Sida ninkaada kuu jeclaan Karo oo Gacanta ugu Dhigi lahayd Sir Qofka Kuu Sheega uyar Yahay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 800

  • @nunubabe8414
    @nunubabe8414 5 ปีที่แล้ว +64

    Ilaahayow iskaayo fahansii aniga iyo sawjkeyga Awlad Caafimad qabt nagu arsaaq saygeyga ii sikhir Bogiisa burcad ii mari Aniga iyo gabdhah ila midka ah 🤲🤲😢

    • @anastasia2831
      @anastasia2831 5 ปีที่แล้ว +1

      Amiin yarabi abyo

    • @intisammohamed4816
      @intisammohamed4816 5 ปีที่แล้ว +1

      Nunubabe *** aaamiiin xbbty

    • @hoodocabdimaxamed4255
      @hoodocabdimaxamed4255 5 ปีที่แล้ว

      Aaaaaaamiin aaaaaamiin

    • @drsmuunaabdirahmaanabdirah5005
      @drsmuunaabdirahmaanabdirah5005 5 ปีที่แล้ว +4

      amiin amiin Amiin insha Allah xbbti Allah aniga iyo saygayga ha isku kayo siqiro is fahm iyo galgacyl wanaag Allah dhexdayada ha idhigo insha Allah Allah awlad bariyo o barkaysan hangu irsaqo insha Allah

    • @nimcoqueen59
      @nimcoqueen59 5 ปีที่แล้ว

      Aaaamin yaaa rabi

  • @kungabdhoodkaroon8000
    @kungabdhoodkaroon8000 5 ปีที่แล้ว +291

    Dadka qaar qosol qosol bay uga cadahay ana qalin iyo warqad intaan soo qaatay baan arimahan qodob qodob hoosta uga xariiqay👍👍

    • @raxmoxaaji1162
      @raxmoxaaji1162 5 ปีที่แล้ว +5

      Shiiq allha ku xafido aduun fi nimco aakhirana fil janaa aamiin yaa rabi

    • @ayaansaid7205
      @ayaansaid7205 5 ปีที่แล้ว +6

      Kun gabdhood Karoon 💞♥️♥️

    • @sumyaahmed8290
      @sumyaahmed8290 5 ปีที่แล้ว +5

      kun gabdhood karoon hhhh maa sha Allah maiskudayday

    • @ilahayayamahdeleh6301
      @ilahayayamahdeleh6301 5 ปีที่แล้ว +3

      @@sumyaahmed8290 i

    • @umuayuubcade3177
      @umuayuubcade3177 5 ปีที่แล้ว +2

      Kun gabdhood Karoon masha allh guul wacan abaayo

  • @faizadakash5590
    @faizadakash5590 5 ปีที่แล้ว +114

    Xanun ayan daremaya iso duceya walalayaal inta xanunsan alle cafimad taam ah ha siiyo amiin

    • @juweeriyailkacas4178
      @juweeriyailkacas4178 5 ปีที่แล้ว

      Alle ha ku caafiyo walal

    • @faizadakash5590
      @faizadakash5590 5 ปีที่แล้ว

      @@juweeriyailkacas4178 amiin Jazakallah khayr abayo

    • @seaditeyib9070
      @seaditeyib9070 5 ปีที่แล้ว

      @@faizadakash5590
      Alle hakucaafiyo wll mcn
      Kudegdega aaamiin
      Aaamiin

    • @NimcoNimco-tj6dt
      @NimcoNimco-tj6dt 5 ปีที่แล้ว

      Amiin yaa Allah

    • @fartunnuur5196
      @fartunnuur5196 5 ปีที่แล้ว

      Allaha raxmanka haku cafiyo wll cafimad buxa rabi haku siiyo

  • @aishaqays1636
    @aishaqays1636 5 ปีที่แล้ว +22

    Shukran sheekh wiil ayaan jeclahy igu soo ducee inuu ilahay calaf iigu daro aan dad isku faraxsan noqono💗 inshallah sheekh jazakallah

  • @dhoolcaday4438
    @dhoolcaday4438 5 ปีที่แล้ว +95

    Ciidi dhiib haaysdo allah haka kor qaado anagana hano siyaadiyo deganashaha amiin

  • @ayanmohamud8473
    @ayanmohamud8473 5 ปีที่แล้ว +9

    Allaha isu keen cabiidiyo, walaalayaal bil barakeysan baa lagu jiraaye noo soo duceeya in ilaaheey owlaad baari nakala siiyo waxbo ma heynee, sheeqoow si qaas ah iigusoo duceey qeyr allaha ku siiyee

  • @simandagan5924
    @simandagan5924 5 ปีที่แล้ว +7

    WalaalyaL waxad igu so ducaysan inan helo qofkan jeclahay waxan ku kala nolnahay laba dal inu ilaahay meel khayr leh nagu kulansiiyo 🤲🤲

    • @saynababdilahi7641
      @saynababdilahi7641 4 ปีที่แล้ว

      Ilahy si nabad haysku kiin tuso

    • @faizoiman3592
      @faizoiman3592 3 ปีที่แล้ว

      Ilahay idinko nabad ah ha isu kiinkeno

  • @xalimomohammed1077
    @xalimomohammed1077 3 ปีที่แล้ว

    Sheekha iyo walalaha muslimiinta isoo duceeya waan yara xanuun sanayaa e ilahay khayr haidin siiyo dhamantiin

  • @bilannuur2490
    @bilannuur2490 4 ปีที่แล้ว +4

    Illaahay aduunka haka dhameeyo raga
    Dumarka xumeeya allaahuma aaamiin 🤲🤲🤲

  • @bluerain3282
    @bluerain3282 5 ปีที่แล้ว +12

    My most favorite Sheikh in the world. Masha Allah the Say walahi group gives you respect and we love you Sheikhoo

    • @deqaomar454
      @deqaomar454 5 ปีที่แล้ว +2

      Blue Rain gasadf

  • @AaAa-sb1iy
    @AaAa-sb1iy 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah Allah ku barkeeyo walakey qaliya hooyadi iyo abihi diinta kugu barbarshay allow nodeso amiin wllkey qaliya Allah hakugu bishareyo adigo jogo aduuka janatufardos amiiin

  • @khadraawil8831
    @khadraawil8831 5 ปีที่แล้ว +1

    Jazakallah shiekh abaal kaga magudi karno sad noo waniiso oo wanaaga noo farto oo nalataliso. Taladada wan ku libanay wana ku xasila. Abalkaga janah tul dardows alaha ka yeelo. Cimrii dheer cibaado iyo cafimad tam ah ad nagulasii nojto alaha ku siiyo.

  • @habonkahiye2797
    @habonkahiye2797 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Rabiyow sojkeyga iisaqir oo iskaayo keen fahansii oo bogiisa burcad iimari oo qalbigiisa igu soodumi oo iicabiidi seygeyga rabiyow ubad caafimad qabo nagu arsaaq aniga iyo seeygeyga guurkeyna rabiyow waad noocalaftee ubad qeer qabo noocalaf yaa waduud aniga iyo gebdhaha muslinkakaba🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🌷🌷🌷🌷

  • @princesseayanjaina3494
    @princesseayanjaina3494 5 ปีที่แล้ว +11

    ilaahay amarkii love ban ku ahay sheikhan allah bless you sheikh keep going

  • @ayaancabdi6948
    @ayaancabdi6948 5 ปีที่แล้ว +1

    Mar walba wn ku ducaysta ina illhay calafkyga iga dhigo mid wangsn oo.lagu farxo o nolal mida ugu wngsan an wada qaybsano illahow calafkena wanaji aamin🙏

  • @XamdacabdiXamda
    @XamdacabdiXamda 9 หลายเดือนก่อน

    Alle ha ku barakeyo cimri dheri iyo cafimad Alle ha ku siyo Insha Allah shekh❤❤❤❤❤

  • @muznahassan8599
    @muznahassan8599 5 ปีที่แล้ว +170

    Sheqow iyo walalaha musliminta isoduceyoo inuu illah owlad bari iyo salixiin nakala siiyo.kurbada inuu rabi nagaqado.owlad helno

    • @sacdiyoadan905
      @sacdiyoadan905 5 ปีที่แล้ว +5

      muzna hassan abyo owlad bariya ilhaay haku siyo susliminta dhamaan tood kurbada alha ka faydo wlshy

    • @saadomuhumed751
      @saadomuhumed751 5 ปีที่แล้ว +5

      Muzna Hassan walalo illahay hakusiiyo adiga iyo aniga iyo dhamaan qoysaska muslimiinta ah ee raadinay awlaad baariya aamin aamin yaa Allah

    • @NimcoNimco-tj6dt
      @NimcoNimco-tj6dt 5 ปีที่แล้ว

      Illahow owlada bariiya hakusiiyo

    • @muznahassan8599
      @muznahassan8599 5 ปีที่แล้ว +1

      @@sacdiyoadan905 ameen ameen Allah.ilin aya igasocota walahi.rabi haigadulqado.farxad haigu badalo

    • @muznahassan8599
      @muznahassan8599 5 ปีที่แล้ว

      @@saadomuhumed751 ameen qali

  • @hananomar6447
    @hananomar6447 5 ปีที่แล้ว +6

    كلام جميل اخي في الله. خزاك الله خير ـــــــــ بس بعض الرجال. اذا فرشت له الارض ورود ما يقدرها

  • @azlihuzzen9229
    @azlihuzzen9229 3 ปีที่แล้ว +1

    Shekh thnkis allaha ku siyadiyo cilmigada iyo caqligada

  • @nasraali2484
    @nasraali2484 5 ปีที่แล้ว +49

    Shiekhow mahadsanid
    Aniga qosolka iyo sheekadeyda wuuba uso xiisaa o walahi ah markuu safar jirana wax uu kuqislan uqoraa asagoo qoslayuu iso wacaa mar mar inuuba meelo ka kacsanaa baa laga yaaba o uu qoslo alxmd lilah taas waan ku guuleysta

    • @saxarla7207
      @saxarla7207 5 ปีที่แล้ว +1

      Masha allah intaa ka dhimana iska dhameystir allah swc hakula jiro

    • @sukriashushu2083
      @sukriashushu2083 5 ปีที่แล้ว

      garoob yoo kaa dhigin hee adgeeyso

    • @nasiixahassan5031
      @nasiixahassan5031 5 ปีที่แล้ว

      abayo masha Allah wali magursan lkn waxbadana fahansqnahay

    • @idilahmed8394
      @idilahmed8394 5 ปีที่แล้ว

      fariido

  • @Somalifood12
    @Somalifood12 5 ปีที่แล้ว +10

    Masha Allah sheikh thank you , I learned a lot today ❤️❤️

  • @fardusahussein3150
    @fardusahussein3150 5 ปีที่แล้ว +3

    Waxa yaabo badan ayaan ka faiday oo aan la wareer sana rabi haka abaal mariyo waanan ku dadalya talada iyo wanga aan ka faiday Alx waa rabi mahadi mar hadi culasa aad iga dajisay rabi haku xafido wll

  • @FatumoFarah-ju7kl
    @FatumoFarah-ju7kl ปีที่แล้ว

    Shukran sheickh Allah ajiir iyo axsanad haka siyoo

  • @sulekhahassan5687
    @sulekhahassan5687 5 ปีที่แล้ว +17

    Shekhow aad iyo aad ayaa umahadsantahay mxa yeelay wax igamaqnaa ayaad iisheegtay jasaakallahu kheyran

  • @kadraali4844
    @kadraali4844 4 ปีที่แล้ว +1

    Jasaa.kallaahu.khayr.sheikh
    Xayaa.kallah

  • @farxiyadaahirmaxamed4883
    @farxiyadaahirmaxamed4883 5 ปีที่แล้ว +5

    masha.Allah xaqiiq waye Alle haka Abaal mariyo jazakallaahu kheyr sh cabdullaahi

  • @diamondluul
    @diamondluul 5 ปีที่แล้ว +4

    Thank you sheikh 🙏🏿 Ajir badan Allah hakusiiyo.

  • @suhuurcali2938
    @suhuurcali2938 5 ปีที่แล้ว

    Jazaa kumulahu khayran jazaa waa taloyin dhaxalgalah cidii wax ku qadanaysa alle xaqa hana wafajiyo inshallah

  • @احلامفرحاحلامفرح
    @احلامفرحاحلامفرح 5 ปีที่แล้ว +2

    Masha alaah shekh barnaa mijka nocan ah ayaad ayaan uxiseyaa shukran jaziilan wax run ah ayaad kahadashaa

  • @nasriinqueencaraweelo9615
    @nasriinqueencaraweelo9615 5 ปีที่แล้ว

    illaahow ku xafid sheekhu naxaras jcl ayuu iga liyahay amal badana wan u hayaa illahay janada amal hakaga dhigo

  • @ubahindho3414
    @ubahindho3414 5 ปีที่แล้ว +2

    Mansha Allah Shugran Shiikh waa talo fiican Alle hakaa abaal mariyo 👍

  • @cayuunii3149
    @cayuunii3149 5 ปีที่แล้ว +13

    Masha aalh sheik faruuq shukran inbadan jasaka allah kheir wax badan baa tijaabiyey aad waano ahaan noo siisey waa kuguuleystay hadana kama daalo dhageysigaaga

    • @cayuunii3149
      @cayuunii3149 5 ปีที่แล้ว

      @maria kiin22 shukran wll qaliya

  • @mahadmaalim5420
    @mahadmaalim5420 5 ปีที่แล้ว +3

    Mansha Allah sheikh jizakhalahu khayran sheikh abdullahi faaruuq ilahey hakuxifdiyo

  • @suweydohaashi6236
    @suweydohaashi6236 3 ปีที่แล้ว

    Walayaal isoo duceya ilaahay awlaad wanaagsan ha isiiyo aniga iyo inta awlaad raadinaysa

  • @sahrasalad461
    @sahrasalad461 3 ปีที่แล้ว +1

    Maasha alah tabaraka lah mhdsn sh badbado wanadada wangsn ee wax tarka weyn u leh dhmn dumarka ilahey qeyr fara bdn haidin siyo dhmn family insha allah🔥🔥👍

  • @sukeynaj.5251
    @sukeynaj.5251 5 ปีที่แล้ว +52

    Dumarkii qaarkood waxa laga soo Yatag nin nin dhib baaba na haysta Raguba iskuma mashquuliyan naagaha oo danahooday Racdan Maxa dumarki walay qofka ixtiraam oo daryeel Lakiin dee ha isku waalin bini Adan lama wada qancin karee naa ha is wareerinina

    • @Rahmo-s3m
      @Rahmo-s3m 5 ปีที่แล้ว +1

      Saxiiix wlhi naftada ayaaa dhibatey say hadaa isku mshqulisid

    • @aliaar9813
      @aliaar9813 5 ปีที่แล้ว +1

      Aad baan uga helay qoraalkaaga waayo bani;aadam leeyskuma wareeriyo

    • @ayaanxasan760
      @ayaanxasan760 5 ปีที่แล้ว +3

      Wlhi run waaye ninanka wxay raban in lagashaqeeyo ayaga iyaguna ay iswareerin

    • @inaahmed2719
      @inaahmed2719 5 ปีที่แล้ว +2

      Walhy isku fikir baan nahy
      Qofna lma qancin karo si kastood ugu dadaasho intii ilahy ku anry hwga badin waayo ibniaadnku ilaahy raxmaanka oo khlqay nimco ksta siiyaya ayay casinyaan mxaa tahy adigu mrka dumarow hys waalina iyaguba isma waalane danahaaga aduun iyo akhiraba ku mshquuul

    • @NimcoGlam
      @NimcoGlam 5 ปีที่แล้ว +2

      Masha’Allah 👍

  • @kabdi7146
    @kabdi7146 5 ปีที่แล้ว +1

    Jazakallah khyre sheekh waano wanagsan waa igu duuxday sii wanagsan

  • @mariaabdimaria3577
    @mariaabdimaria3577 5 ปีที่แล้ว +3

    Mashallah shekh alla ku dhowro thans waxa badan badan aan ka faaide thans

  • @uniquelife5616
    @uniquelife5616 5 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah tabarakallah allow caqliga cilmiga iyo cafimad kaba kuu siyaadi sheikh👍

  • @iskufilaanmuse8955
    @iskufilaanmuse8955 5 ปีที่แล้ว

    Shukran sheikh wiil ayan jecelhy igusoo ducey inu calfa ilhey isku keen daro😍 inshlah oo noqon dad noloshe ku midoobey oo isku farxsan jasakal kher

  • @bitterorsuschenal4213
    @bitterorsuschenal4213 5 ปีที่แล้ว +50

    Maxaan sameyaa ninba mahaye 😂😂😂iso duceyaa inaan nin ficaan o bariya helo anigana aan raliyo noqdo jiin nin nin ah baa nagu dhacay hada nago nahay 😂😂😂😂

    • @mohamedtaajir4673
      @mohamedtaajir4673 5 ปีที่แล้ว

      Insha AllaH Waad Helli Doontaa Wllo Don't Worry Be Happy Every Time 👑

    • @abdiabdi8352
      @abdiabdi8352 5 ปีที่แล้ว

      Allah kuusahlo nin wanaagsan abaayo

    • @faizoyusuf5864
      @faizoyusuf5864 5 ปีที่แล้ว

      Cadey illahey haku sahlo mid diin leh insha Allah oo diinta ku dhaqma waa bil ramadanee insha Allah

    • @intisammohamed4816
      @intisammohamed4816 5 ปีที่แล้ว

      Bitter Or Süs Chenal ilhy haku siiyo

    • @miskibirimo8292
      @miskibirimo8292 5 ปีที่แล้ว

      Masha allah qeer allah ku siiyo waad inoo faideysay shiqow

  • @nasrayuusuf5555
    @nasrayuusuf5555 5 ปีที่แล้ว +13

    nin wax walba oo aan awood waan u qabtay waan isku da yay in aan dhanwalba ka deeqo laakiin marki aan arkay beentiisa iyo wax aan qalbiga ka jirin in uu dhaho waaxaan nacay kalmada jaceel markaan maqlo jaceel waan xanaaqaa

    • @kiinabdi6503
      @kiinabdi6503 5 ปีที่แล้ว +1

      Sax waayo abaayo nasro nin waxwalba hadaad usameyso haduu beenlow yahay waxaas dhan od usameynayso uma jeedo adiga leed kutacaba beeleysid, marka waxaa dhaanto ado danahaaga aduun iyo aaqaro raacato.

    • @nasrayuusuf5555
      @nasrayuusuf5555 5 ปีที่แล้ว +1

      @@kiinabdi6503 abaayo sax waaye hada danteeda ayaa u soo jeestay mahadsanid waanadaa walaal qaali

    • @janankaafrica6453
      @janankaafrica6453 5 ปีที่แล้ว +1

      Dadka isku mid maha ukhtii ragonana maxu ilahay baa laga baryaa qof wanaag san ow salixa

    • @intisammohamed4816
      @intisammohamed4816 5 ปีที่แล้ว

      Nasra Yuusuf mid ka qayr fcn hku siiyo

    • @umumohamed8094
      @umumohamed8094 5 ปีที่แล้ว +2

      Waa xaqiiq hadalkaada markaa jacayl maqlo xanuun ayaa igu dhaco waayo ninkeryga ayaa aad u jeclaa markaasuu i qiyaamay nabar ayeey igu noqotay 6 ayaa u haayaa ila hadane wan wada joognaa sidii daris aan guriga kuwada joognaa 2 qol aan kala daganahay danaheeyga ayaa ka raacdaa ilaaheey ayaa talada u dhiibtay habeen iyo maalin ayaa illaaheey baryaa

  • @raaniihasancilmiraanii1439
    @raaniihasancilmiraanii1439 5 ปีที่แล้ว +10

    Sheikhow mahadsanid Anig Odeygeyga wan jclhy Haddane Sheikhow baari waan u ahay Europe buu ku nolyahay Ane Africa Sheikhoow ii soo duceya inaan owlaad u dhalo After Soon boo imaani Wllhi

    • @shugridahir7619
      @shugridahir7619 5 ปีที่แล้ว

      Sheikh nin adoo kale dumarka somaaliyeeda aan la qabin noogu ducee raga majiraan samankaan

    • @hodanahmed2178
      @hodanahmed2178 5 ปีที่แล้ว +1

      Masha Allah

    • @hodanahmed2178
      @hodanahmed2178 5 ปีที่แล้ว

      🤣🤣🤣🤣❤😍

    • @fartunnuur5196
      @fartunnuur5196 5 ปีที่แล้ว +2

      Illahey baari hakaga dhig ninku jcl kuroon kaga dhig ubad bariyal ah idin kala sii sidaa jeceshahay Allaha kuyeelo oqeyr ah ado faraxsan uur leh inu dib ulabto ado nuune heysta idinso labto ayan Allah kaga baryaya mcnto

    • @raaniihasancilmiraanii1439
      @raaniihasancilmiraanii1439 5 ปีที่แล้ว +1

      @@fartunnuur5196 Aamin Sieter Masha Allh Illahey ha ii Aqblo Ducadaada😚😚😙

  • @itaqillaa
    @itaqillaa 4 หลายเดือนก่อน

    Kalinimadu waxay ku tusaysa niyad wanaag❤

  • @luulabdlahi9810
    @luulabdlahi9810 5 ปีที่แล้ว +2

    masha Allah sheekh ilaahay hakubarakeey wlhi waxaatahay qaf aad u qaali ah waxaatahay nin tusaale ah wlhi ruuntaii waa arimo dhacdooyin rasmi ah

  • @rowdojaamc4511
    @rowdojaamc4511 5 ปีที่แล้ว +1

    Maashaa allah sheekh faaruuq ilaahay haku xifdiyo jazaakallahu kheer

  • @kaltuunawil4500
    @kaltuunawil4500 4 ปีที่แล้ว

    Ilahy khayar haku siiyo wax badan ban kaafaiiday

  • @maqbuulawale421
    @maqbuulawale421 5 ปีที่แล้ว +4

    Sh kheer badan allaha ku siiyo bal gabdhaha wax badan baad u usheegtey kuwa qaato allah ka dhigo balse wad haleeshey kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏salaan sare

  • @nimcoibrahim8559
    @nimcoibrahim8559 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah sheekh alle haku xafido

  • @ciriqs2430
    @ciriqs2430 5 ปีที่แล้ว +39

    Nimanka ayaga xaq miyanu ku lahayn hadan dumar nahay. Gabadha lee wax loosheega raga wa iney ayaguna naso jiitan wanaag aya wanaag dhalo marka mahadsanid sheikh

    • @intisammohamed4816
      @intisammohamed4816 5 ปีที่แล้ว

      Ciriqs beeentaaa mahan xbbty

    • @FatimaAli-cw8tj
      @FatimaAli-cw8tj 5 ปีที่แล้ว +1

      In wax loo sheego dumarka inta bdn Masha Allah anagu mar walba waa iska nuqsamanahy alx ilaahey siduu nagu uumay raali Ayn KU nahy alx

  • @Kobcis
    @Kobcis 5 ปีที่แล้ว +4

    Maasha Allh Sh Faaruuq Alle hakaa abaalmariyo faafinta kheyrka .

  • @hibohassan9098
    @hibohassan9098 5 ปีที่แล้ว +37

    naagahan ninkayga kuqafiifay xishooda nin leh naagtayda arki maysid lkn naagihii ninkayga bay kuwaashen idinkaba wax kale kadhigay jini nin baa kudhacay naga xishoooda oo calacalka yareya😂😂😂😂😂😂😁😁

    • @qadraqali8789
      @qadraqali8789 5 ปีที่แล้ว +1

      Adiga Kuma jirtida miyaa waxa ninkeyga leh aduunka manta hhhhh

    • @qadraqali8789
      @qadraqali8789 5 ปีที่แล้ว

      Hibo hassan

    • @hibohassan9098
      @hibohassan9098 5 ปีที่แล้ว +1

      @@qadraqali8789 shekadas waaban kaxanaqa abayo meshad argtaba ninkayga ay kuhayan waa ceeb

    • @qadraqali8789
      @qadraqali8789 5 ปีที่แล้ว +3

      Benta Maha wayahan dabe dumarka dhamantoda waxe uwada badena mid waliba ku timada ninkeyga sheka ahena Kuma hayan dad badan waban ka amusey wlh ma fcno dinta ba ma ogola ina ninkaga waxii ina dhex maraya aad bananka u gudabiso

    • @samahaayawagansan338
      @samahaayawagansan338 5 ปีที่แล้ว

      Hhhhhhhh tas ani aya kugu racsan wa in labada qof si isku mid ah isku ixtiraman hadi la wayo wa la dala un

  • @bostejoali3717
    @bostejoali3717 2 ปีที่แล้ว

    Mashallah Mashallah jasaakumullah qeer shiiq

  • @salmajama6389
    @salmajama6389 5 ปีที่แล้ว

    Masha alaha sheikh dad badan oo aan nolashaa iskuu fahmeen ayaaa jiraaa markaa ilahay haaa kaaa dhigo kuwii iskuu fahmaaa nolashaa oo heer kaaa garaaa insha aalhaa ilahay dhamantiin baaaa awlad ilahay haaa nawadad siiyo

  • @mulkiabdi4514
    @mulkiabdi4514 5 ปีที่แล้ว

    Sheekh waa runtaa laakiin calool kuus sheekadaas mayeelaa baa ka horeysa si walbo uwanaaji meel baa u cad kan wanaagsan waa hal iyo dhif xaqa alaha tuso

  • @yaquttahirfarah8759
    @yaquttahirfarah8759 5 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah wallahi mawduucaan mudaan raadi nayaay walibanaa qaab kaan pls nosoo badii

  • @umubashe3226
    @umubashe3226 4 ปีที่แล้ว +1

    Shukran sheqena qerka faafiya jasakumulaahi qeer

  • @munaahmed3668
    @munaahmed3668 5 ปีที่แล้ว +17

    Sheekhoow igu soo ducee ninkan rabo inan helo

    • @ayaandegan3511
      @ayaandegan3511 5 ปีที่แล้ว

      Rabbu haku sahlo wll kaad jeceshahay hadu khayr kuugu jiro aamiin
      Rabba og inu ku ficanyhy iyo in kale
      Marka ilaahay hakuso dhaweeyo hadu khayr kugu jiro wll quruxey
      Adna ducada badi iyo salaadu istikhaaro ilaahayna weydiso khayrkisa

    • @munaahmed3668
      @munaahmed3668 5 ปีที่แล้ว

      bintu ar raxmaan Aamiin huno

    • @hooyomacaanumayma239
      @hooyomacaanumayma239 5 ปีที่แล้ว

      Mid qayr qabo halaha kusiiyo abayo

  • @qaradd4265
    @qaradd4265 5 ปีที่แล้ว

    shiikhaan culimada kale waa ka duwanyahey masha allah waa cadaalad si siman ayuu raga iyo dumarka ula hadlaa

  • @nasroelmi8567
    @nasroelmi8567 4 ปีที่แล้ว

    Aad aye I anfacee sh kheyr allaha ku siiyo🤲🤲🤲🤲

  • @hodancumar2376
    @hodancumar2376 5 ปีที่แล้ว +1

    Qof bani aadan ah kuma mashquuli kadho mida kale ninka kibir buu ka qadaa kool koolinta faraha badan ee allaha na waafajiyo qeyrka

  • @muniiroxasan2773
    @muniiroxasan2773 5 ปีที่แล้ว +6

    Masha Allah shiq ajir Allah kasiyo

  • @laylaaxmed3802
    @laylaaxmed3802 3 ปีที่แล้ว

    Maa sha laah ale ahkubarakeeyo shahkbadbado

  • @beastilyjabz6639
    @beastilyjabz6639 5 ปีที่แล้ว +29

    Sheekhow raga somalida sheydaanba qaatay
    Dumarkiina daal iyo diif bey kureeben

  • @mariyaxasan6983
    @mariyaxasan6983 5 ปีที่แล้ว +6

    masha allah shikh jazakallahu kheyran

  • @soocelmi3246
    @soocelmi3246 5 ปีที่แล้ว +9

    Sheikhaan waxaa ku xiran xaas layaal, balse anigu waan kasii faaideysanayaa. Iisoo badi arimaha qoyska. Jasaakallah.

    • @seaditeyib9070
      @seaditeyib9070 5 ปีที่แล้ว +2

      😂😂😂waxsiibara ina abti

    • @soocelmi3246
      @soocelmi3246 5 ปีที่แล้ว

      @@seaditeyib9070 haaayo haayo waxaan iska sii dhigayyaa gabadh fariid ah oo ku dadaasha arimaha odayga u baahan yahay.
      Dhibtuse aniga maxaan u baahnahay wali sheikha iima sheegin oo ninka kaga baahanahy?

  • @sahraahmed5064
    @sahraahmed5064 5 ปีที่แล้ว +6

    Ilahay xaqa ha tuso rag badan oon aqoon sida loogu naxariisto dumarka

  • @amalabdi4035
    @amalabdi4035 5 ปีที่แล้ว +1

    Sheekh dumarka aad igu hiilisaa illahay khery badan ha ku siiyo sheekh

  • @sucdicabdullaahi6956
    @sucdicabdullaahi6956 5 ปีที่แล้ว

    Sheekhow ilaaheey ajir &xasanaat hakaa siiyo waxbaad nabaraysaa sidii guryaheena u ilaashan lahyn

  • @qamarahmed122
    @qamarahmed122 5 ปีที่แล้ว

    Mashallh sheik dar alle aya kujeclahy

  • @suhuurcawil9889
    @suhuurcawil9889 5 ปีที่แล้ว +6

    JasakAlah khyr Aĺah ha ka abal mariyo😘🙏🙏

  • @hamdizowofficial2670
    @hamdizowofficial2670 5 ปีที่แล้ว +1

    Jaza kallah kher shekhow

  • @caishomoha1968
    @caishomoha1968 3 ปีที่แล้ว

    Baaraka laah yaa shekh

  • @munacawil4815
    @munacawil4815 5 ปีที่แล้ว +4

    Mansha Allah Alle kor ha kaa yeelo shiikheena

  • @ilahancumar8146
    @ilahancumar8146 ปีที่แล้ว

    Sh badbaado iyo asxabtisa isoduceeya wlalayaal

  • @rowdaali3273
    @rowdaali3273 5 ปีที่แล้ว +1

    Shiekhow allh ku barakeyo
    Aakhiro iyo aduunba
    Wax badan baan kaa faiday

  • @naciimocabdullaahi8365
    @naciimocabdullaahi8365 4 ปีที่แล้ว

    M.a sheeq allh kubarakeeyo

  • @umsiyam930
    @umsiyam930 4 ปีที่แล้ว

    Jaza ka allhu khern wall qosol wye shekada wano iyo qosol hore usoco sheqow 🌹👌

  • @hoodocabdimaxamed4255
    @hoodocabdimaxamed4255 5 ปีที่แล้ว

    Wlhi sheikh wlhy indhahaad noo furty alle haw daayee👏👏👏👏👏

  • @shariifomuxumed6532
    @shariifomuxumed6532 5 ปีที่แล้ว

    masha allah ale haku xagido wlh waxad noshegth wano aad u qayma badan

  • @hafzaqurux3010
    @hafzaqurux3010 5 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah sheikh illahey hakuxifdiyo jazakuma allah kheyr

  • @Nawal-zd8sg
    @Nawal-zd8sg 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah jazallah qeer shiikh allah hku dhowro

  • @anizamohamedhassan6598
    @anizamohamedhassan6598 5 ปีที่แล้ว +6

    M.a allh kheer allh ku ziyo

  • @nafisalifestyle9094
    @nafisalifestyle9094 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah shiekh shukran illahey qeer haku siyo

  • @adnaerbad4047
    @adnaerbad4047 5 ปีที่แล้ว +5

    Sheikh Adina Allah haku xafiddo, Wax bdn baa noo faaiidaysay waan kaaga Mahadcelinayaa Shukran.

  • @najmamohamed9045
    @najmamohamed9045 5 ปีที่แล้ว

    Shiiqow qeyr allah hakusiiyo aduun iyo aqirabo

  • @khadrayusuf3868
    @khadrayusuf3868 5 ปีที่แล้ว +1

    Manshaalaa ilahay ha kuu siyadiyo cilmigaga jisakalahu khadra

  • @sihamahmed9417
    @sihamahmed9417 5 ปีที่แล้ว +6

    Sheikh runta waye qeyr Allah kusiyo

  • @aaminoabdullahi677
    @aaminoabdullahi677 5 ปีที่แล้ว +2

    Shugran shiikhoow ilahay abalkaga jano haka dhigo wan rajayn in an taladada qaato

  • @maqbuulawale421
    @maqbuulawale421 5 ปีที่แล้ว +2

    Sheekh hade gabadhaha sida loo qanciyana sheeg raga waad sheegtee

  • @mudanali2550
    @mudanali2550 5 ปีที่แล้ว

    Alloow noo daa culimada soomaaliyeed maasha allaah.

  • @maryandagan2081
    @maryandagan2081 5 ปีที่แล้ว +8

    Mashaa Allha kheer Allha ku siiyo sheekh sida wanagsan oo aad polshadena ugu dadaleysid

  • @miskiluuul2334
    @miskiluuul2334 5 ปีที่แล้ว

    Jazaakallaahu khyr illaahy miisaanka xanaadka ha kiisaro

  • @anisoabdi1076
    @anisoabdi1076 5 ปีที่แล้ว +2

    Mashalle sheekh alle ajaar ah ka siiyo sid wanagasn aad mar walbo wanagaa no tuuesto

  • @ncbtayosan9973
    @ncbtayosan9973 5 ปีที่แล้ว

    Jazzakallahu shiikh wax badab baan kaa faaiidey

  • @engsihaamsaeed8089
    @engsihaamsaeed8089 5 ปีที่แล้ว

    Sheek cabdilaahi faaruuq jasakalh sayd fiican iguso ducee

  • @fadumofican9616
    @fadumofican9616 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah sh. C.wanada iyo wax shega wax badan ayan ka faiday alle haku barakeyo jizakalahu Alle haku Xafido Mar walba insha allaah👍

  • @nasirdiyad7628
    @nasirdiyad7628 5 ปีที่แล้ว

    Qurbaha ku nohay isoo duceya mid diin leh oo baari ah inuu alle isahlo

  • @farxiyomaxamedqolif7758
    @farxiyomaxamedqolif7758 5 ปีที่แล้ว +2

    masha allah shekh wax badan og weeye allaha ku xafido

  • @khadijagulied879
    @khadijagulied879 5 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah Alle ha Ku xifdiyo sheekha Alle Ha ka abala mariyo