DEG DEG Dagaalka Cusub UPD 4-qodob oo lagu Ceyriyay Wasirkii badroolka, Xasan Sh oo Xamse Go,aan ka

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น •

  • @moalinnur3152
    @moalinnur3152 หลายเดือนก่อน +5

    Dawladda Federaaliga Qabiilaysiga Soomaaliyeed.

  • @muktar202
    @muktar202 หลายเดือนก่อน +2

    SXB MESHA LAKUKU AASI DOONO AYAAN LA YABANAHAY

  • @QodarAbdulahi
    @QodarAbdulahi หลายเดือนก่อน

    Asc SuldankaTV mahad sanid

  • @cabdixaafidmohamed7549
    @cabdixaafidmohamed7549 หลายเดือนก่อน

    Cadowga ugu weyn somalia waa turkiga

  • @Abdullahi-k4x
    @Abdullahi-k4x หลายเดือนก่อน

    Dukaanka xasan xoow sheegayaa waa duli daciif ah Somalia khasaaraha ugu wayn

  • @bazeera5520
    @bazeera5520 หลายเดือนก่อน

    Wax qori sita , wax.guryahi lagu jajabiyey ,wax skuuladi laga jajabiyey wax dhiigoodi qubanaayo dadki wada deganaa oo dhibaato laga dhex abuuray.somaliya horumarkeedu ma dhibaatoyinkan iyo fadeexoyinkana .illahow noo gargaar

  • @omarali4265
    @omarali4265 หลายเดือนก่อน

    😢saaxiib ma ka jira in nin kaan waziir abdirizaq patrol 🚓 ka inuu lunsaday 100 million dollars 💸 💵 💲 🤑 💰

  • @AyaanQonsol
    @AyaanQonsol หลายเดือนก่อน

    Xasan iyo axmed was heshiisiineynaa waa odayaal soomaaliyey, xaaladaha deji ayaan-
    Leedahay.

  • @NasroCabdi-i7g
    @NasroCabdi-i7g หลายเดือนก่อน +1

    Guuuul guuul insha Allah iyo gobanimo jubalaaand 🇸🇱🇸🇱🇸🇱❤️❤️❤️🥰🥰🥰👑👑👑💪💪💪♥️♥️♥️🦁🦁🦁🦁

  • @AadanAbdi-e1d
    @AadanAbdi-e1d หลายเดือนก่อน

    Turkigu eed aanu lahayn yaan loo raadin,
    Xasan-baahane ayaa waddanka madaxweyne ka ah.
    Baddana isagaa iibsadey,
    Isagaa saxeexay.
    Ordogaan ma madaxweyne ayuu waddanka ka yahay.
    2 tuug weeye Xasan-baahane iyo cabdirisaq,
    Hantidii waddanka xaraashtay,
    100 shirkadood xaqal-qalin ka wada qaatay.

  • @dhaqansabrie7664
    @dhaqansabrie7664 หลายเดือนก่อน

    Miyaney laheyn ururka hawenka somalia xaq. 10:45

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue หลายเดือนก่อน +1

    Xasan gurguurte wuxuu dawladii dhamayd ka dhigtay dukaan uu lasyahay

  • @aliguleed6748
    @aliguleed6748 หลายเดือนก่อน +1

    Siyaasadu sxb maleh balse ninkaan waxaa loowadaa madaxweynaha hirshabeele

    • @AxmedOsmaan-j9z
      @AxmedOsmaan-j9z หลายเดือนก่อน

      Aawi sanbaloolshe rabay hirshabele

  • @cawilcarabay9483
    @cawilcarabay9483 หลายเดือนก่อน

    War wanagsan

  • @mohamedhassanfarah5103
    @mohamedhassanfarah5103 หลายเดือนก่อน

    suldan madaale baahalmantay

  • @DeeqaFaarax-v3h
    @DeeqaFaarax-v3h หลายเดือนก่อน

    Fdd🎉😢😢😢

  • @MaxamedSheeqnuur2024
    @MaxamedSheeqnuur2024 หลายเดือนก่อน

    Asc

  • @dhaqansabrie7664
    @dhaqansabrie7664 หลายเดือนก่อน

    Ethiopa iyo ajnabiga dhulkeena yaa laisku deyen ineyqaataan. Somaliyey kaca. Haddad mas'uul ka😂tahay madaxweyne somalia tus inaad taageere dhulka, cirka iyo biyahenna la qaadankarin

  • @Mohamed-ali-abdule
    @Mohamed-ali-abdule หลายเดือนก่อน

    🎉

  • @a.j2428
    @a.j2428 หลายเดือนก่อน

    Maanta waxaa soo baxay warka cusub ee kashifay xasan inuu saxiixay badii, erdogana uu somalida dhabarjebiyey, marka waxaa lakala badalaa wasiiro. dadkaa lagu mashquulinaa fahma.
    wasiir bedel muxuu taraa dalkiiba waa la dhiibee?? waa sii jeedin dadka la sii jeedinaayo

  • @AxmedOsmaan-j9z
    @AxmedOsmaan-j9z หลายเดือนก่อน

    siyaasada waa nacala abuuk kulahaa😂

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew หลายเดือนก่อน

    Ninkaan xilka hadii laga qaaday yaan hirshabeelle lageeynin somalidu ninkeey ariga ku aamini weeydeey geela udirtaahe kkkkkk ila soo eega c/ risaaq

  • @dhaqansabrie7664
    @dhaqansabrie7664 หลายเดือนก่อน

    Somaliyey dagalama badden, dhulken iyo hawadeena.

  • @HiboXasan-ni7em
    @HiboXasan-ni7em หลายเดือนก่อน

    Ils sont tous pareil tous la même travail des pirates tous plus les hauts et plus bas tous pareil 😱😱😱🇸🇴🇸🇴😱❤️‍🩹❤️‍🩹❤️‍🩹❤️‍🩹🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @EngdaauudAbiib
    @EngdaauudAbiib หลายเดือนก่อน

    Kkkkkkkkkk batrol nil soomalia italiya kkkkk

  • @Mohamed-ali-abdule
    @Mohamed-ali-abdule หลายเดือนก่อน

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @Mohamed-ali-abdule
    @Mohamed-ali-abdule หลายเดือนก่อน

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @Abdullahi-k4x
    @Abdullahi-k4x หลายเดือนก่อน

    Hawiyoow nagu Kala kaxeeya dalkan dukaan ama firsho xamaalileey leedahay ayaad ka dhigteen siyaasad waxba kama ogodiin yaahuu

    • @Goodmen-l5e
      @Goodmen-l5e หลายเดือนก่อน

      Dalka hawiye ayaa ka xoreystay cadaw kasta ee qax ku jir😂😂

  • @Mohamed-ali-abdule
    @Mohamed-ali-abdule หลายเดือนก่อน +1

    Abdirisqoow mucaaradka kusoo dhawoow waayoo xasan shiikh markaan waji malahan kala guurkii ayaa soo dhow

  • @EngdaauudAbiib
    @EngdaauudAbiib หลายเดือนก่อน

    Shidaalkii baa lawayay

  • @mohamedguedimaw
    @mohamedguedimaw หลายเดือนก่อน

    Xasan sheekh waa tuug iyo tuugag koriye tuug iyo tuug gargaaar ayuunbaa lashaqayn kara Xasan dhiiqo

  • @Mohamed-ali-abdule
    @Mohamed-ali-abdule หลายเดือนก่อน

    Nacala abuuk waaye siyaasadu wariye😂😂😂😂😂

  • @aliguleed6748
    @aliguleed6748 หลายเดือนก่อน

    Xamse waakudaayey waxana lakenayaa Reer gado

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 หลายเดือนก่อน

      🤫😷🙌🤘we don't need to be part failure of Government