DHAQANKA & AQAL GALKA GUURKA QAYBTA UGU MUHIIMSAN HEELO & JIIB

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 64

  • @ugaasrooble9454
    @ugaasrooble9454 3 ปีที่แล้ว +1

    suleekha dheer

  • @nimaladan2174
    @nimaladan2174 3 ปีที่แล้ว

    Sulekha Caaqil Cabdilahi. Hodo Garays hoyaderd, barasho wacan Somaliey.

  • @sucadoahmed9262
    @sucadoahmed9262 3 ปีที่แล้ว +1

    Walalayaal waxaan idin weeydiina maamada heeseyso hoodo gireeys hooyadeed miyaa

  • @farhiyajamaa7717
    @farhiyajamaa7717 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah

  • @FatumaAdem-i9q
    @FatumaAdem-i9q 4 ปีที่แล้ว +1

    Real somali 👩

  • @friendly-zp6np
    @friendly-zp6np 4 ปีที่แล้ว +3

    Maashaa Allaah
    Dhaqankayagii asalka ahaa ee reer Somaliland. Qurux iyo qiimo weynaa.
    Abwaan Muuse Cali Faruur waa halyay reer Somaliland ah oo dhaqan iyo diinba xambaarsan. ILAAHOW noo daa oo barakee

  • @KokoKoko-cm4ne
    @KokoKoko-cm4ne 4 ปีที่แล้ว +1

    Maashalaah

  • @zuhuurdeeqfaysal8732
    @zuhuurdeeqfaysal8732 4 ปีที่แล้ว +1

    m.a

  • @manasharif8471
    @manasharif8471 3 ปีที่แล้ว +1

    Hee dhaha aan idhin weydiye. Awaaya Ragi in ay Gabay utiritaan Rerka Gursanayo miyey aheen. Dumarkii ayya in Saldhigi Qabsadhay

  • @muhiimaabi8436
    @muhiimaabi8436 4 ปีที่แล้ว +3

    Habo suleekha dheer alle haku xiftiyo

  • @leilaahmed3588
    @leilaahmed3588 3 ปีที่แล้ว +1

    Daruf ayaa ka muuqata dumarka aan raga ka muuqan ilaahay amarkii

  • @umumumtazchannel1853
    @umumumtazchannel1853 4 ปีที่แล้ว +2

    Manshalaah tabarakalaah habo suleekha hoodo garays hooyadeed

  • @abdiasisyusuff787
    @abdiasisyusuff787 4 ปีที่แล้ว +2

    Kanokale maka qayb hashay

  • @haboonhoodo2663
    @haboonhoodo2663 4 ปีที่แล้ว +1

    Runtii aad ban uga helay wan jeclahay dhaqan soomaliga asalkaa iyo noloshii miyiga siiba suugantii miyiga ama gaafka arooska nooso badiya mahadsanidin

  • @abdrisaqyusuf9445
    @abdrisaqyusuf9445 4 ปีที่แล้ว +3

    Dhaqan keenu quruxbadanaa

  • @suldaanxareed474
    @suldaanxareed474 4 ปีที่แล้ว +2

    Mansha allah

  • @badalcabi6312
    @badalcabi6312 4 ปีที่แล้ว +4

    masha allah weeye dhigtaas ayeynu leenahay hataa somaaliweyn nahay guul iyo gobanimo insha allah

  • @hamsenaajimedia3958
    @hamsenaajimedia3958 4 ปีที่แล้ว +3

    Alla waa edaday Suleekha wlhi waa taariikh
    Imika waa waabay gabawday

    • @nasyadeuanyeong8707
      @nasyadeuanyeong8707 4 ปีที่แล้ว

      Alaylehe waa suleekha gabadhan oo yar ma redo oo runa mise waa taolka dhow waxan ku qiyasayaa eeriya hargaysa oo Ah sacad muuse ciida galet MID uun meelahaasaa sidan oo kale looga dhaqmaa

  • @saynabcabdi9693
    @saynabcabdi9693 4 ปีที่แล้ว +1

    Waa ciidagale

  • @asmacisman3124
    @asmacisman3124 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah dhaqanaku waa cajiib 🥰 wada ku mahadaantiin sida muqalka quruxd badan nugu soo gudbiseen🙏

  • @sahnibrahim833
    @sahnibrahim833 4 ปีที่แล้ว +1

    Ax dadkii hore qaalisanaay

  • @suaadmohamed4316
    @suaadmohamed4316 4 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah beautiful Ssomali culture 👍🏾👍🏾

  • @abdrisaqyusuf9445
    @abdrisaqyusuf9445 4 ปีที่แล้ว +2

    Hablihii hore ee soomaaliyeed quruxbadanaa

  • @adoontarabi704
    @adoontarabi704 4 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhhhh hhhhhh sidayar u agtaaganyahay

  • @suldaanxareed474
    @suldaanxareed474 4 ปีที่แล้ว +2

    Dadku waa intii hore murtina waa intii hore dhaqanka waakii ay haysteen ee Qaaliga ahaaa

  • @bangtangayobts5386
    @bangtangayobts5386 4 ปีที่แล้ว +2

    MaashaAllaah dhaqankeenu waaqurux soomaaliyey aan israacno oonqanyaaladda iskadeyno waaqurune

  • @abdrisaqyusuf9445
    @abdrisaqyusuf9445 4 ปีที่แล้ว +1

    Waa inaan dhaqankeena iyo diinteena is waafajinaa

  • @sareedosimanchannel6427
    @sareedosimanchannel6427 4 ปีที่แล้ว +1

    Dhaqanka waa wax tira

  • @sualibrahim9956
    @sualibrahim9956 4 ปีที่แล้ว +2

    Walhi wan qoslayi ad ufcn yahayii dhaqanku 💝👍

  • @cabdicali6575
    @cabdicali6575 4 ปีที่แล้ว +4

    Mansha allaa!h

  • @dahirmohamud2307
    @dahirmohamud2307 4 ปีที่แล้ว +12

    Waan ilmeeyey alla dhaqankeenu qaalisanaa..

  • @aliabdi8347
    @aliabdi8347 3 ปีที่แล้ว

    Ma aha dhaqan soomaaliyeed, Dhaqanka boranta iyo Oromada kale ayaad soo min guuriseen inooga dhigeeysan dhaqan soomaaliyeed

  • @gaadhsiiyainamaxamed6298
    @gaadhsiiyainamaxamed6298 5 ปีที่แล้ว +5

    wakah dhaqankeeni soomaal

  • @hindanuur347
    @hindanuur347 4 ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂mashallaah asal

  • @cabdicali6575
    @cabdicali6575 4 ปีที่แล้ว +7

    Soomaali maxaa udiiday inay wax faaidoleh umada usoobandhigaan intay kumeeraysanayaan qabyaalada

  • @hamdiabdullaahi6667
    @hamdiabdullaahi6667 4 ปีที่แล้ว

    Cajiib ! Mnshaa Allah

  • @hiboosmaan4092
    @hiboosmaan4092 4 ปีที่แล้ว +1

    Sii xumaatay soomaladi waayo saafiga ahayde

  • @abdrisaqyusuf9445
    @abdrisaqyusuf9445 4 ปีที่แล้ว +1

    U eegyihiin soomaalidii barisamaadkii

  • @maqdizchannel7755
    @maqdizchannel7755 4 ปีที่แล้ว +1

    Walaal waan ku soobooqda isoobooqo ii saar subscribe please

  • @saynabcabdi9693
    @saynabcabdi9693 4 ปีที่แล้ว +1

    Bismilaahi dadka maxay ka qaawisay islaantu way xiiqday

    • @sahalcali4196
      @sahalcali4196 4 ปีที่แล้ว +2

      May qaawinee dhaqankaaga kidhaganoow waxa kabaxoo

  • @ayaanibraahim9102
    @ayaanibraahim9102 5 ปีที่แล้ว +2

    lkn taariikhdaasi waxay ahayd 80 maadkii iyo wixii kahoreysay

  • @Oofwareen
    @Oofwareen 4 ปีที่แล้ว +4

    Ayeeeyo jamaad alle cimriga haku dhereeyo

  • @daauudsiccid1187
    @daauudsiccid1187 5 ปีที่แล้ว +7

    Marraa waaxid reerkeenan Iyo muunad gurigaa leh alla maxaa gobanimo iyo milgo lagu dhidbay gurigaa maashalh
    Niyohow goobta iyo taariikhda bal nala wadaaga hadaa xog ka haysaan Mahadsanidin Somali culture.

    • @SOMALIMUSICCULTURE
      @SOMALIMUSICCULTURE  5 ปีที่แล้ว +2

      Waxaa lagu duubay Koonfurta Hageisa sidaa uu Yusuf Geele sheegay Daa,uud

  • @mahamedyusuf3778
    @mahamedyusuf3778 5 ปีที่แล้ว +9

    Masha Allah waa wax aad loogu farxo dhaqanka aynu leynahay. Qaabka aad muuqaalka usoo duubtayn aad baan idiinka mahadcelinaynaa..

    • @SOMALIMUSICCULTURE
      @SOMALIMUSICCULTURE  5 ปีที่แล้ว +1

      Maasha allah waa muuqaalo dhaqana oo aad u qurux badan, adaa mudan Mohamed

    • @swws4847
      @swws4847 4 ปีที่แล้ว

      ن

  • @fadumojama22
    @fadumojama22 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah 😍😍

  • @g.hdjama8922
    @g.hdjama8922 5 ปีที่แล้ว +4

    Barnaamijka "maguuraan" waxa maal galiyay Aadan Axmed Cilmi" dhoola yare".oo mar noqday Wasiirkii beeraha ee somaliland.
    Meeshu waa duleedka koonfureed ee magaalada hargaysa.

  • @FatumaAdem-i9q
    @FatumaAdem-i9q 4 ปีที่แล้ว +1

    They make me cry real people real woman and beautiful 😍 somali ethioipia 🇪🇹🇪🇹

    • @shukrihasan5765
      @shukrihasan5765 4 ปีที่แล้ว

      Iga raali ah ahaw lknse dad miyaa naleh Ilaahey baa naleh kowdheh meshuna waaba Hargeysa agagarkeda

    • @SOMALIMUSICCULTURE
      @SOMALIMUSICCULTURE  3 ปีที่แล้ว

      @Shukri Hassan waa waa Hargeisa iyo Salaxleey inta u dhaxeeysa waad saxan tahay

    • @shukrihasan5765
      @shukrihasan5765 3 ปีที่แล้ว

      @@SOMALIMUSICCULTURE mahadsanid inbadan

  • @abdullaomar6176
    @abdullaomar6176 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah