ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

ANIGOO LAIFURAY AYAAN HAL GURI KULA NOOLAA NAAGTII LAYLA QABAY IYO NINKII ISOO FURAY SI AAN U😭😭

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 ม.ค. 2022
  • #ayaangobdoon #qisooyinka #somaalida #ayaangobdoon #qisooyinka #soomaalida #

ความคิดเห็น • 108

  • @istahilosmanabdi9190
    @istahilosmanabdi9190 2 ปีที่แล้ว +17

    Ilaaaheygii na abuuraye nafta nagu abuuray ayaa na sharfay markaaseeu nimankiii nagu ciyaarayaaan taas anagaa u yeel yeelnay ee aan xisabtano gabdho oon is adkeyno waayo waxani uma adkeysan karno 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @layloaxmed2385
    @layloaxmed2385 2 ปีที่แล้ว +7

    Waa 😓😓😓😓qiso xanuun babadan runtii dumrka soomaaliyeeda waa maaskiimo alloow dhibka kaduluqaad ayaan mcnto nooloosoodhakhaso ilaaheey hakubarkeeyo horey usoco xbbti ❤❤👍

  • @umusuunaa
    @umusuunaa 2 ปีที่แล้ว +10

    Maasha Allah keep going Boqortooyo Ina gobdoon Asxaabey i soo booqda si aan u ilaalsano familadeena hadaad i aragto muhiim ayaa ii tahy adiga waxaan soo gudbiyaa qisooyinka familka iyo maseyrka ubadan hadaad qiso ii heyso ila soo xiriir

    • @fahiimoahmeddiiriye6192
      @fahiimoahmeddiiriye6192 2 ปีที่แล้ว

      ومن يتق الله يجعل له من أمره يسرا

    • @umusuunaa
      @umusuunaa 2 ปีที่แล้ว

      @@fahiimoahmeddiiriye6192 thanks

  • @aliyaabdiraxman6614
    @aliyaabdiraxman6614 2 ปีที่แล้ว +3

    Alla illoohow gabadha dhib intaa ugu ekee

  • @aliishabintubardacad2872
    @aliishabintubardacad2872 2 ปีที่แล้ว +3

    Ayaaney amaan badan udgooney iftiin badan ayatiin qurxoon ilaahay kusamabixi💙💙💙💙

  • @reymasadam9770
    @reymasadam9770 2 ปีที่แล้ว +8

    Allaa talow qisada maxey ku dambeen ..waxaan u rajeynaa gabadha qisada ku socoto kheer iney u dambeeni doonto insha allah
    Dhibaatadana laguma raago

  • @sahraisaaq7768
    @sahraisaaq7768 2 ปีที่แล้ว +2

    Alle ayaa bixiya wiilal iyo gabdho cajiib alle xaqa ha tuso

  • @ubaxosman8593
    @ubaxosman8593 2 ปีที่แล้ว +4

    Xaqiiqda shekadaan anigey igu dhacdey ilaa hada kujiraa inuu xaaskale leyahay ima shegin kow guurkeena allaah raga somaliyeed qiyaano badanaa 😭😭😭😭😭😭

  • @xuriyocali7837
    @xuriyocali7837 2 ปีที่แล้ว +2

    Soo daa hee qeybta seddexaad waa sugaayaa iinshaa'allaah

  • @deeqadeeqa-bb1gn
    @deeqadeeqa-bb1gn ปีที่แล้ว

    Maansha.allah mahadsanid wllo

  • @abuukarcosoble3083
    @abuukarcosoble3083 ปีที่แล้ว +2

    Keep going ❤️❤️❤️❤️👑💯

  • @xuriyocali7837
    @xuriyocali7837 2 ปีที่แล้ว +1

    Ninkaas ma aha nin illaah ka cabsan maayo sababtoo ah wiil iyo gabar illaahay aa haayo allaana bixiya irsaaqda iyo owlaadda

  • @cabdiqaninoobalami222
    @cabdiqaninoobalami222 2 ปีที่แล้ว +2

    Insha allah horimar intan kabadan ayaan ku rajaynayaa gulayso marwalba garabkaka ayaan taganahay wllqali

  • @ayaanmuuse4169
    @ayaanmuuse4169 2 ปีที่แล้ว +2

    msha allah wllshy ayaan qaali dumar Alle haku xafido aamiin 💋💋💯💯❤❤

  • @nasteexomuuse8326
    @nasteexomuuse8326 2 ปีที่แล้ว

    Msh allh

  • @aminoabdi5277
    @aminoabdi5277 2 ปีที่แล้ว +2

    😭😭😭nin xumi waa balayo qabigu jabiyey gabadha

  • @fridasson848
    @fridasson848 2 ปีที่แล้ว +2

    Mansha allah ilaahow ku xafid adiga iyo famikaga ❤

  • @nihamcilmi5301
    @nihamcilmi5301 2 ปีที่แล้ว

    Ax wllhi waa xanun aduun wana laba qiso oo isdulsaaran🙈😪😪😪 wllo mcn alle qalbiga hakuu qaboojiyo ee qur aanka iyo ducooyinka badsan🥺🥺🥺

  • @MJ-gg4je
    @MJ-gg4je 2 ปีที่แล้ว

    Guurka Soomaalida halkaasaaban kanacay!

  • @saynabfaysal3161
    @saynabfaysal3161 2 ปีที่แล้ว

    Ayaan farta halaga daayo

  • @xuriyocali7837
    @xuriyocali7837 2 ปีที่แล้ว +3

    Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaada allaahuma aamiin yaa rabi qaaliyey

  • @hapifaysial6189
    @hapifaysial6189 ปีที่แล้ว

    Asc ayaaney wll waxan ahy gabadh kugu xidhan inaa qiso kul wadaag raba xagee kalaso xidhiidh

  • @hiboyusuf6915
    @hiboyusuf6915 2 ปีที่แล้ว +3

    ASCW abayo deeqo maad walaalo tihiin adoo mahadsan ILaah cafimaad cimridheyr cibaado suban farxad ku noolow

  • @hafsaiman7480
    @hafsaiman7480 2 ปีที่แล้ว +1

    Am de fst person today

  • @nihamcilmi5301
    @nihamcilmi5301 2 ปีที่แล้ว

    Ayaneey wxn rabaaa gabadhii reer sanaag qisadedu halkayku danbaysay 🤕🤕🤕🤕🤕🤕🤕🤕🤕🤕🤕🤕🤕🤕🤕🤕🤕🤕🤕🤕🤕🤕🤕🤕🤕🤕🤕🤕🤕🤕🤕🤕🤕🤕🤕🤕🤕🤕🤕🤕🤕🙈

  • @xuriyocali7837
    @xuriyocali7837 2 ปีที่แล้ว +2

    Ebyaney jaceyl waxaas lama dhaho ee iska iloow asoo dhan ee hadalka haba ka gurin hana la sheekeysan qiimo isku yeel asaa kaa soo daba ordaayee

  • @anisamacaneeyabdi5679
    @anisamacaneeyabdi5679 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah tbrkllaahi my dear sister keep going dear 😭😭😭😭😭😭😭

  • @QaaliNuur-tw4uw
    @QaaliNuur-tw4uw ปีที่แล้ว

    Xanunbadanaa wlhi wan soo maray midas lkn alx

  • @faadimobulug2029
    @faadimobulug2029 2 ปีที่แล้ว

    Nimankn zomliyed mxy gbdhah uku ciyarn hort uf gbr yr oldhaly bu leyhy ina wil idhsha rby

  • @xuriyocali7837
    @xuriyocali7837 2 ปีที่แล้ว

    Ayaaney gabdhahayna soomaaliyeed nomanka solic ay ku haayaan ee illaah aan talaladayna u dhiibanay

  • @faadimobulug2029
    @faadimobulug2029 2 ปีที่แล้ว

    Srry wlhi gbdhahen alh ha asturo

  • @mali-dy4yj
    @mali-dy4yj 2 ปีที่แล้ว

    Abaayo waan ku salaamay. Waa qiso xanuun badan

  • @drsmaymuunhaji1868
    @drsmaymuunhaji1868 2 ปีที่แล้ว

    Thnks abyo ayn .... waan sugaaay .allh Haku xafido xppti

  • @hawaaragsan189
    @hawaaragsan189 2 ปีที่แล้ว

    😢😢😢😢😢😢😢alla wa dhibaato ilahayow naga hay shrkoda umada

  • @Sweetfozicakes_
    @Sweetfozicakes_ 2 ปีที่แล้ว

    MashaAllah Ayan good story

  • @niifnadiifo8010
    @niifnadiifo8010 2 ปีที่แล้ว

    Ala xanuun bdnaa 😭😭😭rabi haku xfdo ayan cdey💋❤

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 2 ปีที่แล้ว

    Asc abayo mashallah
    Allaha kuxafido mcnt inshallah

  • @daganabdihashi5072
    @daganabdihashi5072 2 ปีที่แล้ว +1

    205 baaa wadatay comment waaa 6 bayo kor uqada oo wxy kufaraxdo aaan tusno ayaan qali salan sare mcnto

  • @aliyaabdiraxman6614
    @aliyaabdiraxman6614 2 ปีที่แล้ว

    Inshallah noso dhere wlashy

  • @deqamohamoud8916
    @deqamohamoud8916 2 ปีที่แล้ว

    Subxanallah khiyaano allow naga hay adaa wayne

  • @yasminmuqtar1229
    @yasminmuqtar1229 2 ปีที่แล้ว

    Ala ki nin aha muxu illaahey ka cabsaneynin subxanalah

  • @asmacabdi1795
    @asmacabdi1795 2 ปีที่แล้ว

    Alaa la so dhakhso ayan qurux

  • @aminakhadar581
    @aminakhadar581 2 ปีที่แล้ว +1

    hore mar wacan abaayo

  • @jamilahahmed3652
    @jamilahahmed3652 2 ปีที่แล้ว +1

    Aniga ramuudka iyo inter nedka Ayaan catuurta barkinta hoosteeda ka gashan jiray😂😂😂😂

  • @xaawoabdisalah8910
    @xaawoabdisalah8910 2 ปีที่แล้ว +1

    Markada inatasa kudhahadida ayeba kugu daran tahay bahidada ilahey unaba loshegta oo baryahisa lagu dadala

  • @xamdiciidle9511
    @xamdiciidle9511 2 ปีที่แล้ว +2

    allahayoow naf dacada
    mahaa dunida guud saran
    oon daryeel heleyno
    hadanq doqon ku dhelayo
    ax ax.ax ax ax ax

  • @umuraage8617
    @umuraage8617 2 ปีที่แล้ว

    Ayaan ku aaway wax la ii haaf haafiyo aan aduunka ugu necbahay so dhaqso abaayo aan ra’ayi ka dhiibtee qisada.

  • @umucamaaraadan7261
    @umucamaaraadan7261 10 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢😢

  • @ifrahkamil178
    @ifrahkamil178 2 ปีที่แล้ว

    Manshallh ayan qurux allha kuilaaliyo

  • @malyunahmed5631
    @malyunahmed5631 2 ปีที่แล้ว +2

    Ax alaa maxa nin somali gabar miskin ah silciye

  • @hodanmohamed9268
    @hodanmohamed9268 2 ปีที่แล้ว

    M.a byo abyo soo dhig part 3

  • @najaxcqaadir1028
    @najaxcqaadir1028 2 ปีที่แล้ว

    Ax wlhi waa sheko qiro leh subxanallah

  • @maymuunmohamed167
    @maymuunmohamed167 2 ปีที่แล้ว +1

    Vaar

  • @bilehassan478
    @bilehassan478 2 ปีที่แล้ว

    wcs my dear sister ayaan cadeey waa ugaaso

  • @abdullahiabdi3787
    @abdullahiabdi3787 2 ปีที่แล้ว

    Keep going mcnto

  • @xafsoahmed9
    @xafsoahmed9 2 ปีที่แล้ว

    Allaah kuxafido mcnto❤💋❤💋

  • @jamilahahmed3652
    @jamilahahmed3652 2 ปีที่แล้ว

    Allaha waa xanuun badan tahay😭😭😭😭😭

  • @sacdiyoabdi7352
    @sacdiyoabdi7352 2 ปีที่แล้ว

    Saa u sugaaye lee ayaaney qisooyinka noo soo Badi

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 2 ปีที่แล้ว

    wcl abaayo💕🙌🙌

  • @wacanepro3496
    @wacanepro3496 2 ปีที่แล้ว +2

    keep going big sister
    walaashaweyn

  • @xaawosayid9380
    @xaawosayid9380 2 ปีที่แล้ว

    Naag soomalia aan soo samrin malahan wllhi😭🇸🇴💔👸🏿

  • @suheybomahad5445
    @suheybomahad5445 2 ปีที่แล้ว

    Part 3three lasoo dhaqso ayaaney

  • @ladanqurac8587
    @ladanqurac8587 2 ปีที่แล้ว

    Wcs my abaayo Ayaan sharafeey waa ugaaso

  • @maryanosman4076
    @maryanosman4076 2 ปีที่แล้ว +8

    Keep going sis💕❤️❤️❤️

  • @shukrishiresiyad2623
    @shukrishiresiyad2623 2 ปีที่แล้ว

    Wcs abaayo macan

  • @maymunaxmed8550
    @maymunaxmed8550 2 ปีที่แล้ว

    Keep going mcnto ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💋💋💋💋💋💋💋

  • @sumayoyarey5601
    @sumayoyarey5601 2 ปีที่แล้ว +1

    Khamsti waxan aday muqdisho wlhi marka adan cade ka dagtay ayan igu so dhacday waliba qisadayda waxay ka bilabatay magalada muqdisho 🤣🤦‍♀️

  • @shugrishacni8907
    @shugrishacni8907 2 ปีที่แล้ว

    Wlaaahi wan ka xumahy waxa kudhacaaya gabdhas somaliyed wa wax an lo dulqadan karin
    Abyo noso geli q3aad i.alllh

  • @AhmedAli-mg8is
    @AhmedAli-mg8is 2 ปีที่แล้ว

    😰😰😰😰😰😰subaxaanallh

  • @caliyacawil4672
    @caliyacawil4672 2 ปีที่แล้ว +1

    😭😭😭😭😭😭

  • @xabiibocismaan6972
    @xabiibocismaan6972 2 ปีที่แล้ว

    wcs xbibti

  • @farxiyoaa7240
    @farxiyoaa7240 2 ปีที่แล้ว

    M.a keep going abayo 😪😑😒

  • @Fardawsafiican1
    @Fardawsafiican1 2 ปีที่แล้ว

    Subxnllh xbbti la soo dhaqso qaybta 3 aad😥😥😥😥😥😥☝️

  • @asmahanahmed3066
    @asmahanahmed3066 9 หลายเดือนก่อน

    ÒdS

  • @mumtazcadey3433
    @mumtazcadey3433 2 ปีที่แล้ว

    Ayaan qebti 3xaad waanagala soodahday abyo maxaa kuugugu dhacay ani dadka coment ga sooqoro ma ihi manta un baa kuusoo qoray wlshy ❤

  • @luulnuur4338
    @luulnuur4338 2 ปีที่แล้ว +1

    🤔🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰❤❤❤

  • @army-on8wp
    @army-on8wp 2 ปีที่แล้ว

    Bisinka

  • @zaraasamar8324
    @zaraasamar8324 2 ปีที่แล้ว

    ❤️❤️❤️❤️❤️💋

  • @keyradkheyrad3519
    @keyradkheyrad3519 2 ปีที่แล้ว

    Qli qisadu qayb sadexaad malaha miyaa

  • @faroohasaamfarohasaan6485
    @faroohasaamfarohasaan6485 2 ปีที่แล้ว

    😭😭

  • @shukrishiresiyad2623
    @shukrishiresiyad2623 2 ปีที่แล้ว +2

    Kkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkk alla maxaan fiilo iyo madax kale qolka gashtay oo sida tuug u hadlay kkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkk

  • @indhodeeqhajji5078
    @indhodeeqhajji5078 2 ปีที่แล้ว

    First comant

  • @wacanepro3496
    @wacanepro3496 2 ปีที่แล้ว +1

    th-cam.com/video/exInZy5OwLo/w-d-xo.html
    DEG DEG GOLAHA WASIIRADA OO XAALADA DALKA & DOORASHOOYINKA ,

  • @hodanmohamud9540
    @hodanmohamud9540 2 ปีที่แล้ว

    Haa way igu dhacaday anoo lahadlayo lay kala saray kkkkk

  • @xuriyocali7837
    @xuriyocali7837 2 ปีที่แล้ว

    Caloosha ku dabartay xaasisanaa hadduusan rabin muu iska furo

  • @zamzamcaalim5054
    @zamzamcaalim5054 2 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkk ayaaney xasuus ayaad igelisay allah ku sharfo Qaali

  • @simanmohamed3343
    @simanmohamed3343 2 ปีที่แล้ว

    Abyo ayaney shkeda wad lasoo daahde mxa wye

  • @maryanosman4076
    @maryanosman4076 2 ปีที่แล้ว

    Hhh

  • @marwomaxamed6900
    @marwomaxamed6900 2 ปีที่แล้ว +1

    Abaayo lasoo dhaso masanid waa wax lala yaabo runti

  • @malyunibraahimissack9482
    @malyunibraahimissack9482 2 ปีที่แล้ว

    M.a qeybti labad abyo mahdsnd

  • @abdullahiabdi3787
    @abdullahiabdi3787 2 ปีที่แล้ว +1

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @indhodeeqhajji5078
    @indhodeeqhajji5078 2 ปีที่แล้ว

    Thank you dear sister 🥰♥️

  • @aminoabdi5277
    @aminoabdi5277 2 ปีที่แล้ว

    😭😭😭nin xumi waa balayo qabigu jabiyey gabadha

  • @abubisharomawliid4149
    @abubisharomawliid4149 2 ปีที่แล้ว

    Vaar