Sxb qli waxa iishegtaa hadii aad rabto in pin ka laguu so diro ma waxa ka horaysa in aad 10$ shaqayso kadib Ay active kuu noqdaan oo aad aragto lacagta intaad kala bixi karto ha noqoto 70$ ama 100$
Asc ustaad aniga watching time 11000 buu ii maryaa walina calamada tikada Lama saarin xagee cilada iga haystaa ustaad cawinad ayaan kaaga baahanahay mahad sanid Hadii aad meel ka la soo xiriiro ii sheegtana waa ok
Ustad postol code Ka ma wax qofka u gaar ah baa mise dalka oo dhan waye tuusaale dalka aan Ku xiranaayo postol code kiisa hadii aan Google Ka raadiyo aan siidaa Ku helo ma galin karaa Mise waa in uu qofka ii soo sheegaa mahdsanid
Ustaad wxan ubahna ina sualo ku weydiyo habaryarte ayan youtube keda umamulaa whatappka ga ubahna sharudihi we buxisey lkn cild yar ina iga cawiso aya ubahna ado mahadsan
Asc ustaad cilmi wacan baad halkan nagu soo gudbisa ilahay hakaa jaaisiiye, hal su’aal maku weydiin kara. 1: Haddii aan buuxin sharuudaha youtube ka dhanka public watch hour madal ban karaa Adsence? Mahadsanid ustaad
Wllo c/raxmaan waad kumahadsanty, Wllo 2suaalood ayaan kaa weydiinayaa wllo ◇lacagta aan kasameryo TH-cam ku Wllo ma lygu soo diri karaa Mastercard kyga willo? ◇sharciga cusub ee cashuurta ah kawaran qof Ka xilli dambe buuxiya Taasoo ay sababty anigoo aan gaarin Xilligii dhamystiranka?
Anigu ustaad laba Su,aalood aYaan qabaa SU,AASHA HORE Facebook page sidee accoun ugu xidhiidhin karaa marka aan shuruudaha buuxiyo SU,AASHA LABAAD Facebook profile ayaan doonayaa inaan u bedelo page waxaan haystaa 5000 friends ah Waanu ii diiday inaan u bedelo page Markaa ma version CUSUB ayaa la sameeyey 2021 Waa kaa warsugayaa insha ALLAH
Sxb waxaan joogaa Dadaab, Kenya Marka waxaan rabay in aan you tube furto marka address keyga sideen ugubuuxiyaa ? Google AdSense pin muu Soo Gaara Dadaab? Post office wey leedahay lkn waxaa dhib iga heystaa sidan address ka u qori lahaa
Wll C/raxmaan waan ka helay vedio gan subscribe ne wuu ii yahay channelka lkn wxn jclaan lahaa inaad iga caawiso xoogaa macluumaad ah oo aan si toos ah kuula soo xidhiidho. Fadlan telkan igala soo hadal kolley anigu kaaga ma hayee... 0615499600.
Masha Allah waa muqaal muhiim ah bro Guulayso
mahadsanid sxb
@@GARAADSO thank
Macalinkaygi
@@GARAADSO inte kala so xarira ustas
Nio nin wanaagsan ayaad tahay anoon channelka in badanba ku xidh nayn ayaan wax badan kafaaiiday allh yabarak
THE BEST GARAADSO ☑ GARABKAAGA MARKASTA BRO
❤
Mnsha Allah Ustaad Horumar wacam 15k
Cashar Qiimo leh Horay Usoco Akhi
Keep going zxb sare🔥🙏
Masha allah, muuqaal wax badan laga faa'iideyo. Mahadsanid ustaad
جزاك الله خيرا
Illahey haku xifdiyo ustad abaalkaga ma Gudi karno🙏
Masha Allah shb sifii canba wax nofahan siisay
Mashallah walalo , waad kumahadsantahay information kan wan ubaahna inaan radio lakin nasiib wanaag intan kahelay
Soo dhawaw wixii caawinad ah oo aad ubahato waan ku caawin ila soo xariir insh'allah
@@GARAADSO leave me your social media in here thanks
@@queenrahma6373 Instagram @absamoh
Arrimahan in aad iga caawisid ayaan rabay ee halkaan kaala soo xiriiraa wll
Facebook page GARAADSO
Wow Mahadsanid Ustaadii wlhi nasiibkeyga ayaan la yaabanahay waayo maalmaha soo socdo ayaan islahaa dalbo lkn si baan ugu wareersanaa.
F.G. Channelka midkan ma’aha.
Guul wacan sxb
▶️Aghori | dad cuna hilibka dadka iyo saxarada.. bal ila soo daawo muuqaalkan argagaxa leh👇
th-cam.com/video/vbjmKumL9h4/w-d-xo.html
▶️Wax ka baro taariikhda islaamka | taariikhda dowladii cusmaaniyiinta
th-cam.com/video/yOsL7ADQxjc/w-d-xo.html
⏺channelka jaaburi waa janal cusub oo aad kala socon karto muuqaalo taariikh iyo qisooyin ah
masha allah guuleyso
M.sh horo usoco ustaadoow waana.kumahadsantahay
Waa mahadsantahay wlle
Tnx legend👌🙏
Masha.alaah muqal ficn waxtarne leh
Waad ku mahad-santahay macalin, waxaad noo soo sameysaa sida Facebook loogu xiro xayeeysiiska.
Sideeba cayaysiinta loogu sameeeya macalin
Aad io aad teachar lkn facebook bege sida lacag looga sameeya
Mahadsanid ustaad waxan Rajyanayah inaad muqaal kasoo samyan doontid qaabka bank loogu xidhiyo iyo waxyaabaha requirements ee ah qofka looga baahan yahayn.
Keep going legand
Sxb wax yaalo bdn ayaan kaafaaiday
Mahadsanid in bdn
The best video realy i am not understand somali but good messenger from the all video thank you alot
Welcome
Thank you brother
Woow Amazing
Sxp meelan kaaga soxariiro rabaa waxaan kuweydin rabaa su.aalo kusaaabsan youtub iyo Adsense plz intee kala soxariiree plz
bro waan dalbaday PIN ka laakin side ku ogaana in ay isoo gaartay iyo in kale, tan kale xage ayey iguso dirayaan?.
Sxb qli waxa iishegtaa hadii aad rabto in pin ka laguu so diro ma waxa ka horaysa in aad 10$ shaqayso kadib Ay active kuu noqdaan oo aad aragto lacagta intaad kala bixi karto ha noqoto 70$ ama 100$
Markii la arko in accoun kan uu lacag samaynayo . Waxaa lagusoo diraa waraaqadan . Markay kusoo gaarto ka dib waxaa laguusii wadaa lacag aruurintii . Markay gaarto 100$ waxaad ku xiranaysaa banks ka dib halkaas baa lagusoo shubaa lacagtaadii
Waxaan ahay youtuber sanadkan ayay ii dhamanayaan shuruudihii marka ustaad
Haddda sanadkan wax cusub oo soo kordhay miyaaajira
M.a keep going
Saaxip iyadoo aanan viewskaagu Badneyn hadii ay badato saacada lagu daawado lacag fican maheleysaa
Asc ustaad aniga watching time 11000 buu ii maryaa walina calamada tikada Lama saarin xagee cilada iga haystaa ustaad cawinad ayaan kaaga baahanahay mahad sanid Hadii aad meel ka la soo xiriiro ii sheegtana waa ok
Sideen master u sameystaa anoo somali jooga maxaane liiga baahan yahay?
Adiga wll hlkee joogta
Magaceygu waa alvaro somali waxaan joogaa muqdisho gaar ahaan seybiyaano
maclin su,aal ayaa ku weydinaa waxaan jeclahay inaa iiga soo jawabi doontid insha allah
su,aasha wexey tahay youtube ayaa magac ka badal markaa dhex galo youtubeka magacii hore ayaa wali ku qoran dadka qaarna magaca cusub ayaa u soo baxaayo dadna magacii hore Codeka google adsensigana waan galiyay marka sidee magaca cusub loo fadhiisin karaa mclin adoo mahadsan🙏
Sxb bal ila soo xariir insh'allah waan xalin .
Ustad postol code Ka ma wax qofka u gaar ah baa mise dalka oo dhan waye tuusaale dalka aan Ku xiranaayo postol code kiisa hadii aan Google Ka raadiyo aan siidaa Ku helo ma galin karaa Mise waa in uu qofka ii soo sheegaa mahdsanid
Suaal labad waajib miyaa inan Qofkii adresskisa an ku buuxbuux saday Accounkisana aan istcmaalo?
Waa sida ugu fecan waayo banks ku yaal dalka kuma xirikartid lacag aad ka samayso adsense. Lkn qofkii waajib mahan qofkale waad radin kartaa
Ustaad wxan ubahna ina sualo ku weydiyo habaryarte ayan youtube keda umamulaa whatappka ga ubahna sharudihi we buxisey lkn cild yar ina iga cawiso aya ubahna ado mahadsan
Zxb thanks so much run ahaantii aad ayaad ii caawisay ,
Asc ustaad cilmi wacan baad halkan nagu soo gudbisa ilahay hakaa jaaisiiye, hal su’aal maku weydiin kara. 1: Haddii aan buuxin sharuudaha youtube ka dhanka public watch hour madal ban karaa Adsence? Mahadsanid ustaad
Haa waad dalban kartaa lkn dhanka TH-cam ka mahan waa in aad website iyo WM aad ku xirto ka dib kuwaas aad lacag ka samayso sidaas aad waraaqada ku dalbato oo wadadas website Ads aad aado.
TH-cam hadii aad shurudihii buuxin wali kuma furmayso qaybta adsense oo waxaa kusoo baxaysa 1k Subscribers iyo 4k watch time hours oo ah shuruudaha ugu horeeya TH-cam .
Wllo c/raxmaan waad kumahadsanty,
Wllo 2suaalood ayaan kaa weydiinayaa wllo
◇lacagta aan kasameryo TH-cam ku
Wllo ma lygu soo diri karaa Mastercard kyga willo?
◇sharciga cusub ee cashuurta ah kawaran qof Ka xilli dambe buuxiya
Taasoo ay sababty anigoo aan gaarin
Xilligii dhamystiranka?
Jawaab 1aad : waxaad ubahantahay Account wadanka aad address kisa isticmaashay ka diwaangashay . Ama qofkii aad address kiisa isticmaashay baa account kiisa ku shubanaysaa lacagta aad TH-cam ka hesho .
2: Canshuurta markay kusoo gaarto fariin markaa baa buxinaysaa
Wll anigaa islahaa Ustaadka weydii su’aalahan
Mahadsanid hadaa noo weydiisay.
@@GARAADSO waad mahadanty wllo
mgdsnid wll guulyso
your account has been closed by google ayuu leeyahay adsense marka xal maloo heli karaa
Maxaan ka faaiidayaaa ustaad?
Qof address aad ku xeratay hadii uu dhinto sidee looga furtaa
Mahadsanid wlla
Absence Hadaan iska Dhaafo oo Aan master card Aan kuxedho Kawaran wll
Mahadsanid sxp halkeekalasooxidhiidhaa number
Thanks sxb
Shukran.
Saxp sida facebook loogu xiro adsense soo samee
Macalin sidee address looga furtaa qof aad ku xeratay
AST USTAAD
2 SUAALOOD
1.SHURUDIHI WAN DHAMEYEY
LKN XADATSIIMO KUMA FURIN HADAN MARKA KU FURIWAAYO WARQADA IMASO DIRAYAAN MIYA
SUAASHA
2.(MASTER CARD )MAKU XIDHAN KARAANA TH-cam KA
Paybal cashar kasoo sameey walaal
Hadii uu dhinto
Pge 24k an le yhy side logu furta lcgta
anigoo simalia jooga bankigee ku xidhan karaa ustaad
Malinta jimcaha ilaa Hada Step 2 in progress Ayu IGA dhagan Yahay
Adsense malagu soo aqbal . Fariin gmail kaga ka fiiri
@@GARAADSO my error Ayu Dhahay bro Mar kale Ku celiyay
asc ustaad. ilaahay haku xifdiyo aad ban uga faaidaystay casharada aad soo galisay bartan, waxaan codsan lahaa inaad cashar kasoo diyaarisid sida aad muuqaalka uga duubtay shaashada computerka (screen rocoding ka) mahadsanid
Casharkaas waad ka helaysaa channel kan daawo camtasi studio qaybta playlist ka fiiri
@@GARAADSO mahadsanid ustaad. waxaan rajaynaya inay shaqo abuur ii noqoto, kuma aqaani lkn aduunka inaan ku kulano baan rajaynaya si aan kaga mahad celiyo. jazaka allahu khayran.
Walaalayaal soomaalinimo subscribe iigu saara mahadsanidiin
Shukran
Anigu ustaad laba Su,aalood aYaan qabaa
SU,AASHA HORE Facebook page sidee accoun ugu xidhiidhin karaa marka aan shuruudaha buuxiyo
SU,AASHA LABAAD Facebook profile ayaan doonayaa inaan u bedelo page waxaan haystaa 5000 friends ah
Waanu ii diiday inaan u bedelo page
Markaa ma version CUSUB ayaa la sameeyey 2021
Waa kaa warsugayaa insha ALLAH
1: Shurudaha Facebook
- Ugu yaraan 10 kun oo Followers ah.
- 600,000 oo daqiiqo oo muuqaal daawasho ah labadii bilood ee ugu danbeysay.
- Iyo ugu yaraan 5 Muuqaal oo Active ah oo boggaaga ku jira.
2:Lacag sida loga helo :
Intaasi oo shuruudo ah haddii aad buuxisay, waxaad u baahan tahay inaad eegto inaad joogto Dal Facebook xayaysiin laga saaran karo iyo inkale, haddii aadan joogin asxaabtaada dalalkaasi jooga ayaad ku xiran kartaa, si Page-ka uu kuugu shaqeeyo markaas. Somalia kuma jirto .
Intaasi kadib waxaa lagaa sii rabaa Lanbarkaaga canshuurta ee dalkaasi inaad ku xirato Facebook iyo Kaar Bank-gi lacagaha aad shaqeysato laguugu soo diro bil walba.
Suaasha labaad . Sxb barnaamij kuu 5kun wali ma shaqayn ama kii hore baa lasoo fasaxi ama nuuc cusub baa imaan insh'allah
@@GARAADSO mhdsanid ani xataa Maxaa Ku dhacay oo u diidaa ayaa is dhahaaayee
sxb adress wan kuxiray channel wuxuu sameynaya lacag balse wixi wax warqad ah mahelin maxaa sameeyaa
Way ku soo garaysaa sug ilaa $100
hye bro
Bro.wan kusalamy Adsensiga isago imaqan oon sugayo ma bedeli kara Adresska waliba iyado xayasinti la.iisaray mahdsand
Haa waad badali kartaa . Lkn wadanka ma badali kartid waa sidaa ugu samaysay kaliya waxaad badali kartaa waa address sida address line 1 ama line 2 , City , Postcodes
@@GARAADSO sxp Grammy may lee dahag
Warqadu Miyay Lacagta Aad Samayso Ku Xidhantahay Mise Marka Xayaysiinta Loo Furaba Waad Helaysaa ?
Markii la arko in accoun kan uu lacag samaynayo . Waxaa lagusoo diraa waraaqadan . Markay kusoo gaarto ka dib waxaa laguusii wadaa lacag aruurintii . Markay gaarto 100$ waxaad ku xiranaysaa banks ka dib halkaas baa lagusoo shubaa lacagtaadii
Hadii aad joogtid somali nambarkaaga maa gilinee ama numberka wadanka kale
Number ka somali gali hadii aad rabto waad iska dayn kartaa waa optional
Sxb waxaan joogaa Dadaab, Kenya
Marka waxaan rabay in aan you tube furto marka address keyga sideen ugubuuxiyaa ?
Google AdSense pin muu Soo Gaara Dadaab?
Post office wey leedahay lkn waxaa dhib iga heystaa sidan address ka u qori lahaa
Sxb address wadamo America ah ama European ah isticmaalka kuwaas baa fudud
@@GARAADSO bankiga midka Kenya laguma xiri karaa
Hadaan address USA isticmaalo
Wll youtube kayga maku xidhankaraa xawalad ?
Maya
war sxb facebook xeysiinta somalia fashil waaye luuqadaba hada la isku heestaa
Meesha luqadaha waxaad doranaysaa afcarabi
@@GARAADSO asc
Wll C/raxmaan waan ka helay vedio gan subscribe ne wuu ii yahay channelka lkn wxn jclaan lahaa inaad iga caawiso xoogaa macluumaad ah oo aan si toos ah kuula soo xidhiidho. Fadlan telkan igala soo hadal kolley anigu kaaga ma hayee... 0615499600.
Number WhatsApp 252626933412 ama Facebook page GARAADSO gal ku dhufo WhatsApp
Asc wll magacaygu waa Nimcaan axmed wll TH-cam channel cusub Ayan leyahay Marka waxan kaaraba cawimad xaga aqoonta ah ee wll fadlan sideen kuula Soo xidhiidho waxan jooga jidah saudI Arabia Thanks pro 🙏❤️😇