Day 1 casho change of lifestyle

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น •

  • @shukricaynab3051
    @shukricaynab3051 8 ปีที่แล้ว +1

    mansha allah mahadsanid

  • @nashadhassan6327
    @nashadhassan6327 8 ปีที่แล้ว +1

    maasha allaah mcn waan ka helay shugraan qaali

  • @umuaxlaam2230
    @umuaxlaam2230 8 ปีที่แล้ว +1

    insha alaah wn se wadaaa

  • @qadroumueyman5463
    @qadroumueyman5463 8 ปีที่แล้ว

    masha Allah macaanto ilaaheey qeer hakusiyo aamin aamin aamin

    • @duniyachannel1335
      @duniyachannel1335  8 ปีที่แล้ว

      Amiin dhamaanteen Qadro cadeey jizakilaahi khayr ukhti

  • @aminafarah8457
    @aminafarah8457 8 ปีที่แล้ว

    masha allah

  • @shaxshaxleydakaraan3113
    @shaxshaxleydakaraan3113 8 ปีที่แล้ว

    masha allaah mcnto allaha ku xifdiyo

    • @duniyachannel1335
      @duniyachannel1335  8 ปีที่แล้ว

      shax shax leyda karaan aamiin dhamaanteen xbbtii thank you!

  • @duniyachannel1335
    @duniyachannel1335  8 ปีที่แล้ว

    Asxaabta sharafta leh asc wr wb maraan film duubaayo iyo maraan soo galinaayo bay noqotey kkk hadda jimicsigii baa harey inshalah ila daawada kuli waad wada haysataan hadda quraac, qado iyo cashaba I hope in uu idin anfici doono ilahay idankiisa wiilashana kama marna gabdho bes maha ragoow ka faaiideysta idinkana. Fadlan like walaalaha xiiseynayana sii gaarsiiya inshalah and subscribe jizakallaahu khayr

    • @ZakiGamingS
      @ZakiGamingS 8 ปีที่แล้ว

      asc abaayo waan ku cusubahey janalkaaga waanankaa faaideystey jasaakallah lkn abaayo suaal aanku weydinlahaa abaayo goormaa ugu danbeyn cashada lacunaa

    • @duniyachannel1335
      @duniyachannel1335  8 ปีที่แล้ว

      +Auwo Farah, soo dhawoow gacma furan xbbti cashada ani ahaan 6maqribnimo in ay iiga dambeyso ma jecli waayo habenkii baan jimicsadaa

    • @ZakiGamingS
      @ZakiGamingS 8 ปีที่แล้ว

      +Deqa Duniya Channel mahadsanid qaali weyd badan ayaa saaran waxaan rajeynayaa iney icaawiyaan video yadaada

  • @ummammarabdulle5113
    @ummammarabdulle5113 8 ปีที่แล้ว

    insha allah xabiibti active waan ahay lkn markan umulay sanad kahor ayaa xogaa fiican igu korortay

    • @duniyachannel1335
      @duniyachannel1335  8 ปีที่แล้ว

      Naima maashallah activenimada waa muhiim inta kuu dhimana inshallah allaha kuu fududeeyo

  • @ironlady2590
    @ironlady2590 8 ปีที่แล้ว

    Masha'allah barnamijkan lagu dhimayo weight ka wa wax lo bahan yahey abayo jazakallaah kheyr

    • @duniyachannel1335
      @duniyachannel1335  8 ปีที่แล้ว

      Iron Lady waiyaaki ukhti caziiza haddii hal mar la qabsato cunto culus dhan way ku dhibee, thanks sis

  • @fatimamohamed1883
    @fatimamohamed1883 8 ปีที่แล้ว +1

    abaayo hada aniga waxay itahay 5:43 daqiqo subax nimo

  • @fatimamohamed1883
    @fatimamohamed1883 8 ปีที่แล้ว

    abaayo 6 galabti kadanbe hadi bahi kuqabto maxasameysa wayo cuuntoyinka ad cunto wa wada qafif

    • @duniyachannel1335
      @duniyachannel1335  8 ปีที่แล้ว

      1 tufaax ah iyo green tea baan cunaa/cabaa caloosha maalmaha hore lee waaye sis wayla qabsan inshallah

    • @fatimamohamed1883
      @fatimamohamed1883 8 ปีที่แล้ว

      Masha allah jadwal fican waye jazakallahu kheyr qaali

    • @duniyachannel1335
      @duniyachannel1335  8 ปีที่แล้ว

      Fatima Mohamed, 18:20 baa cunto iigu dambeysay biyihii liinta lahaa bes baan cabayay 25 daqiiqo jimicsi ahna waan sameeyay lol wali gaajo ima hayso laakiin waagii hore aa aan ku soo laabtey gaajo badan baan dareemi jirey

  • @ummammarabdulle5113
    @ummammarabdulle5113 8 ปีที่แล้ว

    xabiibti sidee lugu ridi karaaa usbuuci 1 kg ? mahadsanid

    • @duniyachannel1335
      @duniyachannel1335  8 ปีที่แล้ว

      Naima Abdulle, 1kg a week way badan tahay 4 kilo bishii, 10kii biloodna 40kg aad bay u badan tahay wuxuuna keenaa in markaad joojiso uu dhaqso usoo noqon karo. Waxaa samaysaa cuntada qiyaastii aad cuni jirtey wax yar ka yaree biyahana badso socodka iyo jimicsigana xoogaa badi 2 weeks time waxaad arkaysaa natiijo inshalah good luck xbbbti

    • @hoodofaisal6709
      @hoodofaisal6709 8 ปีที่แล้ว

      +Deqa Duniya Channel hdi exercise ka la badiyo cuntada xoog loo dhimo miyaanu 1kilo inka badn dhacaynin wan ba la colobay barurta kk 3bilood wxn isla ha ila 20 kilo ku dhici Kara wa hdi aad diet kaga aad manage garayso lkn week kilo aan la ridi Karin bad tidhi ba .

  • @fatimamohamed1883
    @fatimamohamed1883 8 ปีที่แล้ว

    kkk deeqa aniga waxan kabaqa gajadas dhaqtirta waxay igu dhahan ugu yaran 6 mar wa in ad wax cunta hadi kale gaaska xoog ukaxayo alle swt waxan waydisan in aw cafimad siyo inta xanunsanayso inta cafimad qabtan usiyadiyo allow ducada iga ajib yaa rabal calamin

    • @duniyachannel1335
      @duniyachannel1335  8 ปีที่แล้ว

      Fatima xbbtii caafimaad taam ah allaha ku siiyo waxa samayn kartaa fruit dhex gali gali ama halkiii cunto labo u qaybi si qabta kale dhowr saac ka dib u cuntid. Anga 11: 52 hurdo u sii socdey kkkk xabbtii khayr badan baan kuu rajeynaa inshalah salaama

    • @fatimamohamed1883
      @fatimamohamed1883 8 ปีที่แล้ว +1

      Kkk masha allah qaali hurfo cafimad leh

  • @umuaxlaam2230
    @umuaxlaam2230 8 ปีที่แล้ว

    jimcsi aan sameynaa intandhahy jirka Shan Aba ixanuny yaaaab

    • @duniyachannel1335
      @duniyachannel1335  8 ปีที่แล้ว

      loooool umu axlaam waad iga qoslisey sis warm up ma samaysay koow jirka la kululeynayo intaan kii saxda la bilaabin cool down na ma ku soo xirtey, sorry walaashay laakiin ha joojin cinwaan fiican baan ku siinayaaye ka daba samee inshalah

    • @duniyachannel1335
      @duniyachannel1335  8 ปีที่แล้ว

      Kan waa warm up 5 minutes ah aad u fiican th-cam.com/video/R0mMyV5OtcM/w-d-xo.html
      th-cam.com/video/bSZj19AUU5I/w-d-xo.html kana waa 30 minutes oo jimicsi ah intaad rabto aad samayn kartaa 10 daqiiqo xataa