ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

Saalaan carabay Guurkiisii Cawo dhooble samatar baxnaan Iyo tixdii Sodogii Sararawayne

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 มิ.ย. 2021
  • #ku_xidhnow_Waddani_somali_Tv#
    Saalaan carabay Guurkiisii Cawo dhooble samatar baxnaan Iyo tixdii Sodogii SararawayneSaalaan carabay Guurkiisii Cawo dhooble samatar baxnaan Iyo tixdii Sodogii SararawayneSaalaan carabay Guurkiisii Cawo dhooble samatar baxnaan Iyo tixdii Sodogii SararawayneSaalaan carabay Guurkiisii Cawo dhooble samatar baxnaan Iyo tixdii Sodogii Sararawayne

ความคิดเห็น • 60

  • @hoygamurtidamadadaalada6140
    @hoygamurtidamadadaalada6140 3 ปีที่แล้ว +11

    Wooooooow, mar waan qosley marna waxaan ku baxey feker sidii anigoo meesha sheekadu ka dhaceyso jooga, Idaajaa marna dhinac ayuu ii kexeeyey aniga oo aan weli kow joogin ayey iga dhamaatey ragaasna Allah ha u naxariisto, Idaajaana cimri dheer Allah ha ku sugo

  • @BikeAndFish1
    @BikeAndFish1 3 ปีที่แล้ว +6

    Gabayo uu wada jacburinayo oo anu dhamneyn iyo erayo ay ka dhadhamayso Nacayb bu dudubinaya.. Ruuxa an tarikhdan Salaan maqal oo Ninkan Idajana warkiisa hayn wuxu is odhanaya Salaan nin waalan oo Xididki lagu diray bu aha oo af-xun....
    Idaja wuxu la gaboobay oo aanu weli ka tanasulin qabyalaada ay Siyad Bare isla ag-fadhiyi jireen...

  • @somali7851
    @somali7851 3 ปีที่แล้ว +3

    Waa barmaamij ee gabay maaha dadka leh gabayada dhamee

  • @osmanb8446
    @osmanb8446 3 ปีที่แล้ว +7

    -Waa soo sidnaa xeedhyihii saabka loo tolaye
    -Iidoor sal fududaa wuxuu sugayo muu dhawro.
    Beydkaas gabayga u dambeeya, oo laba dhihi karo waa beydka gabayga ugu caansanaa toloow muxuu Idaajaa uga tegay.

    • @mukhtaarxaaji3856
      @mukhtaarxaaji3856 2 ปีที่แล้ว +2

      malaha qabilka uu afka sarayo ayu kabaqay hhhh

  • @Yedo25254
    @Yedo25254 3 ปีที่แล้ว +8

    Idaaja waa ninka somali ogu qabyaalada badan.

  • @abdimalikali9993
    @abdimalikali9993 3 ปีที่แล้ว +3

    Kkkkkk rag bay ahayen rag ah

  • @awulibrahim869
    @awulibrahim869 2 หลายเดือนก่อน

    Idaajaa wixii Sa taariikh laguma sheegi karo meesha qolooyin ayuu ku faaniyaa kuwo kale na waa ku aflegaadeeyaa
    Markaa keli dii taariikh yahan maaha e cidi ku dhegaysata ba u waran

  • @ahmedduale4748
    @ahmedduale4748 3 ปีที่แล้ว +2

    Ahmed idaajaa waa nin mudan inlagamaalo murtida soomaaliyeed.

  • @Maxamedabdinuur10
    @Maxamedabdinuur10 7 หลายเดือนก่อน

    Darood ismail maxay afka soomalida si farshaxan ugu gabyeen

  • @user-yt1rj5pm9t
    @user-yt1rj5pm9t 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allaah

  • @abwaanmohamedofficial8240
    @abwaanmohamedofficial8240 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allh

  • @ruqiyoese9522
    @ruqiyoese9522 3 ปีที่แล้ว +4

    Allaah yarxama intii dhimatay idaajaa allaah Cimri barako leh iyo caafimaad allaah fadligiisa ha kuugu deeqo aamiin yaa rabi

  • @yuusufqaasim5655
    @yuusufqaasim5655 2 ปีที่แล้ว +1

    Taariiqd buu katagay maansayahana wuu ahaa

  • @abdishakuurmohamed2343
    @abdishakuurmohamed2343 ปีที่แล้ว +2

    Yusuf shaacir baa si daacad ah uga sheekaynaya laakiin idajaa sheekadiisu dhinac bay ka rarantahay

  • @mahamedaden7237
    @mahamedaden7237 3 ปีที่แล้ว +8

    Haaraanka iyo faanka wayska hidda raacdeene
    Rag haddaad u haysiyo barbaar halabsatoo fuusha
    Mar uunbaad u heensayn lahayd hawlyaraan subaxe
    Heegaale kama qayliseen hoga kaliileede
    Goortaan hadhkaba kaa eryaad hawd u cararteene
    Waa kaa hubkii sida raggii wada hareednaaye
    Habarwaana waa kaa hingilan labadii haamoode
    Shirsooruhuba hoy maleh kuwaad hilib wadaagtaane
    Waa kaa hayaankii ku dhacay Hoobayiyo xeebe
    Ararsame ma haybsado nugaal hogashadii ceele
    Hanas iyo abaar kulu adoo habaqle soo guurey
    Caynaba hadhuub kama dartaan hoga kaliileede
    Ka hulleele Hagar aadankii hoobalayn jiraye
    Aduunbaa hayaayda u guntane heeryo lagu saarye

  • @garyqaandhago-libaax7699
    @garyqaandhago-libaax7699 3 ปีที่แล้ว +6

    Idaajaa waa oday dhaqan ka dadkan danbe ka caawiyey inay bartan dhaqankii hore.. xafidulaah .

    • @mahamedaden7237
      @mahamedaden7237 3 ปีที่แล้ว +1

      idaaja wixiisu waa caytan iyo aflagaado iyo ijaafeen dadkii dhintay eebe hawga xaq qaadee waa mayd canaante wayn

    • @yaasiinciise6342
      @yaasiinciise6342 3 ปีที่แล้ว +1

      Idaa oo kale lama helayo ader nin xigmad haya urursha 60 sano ururinayay in afaro qabiil lagu sheego laga fiican

    • @axmeddhinbiil84
      @axmeddhinbiil84 2 ปีที่แล้ว +1

      Sheekadiisa colaad yaa ka muuqata alle kuuma naxariisto muxuu been ka sheegayas qof dhintey

  • @xusengk1445
    @xusengk1445 2 ปีที่แล้ว +1

    Dadki.hore. dadigaa. Dhe. Xigmad. And. Xuush. Madikujirtay. Dhe...intii. dhimatay. Alhyaraxmuka. Alhyaraxmuka. Alhyaraxmuka. Inta. Noolanaa. Alh. Cimriga. And. Cafimad. And. Cibadadaa. Alhwaafajiyo. Alhyaraxmuka. Alhyaraxmuka. Alhyaraxmuka. Yaarabi. Yaarabi
    Yaarabi...yaarabi.. yaarabi. Yaarabi

  • @xusengk1445
    @xusengk1445 2 ปีที่แล้ว +1

    Yaaaaaaaa

  • @abdirshiid
    @abdirshiid 3 ปีที่แล้ว +2

    Aniga iyo isaaquba gaajada uma adkeysano waa iska reer magaalnimo kkkkkkk

  • @CmonNowTellme
    @CmonNowTellme ปีที่แล้ว +2

    War ninku gunsanaayaa?. Gacan adeyga qaarkii waa gunimo, Dee. Waan jeclaan Salaan Carabey gabayadiisaa lakin waa iga dhintay.

    • @cumardayr7446
      @cumardayr7446 ปีที่แล้ว

      habaar iyo duco toona kaagama baahna aduunkuu magaciisa ku qoray kadibna wuu tegey

  • @seeraarbmchannel5623
    @seeraarbmchannel5623 3 ปีที่แล้ว +8

    Odaygii Cunsuriga ahaa ee beena waaska ahaa boqol jir kadaaba oo
    Reerkooda bilaa taariikhda ah buunbuuniya weeye

    • @nuursheabdi5289
      @nuursheabdi5289 2 ปีที่แล้ว

      Waxad rabto dheh blse nin kasta wuxuu katagay taariikhdu way xusi

  • @mahadarabahmed4633
    @mahadarabahmed4633 2 ปีที่แล้ว

    Good

  • @sacdiyocali3922
    @sacdiyocali3922 2 ปีที่แล้ว +1

    4th 4th 4th

  • @axmeddhuubanecareyz2860
    @axmeddhuubanecareyz2860 ปีที่แล้ว

    Waa wx loo suuray karo walhy (xididku waa sune halka uu qabiilku yhy faral)

  • @calijama713
    @calijama713 2 ปีที่แล้ว +1

    Ka huleele gar aadankii hobalayn jiraye anaiguu ka soo jeeda reerka gabayga tiriyey

  • @mahamedaden7237
    @mahamedaden7237 3 ปีที่แล้ว

    Bilcawshaanta iyo Khaylidan, aad boqonta geyneyso
    Bilaash looma helin xoolahaad, badawda deeqsiine
    Hayeeshee badhaadhe ma xejiyaan, bilista Daaroode
    Wixi kugu bataba jeer danbood, baahidood aragto
    Inaad beriga hore quudhsataa, bili dad weeyaane
    Dibna inadan ugu soo baxayn waa ballan Ilaahe.

  • @alibossosman2106
    @alibossosman2106 3 ปีที่แล้ว +12

    Waar maad Ilaahay ka baqdid nin weyn baad tahaye Idaajaaw. Sheekadaadu waa caytan iyo aflagaado iyo been. Waxaasi ma kaa qabyaalad baa iyo Isaaq nacayb. Subxaan!

    • @osmanb8446
      @osmanb8446 2 ปีที่แล้ว +1

      @Aliboss Osman
      Idaajaa taariikh buu ka sheekeeyey ee cidna wax uma dhimin, weliba Iidoorka wuu la saayiray oo xoolihii Salaan dhacayna waa ka af gobaasaday, gabayga Ducaale Dheerana beydkii ugu caan sanaa waa ka af gobaadsaday beydkaas oo ahaa:
      -Waan soo sidnaa xeedhyihii saabka loo tolaye
      -Iiddor sal fududaa wuxuu sugayo muu dhawro
      Ninka beydkaas kuu asturay baad leedahay Isaaq buu necebyahay, Allay lehe inuu kuu irmaan waraabiyey oo kula saa'iray.

    • @ahmedqorane9602
      @ahmedqorane9602 2 ปีที่แล้ว +1

      @@osmanb8446 hhhh reerka salfudydka wxaa u dheer cuqdad

    • @osmanb8446
      @osmanb8446 2 ปีที่แล้ว +1

      @@ahmedqorane9602
      Hhhhh
      Ma ila aragtay

    • @ubahapdirazak2751
      @ubahapdirazak2751 2 ปีที่แล้ว

      @@ahmedqorane9602 😂😂

  • @user-yt1rj5pm9t
    @user-yt1rj5pm9t 2 ปีที่แล้ว +2

    Gabayada soomaalidu waa cajiib

  • @nagaadjama3312
    @nagaadjama3312 2 ปีที่แล้ว +2

    Ee dhooble camalkan oga la cumbuleynayo Oo sida caruraha waxan cunaba shegayey
    Meshan walidkay lagu cisaynaynin
    Ee Maxamed curadka u aha laguma ciil baxo
    Odeyga waxba gadhay ciil bu ula amusay xoolaha lo dhiibay

    • @osmanb8446
      @osmanb8446 2 ปีที่แล้ว +1

      @Nagaad Jama
      Inder odaygu isagaa hawl badnaa, xoolaha markuu la aamusayey dhibi ma jirine dhibtu xoolahay ka kacday iyo gabayo uu iska tuuran jiray oo looga jawaabay.

    • @nagaadjama3312
      @nagaadjama3312 2 ปีที่แล้ว

      @@osmanb8446 lkn xididku dhib an yarayn bay u geysten wa maxay sodog shhegaya wiilki inanta ka qabay cuntada cunayo
      Waxba ka dhacay mesha yaab leh

    • @osmanb8446
      @osmanb8446 2 ปีที่แล้ว

      @@nagaadjama3312
      Inaabti ninka u gabyey soddogiis Dhooble ma ahayn, wuxuu ahaa nin la dhihi jiray Ducaale Dheere oo gabyaa ahaa, ninkaas baa odayga karbaashay markuu afar yar oo waalan joojin waayey. Odaygaas yare awowgeen ee salaan carabey rabshoole weyn buu ahaa Allah yarxamuh.

    • @nagaadjama3312
      @nagaadjama3312 2 ปีที่แล้ว +2

      @@osmanb8446 indr dhamantodba Allah swt ha u wada naxaristo

  • @emmettaliaaron6536
    @emmettaliaaron6536 3 ปีที่แล้ว +1

    Yaab, Ducaale dheere oo reer hagar ah waa ayeydey laabad aahabeed

    • @emmettaliaaron6536
      @emmettaliaaron6536 3 ปีที่แล้ว

      Aabaheed

    • @emmettaliaaron6536
      @emmettaliaaron6536 3 ปีที่แล้ว

      Idaja gabeyga waa ka kala tagey. Waa ku jirtey (iidoor salfududaa waxuu sugayo muu dhowro) waxey ku jirtey gabeyga ducaale dheere

  • @jiilkacusub3019
    @jiilkacusub3019 3 ปีที่แล้ว +6

    Waar reerku salaan ka guursadey reer goba ma ahayn'

    • @osmanb8446
      @osmanb8446 3 ปีที่แล้ว +2

      Salaan berigii uu noolaa reerkooda waxba lama weydiin jiray, Salaan sidaas waaba loogu dadaalay!!
      Midda kale xoolo badan oo safar ahaan loogu diray uu la aamusay oo wuxuuba deegaanka ahaa eedaysane, in la dilaaba loo qorsheeyey ee gobanimada reerka uu xididka lahaa ayuu ku baxsaday marka laga yimaaddo tiisii oo aan gelin.

    • @jiilkacusub3019
      @jiilkacusub3019 3 ปีที่แล้ว +4

      @@osmanb8446 isagoo aroos ah oo reerkii oo naagta ka guursadey jooga ayuu cunto gurigiisa loo dhigin sidaasina gobonimo ma ahayn ,,,
      Reer kooda waxba lama weydiin jirin ,,,
      Haddii aan gobonimo uugu xilaneyn mxaa naagta loogu dhisay

    • @nagaadjama3312
      @nagaadjama3312 2 ปีที่แล้ว +1

      @@osmanb8446 yaa kugu yidhi Salaan badan rerkisa aqoon malaha

    • @osmanb8446
      @osmanb8446 2 ปีที่แล้ว

      @@jiilkacusub3019
      Berigaas reerkooda hablaha waa laga gadi jiray iyaguna waa isku xorayn jireen oo buuraha inay kasoo degaan oo berriga cagta lasoo helaan baa wax kasta uga muhiimsaneyd. Gobanimada waxaa kamid ahayd reer markaa aan hiil looga fadhiyin in gabadh lasiiyo, taas lafteedaa gobanimo weyn ahayd.
      Gurigiisa kuma gaajoone isagaa gabay nacas tiriyey markii hore, kaddibna waa looga jawaabay oo madaafiicdaa culus baa lagu garaacay.
      Salaan khaladaadka uu galay waxaa kamid ahaa inuu safar dhan oo degmadu lahayd oo uu Berbera u qaaday inuu la aamusay oo lacagtii Cadan ula baxsaday. Gobanimada xididkiis waxaa kamid ahayd isagoo hantida intaas le eg ku takri falay inuu haddana hawd iska soo galay oo gabyey oo gabaygii uun looga jawabay ee aan wax kale la yeelin.

    • @user-nt8hx4uz9w
      @user-nt8hx4uz9w 6 หลายเดือนก่อน

      Dhulbahntu ka gursadey an cidi ka gobaysneyn

  • @abdulkadirismailismail9591
    @abdulkadirismailismail9591 3 ปีที่แล้ว +2

    Idoor sal fudaa wuxuu sugayo muu dhawre anoo ka soo jeeda qabiilka guud u ka soo jeeda

  • @axmeddhinbiil84
    @axmeddhinbiil84 2 ปีที่แล้ว +1

    War maxaa loo moodaa inuu gabyo idaajaa salaan muu diidaneyn ee wuxuu lahaa soo ksxee dhibaadii xaga reerka ka iman jiey tusaale ahaan mar hadssdan lama owra wadin ama ligeed kern leeg leegsadaha waa nebcahey laanta dheer.sida ee seedow heygu soo lugo.in lahasho waa ceebe

  • @maxamedcabdixakiin3707
    @maxamedcabdixakiin3707 2 ปีที่แล้ว

    Typing

  • @abdulkadirismailismail9591
    @abdulkadirismailismail9591 3 ปีที่แล้ว

    Wàar gabaga dhamee