Guurkii Jaamac Gaab & Cowrala Sheeko Murti Reebtay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 มี.ค. 2022
  • #Ku mahadsanid Daawashada Waddani Somali Tv Fadlan Subscribe Saar Hadaad Nagu Cusub tahay.
    Guurkii Jaamac Gaab & Cowrala Sheeko Murti Reebtay @Waddani Somali Tv

ความคิดเห็น • 47

  • @aanulaabanoshareecadaraxma5502
    @aanulaabanoshareecadaraxma5502 2 ปีที่แล้ว +9

    Dastuur waa shareecada rabi. Sida aad ujeceshahay quraanka akhrintiisa iyo iskudaaweyntiisu ujecloow inuu noqdo quranka iyo sunada dastuurka xukumaayo dalkeenu. In sharci lagadhigto Quranka ayeey hormar iyo cadaalad kujirtaa luguna walaaloobayaa rabina noogu naxariisanayaa..
    أَفَحُكْمَ الْجَاهِلِيَّةِ يَبْغُونَ ۚ وَمَنْ أَحْسَنُ مِنَ اللَّهِ حُكْمًا لِّقَوْمٍ يُوقِنُونَ

  • @ZahraDiinIslam
    @ZahraDiinIslam 2 ปีที่แล้ว +18

    Thank you for your

    • @edabsaninaahmet5601
      @edabsaninaahmet5601 10 หลายเดือนก่อน +2

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdirashidibrahim182
    @abdirashidibrahim182 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah

  • @kimichhalimo3976
    @kimichhalimo3976 ปีที่แล้ว +8

    Waxa rajaynaya insha allah inaan next idajaa soomali u noqdo iyo jiilalka soo socda

    • @nabadoonahmed5124
      @nabadoonahmed5124 ปีที่แล้ว

      waaaa macquul masuul qofkastoo adunka kunool rajo ayuuu leeeyahy rajadaasooo yarantisa kubilmta blse qaarna wey karun sheegaaan qaaarns wakhtigaaaa ka hiliya

  • @mehmettgurei3452
    @mehmettgurei3452 2 ปีที่แล้ว +8

    thank you for working our culture.

  • @nasrowaddani5073
    @nasrowaddani5073 2 ปีที่แล้ว +9

    M.a dhaqankii ❤🇸🇴🇸🇴

  • @maxamedabdullahi4418
    @maxamedabdullahi4418 2 ปีที่แล้ว +4

    Mansha allah

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 ปีที่แล้ว +6

    Geesiyad bay ahayd kkkk

  • @abdikadirahmed5476
    @abdikadirahmed5476 2 ปีที่แล้ว +4

    Haaa

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe ปีที่แล้ว

    Riyadaydi Rumawday mashaaaaalah tabaarakalah. As

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 ปีที่แล้ว +3

    Soomaalidii Hore dagaal badanaa kuwanaan la yaabanaaye

  • @rabiaibrahimfarayare3370
    @rabiaibrahimfarayare3370 2 ปีที่แล้ว +2

    Wad ku mahadsantahay

  • @AbdulQaadirAden
    @AbdulQaadirAden 2 ปีที่แล้ว +3

    Cajiib 💯💯💯💝💝💝

  • @amiinabdikadir6157
    @amiinabdikadir6157 ปีที่แล้ว +1

    Ceelcad ❤

  • @cicekcicek7972
    @cicekcicek7972 2 ปีที่แล้ว +3

    Waa sheeko qurux badan

  • @mctt1916
    @mctt1916 ปีที่แล้ว +1

    ❤❤

  • @ahmedkahiye1662
    @ahmedkahiye1662 2 ปีที่แล้ว +7

  • @ibrahusein7156
    @ibrahusein7156 2 ปีที่แล้ว +4

    Thank your

  • @clfataahahmed2023
    @clfataahahmed2023 ปีที่แล้ว +1

    For work

  • @kaafikayse1238
    @kaafikayse1238 ปีที่แล้ว +1

    Ok

  • @cismaanaxmedxassan7638
    @cismaanaxmedxassan7638 2 ปีที่แล้ว

    Sayad cisman

  • @abdirahmanxayte
    @abdirahmanxayte ปีที่แล้ว

    Hhh

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 ปีที่แล้ว +3

    Ax dumarku waa dulmanaa

    • @AhmedMohamed-vf6nl
      @AhmedMohamed-vf6nl ปีที่แล้ว

      #Ummu malaha caqli yaraan baa ku heshay wlle. Gabdhaha 46 nini u dhimanayeen baad leedahay waa dulmanayeen?

    • @marisacillahi1537
      @marisacillahi1537 ปีที่แล้ว

      @@AhmedMohamed-vf6nlyacnii dulmiga waxay kawadaa kufsigaa iyo odaygaa aan uqalmin ee gabadha lagu khasbayey

    • @ifk02
      @ifk02 10 หลายเดือนก่อน

      ​@@AhmedMohamed-vf6nl hadii eey boqol iska dilaana ayada maxaa u siyaaday wa mare oday eeysan calman aa lagudaray mar kale ninki ey itiri kanaaba laqaatay ee guurso waaka kufsaday marsadaxaad waata kuguur weeyday waxaaso dhami canaadka raga somaliyeed ilaa hada umada la hor fadhiyaan waye gabara qiima laheed xilina tariiqda sooma marin kaliya markuu rasuulki suubana umada xukumayay hada wax ayaga jeebkooda ey ragi dadki nolosha ugu qaraareyeen 😢😢😢

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 ปีที่แล้ว +3

    Gabdhaha warba lagama qaado miyaa

    • @bashiribrahim4005
      @bashiribrahim4005 ปีที่แล้ว +1

      Maxaa wax laga weydiinayaa hadii abaheed iyo adeerkeed iyo walalkeed miyay ka caqli badan intaas

    • @AhmedMohamed-vf6nl
      @AhmedMohamed-vf6nl ปีที่แล้ว

      #Ummu oo xitaa la weydiin lahaa kii aan dumarka cisadooda aan aqoon ee kufsanayey sow maysan doorateen uun?

    • @inasheikh3463
      @inasheikh3463 11 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@bashiribrahim4005Gabar baa nabiga u timid o ku tiri Nabiga alllw Scw aabhay baa nin igu daray ana maku qancasanen mrkaa buu yiri Nabiga Scw فنكاحها باطل Meherkaas wa baadhil hddi aad rabta waad ka tagi kartaa mrka Diinteena mataqaana Dirqis iyo qasab

  • @QadroXasan-tu9pp
    @QadroXasan-tu9pp ปีที่แล้ว

    0

  • @awilahmed644
    @awilahmed644 2 ปีที่แล้ว +4

    Sheeko Darood war nagalatag .Loox yare.

    • @mariyamyusuf2968
      @mariyamyusuf2968 2 ปีที่แล้ว +4

      daarood waa kuciilay soo maaha saasaad sas uga qabtaa ubaxa daarood

    • @ummuisra6721
      @ummuisra6721 ปีที่แล้ว

      Yaa kugu casumay halkan markaad leedahay sheeko daarood nagala tag adigu meeshan ka tag daarood ismaaciil baa ku baashaalaya halkane useless man

    • @darwiiizhhawd9856
      @darwiiizhhawd9856 ปีที่แล้ว +1

      Darood Cidan Ahayn miyaa tarikh leh Cid laad ka Xanaqaysaye

    • @sadam1318
      @sadam1318 ปีที่แล้ว +1

      yaa kale oo aan daarood ahayn oo sheeko reeb leh

    • @ayanmuse3901
      @ayanmuse3901 ปีที่แล้ว

      Darood. Waa gaan geeska africa. Uggu taariikh wayn

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe ปีที่แล้ว +1

    Khatrassss gabadha qarancadayareeyqiimobadandumarooo khayrbadan lagufarxo yarta 55555555555555555555555555 ceeblacadayareeyqiimobadankhatreeyqarangabadha .dhegdheer dhimatooy dhulkii nabadeeey 5