ustad intan baran stratey gayada ah in humanize lobadlo ayan kasaray post yafi Ai ahaa kadib intu google adsense i maqna ayan so gashay 10post oo well written ah oo humanize ah taasa ma isamaynada ilen is badal ban sameyr
Waxaa theory ayay u badan yihiin ustaad runtii wax kugu yara practical 😢... Inta aan iska daayo address qofkaas miyan isiticmlin Karin account poyneer 😮
Qaabka Loo codsado wa waadix sxb hadaa ubahan tihina wan idin soo duubi kara lkn waxan u sharaxayay qaabka iyo waxyaalaha looga baahan yahay qofkj marku rabo inuu dalbado
Qaabka Loo codsado wa waadix sxb hadaa ubahan tihina wan idin soo duubi kara lkn waxan u sharaxayay qaabka iyo waxyaalaha looga baahan yahay qofkj marku rabo inuu dalbado
Mash allah si ficnn ayan ug bahnyhy zxp❤
Mahdsanid sxb
Macalin muu sidii lakubaran lahaa igacaawi 🙏
Wll adsense barasho saasa kaagam baahna muhiimadu waa inaad heshid waxad ku xidhan lahay si aad uheshid waa inaad samaysa 2 un
1. Inaad leedahay website kadibna aad ku xidhatid
2. Inaaf leedahay youtube
Aqoon-yahan, Mahadsanid 🙏🙏
Mahdsnd sxb
@@GedleCaddeZip code maxa wye
Magaca xagee ugu diiwaan gashan
Thanks million jeer saxp 💯👍👍
100% Adaa mudan wll
Nuradin cabdulahi
ustad intan baran stratey gayada ah in humanize lobadlo ayan kasaray post yafi Ai ahaa kadib intu google adsense i maqna ayan so gashay 10post oo well written ah oo humanize ah taasa ma isamaynada ilen is badal ban sameyr
Ustaad halkee kaala soo xidhaadha
0097431096399
@@GedleCadde ustaad iiso jawaab
@@Mohomedabdinazir saw aniga kuso qory wll
@@GedleCadde haa ustaad wn ku arkay mahadzanid
Ustaad waxan leeyahay website lakin ma aqaani qaabka loogu xirto Google Adsence😢😢😢😢😢😢😢😢
Wll mar hore dalbadey kuwa isameyey ayey tuuga ahayen igu caawe wll😊
Mxa ka cawiya wll
Qaabka uga fudada AdSense loo heli karo
@@IfrahAbdullahi-t3y wll wx dku heli kartaa inaad maqaal0 gaadhaya ilaa 20 kuwasoo midkiiba ka kooban yahay 1000 eray sidoo kale website xawarihiisa iyo qaabkiisana iska hagaajisid
Waa ka faaideynay sxb lkn qarashka laga samayn karaa bishii muxuu noqon karaa
Bishii Markad ku cusub tahay marba wa meel Lkn markaad heshid booqadyal xoogaya malinkii 20 wad kasamaynkarta marka bilwga tahay lkn hada swcn uga dadashid oo traffic badan heshid 50 malinki wad kasamaynkarta iyo kabadanba
Ma la aqbali karaa in lagu xidho xisaab bangi oo Somali Premier ah?
mya
0:59
Imisa jeer ayaa lagu dhahay Reject anigu 27 jeer 😂😂
Ustaad Aniga Oo Africa jooga Addresskiisa iyo Code ka loo geeyay Halka Aan joogo Ma Kashan karaa MAHADSANID?
Waxaa theory ayay u badan yihiin ustaad runtii wax kugu yara practical 😢...
Inta aan iska daayo address qofkaas miyan isiticmlin Karin account poyneer 😮
Addis ababa miyuu ka shaqeeyaa wllo kaa hadaan gashado waan haystaa website
Ugaas bankiyada wadanka malagu xiri karaa sida primier salaam iyo IBS haday kuwaa shaqeyneyn PAYONEER BAN
Pionner wuu yeelayaa
Teacher aniga hadan kuso biri raba primer bank maku xiran kara jawab
wll.mahadsanid google adsens ayaa la iiga soo samayey wadamada laga ogol yahay markaa maxaan samayn karaa talabada xigta
Inaad websiteka qoral geliaid kadibna aad dalbatid
mahadsnid si hufan oo faahfahsan bad no fahamsisye wlla
Mahdsnd wll
Markaan app wax kagadanaayo micnaha aan rabo inaan sarto soda tiktok calaamada saxda ah wuxuu idhahayaa gili lambar
Xagee wll kuma fahmin
Markaad dalbato adsensiga kadib maqaalo lama soo gelin karo bloga miyaa kahor jawaab tooda wll
Waad gelin kartaa wll ee waxaan sheegayaa inaad wax ka badashid xaga desingkiisa
Walal hadaan dalalka yurub iyo America iska dayo oon address Ethiopia kusamaysto kwrn wax dhibi ma igaga iman karan
May wll haduu aqbalayo melkasta oo uu aqbalyo waad kusamaysa karta sida kenya iyi meelo kaloo badan
Sxp Xagee lagaala Soo xiriiri karaaa
Sxb muuqalka ugu dambeeya descriptionkiisa gal waxaa yaala whatsapp group
Seo-ga sidee ku kobciyaa websiteka adoo mahadadsan wll
Adoo Iska Hagaajiya Maqaalada Aad qoraysid Rankigana Gala Sidoo kale Index Page ka iyagana Iska eeg
google adsense sidee loo codsada miyaa ciwaan kaaga ama muxadaro aa soo jedinosaa just ciwaan kaaga ka hadal
Qaabka Loo codsado wa waadix sxb hadaa ubahan tihina wan idin soo duubi kara lkn waxan u sharaxayay qaabka iyo waxyaalaha looga baahan yahay qofkj marku rabo inuu dalbado
Qaabka Loo codsado wa waadix sxb hadaa ubahan tihina wan idin soo duubi kara lkn waxan u sharaxayay qaabka iyo waxyaalaha looga baahan yahay qofkj marku rabo inuu dalbado
@@GedleCadde taliye sorry markaan waxaa radinayy sida loo codsado lkn wax badan kaa faid youtube kaaga thanks iiga qaali noqo comment geega hore inaa kaa faid bilaa xisab eh
@@mohamedaliosman1677 mahasanid wll
Sxp number kaaga raba xage laga Hela mahadsanid
0097431096399
Qof somalia jogo lambar somalia kuma sameysan karo mii😢
Wll Wadankenu addres la aqoon san yhy iyo bank maleh marka qof asxabtada ama familka ku xidho
Bank somali ah malagu xiri karaa
Hah dadka waxay u isticmalaan inay accoun kasamaystaan pioneer kadibna ay premier bank ku xidhaan
@@GedleCadde Salam bank maagu xirann kraa
Magacisa ugu diwan gashan maxa Ka wada Wll
Magaca ugu diwaan gashan Addresska wll
sidee lacag logala bxa ustad
Waxay ku xdihan tahay waxd isticmalaysid
Master card lacagta Makula bixi karaaa
Hah sxb mxa diiday haduu bank la aqoon san yhh
@@GedleCadde thank u wl
@@GedleCaddepremier bank makala bixi karaa nah
@@OnIygoats waxaad accoun kasamaysataa pioneer sxb kadibna waad ku xidhan kartaa