Fadlan nagu soo biir: (SUBSCRIBE) Mar kasta oo ay badaan dadka nagu xidhan oo mar kasta oo aan soo sameyno muuqaalo gaar u au dhalinyarada. Nala wadaag mowduuca xigga ee aad rabto in aan kasoo hadlo. Mahadsanidiin❤🎉
Asc bro camerdaha wax lagu duubo marki ad bilabayso TH-cam channel ka so hadal . Sida camerda insta360 ace pro ma lo isticamali Kara in lagu bilabo TH-cam channel
Waa ku salaamay ustaad waxaa ka mid ahay dhalinta kugu xiran oo wadankii joogto waxaa rabay baraha bushada inaa ka faaideysto waxaana iga hor taagan locationka somalia youtube lagu sameeyay na lacag lagama sameyn karo marka hadey macquul tahay waxa rabay youtube sameyntiisa inaa iga caawiso waana madsanthy
Fadlan nagu soo biir: (SUBSCRIBE) Mar kasta oo ay badaan dadka nagu xidhan oo mar kasta oo aan soo sameyno muuqaalo gaar u au dhalinyarada.
Nala wadaag mowduuca xigga ee aad rabto in aan kasoo hadlo.
Mahadsanidiin❤🎉
Mahadsanid, waxa ka horeyo cashirkan sida loo buuxinayo warqada; marka shurudaha aa buuxiso. Next kasoo dhig.
Hadii aan ku guul dareeysto in aan sanadkaan buuxiyo shuruudaha. Ma isku dayi karaa sanadka xiga? Mase jaanisku 1sano kaliya ayuu ku xirnaa?
Fadlan suaashan muhiim baan u ahay iigaga jawaab wlll
Huno wandalbaday goggle adsense wayna isoo aqbaleen markan buxinrabay tax formka qofka ankuxirtay wuxuu jogaa USA waxayna iwaydiyeen ss number ama passport qofkiin wuididay isga oo kacabsiqaba markaa mais ticmaali karaa Drivers license kiisa fadlan iga soo jawaab waxaan ahay dhalinyarad kuku xiran icawu😢😢
Thank you zxp Next Sida Bank 🏦 Loogu Xirto Noo Soo Gudbi Thank you 🙏👍
Teacher please so BANK ga video nnoga so samay anah wan ku sugaynah mahadsanid sxb
Sharaf iyo karaamo korkaaga ha ahaato bro
🎉Legend soobadi like anagaa kufilab
Fiiri ibte kala soo xariiraa
Hadii aan sanadkaan buuxin shuruudaha. Wali fursad ma u heeystaa in aan sanadka ku xiga isku dayo
Mahadsanid abdijaliil show waxaa tahay nin karmeed dadka qalbiyadooda fahmi kara mahadsanid
Wn sugayaana video kle
Aad bd umahadsantahy zhp
Bank account sida loga xirto kama hayno sxb
Thanks sxb
Asc bro camerdaha wax lagu duubo marki ad bilabayso TH-cam channel ka so hadal . Sida camerda insta360 ace pro ma lo isticamali Kara in lagu bilabo TH-cam channel
Sidee logu xiraa account kale
Bravo bro
Good job saxiib
Saxibow podcast yada sidaa u edit gareyso huuqal nooga Soo samey
mahadsanid boss dhawan ayan dalban raba whatsappkaga ii reeb
Bank ku soo xiji
Mahadsanid walaal
TH-cam sidee loga dhiga mid la aqonsanyy horta bal taaz kaso hadal pls
Wxd soo samaysaa wll page has been unpublished please
Waa ku salaamay ustaad waxaa ka mid ahay dhalinta kugu xiran oo wadankii joogto waxaa rabay baraha bushada inaa ka faaideysto waxaana iga hor taagan locationka somalia youtube lagu sameeyay na lacag lagama sameyn karo marka hadey macquul tahay waxa rabay youtube sameyntiisa inaa iga caawiso waana madsanthy
Saxib side lo buuxiya tax form ka Facebook please ila wadaag zhp
Kenya kawaran hadaan kubxidho
Taliyoow face booka pay out haddaa ku xiriyoow ciyoon stream ads ka malayka cishanaa
Kaso samee bankigana
Sxb hadaan usa address isticmaalo kadib us citizen miyaa tahay markuu idhaho no ma dhihi karaa si aan TIN numberka uga boodo hadhow
Ustadi bg nagu garacde ina blur galiso ahed Remove-ka aad iga saxdo 😅
Lkn xogta muqalka xambarsanyahy aya muhiim ah wna ka faideste mahadsanid ❤
Mahadsnid zhp
Please sxb kasoo hadal sida loo helo payoneer Receaving Account
Zxb qofka adsense ku xidhay,muddo markuu iigu xidhna anoo verifacation ki pink lacagta lagu xaqiiqjinayay isoo gaadhin ayuu remove dhahay,yacni adresski uu iga ceshtay😢maxa sameeya,google adsense cusub ma sameesta
Huno wandalbaday goggle adsense wayna isoo aqbaleen markan buxinrabay tax formka qofka ankuxirtay wuxuu jogaa USA waxayna iwaydiyeen ss number ama passport qofkiin wuididay isga oo kacabsiqaba markaa mais ticmaali karaa Drivers license kiisa fadlan iga soo jawaab waxaan ahay dhalinyarad kuku xiran icawu😢😢😢
Sxb dhawr su'aalood ayan ku weydin lahaaye inan yutub bilaabo ayan rabee meel Anka so xiririo ma ishegi karta watsApp ama Mel kale mahadsanid
Yurub iyo America canshuurta ma isku si ayaa loobuuxshaa adoomahadsan
❤❤❤❤❤❤
😮😮😮😮
Kawaran hadii anan ku xirin address ilaa 500 subscribers iyo saacadaha views ah ee loo baahan yahay ka gaaro oo markaa gaaro lee ku xiro address 🤔
marka qabiilnimo ku qaado shaqo aad aqoon aad gasho waa iska sidan birito siigo iyo shanbo ayn kaa sugayn hhhhhhhh