Waa dhaqan rag kan oo dumarka lagu bahdilo uff😡dumarkan u sacabinaya igu daran bilaa damiirka. Kabaheyga iso xaree ku furay kulha ilaahy waqtiga aduunka ikeenin
Alla maxay hablahu dulmi soo mareen ilahow adaan nasoo gaarsiin .dhaqanka soomalidu aad buu dumarka ugu xad gudbi jiray still na wa jiraan bal ninkas wuxuu ka sheekayn naagaha u mashxaradi ayaaba igasii daran bal gabadh dhan oo uu soo guursaday ninka subaxii furay oo ku furay waa qumanyo oo rooba nagu da ay iyo kabahaygi bay soo xarayn wayday balo kabo kuusoo xarayzay jaahilnimo
War waa dhaqan u gaar ah reer Somaliland. Yaan la isku darin oo la isku khaldiin dhaqanada Somalida wey kala duwanyihiin. Kani waa dhaqan cad oo reer Somaliland.
waxaas baa dhaqan u ahaa oo naloo amaanaa dullinimadaas subxanallah alhamdulillah ilaahii aan i abuurin xiligaas🙏🏿 nimankii hore waxay ahaayeen arxanlaawayaal afka isku buun buuniya oo daalimiin ah xitaa aqalka gabdhaha baa u dhisi jiray roob baa noosoo galay oo biyihii maynaga moosin ku lahaa xitaa waxyalihii nimanka loogu talagalay dumarka baa dusha loo saaray alhamdulillah waligay waan ogaa in uunan amaan iyo bini aadannimo toona lahayn dhaqan somaliyed ilaahay baana ku mahad san🙏🏿
Waa khuraafaadkii ay aamisanaayeen
Kkkkkk
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 Dhaqanka hanoolaado ✅💯🇸🇴
Amiin amiin ilahay haku barakeeyo 😊😊
Abwaanku runtii wa dhaqanyaqaan illhay cimriga haku barakeeyo
Hassan Farah
Aamiin aamiin ya rab
Waaaba ayeeeyday jamaaad aw cilmi iyo muuuse cali faruuur
Waa dhaqan rag kan oo dumarka lagu bahdilo uff😡dumarkan u sacabinaya igu daran bilaa damiirka. Kabaheyga iso xaree ku furay kulha ilaahy waqtiga aduunka ikeenin
😁😁😁😁😁😁 walni cas waye
Wllhi midaas gabahayga iisoo xaree lagu furay adaa ka liita
@@abdijunior8945 abuse man
Boqorkaaga( ninkaaga ) kobaha uma soo xareynesid😂
Maansha Allah waa dhaqan yaqaan muuse cali soomaali Asal
www.afterpay.com/how-it-works?Display&Afterpay_3Q_GDN_Retargeting&gclid=Cj0KCQjw4f35BRDBARIsAPePBHwzdBYGCfZKHYTcQ9osQsN9E1fILWgnuRXMp4bD4H7YEqD_HPB_C3waApEYEALw_wcB
Ilaahy baan isoogaadhsiin alxmdulilaah waxn wax fiican maaha igama gadna
Geela iyo Haween kaba waa la jidda raacaa!!!
Alla maxay hablahu dulmi soo mareen ilahow adaan nasoo gaarsiin .dhaqanka soomalidu aad buu dumarka ugu xad gudbi jiray still na wa jiraan bal ninkas wuxuu ka sheekayn naagaha u mashxaradi ayaaba igasii daran bal gabadh dhan oo uu soo guursaday ninka subaxii furay oo ku furay waa qumanyo oo rooba nagu da ay iyo kabahaygi bay soo xarayn wayday balo kabo kuusoo xarayzay jaahilnimo
Jaahilnimo ka weyn waxoodu, hadda waxyaalahaas dhacay iyo sida uu gabadha ugu qiimeeyay waa wax macno la'aan ah, waxaa kaaga sii daran gabadhaas ceeb uma dhinna warkeedu dadka ayuu wada gaaraa waxaana dhici karta in aysan guur dambe gelin.
Jahligaa ugu wacan dulmigaas wll
@@haboonhoodo2663 aad iyo aad
Aad ayaan ugu farax snaahay in dhaqankas wanaagsan aan leenahay, meelaha yar ee qaldane allaha noo saxo.
Waxad noo cadaysay uun jaahilnimadii haysatay somalidii hore. Wax qudha oo diin ku salaysan maad ka hadlin. Iyakana wayba mashxaradayaan iyado sida loogu xaq gudbayo arka
Maba dhamaysan karo qofkaan warkiisa. Kuwan u jiibinayaa baase ka sii liita.
Idinka ayaa lunsan oo waxba kagaraneen murtida abwaanka
Soomaali rasmi baa jirtay waqtigaa
Very good
Yaahu dadkii hore jaahiliina ayeey ahaayan
War waa dhaqan u gaar ah reer Somaliland. Yaan la isku darin oo la isku khaldiin dhaqanada Somalida wey kala duwanyihiin.
Kani waa dhaqan cad oo reer Somaliland.
Sxb dhaqankan macala puntland Way leedahay same dhaqan as somaliland
Rawayad alfghi
Masha Allah
Maasha allah
Dumarku hadii labahdilana miyay mishxaradi akhasa
😂😂😂😂
dhaqanku waaqaali
Kanfooshaxumy hadalbadanaa
waxaasi waa wixii aad kudulminjiteen gabdha balse ilaahay baan nagadhigin ama najoojin markey gabdhaha sidaas loo baabasanjirey boogiyo dhigaalkiyo soo baro tacliintoo dadkan soo baraarugey badawyahow dib hawcelin.
Walalalay ii sheeg heesihi ama wixii laqadi jiray inta anan dagal lagalin somalidi hore .
Pls walalayal
Qof oo iisheeg pls
Waa dhaqan fool xun asaguna wuuba ku faani alle muxuu dumer bah dilay ka najayna waxaas dhaqan islaam maa han acuudu bilaah
Kow
Z
War wexani muxu ku hedleya
L
Kkkkk
Hhhhhhhh
J
Ufuf.beenale
Masha allah
Masha allah