Golani oo 2 nin oo halis badan u dhiibtay gaashaandhigga iyo arrimaha dibadda Suuriya

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 62

  • @WabaxMedia
    @WabaxMedia หลายเดือนก่อน +8

    Wadajir Midnimo Ayaan U Rajaynayaa Walalaha Suuriya👑

  • @ShukriMuuse-f2l
    @ShukriMuuse-f2l หลายเดือนก่อน +6

    ماشاء الله
    Illaah ha xafido wllha suriya

  • @xassanyare9526
    @xassanyare9526 หลายเดือนก่อน +8

    Markaa hadleyso uhadal sidii wariye somaliyeed
    Ee ha uhadlin sidii wariye amerikan ah oo CNN uwaramaayo
    Mida kale qorshaha kudarso qofka
    aad lahadleyso waa qof somali ah
    ee ma ahan qof american ah
    Hadalada naga kal shandheey
    Erey bixinada reer galbedkana
    Nagadhaaaaaaaf mahadsanid

  • @BashkaAli-x6w
    @BashkaAli-x6w หลายเดือนก่อน +2

    Allh Ak bar ❤❤❤❤❤Kkkkkkkkkk

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed6987 หลายเดือนก่อน

    Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤

  • @rooblemuxumedyuusuf4293
    @rooblemuxumedyuusuf4293 หลายเดือนก่อน +1

    Maashaa,allah sxb Saaka aftahanimo xarka goosatay.

  • @apdirahman1433
    @apdirahman1433 หลายเดือนก่อน +2

    Golani waa cabqari aanan laqaldi Karin wx kastoo dhaca iyo dhagar kastoo ree galbeed soomaleego Xataaa

  • @AbdifataaxSaleeban-l5n
    @AbdifataaxSaleeban-l5n หลายเดือนก่อน

    Guul Maahir all asad.hadhoco joolani hadhoco.erdagan guul iraan

  • @FouadMouhoumed-e3c
    @FouadMouhoumed-e3c หลายเดือนก่อน +1

    Hanbalayu.axamed❤

  • @deeqabdikariimjama4902
    @deeqabdikariimjama4902 หลายเดือนก่อน +5

    Argagixisada waa ID card ay xoq daan rer galbeedka iyo maraykanka marba qof ku shaambadeeyaan

  • @husseinhassan7110
    @husseinhassan7110 หลายเดือนก่อน +1

    You the best walaahi
    Xayeysiis kooban aan waqti badan kaa lunineynin shugran

  • @AaminaShire
    @AaminaShire หลายเดือนก่อน +2

    Allahu Akbar

  • @mariambalqiis757
    @mariambalqiis757 หลายเดือนก่อน

    MashaAllaah
    اللهم انصر اخواننا في فلسطينيين. اللهم أصلح ذات بين الصومال والسوريا واليمن

  • @AbdifataaxSaleeban-l5n
    @AbdifataaxSaleeban-l5n หลายเดือนก่อน

    Ninkan baan nacay markad arag tit waxa uu kashekaynaya joolani iyo Turkiga adeer Maahir all asad buurtuu galay wuusonoqoni insha allah hadhoco joolani

  • @abdirisakali7578
    @abdirisakali7578 หลายเดือนก่อน +1

    الاعلامي الصومالي هذا ممتاز في عرض وتحليل المواقف السياسيه وهو علي المام تام بما يقدمه من موضوعات

  • @AbdiKedep
    @AbdiKedep หลายเดือนก่อน +1

    Asc

  • @FaadumoAbdinuur-o3o
    @FaadumoAbdinuur-o3o หลายเดือนก่อน +1

    Suriya alle ha ka digo nabad

  • @Saciido-vv9bs
    @Saciido-vv9bs หลายเดือนก่อน +2

    Wlhi mujrimkaas
    Bishaar al asad ahaa waxuu ahaa
    Daalim weyn

  • @zainabmahamed1042
    @zainabmahamed1042 หลายเดือนก่อน +1

    guuuuuuuuuul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @CabdiIbrahim-u3g
    @CabdiIbrahim-u3g หลายเดือนก่อน +1

    Asc ❤❤❤❤❤❤❤

  • @ugaasmedia7987
    @ugaasmedia7987 หลายเดือนก่อน +2

    500 K Subscribes Gaylan media congratulations 👏

  • @mohamedcabdiwade5036
    @mohamedcabdiwade5036 หลายเดือนก่อน +2

    Islaamiyiinta dagalama garab hala siiyo gaalo waxey argagixiso u taqaan ninkasto wadaad dulmigooda ka dhiidhiyay ah

  • @ahmedcarab5366
    @ahmedcarab5366 หลายเดือนก่อน

    Goolaani ❌️
    Joolaaji ✅️

  • @gullamgullam7442
    @gullamgullam7442 หลายเดือนก่อน +3

    Ragaani waa kuwo ka go'an in ay is dead raciyaan si ay u garaan dantooda oo dawlad xoog leh tasoo Turkish ballan-qaaday in uu sinayo nooc walba oo hub ah si mustaqbalka ay xooog ku qabsadaan QUDUS wanna rabitaanka ORDIGAN.

  • @CabdiWali-be6tg
    @CabdiWali-be6tg หลายเดือนก่อน +1

    Waayahay

  • @hassanhassanismael8470
    @hassanhassanismael8470 หลายเดือนก่อน

    Suriya wayei gulleisateiy Yamane Hamas support Palestine 🇵🇸🇵🇸 gaylan media Farah abdoulkadir Gull gobonimo 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇸🇾🇾🇪

  • @FaadumoAbdinuur-o3o
    @FaadumoAbdinuur-o3o หลายเดือนก่อน +1

  • @AbdiLibaax-r5h
    @AbdiLibaax-r5h หลายเดือนก่อน +1

    Runtii Shaybaani Hawl Adag 100/% Ayaa Madaxa Loo Saaray Ilaahoow U Sahal

  • @CabdulqadircabdiwaliJama
    @CabdulqadircabdiwaliJama หลายเดือนก่อน +1

    Shaybaani aqoonyahan buu ahaa

  • @AbdirahmanOmardirane
    @AbdirahmanOmardirane หลายเดือนก่อน +1

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @mohamedfarahshirwac7318
    @mohamedfarahshirwac7318 หลายเดือนก่อน

    caalamka korkiisa ma saarna cid ka arxan daran reer galbeedka iyo yahuuda lkn uma muuqdan waxa way samaynayaan ama dhibaatadii ay aduunka ka gaysten ama hada ay wadaan sida xasuuqa arxanka daran ee ka socda qasa oo ay wadaan reer galbeedka oo ay hogaaminayaan maraykanka iyo yahuuda taageerana ka halaya cumaasha carabta iyo reer yurub

  • @ciidrooble7351
    @ciidrooble7351 หลายเดือนก่อน +1

    Qashin, dhal tigreee

  • @cadecalasoowcariif1257
    @cadecalasoowcariif1257 หลายเดือนก่อน +1

    Asc.aad aad Umahadsan tahay

  • @CabdulqadircabdiwaliJama
    @CabdulqadircabdiwaliJama หลายเดือนก่อน +1

    War heedhe Afxumidaa

  • @ciidrooble7351
    @ciidrooble7351 หลายเดือนก่อน +1

    Afxumme caamilla

  • @mohamedomar754
    @mohamedomar754 หลายเดือนก่อน +3

    Guul

  • @CabdulqadircabdiwaliJama
    @CabdulqadircabdiwaliJama หลายเดือนก่อน +1

    Pleas aflagaadadan kalayag

  • @RijaalCaydaruus
    @RijaalCaydaruus หลายเดือนก่อน

    Suriyahanooto sxb

  • @shaafiabdi8273
    @shaafiabdi8273 หลายเดือนก่อน +1

    Isaga ayay afgambin doonaan

  • @NadiifoKiin
    @NadiifoKiin หลายเดือนก่อน +1

    Dadka suuriya hada dantaa midaysay hadhowna sharcigaa midaynaya👈

  • @Ansaarie
    @Ansaarie หลายเดือนก่อน +1

    Faanka iyo fararaqda badan kadaaa.
    Wadan dhan 11 malmood laguma qabsane karee, raggan reergalbedka ayaa taageero siiyey si walba danaha reer Syria wey u fiican tahay lkn caalamul islaaam dhibato ayay ku noqoneysaa oo walalahood taageeri maayan
    Sida sudia arabia, Egypt, iyo wadamada khaliijka oo kle

    • @archaeologicalscientist8683
      @archaeologicalscientist8683 หลายเดือนก่อน

      11 maalmood waa badantahaye 24hours ka yar baa lagu qabsan karaa israel iyo reer galbeedna Bashar bey dantoodu ku jirtaa

  • @HAAMPE19
    @HAAMPE19 หลายเดือนก่อน +1

    Hadalka hakucelcelin?

  • @BashkaAli-x6w
    @BashkaAli-x6w หลายเดือนก่อน +1

    Kkkkkkkkk❤

  • @AhmedMiisaan
    @AhmedMiisaan หลายเดือนก่อน +2

    Natanyahu.yahu.iyo.wiilasha.yuuda.hadii.diyaradaha.lagareebo.oogAman.isulatagilahay.iNaan.gacantayda.naafta.kagasaarilaaha.waan.hubaa.nio.cidlo.yaa.iiguana.sosara.waxa

    • @MucaadE
      @MucaadE หลายเดือนก่อน

      Ninyow Af soomaaligii inkaar baa ku dhacday!

    • @maxamedcabdiwahab-qq9bn
      @maxamedcabdiwahab-qq9bn หลายเดือนก่อน

      Kkk qoraalkas isku dhex yaacsan miyaad la yaabtey

    • @daljireali4783
      @daljireali4783 หลายเดือนก่อน

      @@MucaadE😂😂😂

  • @crisaaq3877
    @crisaaq3877 หลายเดือนก่อน

    Asc allow 😢noo badbaadi dalka dadka diinta iyo badda umada soomaaliyeed insha allah aamiin scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win Russia and somalia Russia and somalia Russia and somalia Russia and somalia Russia and somalia Russia and somalia 🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿

  • @Amiirka3o
    @Amiirka3o หลายเดือนก่อน

    Argagixiso cay ma aha ee waxaa khalad ah in lagu magacaabo dadka tugta ah ee muslimiinta laynaya kelmada argagixiso waa in muslimiinta gaalada kaliya laaya lagu magacaabo

  • @AhmedMiisaan
    @AhmedMiisaan หลายเดือนก่อน +1

    Supriya.guulguul.iyo.falastiinbaguul.israil.ninkani.natanyahu.haduu awood leeyahy.feedh.iyo.laagba.ani.haygussoobaxo.naccalayaal

  • @KhalidLoukman
    @KhalidLoukman หลายเดือนก่อน

    Sac

  • @MucaadE
    @MucaadE หลายเดือนก่อน

    😂😂😂Jolani waa mooryaan lagu shaqaysanayo! Meeshuu wax gaadh siiyo aan aragno

    • @Lagdheera
      @Lagdheera หลายเดือนก่อน

      Ben vs run

  • @ridwanabdi8419
    @ridwanabdi8419 หลายเดือนก่อน +1

    Wariyaha ugu qabyalada badan soomlida

    • @tuuladaciyaaraha677
      @tuuladaciyaaraha677 หลายเดือนก่อน +1

      Ninkan waa saxafi heer sare ah oo dhexdhaxaad ah balse adiga ayaa qabyaalada maskaxda ku madoobaysay

    • @Muzamil9337
      @Muzamil9337 หลายเดือนก่อน +1

      Dhibka somalida heysta waxa waya qofkii siyasigiisa ama gobalkisa mar un wax laga shega waligis ma ilobaya oo waxay kunoqon cuqdad caloosha fadhisa. Allaha kucafiya niyahow wad jirantahay. Ninkan wa wariye heer sare ah oo ay somalida dhan kuqanac santahay.