Sida loo sameeyo Facebook page promote | Dad badan gaarsii waxyaabaha aad soo dhigto page-kaga Face.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 มี.ค. 2021
  • Sida loo sameeyo Facebook page promote | Dad badan gaarsii waxyaabaha aad soo dhigto page|-kaga
    Sida loo sameeyo sponsored Facebook page.
    muqaal kan waxaa ku barandoonta sida loo sameeyo sponsored Facebook page.
    💢WhatsApp business ku xiro Page-kaga Facebook
    👉bit.ly/31xKdi7
    💢Sida TH-camr loo noqdo sanadkan 2021
    👉 • Sida TH-camr loo noqd... ​
    💢kusoo biir telegram channel
    👉t.me/garaadsoo​​​​​​​​​​​​​​​​​​
    💢Halkaan kala soo dag Adobe InDesing
    👉 tech.garaadso.net/Default.aspx...
    💢Halkaan kasoo dagso software walba oo multimedia ah
    👉tech.garaadso.net​​​​​
    💢Iska diwaangali website ka oo la xariir
    👉 Number-kan whatsapp 252626933412
    ka mid noqo asxaabta ku midaysan garaadso group
    ========================================
    💢Barashada illustrator cc 20
    👉cutt.ly/VjWILzK​​​​​​​​​​​​​​...
    💢Barashada photoshop cc
    👉bit.ly/3grE9hf​​​​​​​​​​​​​​​​​​
    💢Barashada premiere pro cc
    👉bit.ly/3dceN56​​​​​​​​​​​​​​​​​​
    💢 Barashada after effects cc
    👉bit.ly/3gpNWV7​​​​​​​​​​​​​​​​​​
    💢 Barashada filmora wondershare
    👉bit.ly/3esdCyS​​​​​​​​​​​​​​​​​​
    💢Barashada camtasia studio
    👉 bit.ly/2XxkZ13​​​​​​​​​​​​​​​​​​
    💢💢💢💢💢💢💢💢💢
    #garaadso​​​

ความคิดเห็น • 241

  • @queenrahma6373
    @queenrahma6373 3 ปีที่แล้ว +56

    Mashallah walalo aad baan ufahmay jazzakallah

    • @cali2799
      @cali2799 3 ปีที่แล้ว

      M.a wll cashirkii kan ka horeeyey ee ahaayey in Facebook pageka in lagu xiro whatsapp business waan ku xire waayey waayo Asalkiisu facebook friends ayuu ahaa marka mxaa qaldan

    • @anasaarnoolofficial8455
      @anasaarnoolofficial8455 2 ปีที่แล้ว

      Ok

  • @HAGAAJIYE24
    @HAGAAJIYE24 3 ปีที่แล้ว +18

    Garaadso waa channel aad u faaido badan ustaad abdiraxman alle ha kaa abaal Mariyo shaqada aad umada soomaaliyeed aad u hayso 100k baan kuu rajaynayaa iyo kabadan

  • @dvmgeelle5520
    @dvmgeelle5520 3 ปีที่แล้ว +25

    Xaqiiqatan in lagu daawado waad istaahishaa.
    SOOMAALIYEEY YARKAAN AAN SHARETA IYO LIKETABA KU TAAGEERNO

  • @qalinlee1552
    @qalinlee1552 3 ปีที่แล้ว +6

    Wll sidee like ban uheli karta
    Adiga oo mhdsn

  • @Mohamed.labeeye
    @Mohamed.labeeye 3 ปีที่แล้ว +2

    macha allah wllo runti aad baan ufahmay arin aan ubahna way ahayd oo igu cakirnayd allah kaa abal mariyo sidaa wax nogu faaiidaysay keep going macalin

  • @ademyussuf5193
    @ademyussuf5193 2 ปีที่แล้ว +1

    wlh , Inta aan arkay TH-camrada somaliyeed runtii waxaa tahay qofka ugu daacadsan oo ugu qalbi saliimsan bulashadana larabo horumar.
    mahadsanid sxp Alla Hakaa Abaalsiiyo wixii wanaag ah ee aad bulshada u faa'ideeysay.

  • @muslima9474
    @muslima9474 3 ปีที่แล้ว +7

    Ustada mashaa Allah tabaarakallah waa casharo aad u fiican jazaka Allah

  • @ileyskadadweynaha6322
    @ileyskadadweynaha6322 3 ปีที่แล้ว +1

    M.a aad iyo aad ayaa u fhmaya Wllka marna Ustaadkeyga Keep going Never give up

  • @Hassanaadan201
    @Hassanaadan201 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha dear teacher aad iyo aad ayaad umahadsantahay Allah kaa abaal mariyo aduuyo iyo akhara Weligaaga farxad igu nooolow intey nololi

  • @abdinasirnorsalad3332
    @abdinasirnorsalad3332 3 ปีที่แล้ว +2

    magacaaga iyo aqoontaadu waa isleeyihiin sxb waxbadan meeshaan waan ka garaadsaday

  • @CryptosomaliAcademy
    @CryptosomaliAcademy 3 ปีที่แล้ว +1

    Ma sh Allah mahadsanid ustaad Abdirahman said

  • @hassanediting7890
    @hassanediting7890 3 ปีที่แล้ว +3

    Msha'allh thanks aad aya u mhadsan thy wn ka faa'iidnay video gan jazakallah🙏👍👌

  • @rahmaisak4240
    @rahmaisak4240 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah. Si qurux badan baad noogu sharaxday. Barakoow

  • @mr.aosman3054
    @mr.aosman3054 3 ปีที่แล้ว

    Ustaad sifiican ayaad u sharaxday mahadsanid

  • @istarhassan5870
    @istarhassan5870 2 ปีที่แล้ว +1

    Ayyy jazakllh qeyr ustaad Wax badan ayaa raadiye Waana bartay 🥰

  • @kadijaali3597
    @kadijaali3597 3 ปีที่แล้ว +1

    Walaal aad iyo aad ayaad u mahadsantahay jzaakumallaah

  • @HamzaOnline10
    @HamzaOnline10 2 ปีที่แล้ว +3

    MashaAllah sifican ban uga faaideyste saaxib. You earned a new subscriber. Good job💯

  • @dholacaddechannel7987
    @dholacaddechannel7987 3 ปีที่แล้ว +3

    Ustaad apdirahman keep going ustaad💓

  • @maahirali596
    @maahirali596 3 ปีที่แล้ว +1

    Ustad waad mahadsantahy ❤️❤️❤️❤️👍👍👍👍

  • @abdirisaaqgeelle7536
    @abdirisaaqgeelle7536 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustaaad Allaha ku barakeeyo

  • @waare9427
    @waare9427 3 ปีที่แล้ว +1

    Mash allh wll wax badan ayaan kaa faaiday allha ku sharfo

  • @CadaalaMedia
    @CadaalaMedia 3 ปีที่แล้ว +1

    Mshalh mahadsanid ustaad 💖🙏

  • @maxamed6355
    @maxamed6355 2 ปีที่แล้ว +1

    Nio legend ayaad tahy wlhi 🤔🤔❣️

  • @cambuulo
    @cambuulo ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah. I've a lot of problems 😕. Thank you bro. Keep up the good work 👏

  • @nidaamacademy6650
    @nidaamacademy6650 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allaha tnks

  • @abdikaniboos2473
    @abdikaniboos2473 ปีที่แล้ว +2

    Great lesson

  • @osmanmedia9804
    @osmanmedia9804 3 ปีที่แล้ว

    Macalin aan wax badan ka fa iidnay alle haku xifdiyo

  • @Zhiineyare
    @Zhiineyare 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Ustaadi Aad Ayaa Umahadsantahay

  • @shankaroon1434
    @shankaroon1434 2 ปีที่แล้ว +1

    Jazakallahu khyr

  • @ahmedafgoe1819
    @ahmedafgoe1819 3 ปีที่แล้ว +2

    Mashllah ustat jzakumulahu kheern facebook ads ama socail media marketing ad insha.allah hadaad waqti uhelikartid bahidaas aya badan qof somaali ah kuma arag course sadan o yutuber ah

  • @MiiraaleShow
    @MiiraaleShow 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah casharadda waan bartay shahaadadiina waan qaatay Alle ha karaameeyo ustaadka

  • @MR.DEBATE
    @MR.DEBATE ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wll wax ban ka faiday

  • @jimcaleismail1024
    @jimcaleismail1024 3 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid wll Inbadan Waxbadan ayaan kaa faa'iidney

  • @shabanmohamed494
    @shabanmohamed494 3 ปีที่แล้ว +1

    Shukran saxib waan kaa faaideystey

  • @camaarahchannel6603
    @camaarahchannel6603 2 ปีที่แล้ว +1

    Baarakallaahu fiik wll

  • @Baalaxoofto
    @Baalaxoofto 2 ปีที่แล้ว

    Thanks ustaad😍👍

  • @xudeyfi1023
    @xudeyfi1023 2 ปีที่แล้ว

    M.a Alle ha ku dhooro wll qali ah

  • @mjdalqurxiye3071
    @mjdalqurxiye3071 2 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad mahadsanid

  • @xasancabdi614
    @xasancabdi614 3 ปีที่แล้ว +1

    Allaha kuxafido wall qaaliya waxaankaafaaiday waxbadan mahadsanid

  • @Somalimedia0
    @Somalimedia0 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah

  • @abdikarimomar7867
    @abdikarimomar7867 2 ปีที่แล้ว +1

    Waad mhadsantahy ugaas keep on sual wall xagee jogtaaa

  • @itismeugaaso4770
    @itismeugaaso4770 2 ปีที่แล้ว

    Jazakalaaahnwll

  • @abdilahibarre2494
    @abdilahibarre2494 3 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid walaal.

  • @wacdarogroup4419
    @wacdarogroup4419 3 ปีที่แล้ว +1

    Thanks sxb keep going bro

  • @salmaan449
    @salmaan449 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa mowduuc muhiim ah

  • @abdirhmandollarvlogs
    @abdirhmandollarvlogs 3 ปีที่แล้ว

    Waxa waye chanelada ugu faaidad badan somalida mchallah pro

  • @abdirashidabdulahidirie2382
    @abdirashidabdulahidirie2382 3 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid walal

  • @mohamedmohamud314
    @mohamedmohamud314 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid withaayow

  • @MohamedHassan-mz8cj
    @MohamedHassan-mz8cj 2 ปีที่แล้ว

    Manzha allah paymenta method si wacan ayd noogu sharaxday wanay noo shaqaysay master card thnkz

  • @hansare4015
    @hansare4015 3 ปีที่แล้ว

    M.a ustaad aad aad ayaad umahdsanthy

  • @sugaalchannel4217
    @sugaalchannel4217 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid zxp intaa iga maqnyd un

  • @xuseenarab8119
    @xuseenarab8119 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid 3

  • @ahmedfarahahmed2233
    @ahmedfarahahmed2233 2 ปีที่แล้ว +1

    thank you so much bro

  • @ayannitta
    @ayannitta ปีที่แล้ว

    Masha Allah ❤👍

  • @khadarmohamed9223
    @khadarmohamed9223 3 ปีที่แล้ว +1

    Waad mahadsantahay sxb

  • @realabdull
    @realabdull 3 ปีที่แล้ว +4

    I'm new student aad Baan ugu haly garaadso wll noo Badi cashirada,🙏❤️

  • @CabdifataaxJuuqaa
    @CabdifataaxJuuqaa หลายเดือนก่อน

    Thanks ustaad

  • @FaizamaxamuudMaxamed
    @FaizamaxamuudMaxamed 28 วันที่ผ่านมา

    Thanks my teacher

  • @Sheiknor_Osman
    @Sheiknor_Osman 3 ปีที่แล้ว +4

    Walal Garadso Mahadsanid Aadban ku Taageyrsanahay " Abdi Rahmad Sacid

  • @A.Salahrealman12
    @A.Salahrealman12 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad aad ayaad umadsanthy

  • @meecaadocabdiraxmaan7765
    @meecaadocabdiraxmaan7765 2 ปีที่แล้ว +1

    Thnks bro

  • @indhoBlack
    @indhoBlack 2 ปีที่แล้ว

    Aad ayad u mahadsan tahay 🙏

  • @cabdicasiiscali2912
    @cabdicasiiscali2912 2 ปีที่แล้ว +1

    Thanks Walaal

  • @almaancumar829
    @almaancumar829 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaaah

  • @maajidpoi7310
    @maajidpoi7310 2 ปีที่แล้ว +1

    Thanks wll

  • @raxmaa8543
    @raxmaa8543 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wllo

  • @user-mm8ut1ed9p
    @user-mm8ut1ed9p 3 ปีที่แล้ว

    MASHALLAH

  • @quruxhaweenbintucarab7374
    @quruxhaweenbintucarab7374 2 ปีที่แล้ว +2

    Mansha allah jisaaka laah khayr muqaalkan waxan helay xili aan mustacajil u ahaa waxanad uga hadashay si
    waadix ah subscribe ayaanan kugu casuumay keep going my brother

    • @GARAADSO
      @GARAADSO  2 ปีที่แล้ว

      Mahadsanid sxb

  • @cabdiqaadirrabaanixasan3152
    @cabdiqaadirrabaanixasan3152 3 ปีที่แล้ว

    Haa masha alaah

  • @5-starsnews
    @5-starsnews 2 ปีที่แล้ว

    Ustaad adigaa umahadsan thy pro macalin sharaxad ka faa'iidny

  • @emaracollege4104
    @emaracollege4104 2 ปีที่แล้ว

    m.a Ustad mohamed said casharo badan oo faaiido badan yaad noo soo galisaa ku mahadsanid ustad

  • @instgramrepost
    @instgramrepost 3 ปีที่แล้ว +1

    Waad mahadsanthy

  • @omarsocial5993
    @omarsocial5993 2 ปีที่แล้ว

    Thank zxp

  • @abdirisakaar9890
    @abdirisakaar9890 3 ปีที่แล้ว +1

    Shukran wll adban kaga fa,iiday side lacag loga sameeya

  • @user-rt5dh4fj8g
    @user-rt5dh4fj8g 4 หลายเดือนก่อน

    Thanks wllo

  • @ahmedsiciidsoofe3233
    @ahmedsiciidsoofe3233 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid sxp

  • @omarsocial5993
    @omarsocial5993 2 ปีที่แล้ว

    Waa fhamy wllo

  • @XasanAbsugeofficial
    @XasanAbsugeofficial 3 ปีที่แล้ว +1

    Mahad sanid ustaad ugu yaraan sanad ku dhawad ayan kula jogaa

  • @jiilkacusub1
    @jiilkacusub1 3 ปีที่แล้ว +1

    Kep going

  • @mohamedabdiasis7093
    @mohamedabdiasis7093 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid sxp cilad ayaa iqabsatay something is wrong ayu idhahay

  • @ayuutoboss2602
    @ayuutoboss2602 ปีที่แล้ว

    Iam new subscribe keep going thanks bro

  • @faysalmohamed5002
    @faysalmohamed5002 3 ปีที่แล้ว

    thnks

  • @muhdinmohamedyuusuf4105
    @muhdinmohamedyuusuf4105 3 ปีที่แล้ว +6

    Ustaad 10 cashar oo photoshop ah baan daawadey waxaan bartey cilmi bdn lkn softwerda kalena hadda ka bcdi baan daawanaayaa🤚

  • @SAMEYEMEDIA
    @SAMEYEMEDIA 3 ปีที่แล้ว

    Thanks pro

  • @khadarmohamed9223
    @khadarmohamed9223 3 ปีที่แล้ว

    Qofkii ugu horeyay

  • @juliemalik1940
    @juliemalik1940 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah wanka fa'iday hadan raway ani inan bilabo insha allah

  • @cabdimaailkabshir2025
    @cabdimaailkabshir2025 2 ปีที่แล้ว

    msh allha

  • @jiilkacusub1
    @jiilkacusub1 3 ปีที่แล้ว

    Aad io aad ustaad🙏🙏🙏🙏🙏

  • @ahmeddaahir1027
    @ahmeddaahir1027 3 ปีที่แล้ว +2

    Macalin waxa kaacodsan lahaa inaa kahadashid digital marketing adaa kufahmena oo afkeeni kuhadlaya mahadsanid❤

  • @wayel6515
    @wayel6515 3 ปีที่แล้ว

    Ustad waan Kugu xiranhay

  • @mohayare8765
    @mohayare8765 2 ปีที่แล้ว

    Ok

  • @doogsannews9517
    @doogsannews9517 3 ปีที่แล้ว +2

    Ustaad Soosameey sida Update Experience page fb 2021 Mahadsanid

  • @ciinyoutube1504
    @ciinyoutube1504 3 ปีที่แล้ว +5

    asc wllo waxaan aad iyo aad ugu baahanahy digital marketing course ku saabsan wllo si lamid ah course yinka aaad diyaarisay noo diyaari digital marketing online loogu shaqaysto adoo mahadsan

  • @maankaabe994
    @maankaabe994 2 ปีที่แล้ว

    top

  • @nasroqurux296
    @nasroqurux296 3 ปีที่แล้ว +1

    Walow xageen kala soo qariiraa dhib yar baa il xalin lahayd🙏🙏

    • @GARAADSO
      @GARAADSO  3 ปีที่แล้ว +1

      WhatsApp number Facebook page ka GARAADSO gal ka dib ku dhufo WhatsApp

    • @nasroqurux296
      @nasroqurux296 3 ปีที่แล้ว

      @@GARAADSO aaway fb gaaga

  • @abdinuurabshiraliinshaar9027
    @abdinuurabshiraliinshaar9027 3 ปีที่แล้ว +1

    Moalimuu halmar inta lacagta dhiibo toos la iigu xayiisiiyo markale aan lacag la iwaydiinanaynin

  • @abdirashidabdullahi5231
    @abdirashidabdullahi5231 ปีที่แล้ว

    wad mhdsnsthy 100%

  • @gacalmediaproduction5412
    @gacalmediaproduction5412 3 ปีที่แล้ว +1

    asc ustaad. ilaahay haku xifdiyo aad ban uga faaidaystay casharada aad soo galisay bartan, waxaan codsan lahaa inaad cashar kasoo diyaarisid sida aad muuqaalka uga duubtay shaashada computerka (screen rocoding ka) mahadsanid

  • @ayuutobosstv
    @ayuutobosstv 2 ปีที่แล้ว +1

    New subscribe Keep going bro

  • @bashiirjeeni5358
    @bashiirjeeni5358 3 ปีที่แล้ว +2

    Sxb qaali ah wan ku salaamayaa wll waxan raba inan bilabo barashada graphic design marka ma ishegi kartaa laptop ka ugu fican ee lo adegsankaro software rada graphic ka