Wareysi #2- Macalin Cabdirisaaq Warsame Faarax (Garweyne) - Soomaalida qaarbaa Amxaaro loo bixyay !

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024
  • Welcome to Hanoolaato Media Network - ku soo dhawoow Hanoolaato Media Network
    Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
    Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
    Find us on Facebook: / hanoolaatotv
    Check our website: www.hanoolaato....
    Warar, Warbixino,Taariikh, Sheekooyin, Soomaaliya, Somalia,Hanoolaato, SoomaaliyaHanoolaato, Sirdoonka, Muqdisho, Shabab, Socialmedia, ciidanka, Qaran, Soomaali, Jaaliyadda, qurbajoogta, Afhayeenka,VillaSomalia, Ammaanka, Warbaahinta, RadioMuqdisho, Africa, Haweenka, dhalinyarada, wararki ugu dambeeyay, wararkacaalamka, Nabadeyn, Nabad, boqortooyo, caasimadda, Taarkulo, Sahan, wadahadal, dib uheshiisiin, Puntland, Somaliland, Hirshabelle, Galmudug, Koonfur galbeed, Djibouti, Jigjiga,Ayaanle, Ayaanle Xuseen Cabdi, Ayaanle Hussein Abdi, Hanolato, Hanoolaato, tayo, Farmaajo, Madaxweynaha, sirdoonka, hubka, samafalka, ciidanka cirka, qoor-qoor, Waare, Rooble, Farmaajo, Fahad Yasin, Jubbaland,Jubaland,Waan-waan, Qays ciribey, Qeys, Quays Irby,

ความคิดเห็น • 99

  • @ahmeddahir6224
    @ahmeddahir6224 2 ปีที่แล้ว +9

    Masha Allah Runti waa taariikh Loo baahnaa in Ay ogaadaan Shacabka ama
    Jiilka Cusub Mahadsanidiin Dr Abdirisaq Garweyne iyo Hanoolaato

    • @tanzaani1hassan265
      @tanzaani1hassan265 2 ปีที่แล้ว

      XVBMF

    • @tanzaani1hassan265
      @tanzaani1hassan265 2 ปีที่แล้ว

      Wdyo01tp0uipv ytkpp☺☺😑😶🙄🤭😋😚😉😇😇😍🤔😒😶😇😇😇😇🤩🤔😒😶😑😐😴🙄🙄🤗😝🤤😴😴👿😞😞😨😨😨😨💚💚💚💚💚💛💛💗🧡❤💖💟💌💔💝💘💔💥💢💯🧡💛💗💓💞💟💟💌💋💌💋💋💋💋💌💌💌💌💌💌💝💝💝🖤🖤🖤🖤🖤🖤🖤🕳🕳🕳💫👌👆🤏👋✌👋👋🏾🤞🏿✍🙏🦶🦴🦷

  • @saadiyaabdulla943
    @saadiyaabdulla943 2 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi waa nin macquul ah mashaalaah alaha cimri dheer iyo caafimaad iyo cibaado suuban haku siiyo adeer garwayne waa taariiq aad loogu baahnaa

  • @ayaancnasir5971
    @ayaancnasir5971 2 ปีที่แล้ว +1

    Halkaaaa waxaaa ka cad in soomalida ay waligeedba dulmi ka jiray subxanallah

  • @ahmedkafi360
    @ahmedkafi360 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah Barnaamijka hanoolato waa barnaamij laga barto arimaha diinta siyaasada jaceylka sportska etc waxaan kaloo codsanaya in lasoo qabto dadka wax galka ah xilal horey usoo qabtey sida EX PM Abdirashid

  • @1Alifarhan
    @1Alifarhan 2 ปีที่แล้ว +1

    Maansha Allaah Abdirisaaq Garweeyne aadbaan ugu faraxsanahey in aan ku arko

  • @ahmeddahir5152
    @ahmeddahir5152 2 ปีที่แล้ว +1

    ALLOW XAQA NA WAAFAJI WAA TAARIIKH LOO BAAHNAA GUULEYSO HANOOLAATO

  • @mussasheikh143
    @mussasheikh143 2 ปีที่แล้ว +1

    Great story Hanoolaato.

  • @cabdixaashi9962
    @cabdixaashi9962 2 ปีที่แล้ว +1

    Crisaaq waraysane salaam date nin rutiiqaloya weeye intan kan aqaaan from burco

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 2 ปีที่แล้ว +1

    Kacaankii layaabi maayo waayo, dawladdii waxay noqotay wax reer lagaboobay, reerkalena boobay.

  • @mohamedaligorgorkahaado99
    @mohamedaligorgorkahaado99 2 ปีที่แล้ว

    Somali hanolaato in ta nolosha dhiman amiin yaa rabi

  • @user-nk7bq5kn3h
    @user-nk7bq5kn3h ปีที่แล้ว

    Allahaunaxariisto qabyaagi khaliif sheekh maxamud adeeerkey janadi farfowsa allow kugu bishaarey amxaraa dishey a sagoo goldogob calanki soomaliya suraya kii amxaradana ka dejiyey

  • @malyuunaxmed7459
    @malyuunaxmed7459 2 ปีที่แล้ว

    Allaah haku xifdiyo wariye sare

  • @mohamedaligorgorkahaado99
    @mohamedaligorgorkahaado99 2 ปีที่แล้ว +2

    Heestii waxaan soo xasuuste heestii somalay qolocaneey mxaa culumadii qabsaday quraankii miyuu ka lumay

  • @dadaalintaaadcaafimaadqabt2205
    @dadaalintaaadcaafimaadqabt2205 2 ปีที่แล้ว +3

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد

  • @mohamedaligorgorkahaado99
    @mohamedaligorgorkahaado99 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc ayaanle waad salaman tihiin adiga iyo adeerka

  • @mohamedaligorgorkahaado99
    @mohamedaligorgorkahaado99 2 ปีที่แล้ว +1

    Hanolaato

  • @ijoxasan9132
    @ijoxasan9132 ปีที่แล้ว

    32 jirka iyo 19 jirka ayaa aad loo dilijiray iyaga oo aan denbi lahayn aakhira warbaa jira

  • @mahadmahamoud5261
    @mahadmahamoud5261 2 ปีที่แล้ว

    Waa iska sheego qabiil iyo Siyaasada Soomaalida dhulkooda burburiyey.

  • @abdiwaliasir6234
    @abdiwaliasir6234 ปีที่แล้ว

    Aad iyo aad

  • @ibrahimbrody2720
    @ibrahimbrody2720 2 ปีที่แล้ว

    Aad iyo aad ayaad u mahadsantahay ayaanle

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 2 ปีที่แล้ว +1

    Soomaali sax ah waxaan arkay bilawgii abaartii dabadheer iyo asaaskii XHKS intii udhexaysay. Wixii kadsnbeeyey ama kahorreeyey intaas maskaxdiinna katirtira, waayo waxaa bedelay dad amxaaro kufaanaya.

    • @ismailjama178
      @ismailjama178 2 ปีที่แล้ว

      Runtii waxa xiqdi ku beeray dad nin Siyaad la yidhaa Ilaah ka dhigtay,una arka waxaan isaga u sujuudin inay cadaab muteen,waana cadaabtaa waxa dhiiga ku kariyey.

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 2 ปีที่แล้ว

    Sidaanrabo hala iiyeelo ayaan kusoo gabagabaynayaa siyaasadda iyo xikmadda soomaalida oo dhan.

  • @mohamedaligorgorkahaado99
    @mohamedaligorgorkahaado99 2 ปีที่แล้ว +1

    Simba

  • @mohamedaligorgorkahaado99
    @mohamedaligorgorkahaado99 2 ปีที่แล้ว

    Cajiib

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 ปีที่แล้ว

    A Gar Wayne ma Reer khalafbaa ?

  • @chelseakante5594
    @chelseakante5594 ปีที่แล้ว

    Saleeban gaal ayaanle wadaqaana inuu yahy gudoomiyaha goloaha guurtoda ee sland ee maxaa udafirtay oo aad iskaga indhatirtay

  • @saadiyaabdulla943
    @saadiyaabdulla943 2 ปีที่แล้ว

    Asc war nin qiimo badan baa baryahaan idhaafay maalmo kadib baan fiirsaday axl

  • @rooblemohamud149
    @rooblemohamud149 ปีที่แล้ว

    Rajiimkaas xalkiisu Xabad buu ahaa waana LA liqsiiyay ilaa uu baqtiyay kaligiis taliskii isagoo cararaya nin raga waa Kan wax is ka dhiciya

  • @mohamedaligorgorkahaado99
    @mohamedaligorgorkahaado99 2 ปีที่แล้ว

    💯

  • @ijoxasan9132
    @ijoxasan9132 ปีที่แล้ว

    waar wuxu daayeer bay ahaayeen umada laayay

  • @gedefletv6049
    @gedefletv6049 2 ปีที่แล้ว

    Tacadiyada hada jira maxaad uga hadli wayday

  • @mohamedaligorgorkahaado99
    @mohamedaligorgorkahaado99 2 ปีที่แล้ว

    There's is Bright night

  • @mahadjama1731
    @mahadjama1731 ปีที่แล้ว

    Class labaad baan ahaa xamar sare xasuusteyda kuma jirto guulwadayaal school ka jooga xiliga uu sheegayo,

    • @mahdimaxamad8399
      @mahdimaxamad8399 ปีที่แล้ว

      Mahad jama. Dhaaro si aan kuu rumeysano. Hadii kale been baad sheegeysaa oo halkaas waxaa ka cad in aa isku qabiil tihiin siyaad bare

    • @mahadjama1731
      @mahadjama1731 ปีที่แล้ว

      @@mahdimaxamad8399 yes illahbaa I maqlaaya waa runteey cabdirisaq isku qabiil baan nahay, macalina waa ii ahaan jiray schoolka hoose

  • @mohamedaligorgorkahaado99
    @mohamedaligorgorkahaado99 2 ปีที่แล้ว

    Away somalida nimada iyo walal nimada iyo waliba isku diinta mxaa sababay in anaga an is cuno mxaa ileen ethopia waan taan 77 kii werernee mxaa wadankeni u dajini la ,nahay

  • @abdiwaliasir6234
    @abdiwaliasir6234 ปีที่แล้ว

    😊😊😊😊

  • @ijoxasan9132
    @ijoxasan9132 ปีที่แล้ว

    ilaahayoow dadkii waxaa samanjiray adigaa og ee ka goo waxay umada islaamka ah u gaysteen

  • @mohamedaligorgorkahaado99
    @mohamedaligorgorkahaado99 2 ปีที่แล้ว

    ☄️

  • @mohamedaligorgorkahaado99
    @mohamedaligorgorkahaado99 2 ปีที่แล้ว

    Live chenges like a weather

  • @mohamedaligorgorkahaado99
    @mohamedaligorgorkahaado99 2 ปีที่แล้ว

    Never now's some body sicret
    Never tell your dream any one suratu yussuf

  • @mohamedaligorgorkahaado99
    @mohamedaligorgorkahaado99 2 ปีที่แล้ว

    Cagarka miyaa

  • @mohamedaligorgorkahaado99
    @mohamedaligorgorkahaado99 2 ปีที่แล้ว

    Ina adeer

  • @noorkukay7035
    @noorkukay7035 2 ปีที่แล้ว

    Hanolato hadu waraysto SSDF kaliya ragi uso jogay oo dhibatadas lo gaysty ka dagalamay waxa u gaaraya in kabadan 1Million subs sababto ah somalida waxay jeceshahy jabka iyo hooga.

  • @wayyoarrag7574
    @wayyoarrag7574 2 ปีที่แล้ว

    Waxad noo soo dhigta axmad farax idajaa tamkaan dhaqanka eeg sxp

  • @hassandiriye987
    @hassandiriye987 ปีที่แล้ว

    Adiga wax kasto oo kasoo horjeeday kacaankii lee maa wareesataa adi waa kaa shakiyay

    • @haawoali5442
      @haawoali5442 11 หลายเดือนก่อน

      Mareexaan miyaa taha😂😂

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 2 ปีที่แล้ว

    Shalayna diktaator baa xoognaguhaystay maantana, kwny, itoobiya, carab, gaalo caddaan ah iyo beesha caalamka wax loogu yeero oo meesha aydagantahay iyo cslankeeda midna aan la aqoon ayaa xoog nagu haysta. Nasiibdarro iskadheh.

  • @mohamedaligorgorkahaado99
    @mohamedaligorgorkahaado99 2 ปีที่แล้ว

    Grean

  • @mahdiali2695
    @mahdiali2695 ปีที่แล้ว

    Qaran dumiz

  • @mahdiali2695
    @mahdiali2695 ปีที่แล้ว

    MoaxM\d saleebeen waa gacal axmaar

  • @mohamedaligorgorkahaado99
    @mohamedaligorgorkahaado99 2 ปีที่แล้ว

    ⚖️

  • @warsameahmed9871
    @warsameahmed9871 2 ปีที่แล้ว

    Askariga tiriyey gabayga uu sheegaya waa agaasimaha tiyaatarka Mr shube ee uu tale xume farmaajo uu bari ka soo wadey ka dibna agaasimaha tiyaatarka.

  • @mahadmahamoud5261
    @mahadmahamoud5261 2 ปีที่แล้ว

    Soomaalida in ay nabad dhulkooda ugu wada noolaadaan iyo in reer walba isku dayo in uu dhulka kaligiis qaato ha kala doorato. Waxaan oo kale in aan ku mashquulno waa laga wanaagsan yahay.

    • @badalridwaanxasan1954
      @badalridwaanxasan1954 2 ปีที่แล้ว

      Mid kasta dhulkiisa ha maamusho nip wax somali la yidhaa miyaa jira laba rerbaa isku dhiiba dhiiba dalka ilaa tan 60kii

  • @mohamedaligorgorkahaado99
    @mohamedaligorgorkahaado99 2 ปีที่แล้ว

    👆

  • @xamralive
    @xamralive 2 ปีที่แล้ว

    Bisinka ardaydii Iskuulkaa macalinkoodii wax barayey Ruufyaamaya oo tuuryaynaya ku foorinaya kuwaasi in ay wax bartaan diyaar umay ahayn ee Fawday meesha u yimaadeen Ciyaala suuqiin bay ahaayeen

    • @moolcaliyow
      @moolcaliyow 2 ปีที่แล้ว

      Miyaad ogtahay waxa macalinku uu sameynaayay? Macalimiintu waa bani’adam wax kasta ayaa ka suurooba. Hal dhinac ayaad dhegeysatay ee la soco!!

    • @moolcaliyow
      @moolcaliyow 2 ปีที่แล้ว

      Miyaad ogtahay waxa macalinku uu sameynaayay? Macalimiintu waa bani’adam wax kasta ayaa ka suurooba. Hal dhinac ayaad dhegeysatay ee la soco!!

    • @moolcaliyow
      @moolcaliyow 2 ปีที่แล้ว

      Miyaad ogtahay waxa macalinku uu sameynaayay? Macalimiintu waa bani’adam wax kasta ayaa ka suurooba. Hal dhinac ayaad dhegeysatay ee la soco!!

  • @mohamedaligorgorkahaado99
    @mohamedaligorgorkahaado99 2 ปีที่แล้ว

    🐎

  • @maimounhassan2890
    @maimounhassan2890 2 ปีที่แล้ว

    Ninkan shekh garweyne jubboyinka loga yaqano wuxu ila ek yahay nin aan maqley tariikhdiisa ma yahay ninkii aha hogamiyihii ugu horeyey ururkii al itxaad ma yahay ma yahay ninkii yiri agomada carurta walidkod ku dhinten dagaladii 1990 ban wax baraya asago mashruuc carabta ku siyen dugsiyo qur,an iyo iskollo afka carabiga lagu barto imarad masar qadar ma yahay shekh garweyne ninka an u maleyey mase

  • @mohamedaligorgorkahaado99
    @mohamedaligorgorkahaado99 2 ปีที่แล้ว +1

    Democratic

  • @user-nk7bq5kn3h
    @user-nk7bq5kn3h ปีที่แล้ว

    Waan ka kid ahaa ardeydii labarey qoriga sida loo furfuro looma xirxiro Mel ceel jaale la dhahaa nalugubarey difaaca qarankeena

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 2 ปีที่แล้ว +1

    Majeerteen waxay dawladda uladirireen inay gobolka bari ku ururaan oo halkaas iyagu isku dulmiyaan illeen Soomaaliyoo dhan maqaadikaraane.

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 ปีที่แล้ว

    M.sanid

  • @amatullahbintumuslimah7775
    @amatullahbintumuslimah7775 2 ปีที่แล้ว

    ASLMCLYKM W W BACDI SALAAM

  • @mohamedaligorgorkahaado99
    @mohamedaligorgorkahaado99 2 ปีที่แล้ว

    Lkn fardaha maxa suustaan miyaa

  • @moolcaliyow
    @moolcaliyow 2 ปีที่แล้ว

    Galabtii markaan school-ka imid ayaan waxaan aragnay school-kii oo Police ku wareegsanyahay. Class-keyga waa laga arkaayay XAFIISKA markaas ayaan waxaan aragnay maamulihii school-ka oo katiinadi ku dhegantahay lana sii wado. Dib dambe school-ka uguma soo noqon. Waxaan mar dambe aan macalimiinta ka maqalnay in uu afgembis dhicisoobay ka qayb ahaa. Maamule ku xigeenkiisii oo reer Baraawe ah ayaa maamule noqday!! Waxaan u maleynayaa iney ninkan odagaa isku kiis ahaayeen! Laakiin Somalidu meeshay taalo waxaa dhigay:
    A. Dagaalkii 77
    B. Kuwii inqilaabka waday dowlad dagaal ku jilicday ayey sii jilciyeen. Dantooda qabiiliga ah ayey wateen. Laakiin qabiil meel laguma gaaro!

  • @mohamedaligorgorkahaado99
    @mohamedaligorgorkahaado99 2 ปีที่แล้ว

    🏳️

  • @crisaaqaxmed2074
    @crisaaqaxmed2074 2 ปีที่แล้ว

    Soomali ma thide cadcad ayaad thy

  • @mohamedaligorgorkahaado99
    @mohamedaligorgorkahaado99 2 ปีที่แล้ว +1

    Darawishta

  • @mahdiali2695
    @mahdiali2695 ปีที่แล้ว

    N old man who is tribalist

  • @baaniwaasheeruu4465
    @baaniwaasheeruu4465 ปีที่แล้ว

    h a

  • @mohamedaligorgorkahaado99
    @mohamedaligorgorkahaado99 2 ปีที่แล้ว +1

    😎🤭

  • @abdiwaliasir6234
    @abdiwaliasir6234 ปีที่แล้ว

    Kacaankii dalka dumiyay 😢

  • @maaful
    @maaful ปีที่แล้ว

    Waa diktoorkii iskuullada Xamar ugu caansanaa. Allah maxaan arkay qof leh:
    "Dr: Garweyne baa diktoor ii ahaa"
    Waxaa la leeyahay maxay Soomaaliya u burburtay?
    Bal diktoorkaas waxa dhib la mariyey arka.

  • @hugdheh
    @hugdheh 2 ปีที่แล้ว +3

    ninku qabiilkiisa no sheega ma majeerteena kk inta aadan na daalinina

  • @mohamedaligorgorkahaado99
    @mohamedaligorgorkahaado99 2 ปีที่แล้ว

    Mxaa qalad malagugu xukuma

  • @trumpppl2024
    @trumpppl2024 2 ปีที่แล้ว +1

    SOMALIA WAXAA MEESHA DHIGAY WAA KACAANKII XAARAANTA AHAA XAQIIQ WAREYSI QIIMO BADAN AYAANLE HUSSAIN ABDI MAHADSANID

  • @mohamedaligorgorkahaado99
    @mohamedaligorgorkahaado99 2 ปีที่แล้ว

    Lkn cadankii xaguu ku dambeeye

  • @mohamedaligorgorkahaado99
    @mohamedaligorgorkahaado99 2 ปีที่แล้ว

    Lkn salebaan xaguu ku dambeeye

    • @liibanmumin6582
      @liibanmumin6582 2 ปีที่แล้ว +1

      Saleeban maxuud Aadan Saleeban Gaal ayuu sheegayaa Hargeisa ayuu joogaa Waa gudoomiyaha Guurtida

  • @mohamedaligorgorkahaado99
    @mohamedaligorgorkahaado99 2 ปีที่แล้ว

    ☄️