Abwaan Suusle oo Mustafe Cagjar oo Buuhoodle yimid kula hadlay Gabay Cusub

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 22 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 33

  • @hawamohamed5502
    @hawamohamed5502 4 ปีที่แล้ว +4

    asc,Masha Allah, Buuhoodle waa xudduntii xoriyadda ee 5ta Somaaliya,Waa goobtii sayidka xarunta u ahayd, Mustafana wiilwaal ayuu goobtiisii inoo joogaa ee jigjiga.guul insha Allah

  • @jawiitabintusalah3644
    @jawiitabintusalah3644 4 ปีที่แล้ว +1

    Gobtii Buhodle wlee gobnimo wa hore ayaan idiin saxeeyay❤❤❤❤

  • @abdihakiimmuuse9300
    @abdihakiimmuuse9300 4 ปีที่แล้ว +3

    Qudbadii madaxwaynaha nosodaaya idinkoo mahad san iyo hadii ay jiraan su.aalo lawaydiyey

  • @hamdanuura7320
    @hamdanuura7320 4 ปีที่แล้ว +1

    Keep gion my pro

  • @munaraho2594
    @munaraho2594 4 ปีที่แล้ว +2

    Mismillaah ma fahmin sheekad madaxwaynahani muxuu buhdle ka soo doonay

    • @ahmedmohamed1083
      @ahmedmohamed1083 4 ปีที่แล้ว +1

      Waa dadkiisiii iyo dalkiiisi

    • @Maxamedoneten10
      @Maxamedoneten10 10 หลายเดือนก่อน

      Waa nin Darood ismail oo dadkiisi u yimi

  • @bedribeerjacyal4198
    @bedribeerjacyal4198 ปีที่แล้ว

    cawale cankii intay ka tageen
    cadaw cankii ku qaateen
    magnadiid nimk

  • @shakra5104
    @shakra5104 4 ปีที่แล้ว +2

    Acuudbilahi nin raga somali ah oo calan amxaar wato walee ddki birta lagu qabsady maskaxna walaga qabsady

    • @basiralasow792
      @basiralasow792 4 ปีที่แล้ว

      Walaalow dhallinyaradiina talo keena sidii ummadda Soomaaliyeed loo walaaleeyn lahaa loona midayn lahaa.

    • @cunaabixaaji5491
      @cunaabixaaji5491 2 ปีที่แล้ว

      Calankani waa calan ogaadeenia ha dhiman huuna Buuhoodle xor

  • @banadirproductio
    @banadirproductio 4 ปีที่แล้ว

    *Su,aal kaftan ah | waan ku jeclahy English ku dheh | halkan ka daawo wixii nakala qabsaday dhalinyarada 👉**th-cam.com/video/c69zki7Z7gM/w-d-xo.html*

  • @wadani9068
    @wadani9068 4 ปีที่แล้ว

    Waxaan uga digaynaa ragii cabdi iley daalinkii iyo tigreegii balagta lahaa waa la soo af jaray ha ku xisaab tamina wana loo soo socdaa daalimiintii ay ku shaqaysan jireen ee fadhiya buuhoodle

  • @aminam5680
    @aminam5680 3 ปีที่แล้ว

    Necbiyaa calanka amxaarada ilma adeerayaaloow dib danbe amxaarada calenkeeda hana tusina idinkoo calakii buluuga ahaa iyo kii soomaali galbeed haysta