Gabayada Jacaylka Abwaan Dowlad iyo Abwaanad Hoodo Garays

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 26

  • @cabdicaydiid3320
    @cabdicaydiid3320 2 ปีที่แล้ว +2

    absolute Roda dhimays gabaygeedu wuxuu maray dhamaan dhulka soomaaliyeed Raaskaabooni ilaa jibuuti ilaa xaafuun ilaa mooyaale ilaa diridhabe
    iyo dhamaan dhulka soomaaliyeed oo dhan. mahadsanid wll Roda garays

  • @zeinabhassan4104
    @zeinabhassan4104 2 ปีที่แล้ว +2

    Mashallaah tabarakallaah Somalia wali waa dhaqantahay hadii murtidii shaqaynayso hanbalyo.

  • @hoodocali559
    @hoodocali559 3 ปีที่แล้ว +5

    Alaah hagaaga gargaaro wadhib badanyahaye jacaylku waxaad tahay abwaan qaliya hoodo na waa qof iguqaliya alwo nooda beryo ale hogaan ouqalma ale mid aan nagaxumayn ale hasiiyo hoodo walo ale hakubarakeeyo aaamiin aaamiin aaaamiin

  • @fadumoali620
    @fadumoali620 2 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allh weey heshe masuul fcn oo waliba dhulbahaanta ah

  • @abakorian
    @abakorian 3 ปีที่แล้ว +1

    Sabaaxad bay u dhigtay abwaanka yar. Dumarku waligaaba lagalama hormaro

  • @mahamedcade5327
    @mahamedcade5327 3 ปีที่แล้ว

    Wow laxamaystee ega dheeh

  • @CawoAli-d9x
    @CawoAli-d9x 6 หลายเดือนก่อน

    Hoodo ugubdambayn abwaanka dumaashidi baybnoqotay😢😂inderkisa kala hoos baxay 😂

  • @hassanabdi9348
    @hassanabdi9348 ปีที่แล้ว

    Very nice

  • @sharifo38378
    @sharifo38378 3 ปีที่แล้ว +2

    Mashaa aallaah

  • @hoodoxassan7968
    @hoodoxassan7968 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashallh waa abwaan allh ha xifdiyo hodo gars qurxly mashllh

  • @aminaadan4815
    @aminaadan4815 3 ปีที่แล้ว +2

    MashaAllah

  • @IbnuBaashexaad
    @IbnuBaashexaad 2 หลายเดือนก่อน

    𝐝𝐡𝐮𝐥𝐛𝐚𝐡𝐚𝐧𝐞 𝐰𝐚𝐚 𝐜𝐮𝐪𝐝𝐚𝐝𝐥𝐞 𝐰𝐚𝐥𝐢𝐠𝐢𝐢 𝐝𝐡𝐮𝐥𝐤𝐚 𝐤𝐚𝐥𝐞 𝐦𝐚𝐚𝐝 𝐤𝐮 𝐬𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐫𝐭𝐢𝐝

  • @abdullahihassan9979
    @abdullahihassan9979 3 ปีที่แล้ว +2

    Manshallah hodo gareys kenya imow abayo walagu sodaweni

  • @roodacawil7486
    @roodacawil7486 3 ปีที่แล้ว +1

    Mash alha

  • @sharifo38378
    @sharifo38378 3 ปีที่แล้ว +2

    ❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💯💯💯💯❤❤❤❤❤

  • @ibrahimdahablemedia
    @ibrahimdahablemedia 3 ปีที่แล้ว +2

    Mashaa Allaha

  • @nashaadbashir6518
    @nashaadbashir6518 2 ปีที่แล้ว

    Aad iyo aad wlhi

  • @cabdicaydiid3320
    @cabdicaydiid3320 2 ปีที่แล้ว

    laakiin amaanta dalka waad ku dhamayn lahayd dhulka soomaaliyeed ee deegaanka waqooyi oo dhan laakiin waxaad ku amaantay intii dhulbahantuhu dego.

  • @cigesuudi7053
    @cigesuudi7053 3 ปีที่แล้ว +1

    Way u qalantaa abwanadu

    • @alikaraanikaraani4895
      @alikaraanikaraani4895 2 ปีที่แล้ว +1

      Ilaahay ka baqa gabay iyo hees waxba idiinma taraayo daqiiqad daqiiqd ayuu malaka mowdku idiin dul taaganyahay dadka idiin sacbinaaya waxba idiinma tarayaan ee iska toowbadkeena anigana waan idiin soo duceynayaa in ilaahay hanuun idiinla doono toowfiiq

  • @asadabdilaahi8348
    @asadabdilaahi8348 3 ปีที่แล้ว +1

    Waxaan ka helay qaabka hoodo uga baxday maanasada madasha

  • @xabiibaqali8564
    @xabiibaqali8564 2 ปีที่แล้ว

    Saaswaye hhhhhhhh

  • @haweyacusman1566
    @haweyacusman1566 ปีที่แล้ว

    0.j7j8