*Riwayad | Dhaqankeene iyo Dhaliisha Casriga | Abwaan Xasan Ganey | Qaybta 2aad | 8-11-2000

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 17

  • @tayoqaran.1446
    @tayoqaran.1446 4 ปีที่แล้ว +3

    Alle Ha u Naxariisto Maxamed Cige Busi, Faysal Cumar Mushteeg, Abwaan Yamyam, Abwaankii Reer Hargeysa u Yaqaaneen Magaal Joogxumo, Maxamed Indho Ahaana Odaygii Qabay Ikraan Maxamed Jaamac, Boon Xirsi Iyo Inta Aan Ilowsanahay Alle Ha u Naxariisto Dhamaantoodba.
    Inta Nool Waxaan Ka Gartay Abwaan Xasan Ganey, Canab Diiriye, Cabdi Haybe Laambad, Cabdi Falaash Iyo Inta Aan Ilowsanahay Magacyadooda Ee Nool Dhamaantoodba Alle Caafimadka Iyo Cimriga ha u Dheereeyo Aamiin.
    Mahadsanid Caweyska Dalmar.

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  4 ปีที่แล้ว

      Aamin, walaal adiga muddan

    • @mrleeddochannel6250
      @mrleeddochannel6250 4 ปีที่แล้ว

      Maxamed indho jacayl goorma ayuu geeriday sxb nolol baan ku ogaaye.

  • @alifarah1844
    @alifarah1844 4 ปีที่แล้ว +2

    Caweyska dalmar xusuusbaad na galiseen ILLAAHAY ha idin barakeyo.

  • @suleekhacismaan5696
    @suleekhacismaan5696 4 ปีที่แล้ว +4

    Allaah ha u xariisto intii dhimatay waa xasuus itaabatay

  • @abdis70
    @abdis70 4 ปีที่แล้ว +3

    Eash calaa Riwaayad, waayo waayo- Ilaahay ha u naxariisto inta dhimatay.

  • @searchrightthings.947
    @searchrightthings.947 2 ปีที่แล้ว

    6:12 haabiil muu ahyne qaabiilbuu ahaa sida saxda, laakin soomalidu badankeeda way isku qaldaa

  • @smartmustafemedia8511
    @smartmustafemedia8511 4 ปีที่แล้ว +3

    riwaayada soo dhamaystir

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  4 ปีที่แล้ว +4

      Waa qaybo barito qaybta 3aad ilaa 6 qaybood ka dib iyada oo dhan baan soo galin way dheer tahay. TH-cam baan maalmahan fiicneyn slow ah 1 gigabyte internet baan isticmaala hadan youtube waa slow.

  • @abdis70
    @abdis70 4 ปีที่แล้ว +1

    Yaa ii sheegi kara, wax bir ku dhashay oo biyo ku danbeeya iyo wax biyo ku dhashay oo bir ku danbeeya.?

    • @abdulqadirabdulhamid4080
      @abdulqadirabdulhamid4080 4 ปีที่แล้ว

      Waxay ila tahay
      Jwbtu
      Wax bir kudhashay oo biyo kudambeya
      Waa gadiidka bada
      Sida markab iyo doon ETC
      Wax biyo kudhashay
      Birna kudambeya
      Xayawanka bada kudhasha
      Sida malayga iyo wixilamida