♥Sida Ninkaaga Kuu Jeclaan Karo Gacantana Ugu Dhigi Laheyd Sir Qofkasta Anfaceyso👈

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 22 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น •

  • @QuruxdaQoyska2
    @QuruxdaQoyska2  5 ปีที่แล้ว +15

    ASC Asxaabteena Qaaliga ah Salaan Sare Naga Gudooma Meelkasta Oo Aad Joogtaan Amaantiinu Afkeena Kama Dhamaato Mahadsanidiin

  • @sasunxbb570
    @sasunxbb570 5 ปีที่แล้ว +10

    Maryan ragga lama macaaneeyo naag macaan raggu ma jecla dumarow wa jihaadka Alle idinku amray guta lkn haka badbaadinta

    • @ayanmoh6078
      @ayanmoh6078 5 ปีที่แล้ว

      Susan qaali taasi waa runta hadad wanaagsantahay baaba ugu daran waxaye raban waxan suura gal ahayan bey naga dhaadhicinaya

    • @umuasma5881
      @umuasma5881 5 ปีที่แล้ว

      xaqiiq baye lagama badbadiyo hadi ad isa siso biri kamalin hadu waqtiginu kala dhamado aday niyadu ku jabi marka bini adam ba tahay wixi tabartada ah u same

    • @umusaciidcaraaye3980
      @umusaciidcaraaye3980 5 ปีที่แล้ว

      horaa loyirii qofna aad ha u jeclaan in aad necbeesataa dhici karee adana ha u necbeeysan in aad jeclaata dhici kartee marka hadaan rageena is dhahano ha is jilcin inu kugu boda dhici karta ama uu sikale ku fahmo marka sidaan u fekereeyno aan bedelno allah aan talo saraano wanaag aan badiino marka inshaa allah wax kasta weyno hagagayaan

    • @ugbaadabdi4787
      @ugbaadabdi4787 5 ปีที่แล้ว

      Susan xbb beentaa maaha

  • @ProGamer-sc6kz
    @ProGamer-sc6kz 5 ปีที่แล้ว +9

    Naagaha nimanka isku dhaadhajiyo waa laanaaca anaaga ayaa araagnay 🤔

  • @fowsiyamahamedm8845
    @fowsiyamahamedm8845 5 ปีที่แล้ว +3

    Alla yuotub maxa lacag loga bartay gabadhi umusha aheyd xita weykajoogi weysay masha alah jir iyo jiiga

  • @shukrisaid3708
    @shukrisaid3708 5 ปีที่แล้ว +18

    Hhhhh Walaalo Qof Diin Iyo iimaan Leh Naag Kale Ma Fiiriynayo Aniguna Nin Reer Dhalay Ma Ilaalinkaro.

    • @hanihibaaq4169
      @hanihibaaq4169 5 ปีที่แล้ว

      Shukri said waad iga qoslisay ma ilaalin karo ayaad tiri nin reer leh waa runtaa

    • @ismahaanomaar7366
      @ismahaanomaar7366 5 ปีที่แล้ว

      wll diintu in uu guursado uma diidayso ogow mcn

    • @ruunafrax4812
      @ruunafrax4812 5 ปีที่แล้ว

      Walagu ilaalina hee adigana 💁

  • @hana8824
    @hana8824 5 ปีที่แล้ว +6

    Nin dulminmaayo dameerna unoqonmaayo uu rarto ragga iyo dumarka illaahbaa isu abuuray inay wada noolaadaan lakin gabdhaha waxa dulmiga uguwayn kagalay wadaadada oo dhaha gabdhuhu xaqa ninkoodu kuleeyahay waawaynyahay lakin aan kahadlin xuquuqda dumarku kuleeyihiin gabdhoow diinta aan barano si aan ragga xuquuqdeena ugadhacsano
    OGOOW QOFKU JECEL KUGUMANACO MARXALAD AADKUJIRTO AMA CUNTO AMA LABIS IYO WIXI LAMIDA NINKII TAA KUGU NACA AWALBUUSAN KURABIN

    • @umuasma5881
      @umuasma5881 5 ปีที่แล้ว +1

      hani xaqiq ninku hadu ku rabo wax walba kuguma nacayo nin damer loma noqdo guriga wa wada ledihin ilmaha wa wada dhashen

    • @hanaanmohamed1888
      @hanaanmohamed1888 5 ปีที่แล้ว +2

      Wa runtaa ninki laka badbadiyo wuba kibraa

  • @maryanmu4611
    @maryanmu4611 5 ปีที่แล้ว +7

    Mashaa allh sami abaayo marka wasx nadafada lkn nin uun baan kafikirnaa mise aaqiro xajiga cuntadiisa xajiga nadafadiisa xaajiga isu qurxintisa xajiga lajiif kiisa hhh mida kale gebdhoow hankiina hadhaafo xajiga ee horu markiina ka shaqeya wahi in uusan qabriga idina geleene 🌹✔

    • @asmamohmoud12
      @asmamohmoud12 ปีที่แล้ว

      Sida hadii aan adeecno shan waqtina tukano tanbaanu janno ku helaynaa

  • @MuntazFarah
    @MuntazFarah 7 หลายเดือนก่อน

    Miso badiyaa barnamijkaan okalaa waa muhim nin walagaa hadli

  • @umumaalikabdulmalik1084
    @umumaalikabdulmalik1084 5 ปีที่แล้ว +5

    horta meesha la joigo alpap lama soo garaaco waa qurbo qof walipa furihisa jeebku ku wataa hday dhacdo inu iloowana jaraska so qabanaya hadu alpap soo garaco waa lagu qeyliya naagaha somaalida waxay ku waasheen nin un ninka hala jeclaado ninka haloo labisto asaga hadu ku ixtiraamo oo awalan naftisa habeeyo gabadhaha way ku daysaneysa lkn asago adun wax u heyn maxa gabadhaha tacbinaayo

    • @hoodomaxamed4912
      @hoodomaxamed4912 5 ปีที่แล้ว +1

      umu maalik abdulmalik meesha horty qurbo uun maaha caqli yaraanta meesha kala tag

    • @umumaalikabdulmalik1084
      @umumaalikabdulmalik1084 5 ปีที่แล้ว

      @@hoodomaxamed4912 naa adiga aqli yar ma somaali baa alpap la garacaa,waaba openee mise waxa thy nagaha aan ka hadlaayay nin un ku waashay caqliga ka guuray

  • @nastehomohamed2902
    @nastehomohamed2902 5 ปีที่แล้ว +12

    Do we live to please men ,don't we have the right to be pleased.

  • @hanihibaaq4169
    @hanihibaaq4169 5 ปีที่แล้ว +1

    Maansha Allah nice topic lakiin dumarka qaar ayaa filayaa in uu ka ilaalin karo naag kale horta ninka naag eeg eega isagoo reer leh naf ma leh lakiin dumarow ku kalsonow nafdaada hooyoyinka soomaliyeed waan dumar iyo badh strong mums specially kuwa qurbaha jooga waayo waxay joogan dal anay u dhalan 👍👍

  • @Faizasworldbeauty
    @Faizasworldbeauty 5 ปีที่แล้ว +2

    MashaAllah abayo

  • @DeeqaDahab
    @DeeqaDahab 5 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah waa ruunta xabiibti Shukran💕

  • @huyststs7142
    @huyststs7142 5 ปีที่แล้ว +1

    Abaayo.....qof dumar ah ma ahan ineey nin raga dajiso....asaga laga rabaa hadalka dabacsan....oo Soo jidashada leh...sidee wax u waanineysaa.....

  • @hananihanani7576
    @hananihanani7576 5 ปีที่แล้ว +1

    Wcs wrx wbr masha allah walaashay maryam shukran wanadaada qaaliga ah
    Ilahay haku barakeeyo adduun iyo aakhiraba aamiin

  • @saabriinlove3701
    @saabriinlove3701 5 ปีที่แล้ว +8

    Nin abaal maleh wax walba oo losameyo waa kii nago kale gursado ama la saxibo asigo asigo cunto mcn hesto iyo guri nadiif ah iyo kor nadiif ah hesto ayuu ku filnen marka farax lee lama dharjinkaro ee maryaney kaso hadal nimanka see naagtoda kuso jidan lahayen

  • @zahrocayni1988
    @zahrocayni1988 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah ilahey hakuxafido kheyr badan ilahey hakusiyo

  • @farxiyoladan4542
    @farxiyoladan4542 5 ปีที่แล้ว +1

    Wcs Masha Allah 😍😍😍😍💟💟💟💟💟💟💟♥️♥️

  • @nimcoadenhusien233
    @nimcoadenhusien233 5 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah abayo shukraan 😍 from cwo labilabaaa😆🤣

  • @sagalsiman6710
    @sagalsiman6710 5 ปีที่แล้ว +1

    Mash allh xabibti mahd sanid ❤❤❤maryan ruun

  • @munaabdi96
    @munaabdi96 5 ปีที่แล้ว +6

    Nin nimco iyo raalinimo waxaa oogu filan in jikada loo galay cunto loo soo kariyey guriga laga hagaajiyey loo carfiyey isagoo intaa ka badan loo sameeyey ayuu naag kale raadiyaa nimanka naagaha wanwanaagsan qaba ayaa labeeya oo sadexeeya oo afareeya wuxuu is leeyahay tani waa xaaskaaga oo kale midka qaba naag adadag sida aniga oo kale tani ka tag mid kale guurso lagu yiraah wuxuu yiraahdaa tayda armey ii roontahay mida kale armey ka daran tahay abuurta ilaahay waa cajiib gabadha kulul waxay heshaa wiil macaan oo qaboow waxay doonto u sameeya gabadha qaboowna waxay heshaa wiil adadag aad moodo jilay naxariis la calaa kuli xaal intaan jiro ma arag wiil i xumeeya wiilashawaqtigaan soomaaliyeed i aamina waa wiilal wanaagsan haduu safar kuula jiro kaama tagayo hadaad kaam keli ku tihid waa wehelkaaga bes walaal gabar adiga is furfur noqo gabar kaftanka yaqana ku dadaad inaad fahanto asiga sheekada ha iskukiin baxdo cunto iyo nadaafad haduu shaqeeyo u samee haduu guriga kula joogo oon shaqeynen isla qabta nolosha waa isla leedihiin ee isaga keligii ma lahan nolosha ma ahan keli in adiga keli dhabar jabtid oo isagana guriga kuu seeseexdo cunto karin iyo nadaafad iyo caruur korin waa sadax shaqo weyn adigoo intaas qabtid ayuu hadana leeyahay sheeqow xaaskeyga baatiga canjeelada ku dubto yey igula seexataa markaa waa in uu isaga intay qabato tijaabiyaa isagana isagoo xaarka iska dhaqin buu la seexan lahaa markaasaa urkiisa caruurta ku soo kici lahayd

    • @siciidcabdale5974
      @siciidcabdale5974 5 ปีที่แล้ว

      Mansha alh.Wll qali. Mahadsanid

    • @ibadanoor2843
      @ibadanoor2843 5 ปีที่แล้ว

      Muna abdi waad iga qoslisay usheeg in dumarka un wax walba lagu caayin e ragaba kujiraan dumarka ayaga so nafmalaha siduu asaga rabo inuu u nafiso ayay ayadana rabtaa ineey u nafisto ogaada

    • @sasunxbb570
      @sasunxbb570 5 ปีที่แล้ว

      Waa tirada muna Abdi

    • @hamdihilowle1809
      @hamdihilowle1809 5 ปีที่แล้ว

      Muna abdi wa la hadashey ragga somaaliyed hdey wax maqlayaan

    • @warshadashampadabilan2870
      @warshadashampadabilan2870 5 ปีที่แล้ว

      Hhh wlhi runtaa shektty manshaa allh raga lakama bad badiyo

  • @NiciimaTiriig
    @NiciimaTiriig 5 ปีที่แล้ว

    Masha allh walshy maryan quruxbadan

  • @ayanjama7955
    @ayanjama7955 5 ปีที่แล้ว +2

    Sheeko ninkuba waa inuu is qurxiya no only women

  • @faadumosiciid2334
    @faadumosiciid2334 5 ปีที่แล้ว +1

    Mnsha allah maryan qurux san

  • @Allaahu_akbbar
    @Allaahu_akbbar 9 หลายเดือนก่อน

    Caqliga ilaahay ku siiyey haday lahaan lahaayeen nina naag kale ma doonteen

  • @saciidogumbe8068
    @saciidogumbe8068 5 ปีที่แล้ว

    Mashaa allaah maryan cadeey horey usoco

  • @umuarwa7454
    @umuarwa7454 5 ปีที่แล้ว

    Masha allah Nooso badiya barnaamijyqdan oo kle

  • @fadumaabdi3786
    @fadumaabdi3786 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😘😘😘😘😘😘

  • @ayanmoh6078
    @ayanmoh6078 5 ปีที่แล้ว +9

    Saa wuu arkey toban gabdhod sxb nin ku rabo naag kasto uu arko ma fiirinayo nin dabci qalifsan qofna farhad ma siinkaro sxb anga ku daalney waxad sheegeyso iyo in ka badan sorry

    • @umualmas8897
      @umualmas8897 5 ปีที่แล้ว

      Wlhi been ma aadan sheegin

    • @hanaanmohamed1888
      @hanaanmohamed1888 5 ปีที่แล้ว

      Wa runtaa mcney ninki ku rabo sas a tahay u ku farxaya kii a gu rabine si gastoo u tadashid farxad ma sin gartid

    • @muhiimayousof6757
      @muhiimayousof6757 5 ปีที่แล้ว

      Ayan Moh
      muhiimadu maahan in aad indhihiisa ka soo jeedisu dumar ka kale waa run ragga ninka fiican ma sii jaleeco lkn qarbay dabecadoda tahay kuwaasna yago is badala mooye qof ma badali karo lkn adigu mar walba ahaw qof soo jiidasho leh faraxsan sida ka muuqata fariintan ay walaashen inala wadaagtay salamu calaykum

  • @allowhooyojanadageeamiinum3730
    @allowhooyojanadageeamiinum3730 5 ปีที่แล้ว +1

    Kkkk igaleexo igawareeji 😁😁maryam waa igaqoslisay runtaada waaye

  • @sofiaali9068
    @sofiaali9068 5 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allah abaayo waaruntaa

  • @ConfusedLemur-pb7th
    @ConfusedLemur-pb7th 4 หลายเดือนก่อน

    M.allah

  • @kingkhalifa6659
    @kingkhalifa6659 5 ปีที่แล้ว +2

    mansha allah❤❤❤

  • @bilanqueen2044
    @bilanqueen2044 5 ปีที่แล้ว +1

    Oo adiga maa ibaraysid yaaab waaba qalad waxay gacanta iga dhacday 😏😏😏😏

  • @NuuraMohamad
    @NuuraMohamad ปีที่แล้ว

    Mash aallh❤

  • @mahadali6945
    @mahadali6945 5 ปีที่แล้ว +2

    Naagaha nimanaka Ku hayo nimanku iney wada wanagsanyihin yaa idiin sheegay gabdhaha calosha kawada ooynaa dhibaato nimankodu Ku hayan awarded miya warkadan maqlayo maryaney?

  • @aminanuh1512
    @aminanuh1512 5 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah 😘😘😘😘

    • @munamxamedsharif3248
      @munamxamedsharif3248 5 ปีที่แล้ว

      Waaaaw masha Allah waan ka helay maryan waxa ka hadleyso masha Allah jazakalah kheyr

  • @rowda318
    @rowda318 5 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah shukran

  • @hiboaxmed8261
    @hiboaxmed8261 5 ปีที่แล้ว

    Lkn aduu daacd ah hadee lgu qiyaano kawrn abayoy

  • @hawaabukar3446
    @hawaabukar3446 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah

  • @AyaanCabdiraxiim
    @AyaanCabdiraxiim 7 หลายเดือนก่อน

    Thank you absyo

  • @Najuumfantastic
    @Najuumfantastic 5 ปีที่แล้ว +1

    MashaAllaah walashey mahadsanid

  • @rahmamohamed1157
    @rahmamohamed1157 5 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah mahadsanid xabiibtii

  • @fadumanuryusuf
    @fadumanuryusuf 5 ปีที่แล้ว

    hadal dhaxal gal ah weeeye mansha alllh

  • @NaciimoUgbaadChannel
    @NaciimoUgbaadChannel 5 ปีที่แล้ว

    Mansha allh horay usoco wlkshey

  • @ayanasli9183
    @ayanasli9183 5 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah

  • @rahimoabukar8160
    @rahimoabukar8160 5 ปีที่แล้ว

    Wamahsantay Abayo

  • @rahmaskitchen468
    @rahmaskitchen468 5 ปีที่แล้ว +1

    Mashaallah runtaa kahadhashi

  • @wl_ahzaap8066
    @wl_ahzaap8066 5 ปีที่แล้ว +2

    Welcom abaayo waxaan ka socdaa ejey iyo fadna

  • @ayancaday29
    @ayancaday29 5 ปีที่แล้ว +1

    Wcs abayo maryan caday ❤❤

  • @avocadosavage1903
    @avocadosavage1903 5 ปีที่แล้ว

    She is funny maryan cadey Masha allaah allaahu

  • @abdullazizdahir7853
    @abdullazizdahir7853 5 ปีที่แล้ว +1

    Manshallah😘

  • @nimcoabdulahi8957
    @nimcoabdulahi8957 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @habiiboabdullahi324
    @habiiboabdullahi324 5 ปีที่แล้ว

    Asc asxabta waxan idinka codsana inad iso boqatan plz plz

  • @fartuunfarahfarah4729
    @fartuunfarahfarah4729 5 ปีที่แล้ว

    Thanks abaayo umul caafimaad ilaah kaaga baryaa

  • @sucdigelle6188
    @sucdigelle6188 5 ปีที่แล้ว +2

    masha allah

    • @Najuumfantastic
      @Najuumfantastic 5 ปีที่แล้ว

      sucdi gelle wankudarsay adna subscribe ha iga ilaabin

  • @dhoolabdi1
    @dhoolabdi1 5 ปีที่แล้ว

    Masha allaah 💝💕

  • @salmacabdiraxman3852
    @salmacabdiraxman3852 5 ปีที่แล้ว

    Sax xabibtii

  • @kokobule13
    @kokobule13 5 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa Allaha

  • @maryanahmed624
    @maryanahmed624 5 ปีที่แล้ว +1

    Samideey mcn runta waxa ah into kuu jecelyahay waye macanto dartoda ayah blue unogoney sidaas ay tahay noh maa jifaan balayo naaqah badaan 🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @princesslula6018
    @princesslula6018 5 ปีที่แล้ว

    Waxan like ayad kuradini athigawa raliyo matihit because markad prank ninkada kuhagajineyso harsh ayan kulahadasha

  • @laylaismacil3701
    @laylaismacil3701 5 ปีที่แล้ว

    Wa idin salaamay asxaabta quruxda qoyska

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 8 หลายเดือนก่อน

    As🤍🖐.Familyyyyyy familiessss systems Jiil

  • @kokobule13
    @kokobule13 5 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhhhh hhhhhhh kkkkkkkkkk
    Tinta iga leexi

  • @hamdihaaji9499
    @hamdihaaji9499 5 ปีที่แล้ว

    Masha allh maryama ruun abayo lkn kwrn hadi uu asika adag adag yahy intas ma ista hila waaye

  • @kokobule13
    @kokobule13 5 ปีที่แล้ว +1

    Maryan

  • @kokobule13
    @kokobule13 5 ปีที่แล้ว +2

    Nadaafad.dhanwalbo waan ka dhisanahay lkn hadow xanaaqo kowahaan kadawa gishtaa mana deenkaro😂😂😂😂

  • @nuuracabdi6161
    @nuuracabdi6161 5 ปีที่แล้ว

    Maashalllha

  • @nimcaabdilahiaden6718
    @nimcaabdilahiaden6718 5 ปีที่แล้ว

    Kkkkk thanks maryan

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 8 หลายเดือนก่อน

    YmAs, yartayarta dumaarbaan yariisay qiimobadan dumaroo cadayyareey dagan fariidad facyaashay troonEey bilyans dumarood ugu qiimobadanEEy lagufarxeeeey qaasatan facyaashay qayryaashay troonEey princseseseses Rasmi riyaaqEEy .Inbadan Runrun saxsax offcourseee offcourseee Nabad nolol.familyyyyyyy systems

  • @muslimahcamaar1720
    @muslimahcamaar1720 5 ปีที่แล้ว

    Ayantaan habaar cadaan o duqowday ayad u ekatay maxa kugudacay abayo

    • @trexrex2078
      @trexrex2078 5 ปีที่แล้ว

      muslimah camaar maxad u caayi Gabadha waa quruxleey maku qaraaraysaa

    • @امسلمان-ح2ز
      @امسلمان-ح2ز 5 ปีที่แล้ว

      @@trexrex2078 qurxley waaye Masha alaah lkn malmahan aad aye catowday zaa'id

  • @faadumokhaliif986
    @faadumokhaliif986 5 ปีที่แล้ว

    mnshallh

  • @nasranuur8586
    @nasranuur8586 5 ปีที่แล้ว

    Asc maryn

  • @dhacdooyinkaaduunka6987
    @dhacdooyinkaaduunka6987 5 ปีที่แล้ว +1

    Asxaabta maryan subscribe igu caawiya insha allaah

  • @ahlaamcabdalla7926
    @ahlaamcabdalla7926 5 ปีที่แล้ว

    Masha allah ❤❤

  • @xawaaadam565
    @xawaaadam565 5 ปีที่แล้ว

    mashallah 😍😍😍

  • @ProGamer-sc6kz
    @ProGamer-sc6kz 5 ปีที่แล้ว

    🤨🤨🤨

  • @umimucaad370
    @umimucaad370 5 ปีที่แล้ว

    asxabta subscribe isa

  • @noorasingh4917
    @noorasingh4917 5 ปีที่แล้ว

    h

  • @huyststs7142
    @huyststs7142 5 ปีที่แล้ว

    Qubeys wax ma badalo

  • @sacdiyocabdullahi9201
    @sacdiyocabdullahi9201 5 ปีที่แล้ว

    maashaa Allaah

  • @nalkanaftauroon4037
    @nalkanaftauroon4037 5 ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂

  • @deeqolul7592
    @deeqolul7592 5 ปีที่แล้ว

    masha allaah waa sex wllhi maryan caday

  • @umimucaad370
    @umimucaad370 5 ปีที่แล้ว +1

    masha allah

  • @dhacdooyinkaaduunka6987
    @dhacdooyinkaaduunka6987 5 ปีที่แล้ว +1

    MashaAllaah