Avv. Mohamed Isse Trunji - Ma fahmin sabab ay u sii jirto NSS/NISA - London 24/12/2022

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 94

  • @amiirnuur4430
    @amiirnuur4430 2 ปีที่แล้ว +9

    Ayaanle channel kaadan walaal saamayn wayn buu leeyahay ee si wanaagsan uga fakar oo ka fiirso waxa aad baahiso. Jazaakallaah.

    • @ibnrushdaverroes7633
      @ibnrushdaverroes7633 2 ปีที่แล้ว +3

      Maxaad uga jeedaa ka fiirso? Sow ma wanaagsana in da'a yarta loo bayaaniyo wanaagii dowladii madaniga iyo dhibaatooyinkii laga dhaxlay Afgembigii Afweyne?

    • @amiirnuur4430
      @amiirnuur4430 2 ปีที่แล้ว +1

      @@ibnrushdaverroes7633 kaliya in uu waxa uu soo gudbinayo uu dhinac walba ka eego.

  • @Ahmeds222
    @Ahmeds222 2 ปีที่แล้ว +8

    Mahadsanid wll hanoolaato 100%

  • @ibnrushdaverroes7633
    @ibnrushdaverroes7633 2 ปีที่แล้ว +6

    Wareeye Sare Ayaanle waa ku mahadsantahay barnaamijyadaada wacyigelinta ee qiimaha badan, sidaa si la mid ah garyaqaanka avv. Trunji

  • @mansamusa5923
    @mansamusa5923 ปีที่แล้ว

    Waa waraysii qiimo badan oo ku dhisan taariikh dhacdey
    Ayaanel waad mahadsan tahy soo badi taariikhda soomalida iyo dowladii kacaanka

  • @libanl5429
    @libanl5429 2 ปีที่แล้ว +4

    Ayaanle
    Maalin walba xushmada iyo wanaaga aan kuu hayo waa sii kordhaa
    Arrintaan waa waxyaalaha aan aad ula yaabo
    Somalida oo shaki iska qabta, kalana baqaaya dhexdooda
    wali ma garan ilaa hada waxey u jirto NISA ama NSS waxaad rabto ugu yeer.
    I love you man
    Wanaag fara badan ayaan kuu rajeynayaa

  • @AyaanAbdirashiid4631
    @AyaanAbdirashiid4631 2 ปีที่แล้ว +5

    Hanoolaato Guuleyso waligaa abti ayaanle 🥰🙏❤

  • @ahmadmohammed5553
    @ahmadmohammed5553 2 ปีที่แล้ว +3

    Ugu dambaystii aad iiga raali shaada aragtayda ayaan ka hadlaye, Rabigeena Soomaali ha guuleeyo.

  • @sadiosheikhabdi6202
    @sadiosheikhabdi6202 2 ปีที่แล้ว +2

    Maashaallaah
    Aad ayaan idiin salaamay Asc
    Aad suaan ugu helay taariikhda qaaligada wadanka
    Ayaanle iyo Dr.ka

  • @A.A.E93
    @A.A.E93 ปีที่แล้ว +1

    NISA waxaa loogu talagaley in cadowga lagu burburiyo haddana waxaa lagu darey 4,000 o ciidankii Eritrea lagu soo tababarey Guul Soomaaliya🇸🇴

  • @fadimaahmed1284
    @fadimaahmed1284 2 ปีที่แล้ว +6

    lkn wadan kasta sirdoon waa leyahay wll sirdoon la'aan wx shaqeeynaa maha

    • @dacar32
      @dacar32 ปีที่แล้ว

      Aniga, Adiga ayaan kula aragti ahay (sir-doon la aantiis dal ma jiri karo).

    • @abdulqadiradamali9123
      @abdulqadiradamali9123 ปีที่แล้ว

      Sirdoon ma jirin, ma uusan dhihin ee wuxuu leeyahay. Sirdoon sharciga dhowreeysa oo laga ilaaliyo in awooda dowladeed la iska qaraabto

  • @bareomar4050
    @bareomar4050 2 ปีที่แล้ว +3

    Odoyaasha asaasaqey Ee
    Qurbaha wareega kama hadli karaan afaaraha ciidanka haka daayan ciidanka faro galinta

  • @walalshaafka9463
    @walalshaafka9463 2 ปีที่แล้ว +4

    Hanoolato ❤🥇ayaanle wariye qiima bdn iyo wareysiyo heer sare ah guuleso walalkey aad baan ugu raaxestaa daawashada wareysiyadaada 🤝

    • @HANOOLAATOTV
      @HANOOLAATOTV  2 ปีที่แล้ว +3

      Mahadsanid walaal. Fadlan la wadaag asxaabta.

  • @mohamedarts8485
    @mohamedarts8485 2 ปีที่แล้ว

    Ayanle iyo Hanolato barnamijyadeda wa casharo tarikhiya e maha madadalo.
    Wada wll hawsha.

  • @ibrahimabukar1457
    @ibrahimabukar1457 2 ปีที่แล้ว +1

    thinks brother

  • @bulbulwaberi446
    @bulbulwaberi446 ปีที่แล้ว +1

    Great information unlucky people still suffering free is not free

  • @bardehanad4919
    @bardehanad4919 2 ปีที่แล้ว +4

    Ninkaan soo ninkii Keyskii Gabeyre ee uu joogay markii wax laga weydiiyey xusuustii ka guudhay ma ahan?
    Ninkaan si xaqiiqa wax uma sheego. NSS kheyr maleh lkn isaguna ma dhaamo. Waa nin aan lagu kalsoonan karin.

  • @mohammedsaid9259
    @mohammedsaid9259 2 ปีที่แล้ว +1

    Illaah amarkiis saaxiibkeen Hanoolaato waxay ugu baxdaa jariimadii Kacaanka! Amar Alle.
    Lakkiin pointigaan waa ku saxan yahay!

  • @khadarmohidin9438
    @khadarmohidin9438 2 ปีที่แล้ว +1

    Hore u soco saxib ayaanle waxaad sii fiican toshka ugu haysa halki wax ka qaloocdan Manshaallah ariin ficin baad wada

  • @kaneecgroup
    @kaneecgroup ปีที่แล้ว

    Waa odey xanuunsan oo beenaale ah anigaa joogtaa oo ushaqeyey xaqiiq maasha warkiisa

  • @keykey2594
    @keykey2594 2 ปีที่แล้ว

    Ninkan trunji ah waa qoloma ?

  • @thegreatinfinity1110
    @thegreatinfinity1110 ปีที่แล้ว

    Hanoolato waxan codsanlahay different perspective of the story of this guy dadki hay adaha abniga kasoshaqeyay walina xog ogaalka u ah waraysiga qayb labaad halosameeyo fadlan

  • @maanmohamed
    @maanmohamed 2 ปีที่แล้ว +2

    Greatly wll ayaanle madxaf guuraaya tahay allh nookaa dhowree 🙏🙏🙏

  • @Mdam1232
    @Mdam1232 2 ปีที่แล้ว +1

    Dee dowladba ma jirto hadaa🖖

    • @muktarmohamud937
      @muktarmohamud937 2 ปีที่แล้ว

      NSS inay jirto maaha ileen shaqadii loo aasaasay ayan hada jirine

    • @sommmaverick5840
      @sommmaverick5840 6 หลายเดือนก่อน

      Dee dowladii malaha kuwii ay dulmiga ku heysaa baa Nigeria iney u cararto ku qabay dee

  • @mohamedcabdiwade5036
    @mohamedcabdiwade5036 2 ปีที่แล้ว +2

    In qof muslim aad wax ka sheegto ayeey diinta islamku si cad u diiday xan ama xumaan aad ku tilmaamto uusan lahayn qofka madaxda oo muslimka waxa la ogol yahay haduu gafo in si hoose loogu naseexeyo marar badan hadii uu ka hari waayo si edabsan loo naqdiyo aan lagu xad gubdaynin cirdigiisa ninkaan odaygana wuxu rabaa sidii dhaqanka reer galbeed ee liita ee cidkasta xora cidkasta wax ka sheegi karta qofku rabo oo xoriyadii hadalka loogu marmarsiyo xitaa cayda suubanaha cs iyo cayda allah subxanahu watacalaa iskaba daa madaxe waxaasna waa dhaqan xumo islamkana ma ogola iyo caqliga saliimka ah

    • @abdirahman4809
      @abdirahman4809 2 ปีที่แล้ว

      Sxp cayda & dhaliisha kala saar qofka bini'aadamka'a wa u muhiim in la dhaliilo oo khaladadkiisa la sheego wana wax Islaamku xata dhiirigeliyay oo nebega (scw) ba la dhaliili jiray xukunkiisa sheriifka ah ba wax laga sheegi jiray kama na cadhoonjirin, asxaabtiisu la tashan jiray oo uu mararka qaar tooda qaadan jiray.

  • @doemanhuncho208
    @doemanhuncho208 2 ปีที่แล้ว +3

    Ninkan madaxa ayaa looga jiraa miyaa
    30 sano burbur baa Somali ku dhacay
    NSS iyo xarig ayaa madaxa ka galay
    Midkan waa wariye ku sheeg

  • @maankaherochannel7803
    @maankaherochannel7803 2 ปีที่แล้ว +5

    Walal ayaanle waxad tahay nin hool kar ah howshaada meesha kasiii wad

  • @khadarmohidin9438
    @khadarmohidin9438 2 ปีที่แล้ว +1

    Hore u soco saxib ayaanle waxaad sii fiican toshka ugu haysa halki wax ka qaloocdan

  • @thegreatinfinity1110
    @thegreatinfinity1110 ปีที่แล้ว

    NSS was national somali 🇸🇴 security ninkanu waxu iyiri hayadahani inay sijiraan mahan allow alle

    • @mahamedmajor4679
      @mahamedmajor4679 ปีที่แล้ว

      Waxa Magarte moryan ah dowlidnimo mayaqano

  • @faysalmire7624
    @faysalmire7624 2 ปีที่แล้ว +2

    Talay

  • @abobasement346
    @abobasement346 2 ปีที่แล้ว +1

    Yerkan wuxuu u shaqeyah sih qabil waxaan kah xumahay in u kah hadlin Adeerkih xasan dhiqoh iyo musumasuqah kah jirah iyo xasuqi 1991 shekadisuh waa qibil war kah hadal moryantah hadad xortahay

  • @warismohamud8888
    @warismohamud8888 2 ปีที่แล้ว

    Asc Abukaate maxamed ciise waxaan uga baahanahey storiyo badan oo la qoro si dadku wax uga bartaan, ka soo qaad anaka hg specialy beesha saleebaan waxaa nagu baabi’iyey Hangushta oo uu siyaad bare ka dhigtey cidiisa oo reer baadiyaha ah. Hangash lama baabi’in oo farmaajo ayaa soo celiyey anaan marqaati noqonaayo kuna arkey dekada muqdisho.

  • @ahmadmohammed5553
    @ahmadmohammed5553 2 ปีที่แล้ว +3

    Waa nasiib daro inay dad aqoon lihi garan la'yihiin shaqada dhabta ah ee hay'adaha Nabadsugudu qabtaan. Ogsoonaada inuusan dal jiri karin Nabadsugud la'aanteed.

    • @muktarmohamud937
      @muktarmohamud937 2 ปีที่แล้ว

      Shaqadii loo aasaasay ayaa ah inay shacabka kafikir duwan kacaanka soo basaasan. Hada maxay qabanayan

    • @badalridwaanxasan1954
      @badalridwaanxasan1954 2 ปีที่แล้ว +1

      @@muktarmohamud937 tii uunbay ilaa maanta wadaan kolba ka jooga ayaa u isticamaala siduu rabo

  • @ahmadmohammed5553
    @ahmadmohammed5553 2 ปีที่แล้ว +1

    Laakiin taas micnaheedu ma ahan inaad tidhashda Hay'ada NSS hala baabi'iyo, waxaana ka haboon in la yidhashdo hala saxo waxa ka khaldan Hay'ada, sharcigana hala waafajiyo. Ogaada inuusan dhisnaan karin dal aan lahayn Ciidan Xoog leh, oo leh Hay'adaha NSS ta.

  • @khadarmohidin9438
    @khadarmohidin9438 2 ปีที่แล้ว +1

    Ayaanle saxib aad iyo aad baan ku salamaye hawul wcn baad u hasa somalida hadi wax lagu qadanayo

  • @khadarmohidin9438
    @khadarmohidin9438 2 ปีที่แล้ว +1

    Hore u soco saxib ayaanle waxaad sii fiican toshka ugu haysa halki wax ka qaloocdan Manshaallah ariin ficin baad wada 1:13:51

  • @sadiosheikhabdi6202
    @sadiosheikhabdi6202 2 ปีที่แล้ว

    🌿🌹🪴🌹🌿🌹🌿🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🍒🍒

  • @ahmadmohammed5553
    @ahmadmohammed5553 2 ปีที่แล้ว +1

    Ma taageersani in NSS ta loo isticmaalo in si khaldan, shacabkana lagu cabudhiyo, lagu inqaabo, lagu dilo, taasina waa XADGUDUB aan loo dulqaadan karin, waanan idinku tasgeersanahay dhinacaas.

  • @fattahk-hashi8260
    @fattahk-hashi8260 2 ปีที่แล้ว +1

    HAY’AdIHII CADAADISKA KACAANKA enough said Ayanle.
    Oo weli jira perhaps what do you mean?

    • @fattahk-hashi8260
      @fattahk-hashi8260 2 ปีที่แล้ว

      Odaga kagabiso oo haku adkeen Somali oo dhan loo XOOGSHEEGTAY WAGAA, Argagaxisaa noo xoog sheegtay since 1969 inshallah FUTURE looks BRIGHT.

  • @ahmadmohammed5553
    @ahmadmohammed5553 2 ปีที่แล้ว +2

    Hadaad London joogtaan, is waydiiya yaa suga amniga UK iyo dawladaha lale ee caalamka?

    • @abiissa4710
      @abiissa4710 2 ปีที่แล้ว

      Waa suaal fiican

  • @maimounhassan2890
    @maimounhassan2890 2 ปีที่แล้ว +1

    Ayanle wa joga oo wa nol yahay weli ninkii nissa madax ka aha oo ka shaqeyn jirey waqtigii siyad barre general dafle mad radisid oo wareysatid weli kama tanasulin dektarnimadiisa farmajo la shaqeynayey iyo fahad yasiin madaxtoyada syu degena sow ma ogid meshu ku nola haddey aheyd somalilend ama debadaha farmajo mel ku oga wuxu keney muqdisho markii la dortey asaga iyo odaygan biixi oo hirshabelle hadda jogo bal isku day inad wareysatid haddu ka diidana ku dheh dad 20 malyan ka badan ba ka cabanayo dembiyo badan ayad umaad somaliyed ka gashey ma isku daydey inad cafis weydiisatid ayaguse weli kuma cafin mana ku cafin dono inshalah

  • @subraarm4381
    @subraarm4381 2 ปีที่แล้ว +1

    Waxaad ahaydeen kuwo diidan Minateriga keliya oon arkayn maxay ku kordhiyeen dalka,dadkab maxay u faa,iideeyeen waxaa in yar ku dhacda waxaa lagu iloobaa imisa baahiyood oo badan la daboolay waxaan Xamar tegay 1969 Waxaa jidadka Caasimad socon jiray dameero biyo dhaminay waxaa ka qodnaa ceelal wuxuu sameeyay in Guri walba Biyo loo geliyo Wax barasho loo siman yahay Agoon,Faqiir iyo Taajir dharka balcad lagu sameeyo la gashado Class 8 markuu dhameeyo waxaa u furnaa Nurse,BB Macalin,police,minateri iyo CTC oo ahayd in labo sano Isguul Police lagu xeeryo maxaa dalkii ka dhacay ee weli loo laayahay Nin Dalka dejiya waxaa waa marxoomiin maskaxdood garasho ugu danbaysay Siyaad markii huu joogay.

  • @maajedadem4157
    @maajedadem4157 2 ปีที่แล้ว +2

    " Askar iyo wadaad meeshay xukumaa xoriyad kama jirto "
    Wadaada ma waxa uu uga jeeda in diinta laisku xukumo

  • @trumpppl2024
    @trumpppl2024 2 ปีที่แล้ว +1

    DADKA SOMALIYEED WAA MASAAKIIN 21 SANO WAX CADAALAD AH DALKA KAMA JIRIN MAXKAMADA BADBAADO OO AY SAMEYSTEEN KOOXDDII KACAANKA BA JIRTAY OO DADKA XIRITAAN CABURIN. DIL DHAC . BOOB .. SUBXAANALAAAH.. AYAANLE HUSSAIN ABDI MAHADSANID SXB

  • @ahmadmohammed5553
    @ahmadmohammed5553 2 ปีที่แล้ว

    Mida kale, waxaa haboon in si cadaalad ah wax loo qiimeeyo, loona miisaamo maamul kasta XUMAAN IYO WANAAG intaba. Hadiise Xumaanta (Negative) kaliya lagu qiimeeyo sax ma ahan. Dawladii Militerigu wanaag iyo Xumaan intaba way lahaayeen ee yaan xumaantii oo kaliya laga hadline, halooga hadlo si caddaalad ah waxqsbadkoodii fiicnaana.

    • @muktarmohamud937
      @muktarmohamud937 2 ปีที่แล้ว

      Waxqabadkii uu siyaad bare sameyay waxaa ka badnaa dhibaatadii ay gaysatay walal oo wan usoo joognay. Marka ma maxaa wanaag ah oo an sheegna

  • @cabdisalaanwarsame9448
    @cabdisalaanwarsame9448 ปีที่แล้ว

    Waan kaaga mahad celinaa bar naamijyada aad kuweysato dadka aqoonta leh gaar ahaan kuwa sharciga ku taqasusay sida avv. turunji.

  • @abdirazakali333
    @abdirazakali333 2 ปีที่แล้ว +2

    Anigu waxaan is weydiiyey wadan aan sirdoon laheyn sideebaa abnigiisa ama dhaqdhaqaaqa dibed iyo gudahaba loo ogaan karaa. Waxaan idinka dhadhansaday inaad jawaasiis tihiin oo sirta wadanka ka ganacsada waa fikradeyda

    • @ahmedopone4080
      @ahmedopone4080 2 ปีที่แล้ว

      Waad fahantay. U fiirso barnaamijyada hanoolaato. Kulli waa kuwa ka dhan ah dowladnimada.

  • @MohamedAhmed-bh1li
    @MohamedAhmed-bh1li ปีที่แล้ว

    Aragtida garyaqaan ku Waa mid sax ah. Nisa must be abolished Waa in la tirtiraa. Waa magac naxdin miiran wata. Maa magac dilaa ah. Dawladu ha baabi’iso NISA.

  • @faysalmire7624
    @faysalmire7624 2 ปีที่แล้ว

    1900

  • @fardowsoahmed8687
    @fardowsoahmed8687 2 ปีที่แล้ว +2

    Muxu dhisay hadu Somali a dunshay kana wuxu waraysta dadka xanuunsan asna wa xanunsan yahay

    • @muktarmohamud937
      @muktarmohamud937 2 ปีที่แล้ว

      Cadaadiskii digteetar siyad bare Alle ayaa na dhaafiyay

  • @stevenwendellnelson8861
    @stevenwendellnelson8861 ปีที่แล้ว +1

    1 Thessalonians 5:16-18
    "16 Rejoice always, 17 pray without ceasing, 18 give thanks in all circumstances; for this is the will of God in Christ Jesus for you."
    Consistently Pray for forgiveness, guidance in a good (positive) direction, and for help against evil. Pray to be saved from hell (whatever that may be). Pray for your friends and your family too, it only takes a minute or so/less at a time to pray. Do it and your life will slowly get better, or maybe quickly. It probably just depends on you and the kind of person you are/have been. Don't wait until its too late and you have to suffer the consequences of built up bad karma from immoral acts/unrepented sins. Maybe together we can help make the world a better place by changing ourselves for the better, and changing things around us for the better.
    And addressing/thanking the CREATOR, LORD GOD at the beginning and end of your prayers would be a good idea 😊
    Or just be my friend if you don't want to say the prayer 😄
    I'm trying to help you get right with the LORD 🙏
    Amen.
    I have worded a short prayer for you to say if you are not sure what words to use, it may not be the best but here it is 😊
    '' CREATOR, LORD GOD,
    Please forgive me and my friends and my family for our immoral acts, please help guide us in a positive direction and please help us against evil. Please save us from Hell and have mercy on our souls. Thank you CREATOR, LORD GOD. Amen. ''
    Please say this at least once a day for at least a month, do it longer if you want to and can 😊🙏
    You should prostrate yourself if you don't want to do spoken prayer, or do both 🙏🙏🙏☺ Please worship the LORD GOD and not any idol.
    Say ' Om Namah Shivaya ' out loud or in your head 108 times, or try to do it 1008 times 😊 try to do it everyday if you want

  • @FreemanV99
    @FreemanV99 2 ปีที่แล้ว

    Lawyer aad baan u dhagaystaa, waana nin wax badan og. Lkn, hadalka ah, maxaa NISA/NSS loo soo celiyay, ilama aha hadda mid sax ah. Waayo, dalka ayaa u baahan ha'ad sirdoon. Dal kastana, sirdoon ayuu ku dhisanyahay. Sharci adag ma leh, ama laguma asaasin waa dood sax noqan karta.

    • @muktarmohamud937
      @muktarmohamud937 2 ปีที่แล้ว

      Shaqadii loo aasaasay waxay ahayd in shacabka la basaaso hadii ay fikirkooda kan dowlada kahor imaado. Hada kacaanki majiro

    • @FreemanV99
      @FreemanV99 2 ปีที่แล้ว

      @@muktarmohamud937 Dalku ha'ad sirdoon ma u baahanyahay mise looma baahna? Shaqadoodi mid aan ahayn bay hayaan taasi waa dood kale. Baahi dalku ma u qabaa?

    • @badalridwaanxasan1954
      @badalridwaanxasan1954 2 ปีที่แล้ว

      @@FreemanV99 waxkasto dawladii dhiigyo cabka ahayd ka turjumaya waa qasab ina la tirtiro magac kle haloo sameeyo

    • @FreemanV99
      @FreemanV99 2 ปีที่แล้ว

      @@badalridwaanxasan1954 Caaddifad,rabitaan iyo nacayb qof dal laguma maamuli karo. Warkaaguna waa nocaas ee caqliga ka shaqaysii oo caalamka la jaanqaad.

  • @abdiqani2885
    @abdiqani2885 2 ปีที่แล้ว

    Waxaan la yaabay inuu nin sharci yaqaana weliba mudo dheer dawlad ka soo shaqeeyey uu dhaho in hayad sirdoon aan dalku yeelan magacii la doono haloo bixiyee
    Waan qabaa in aan qofka fekerkiisa siyaasiga sida dhaliil uu ujeediyey dawlada ama madaxda aan lagu xidhi karin lkn dawlad aan sirdoon lahayn ma dawladbaa iyadoo somaliya xaaladeeda la ogyahay oo somali badan jaajuusiin u yihiin dawlada kale

  • @yasinfarah7256
    @yasinfarah7256 ปีที่แล้ว

    Ayaanle waxa ku daba dhigye diwldi maxamed siyaad bare iyo waxa aad rabto oo ku daba dhigye qof walaba waxaa waydinsa kacanki qof walaba

  • @faysalmire7624
    @faysalmire7624 2 ปีที่แล้ว

    Maxkamad cadada

  • @milderwritings1539
    @milderwritings1539 2 ปีที่แล้ว +1

    Noocaan oo kle in fikradisa la so badhigo ayaaba qalad ah wadan sirdon la an shaqeyo intu ku arkay mida kle cadaadis la aan mxa shaqenayo

  • @mahdiali2695
    @mahdiali2695 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa odey careysan

  • @mahadjama1481
    @mahadjama1481 2 ปีที่แล้ว

    @Barde Hanad: Waad saxan tahay isagu ma rabo inuu wax walba u sheego. Aabahay waxa uu ahaa Qareenkii General Salaad Gabeere ee maxkmada dil toogasho ku xukuntay General Gabere iyo Qareenkii balse dhamaan Safiiradii Ajaanibta ahaa ee halkaasi ku sugnaa ayaa ka cawday sidaas darteed aabahay ayaa lagu sii daayay 8 sano oo xarig ah kadib.

  • @abdiomar9709
    @abdiomar9709 2 ปีที่แล้ว +1

    Beentii ma aha rag badan oo xabsiga loo taxaabay ayaan dib dame loo arag

  • @crisaaqaxmed2074
    @crisaaqaxmed2074 7 หลายเดือนก่อน

    Adoonkani waa qoloma?hadalkiisu wuu is duqaynayaa,ileyn waa nin laangaaba oo been sheegaya.

  • @alinuromer5876
    @alinuromer5876 ปีที่แล้ว

    Simxaan

  • @mahadjama1481
    @mahadjama1481 2 ปีที่แล้ว

    Waad saxan tahay isagu ma rabo inuu wax walba u sheego. Aabahay Avvocato Mohamed Jama Xabbeb waxa uu ahaa Qareenkii General Salaad Gabeere ee maxkmada dil toogasho ku xukuntay General Gabere iyo Qareenkii balse dhamaan Safiiradii Ajaanibta ahaa ee halkaasi ku sugnaa ayaa ka cawday sidaas darteed aabahay ayaa lagu sii daayay 8 sano oo xarig ah kadib iyo General Salad Gabere iyo 2 Sarkal oo la toogtay.

  • @faysalmire7624
    @faysalmire7624 2 ปีที่แล้ว

    Aniga hubo

  • @MrHassanabukar
    @MrHassanabukar ปีที่แล้ว

    Trunji , daba dhilif ma aheyn.. laaluush qaatana ma aheyn. Caadil ayuu ahaa! Dacwad aan kaaliye ka ahaa, asiguna Xaakin Guddoomiye uu ka ahaa ayaa jrtay....Eedeysane lagu soo ooga " Aflagaado madaxweyne " waxuu ku xukumay eedeysanahii " waa Xur " haddaan danbi-kale loo heysan!!!

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 2 ปีที่แล้ว

    M.sanid

  • @khadarmohidin9438
    @khadarmohidin9438 2 ปีที่แล้ว +2

    Hore u soco saxib ayaanle waxaad sii fiican toshka ugu haysa halki wax ka qaloocdan Manshaallah ariin ficin baad wada

  • @khadarmohidin9438
    @khadarmohidin9438 2 ปีที่แล้ว +1

    Hore u soco saxib ayaanle waxaad sii fiican toshka ugu haysa halki wax ka qaloocdan

  • @khadarmohidin9438
    @khadarmohidin9438 2 ปีที่แล้ว +1

    Hore u soco saxib ayaanle waxaad sii fiican toshka ugu haysa halki wax ka qaloocdan

  • @khadarmohidin9438
    @khadarmohidin9438 2 ปีที่แล้ว +1

    Hore u soco saxib ayaanle waxaad sii fiican toshka ugu haysa halki wax ka qaloocdan