hasta alleh hamiga nolsha ka leyahay alleh ha irumeyo anig iyo inta ila midka ahba🤲

  • @osmanzuldan3055
    @osmanzuldan3055 5 ปีที่แล้ว +37

    WiilkaN wxa uu aad ugu haboonaa in loogu yeedho TEDX Somali
    This is Awesome GuY

  • @goldenabdekreem4743
    @goldenabdekreem4743 6 ปีที่แล้ว +150

    Waa videogi igu saamynta bdnaa intaan youtubeka dhex joogay !
    "Hadaan gaari kula jirin, ileen noloshu guul maleh" ❤
    Alle nxristi jano hku kulmiyo 🙄

    • @abdishakur500
      @abdishakur500 5 ปีที่แล้ว +2

      Waa run wllo nolosha qof kula fahma muhim uah

    • @osmanzuldan3055
      @osmanzuldan3055 5 ปีที่แล้ว +1

      Waa la dhceye niyow lkinse halkuu Jooga wiilkani

    • @aliabdallah2024
      @aliabdallah2024 5 ปีที่แล้ว +1

      @@osmanzuldan3055 hargaisa bro

    • @osmanabdi233
      @osmanabdi233 4 ปีที่แล้ว +1

      😢😢😢

    • @sxpfcniyowllba2793
      @sxpfcniyowllba2793 3 ปีที่แล้ว +1

      Amiin has sxp

  • @leylasheekh6368
    @leylasheekh6368 5 ปีที่แล้ว +20

    Masha Allah wa geesi rageena hadi laga helo 100 Nin oo la mida Ahmed geeska Africa anaga aya hogaanka u qaban laheyn
    U tube faaido laga helo maanta arka inta diinta ka aheyn ino so badiya programmes sidan oo kale ah Jizaka Allah Kheyran

  • @ayanomar1085
    @ayanomar1085 ปีที่แล้ว +12

    Mashaallah tabarakallah walaalo walahi waa runtaa anigaba maali qof ehelkaygaa ayaan arin ganacsi la wadaagay balse niyadaa ayuu iga daily lakiin imaan joojin ee taydii ayaan Ku dhaqaaqay maantana alxamdulilaah mulkiilay ayaan noqdan mashaallah tabarakallah adigana jzkallahu khayran wllo

    • @shuundheer5109
      @shuundheer5109 4 หลายเดือนก่อน

      Alleh haku barakeeyo wll

    • @ubahhindi841
      @ubahhindi841 3 หลายเดือนก่อน

      Alle haku barakeeyo

  • @maryansahalmaxamed-yu9zk
    @maryansahalmaxamed-yu9zk 4 หลายเดือนก่อน +40

    6 sano kadip ayaan dawanaya muqalkan ilaahy hamigeyga ha ii rumeeyo ❤😊

  • @The-BoY-x5r
    @The-BoY-x5r 4 ปีที่แล้ว +36

    2 year ago ayaan Daawaday hadana Waan Daawanaya wali TH-cam Kuma arag Video ka Saamayn badan👏

  • @abdalehassan7006
    @abdalehassan7006 3 ปีที่แล้ว +12

    Video gaan waa midka igu saameynta badna aan nolosheyda arko Mr Ahmed runtii wuxuu mudanyahay ku dayasho waana nin mayal adag thank you sir
    Allahi guuliyay aya mahado dhami usugnaatay

  • @naum644
    @naum644 4 หลายเดือนก่อน +18

    La hadalka ilaahay uu nin kan ka hadlay iskaga Mid nahay marka laga yimaado ducada ilaahay waa ii saaxiib waanan la faqaa
    Waxaanan ula hadlaa sidii qof i hor fadhiya o kale guulo badana waan ka gaadhay Alxamdulilah

    • @MajiidJama
      @MajiidJama 4 หลายเดือนก่อน +1

      😢

    • @NadarYarey
      @NadarYarey 4 หลายเดือนก่อน

      Ilhey qof hakutilmaamin hana barbardhigin wll ilhey wax loodhigo majidho dambi waaye waxaa tiri

  • @DrDeyr
    @DrDeyr 6 ปีที่แล้ว +25

    Sorrowful story turned into joyful story; by the power of Allah and their effortful. Awesome.

  • @drsawomohamed
    @drsawomohamed 5 ปีที่แล้ว +13

    Wlhi qalbigan ka ooyay wllo Alle xaaskadana ha u naxariisto adigana ganacsiga haku siyadiyo

  • @nasrindabcad2422
    @nasrindabcad2422 5 ปีที่แล้ว +39

    Abowe qisadada wey iga ohisay wlhi qof ilhy leh ma hoogo

  • @hamsehmahamud2033
    @hamsehmahamud2033 3 ปีที่แล้ว +4

    Mcha allah dadaal iyo joogtayn iyo rajo iyo samir ayuu ku gaadhey hadafkiisii runtii wax badan ayan ka faaidey qisada ahmed runtiii dhowr jeerna wan dawadey.
    👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @faysaladan5954
    @faysaladan5954 5 ปีที่แล้ว +18

    Waxan umaleynayaa inan ahey
    Qofki u danbeeyey ee dawada qisadan adka u qiimaha badan alle ha unaxariisto xajiyadadi adina alle haku si wado nimcada ad ku jirto

  • @izmahanindhojacyal4209
    @izmahanindhojacyal4209 2 หลายเดือนก่อน +3

    Qofka nolosha adag kula maraa pls sida rag qaar ha ilaawin abaalka wiilku qiima badan mashallha 2024

  • @abdishakurfarah4132
    @abdishakurfarah4132 5 ปีที่แล้ว +17

    Waa qiso mudan in lagu cibro qaato,mahadsanid shiine.

  • @sukaymasulub8186
    @sukaymasulub8186 4 ปีที่แล้ว +11

    Ax’s habo qali niciim 😭😭😭😭😭😭adunka majirina qof kaficina hbo alle kunaxriso 😭

  • @ifraaxaxmed7278
    @ifraaxaxmed7278 2 ปีที่แล้ว +4

    Waan ku salaamay anigu waxaan macalimad u ahaa inanyar uudhalay iskuulku wuxuu ahaa biritish waan arkay marxuumada allah ha unaxariisto

  • @libanahmed791
    @libanahmed791 5 ปีที่แล้ว +11

    Masha Allah ku mahadsanid wll sida qurxon ee ad noga qisaysay Guusha Ganacsi ee ad gartay, wxn ka bartay dhowr arimod oo ay ka mid yihin:-
    1-Ku kalsonida Rabbi
    2-Dream ku gubo inu jiro
    3-Ka go'nasho inad ledahay
    Samir & dulqad inad u yelato caqabadaha ka hor imanaya.
    Waxan Alle uga baryaya inu janatul firdow geyo walashen oo runti ahayd qof kalin mug leh ku lahayd nolashadan quruxda bdn garideda.
    Ugu danbeyna wll Allaha ku siyadsho hab fikirkaga fcn & kartidada qofeed
    Mahadsanid

  • @hanathzeeko7964
    @hanathzeeko7964 3 ปีที่แล้ว +3

    I never seen before my life this video has more effect
    Alle ha u naxariitso marwadaadii
    Hadaan gaari Kula jirin ileen noloshu guul maleh

  • @abdifatahomar9357
    @abdifatahomar9357 5 ปีที่แล้ว +12

    Muqalkan saaameyn weyn bu nolasheyda ku yeeshe qisoyinka qar wan ka simanahay walal e fikradahada wan la dhacay your a hero Intan TH-cam dawanaye muqalki igu sameynta badna wa adiga walal xita wan ka sexani waye markan dawde fikradahada walal xita waxan bilawe inan sagalka sac o hawenimo ka so toso hurdada sidan hayankeyda oga Mira dhaliyo wlhi fikrado badan o an dhageyste horan ayan u aminsana mida qoral ban sameya ad tire wan leyahay bugag badan aniga an qortay ba jirtaa e walal marwadada Alle ha u naxaristo inshalah misajidna wax ogu dar o wax badan u sadaqe intas na wa talo walal

  • @marisaabdi6896
    @marisaabdi6896 4 หลายเดือนก่อน +5

    6sano kadib ayaa dawanaya yaa rabi hamigeyga iyo riyooyinkayga irumee😢🤲🤲

  • @korantoqaasim8310
    @korantoqaasim8310 6 ปีที่แล้ว +66

    حقيقة هي قصة حزينه أتمنى أن يجمعكما الله بكم الفردوس الأعلى 😢

  • @sabiriin1234
    @sabiriin1234 4 หลายเดือนก่อน +2

    6 sano ka dib maanta ayuu alle qadaray inaan dawado 😢 allaha ku barakeyo wll xogaga iyo xolahagaba , ilahay ha u raxmado qofkaagi qiimaha badnaa .

  • @husseinsomalilander5398
    @husseinsomalilander5398 5 ปีที่แล้ว +8

    Waa vedio aad u qiimo badan
    Waxan aad ugu mahadcelinayaa
    Fatxi maxamud cumar
    Allh haku sharfo zxp

  • @Susu_01-hb8zj
    @Susu_01-hb8zj 3 หลายเดือนก่อน +2

    6 sano kadib ayaan daawanayaa samir iyo adadeyg ayuu ku dhaafay duruufta nolosha xaaskiisana alle ha u naxariisto anigana hamigeyga alle ha ii rumeeyo

  • @MMHaji1
    @MMHaji1 4 ปีที่แล้ว +4

    Walaal tusaala nool ayaa tahay. Xaqiiqatan dabaceedehena dhanka u adkeysiga nolosha iyo hal abuurka meela badan ayey iskaga egyihiin. Nolow oo sii horumar🙏🏻

  • @princesspalqisa2423
    @princesspalqisa2423 2 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah aad ban u qiirooday🤔🤔😢😢 dhiirigalina waad iinoqotay walal qaliya Allah ku cizeeyo

  • @adamahmed6555
    @adamahmed6555 5 ปีที่แล้ว +11

    Waa video gii iigu saamaynta badnaa een daawado kamana daalo 1sano waan kusoo celceshadaa runtii wax badan buu noloshayda kabadalay waxyaalo badanna iskaga midbaan nahay sida intaad shaqo ad hayso daacad u ahaato hada waxbadan baan badalay waxaan xor u ahay baan wadaa ilaahay haygu guuleeyo

  • @xamdixamda5214
    @xamdixamda5214 3 ปีที่แล้ว +8

    Aad ayay iidhiragalisay qisadadu
    Waxan ahay inanyar adunkana inay kagarto hamigeda insha allah malin malmaha kamida sidada guushayda kasheken doona allaha kubarakeyo nolashada

    • @abdijibarhersi2859
      @abdijibarhersi2859 9 หลายเดือนก่อน

      Kawrn 3sano ka bacdi weli wax ma bilowday

  • @nasriinadow3298
    @nasriinadow3298 5 ปีที่แล้ว +2

    Cajiib wlh wa qiso cajiib ah alle ha unaxariisto xaaskadi dhibka kugu samirtay ganacsigaadane alle haku barakeeyo

  • @MohamedAhmed-op5uo
    @MohamedAhmed-op5uo 6 ปีที่แล้ว +14

    * Hadaan garri kula jirin
    * Ileen noloshu guul male
    Ilhy ban uga baryaya inu janatul fardowsa geeyo una naxarizto
    Amin amin.
    Kudayshad mudantay wllo ahmed adna Ilhy inta ku hadhayna guul hakugu dhameyo
    Amin alhyow
    Adpad u mahdznty.

  • @ghaith2431
    @ghaith2431 5 ปีที่แล้ว +12

    Amazing presentation, story, love, feeling with reality.
    May Allah s.w.t preserve you Ahmed Omar Shine.

  • @hodanyussuf7915
    @hodanyussuf7915 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa Allah tabaraka Allah makuu qofku hadaf uu leeyAhay ilaahayna uu isku xiro guusha wuu gaari dadaal badan oo uu sameeye iyo Allah oo la garab qabtay wuu ka miro dhaliye

  • @xamsekieze3243
    @xamsekieze3243 5 ปีที่แล้ว +23

    This kind of video effect in my life that i have never seen before

  • @somalilander5185
    @somalilander5185 6 ปีที่แล้ว +11

    masha allah shiine ilahay hamigaag inta dhimana ha kuu fududeeyo thnska wll wax fican ayaanu kaa faidanay

  • @haboonabdi-lt5xw
    @haboonabdi-lt5xw 4 หลายเดือนก่อน +4

    Wlhi xaqiq wa qiso runtii ku cibro qaadasho mudan Waxan dawanaya 23Jun 2024 insha Allah guul

  • @walaallee715
    @walaallee715 6 ปีที่แล้ว +6

    axmad cumar aad bad umahadsantahy sidaad nola wadaagtay qisooyinkaaga runtii cashar aad umihiima ayuu nooyahay runtii waxbadana waan kafaa iidnay wllo 100% kudayasho aayad mudantahy

  • @Ibnuahmed678
    @Ibnuahmed678 2 หลายเดือนก่อน +1

    2018 aya laso dhigay vedio TH-cam balze cawa ay taariikhdu tahay 20/8/2024 after 6y. Masha allah alle ha u naxariisto xaaskaga🤲

  • @MuniirHazan
    @MuniirHazan 4 ปีที่แล้ว +7

    Masha alaah wllhi waxaan kaa faiday guulo badan waxa hubaalana inaan insha alaah balanqadayaa inaan hamigayga rumeeyo

  • @muqaldevelopmentorganizati3638
    @muqaldevelopmentorganizati3638 6 ปีที่แล้ว +5

    axmed cumar alle haku daayo waad qisaysay maskaxdane waad dhaqaajisay waa maqalmuuqaalkii iigu qisadabadnaa noloshayda

  • @zaraquen130
    @zaraquen130 2 ปีที่แล้ว +3

    Qisadan waan soo raadiyay
    Guulayso wllo
    Alle haw naxariisto xaskaagi😭😭😭😭😭😭😭

  • @HalacAhmed
    @HalacAhmed หลายเดือนก่อน +1

    6/9/2024 ilaahay naxariis waasaca ha siiyo xaaskiisi hana u barakeeyo noloshiisa🥲

  • @NawaalNawal9684
    @NawaalNawal9684 4 หลายเดือนก่อน +6

    After 6years manta ayan Arkay video gan 2024

  • @abdikariimcadib1340
    @abdikariimcadib1340 5 ปีที่แล้ว +15

    qiso aad uxanuun badan
    iyo dhiiri gelin wcn
    alle janada hageeyo xaskii sharafta lahayd

  • @muktardiyad93
    @muktardiyad93 4 หลายเดือนก่อน

    Subxanalah this man explained me from A-Z and I'm know a father of 4 Alxmlh I'm settled.

  • @maanmaalchannel6918
    @maanmaalchannel6918 5 ปีที่แล้ว +5

    mahadsanid Walaal aad baan kaaga faa'iideystay.

  • @OumaimaOogle
    @OumaimaOogle หลายเดือนก่อน +1

    2024 ban dawanaya muqalkan insha allh wxu I noqon dhiri galin an mar walba ku cesh ceshto mrka niyad jabo ba

  • @siadcabdihusen4390
    @siadcabdihusen4390 4 ปีที่แล้ว +2

    alle haku daayo waaya arag jab soo.maray niman jabin jidka guusha magaaaro waankaaga mahadcelin inad waayahaagii nolosha nala wadaagto.

  • @FathiHirad
    @FathiHirad ปีที่แล้ว +2

    HADAAN GARI KULA JIRIN WALEE NOLOSHU GUUL MALEH.
    DALINYATOY HA LA DADAALO HALA XANUUNSADO SI LOO GADHO NATIIJADA.
    20/10/2023 WAA CAWA OON AAD II DHIRI GELIYAY WALALKAY AHMED CUMAR.

  • @hamseabdiali5045
    @hamseabdiali5045 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah
    Guulayso 2da daaroodba I.a
    Alle xaaskaagana jano fardawsa haku abaal mariyo. Sbbaha guushaada ayy kamid ahyde

  • @hamdanuura1660
    @hamdanuura1660 5 ปีที่แล้ว +9

    Runti Ahmed Nolasha uu soo maray waa Nolol Qiiro leh😭

  • @AyaanMaxamuud-ot6wh
    @AyaanMaxamuud-ot6wh หลายเดือนก่อน

    MashaAllah Alle cimriga iyo caqligaba haku barakeyo runtii waa vedio dhiiringalin ah

  • @mohamedabukar2192
    @mohamedabukar2192 6 ปีที่แล้ว +4

    Masha'allah runtii waa nin ku dayasho madan akhlaaqda iyo allah ku kalsoonaanta ( iimaanka) ilaaheyna ha u naxariisto lamaanahaagii kugu sabirtay daruufihii adkaa ee ku soo maray waxaan ku leeyahay ilaahey ha kuu barakeeyo dad iyo duunyaba INSHA'ALLAH.

  • @hiboali4174
    @hiboali4174 5 ปีที่แล้ว +13

    ilahayow hamigya i rume ya rabi more duco

  • @mohamedabdirahman2870
    @mohamedabdirahman2870 5 ปีที่แล้ว +1

    Waadku mahadsantahay walal Mohammed qissada kusaabsan isbaddelka nolosha iyo guusha aad innala wadaagtey.

  • @XaawoAfcad
    @XaawoAfcad 3 หลายเดือนก่อน +1

    Qiiso xanun badn wyh😭ilahy janadii haka warabiyo xaskiisa🤲😭

  • @ummuharuun5397
    @ummuharuun5397 10 วันที่ผ่านมา

    Waa qiso cajiiba illaah haku barakeeyo xaaskaaga a allaaha u naxaristo

  • @asmaamohamuudjimcale9239
    @asmaamohamuudjimcale9239 5 หลายเดือนก่อน +3

    Mashalalg qisadda waa mid xanuun iyo dhiirigalin isugu jiro

  • @so4627
    @so4627 4 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah qof hami leh ayaa aheed allahna ku xiran allah unaxariisto xasaakaagii janadii allah kaa waaraabiyo sharta aduunka allah kaa xijaabo guushada allah kuu sii wado aduunka akhirana allah kugu abaal mariyo Janadiisa

  • @caishacuud7830
    @caishacuud7830 2 ปีที่แล้ว +2

    Wa muuqal iga ilmeysiyaya
    Aadna ii rajo geliyaya
    Mansha allah
    Waxan alle waydisana rajadaas in.ay ii rumoowdo

  • @mustafehuseinhirsi1073
    @mustafehuseinhirsi1073 4 ปีที่แล้ว +2

    allah ya raxma axmed marwadiisa qaaliga run ahaantii axmed wa legend ku dayasho mudan

  • @raageshire289
    @raageshire289 4 ปีที่แล้ว +3

    Runtii waa qiso cajiib ah waa nin geesi ah ilaahay talo saartay xaas fiican ilaahay siiyey ilaahay ha u naxariistee qof qaaliya ayuu helay runtii lkn eebbe ayaa oofsaday ahmed waa nin Role model ah ilaahay asagoo badan hana siiyo

  • @ayaanahmed6554
    @ayaanahmed6554 6 ปีที่แล้ว +8

    Masha allah waa sheeko dareen leh oo isbadalna ay aduunyadu tahahy allaha u naxariisto

  • @hamdafarah825
    @hamdafarah825 ปีที่แล้ว +1

    Haa arrimo bdn oo aan illahay la faqay wn arkay mrka wxa la sameeyeya la sheekaysi rabbi oo toos ah wlhi jwbta wn dareema aniga oo meeshayda fadhiyq

  • @libanali5629
    @libanali5629 5 ปีที่แล้ว +7

    Woow wlhi talo hadaad u bahantahy
    Wakaa wlaalken sheegay
    Malin 5 o shilling ayuu radianyey
    Imika 25000 thousand dollars gaadhi ah ayuu wata
    Waa awood ilahey aad aaminto
    Allah khyr kula kulmiyo wll
    Wlhi qalbiga ayuu ka hadlayaa

  • @yaasir1936
    @yaasir1936 5 ปีที่แล้ว +12

    Shiine Mulkiilaha Dollar Store Keep Going

  • @siciidjava4216
    @siciidjava4216 2 ปีที่แล้ว +1

    Fiicaanlahaydaa qofkastoo hadafkiisii i inuu casharkanoo kale nasiiyo🙏🙏🙏

  • @rodosaid1918
    @rodosaid1918 4 ปีที่แล้ว +4

    Walhi waan ilmeyey allow ku naxariso amin

  • @ridwaanYareofficial2019
    @ridwaanYareofficial2019 3 หลายเดือนก่อน +1

    ilaahay haw naxariisto marwadaa wanaagsan 😢🥰🤲

  • @HamdaMohamed-f5m
    @HamdaMohamed-f5m 3 หลายเดือนก่อน

    Mcha allah alle ha ku barakeyo wllo anagna wa mlin jimca weyn alle hamigyga ha no rumeyo 🤲🏻

  • @mxamedadenosman
    @mxamedadenosman หลายเดือนก่อน +1

    After 6 year ago ban dawnya wxana iso sabbty qof qimo nadan ❤🫡

  • @zaraquen130
    @zaraquen130 2 ปีที่แล้ว +2

    One year kadib baan dhashay waqtigaa
    Guulayso wllo waad iga ilmaysiisay

  • @zhakibabdirahman1202
    @zhakibabdirahman1202 ปีที่แล้ว +1

    ILaahay haw naxaristo qabrigana haw waasiciyo janooyinkisana haku casuumo xaaskagi qiimaha iyo sharafta badnayd runti nin noloshah usoo jabay ayaad tahay aadbanad ugu mahad santahay sidaad khibradaada noola wadaagtay 29/10/ 2023 ayaan daawanaya maalin ay noloshuh igu culus tahay baddal khyr qabah insha allah ilaahow sidii roon ☝☝

  • @faizahussein8231
    @faizahussein8231 2 ปีที่แล้ว +2

    Maasha allah geesi rabi garab galay ayaad tahay shiine runtii waa muuqaalkii iigu saameynta badnaa iiguna faaiidada badnaa intaan youtube daawanaayay

  • @muxuboaxmedmuxubo2389
    @muxuboaxmedmuxubo2389 4 ปีที่แล้ว +1

    Axmed qisadisu wy iga ohisey 😭😭samra sedkii wahela,axmd durufihi wxukuqabilay samir iyo Iman,wanjcla inan waxbadan waydiyo axmed hadi an cwnkisa helyo

  • @cumarxafsa940
    @cumarxafsa940 3 ปีที่แล้ว +2

    Asc dhamaan inta arki doonta qoralgeyka waxan dhageystay 2 mar hada 3 ii ah 1sabo kahor ayaan arkay waxan rajeynaa malin un ina la gulmi doono marka daremo niyad jab ayaan dawada waa ina ku fana hada somali nahay guul waliga wll aqirana janada

  • @ahlamthahir2841
    @ahlamthahir2841 3 หลายเดือนก่อน +2

    2024 ayan dawnya after 6years anigoo tiktok ksoo raacy qisdn runtii waa qiso aad u xnuun bdn 🥺🥺🥺😭😭😭

    • @najmobilan753
      @najmobilan753 3 หลายเดือนก่อน

      Kulamid sacado uun ba iiga horaysay from TikTok qiso dhiiri galin ah weeye runtii

  • @ahmedcirro5705
    @ahmedcirro5705 4 ปีที่แล้ว +1

    WLhy waa qiso dareenkeeda wadata.
    Axmed cumar walal badhaadho kuwaar xaaskaagii qiiamaha badnaana naxriistii jano Allah haka waraabiyo..

  • @kn578h
    @kn578h 5 ปีที่แล้ว +2

    Waad dadashay allan wuu kula garab galay oo waad isku xidhay alla ha ku karameeyo axmed marwadaadana alla ha u naxariisto

    • @ubahhindi841
      @ubahhindi841 3 หลายเดือนก่อน

      Alle haku fududeeyo

  • @xafzaabdla1423
    @xafzaabdla1423 4 ปีที่แล้ว +4

    Qiso xanun badan Allha u naxaristo 😭😭😭🤲🤲

  • @salmarashiid2744
    @salmarashiid2744 หลายเดือนก่อน

    wlhi waa dhirigaliy video meel dhigyn sidiin energy uu heelo

  • @nagaadmohamet8672
    @nagaadmohamet8672 3 หลายเดือนก่อน

    Allah ha u naxariisto qabriga Allah ha u nuur aamiin yarabi

  • @isbadaldoonofficial9028
    @isbadaldoonofficial9028 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah runtii waa qiso ku dayasho mudan lehna in qof kastaa ka shidaal qaato qisadan iyadaa

  • @maajidcade8892
    @maajidcade8892 ปีที่แล้ว

    hadaan gaari kula jirin ileen noloshu guul maleh run ahaantii waanka ilmeyay qisada ahmed 🥲

  • @aminaali7242
    @aminaali7242 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah.
    Allah hakuu siyaadiyo oo ha kuu a barakeeyo walal.

  • @tayga12-o6m
    @tayga12-o6m 4 หลายเดือนก่อน

    runtii waa qiso cibaaro mudan waana qiso aan la ilmeeyay bil xaqiiqatan ilaahay inaad isku xirtidna wax kaqurux badan maleh bili aadana aadan isku xirin
    Runtii markaad heysatid gabar kujacel " Qadarta iyo qoraalka eebana amisan noloshaada horay usocon guulo farabadana waad soo hoyin"ilaahay haunaxaristo gabdhii kula soo samirtay dhibka iyo dheeftaba

  • @AaminoBile-j5h
    @AaminoBile-j5h หลายเดือนก่อน

    Sheekada axmed waxan ka soo raacay tiktok wlhy waxyaaboh bdan baa iga baxay madama gcnsi online aan ku jiroh waxan rajeynaa in guul la gaari doono insha allh xaaska axmed ilaahey ha unxriisto waa qiso farax iyo murugleh wlhy😢😢

  • @a_g7682
    @a_g7682 4 หลายเดือนก่อน

    Waa qisadi kobad aan la ilmeyay illahay ha u naxaristo marwadisi Lkn aad buu iidhiri galiyay illahay haku barakeyo ganacsigaga

  • @TimacaddeNaasir
    @TimacaddeNaasir ปีที่แล้ว

    Qofkastaba qisuu nolosha leeyahay WA lagu Kala duwanyahayuun Anna qisooyinkii ugu badana wadanka sucudiga Ayay iga soo mareen

  • @suweysmohamedjama6778
    @suweysmohamedjama6778 4 หลายเดือนก่อน +1

    Mnshaa Allah sifican baan uga faa iiday video gan inkastoo aad wakhtigaliso shaqadaada waa inkastooo aad guulaysato waan jiifi iyo guulbaan gaarikalafog walahi

  • @abdirahmanadam754
    @abdirahmanadam754 3 หลายเดือนก่อน +1

    Hal adayg 21/7/2024
    Tallo saarasho rabbi iyo kalsooni ❤😊

  • @ZhukriAli
    @ZhukriAli 3 หลายเดือนก่อน +1

    2024/July/6 qisadan laba midba wn ka faidey in ilhy raxmadisa aanan ka qusan io in dadki wanagsana adunka wli ka jiran waxan ka hely siday uguso samirtey iyo siduu ugu ogyhy abalkey ugashay😢❤

  • @Zhamso1
    @Zhamso1 4 หลายเดือนก่อน

    Mnsha alh tabarka allah 2 qof o iiman buxa ilahay siiyay bad ahayden xaaska wanagsan amaan lagumaso kobi karo rabi ianadi hawgu deeqo cidkasto dhibato kujirta on anigu ugu horeyana rabi faraj kheyr qaba hasiyo 😢❤🤲

  • @safiyamuuse1843
    @safiyamuuse1843 5 ปีที่แล้ว +3

    mnzhllh waa qof daacada alle haku siyadiyo gancsiga👍👍👍👍👍👏👏👏

  • @ugbaadadem8553
    @ugbaadadem8553 2 ปีที่แล้ว

    Rabbi Naxriisti Jano ha Ka waraabiyo xaaski sharfata badneyd

  • @SiciidHuseen-tx2zf
    @SiciidHuseen-tx2zf 4 หลายเดือนก่อน

    Alle haku guuleeyo
    Marxuumadana alle qabriga haw nuuriyo
    Anigana dedaalkayga alle hay rumeeyo aamiin iidhaha wllyaal
    Ilhy wax wangsan ban ka rajayanyaa dedaal iyo hami baa iga dhex guuxaya