Sh Mustafe Oo Banaanka Keenay Dhagarta Reer Galbeedka Iyo Haayadaha ka Shaqeeya Burburka Bulshada.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 99

  • @WakeOrFall4ever
    @WakeOrFall4ever 8 หลายเดือนก่อน +23

    😮The only Somalian man who understands the games of the evil elites to Somalia finally Alhmdulilah ☝🏽🥰May Allah swt ✨ bless him and protect him ameen!🤲🏽✊🏽

  • @aadanxuseendaauud7824
    @aadanxuseendaauud7824 9 หลายเดือนก่อน +14

    Masha Allah Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun. Caalim Soomaaliyeed. Alle Ha Ku Xiftiyo Sheekhanaa.
    🤲🥰❤

  • @user-jn3ru4pb2g
    @user-jn3ru4pb2g 8 หลายเดือนก่อน +10

    Tnx Sheikh for opening our eyes to see what the truth is,May Allah grant you Jannah,May God blee you

    • @Abdisalam-oi2kg
      @Abdisalam-oi2kg 7 หลายเดือนก่อน

      😊😊😊😊😊😊0😊😊😊😊😊0😊😊

  • @abdifatahabdullahi1863
    @abdifatahabdullahi1863 9 หลายเดือนก่อน +9

    Sheikh Mustafe wale waa Caalim Masha’Allah oo ah waxa calamka ka socdo sifiican ula socdo. Jazakallahu kheiran.

  • @abdullahiabdinasir6943
    @abdullahiabdinasir6943 9 หลายเดือนก่อน +6

    Wax kale oon dhaho magaranayo, keliya ruuxkastow ilaahay utawbad keen.
    ogow inaad maalin maalmaha kamid ah aad dunidan katagi doonto adigoo kaligaa ah.
    Waa nasiib darro inaan addunyadanna duligaas kunoolaano,aakhirana wax inaga horeeya aynaan garanaynin.

  • @OmarHassanRobleh10Hassan-bw3mh
    @OmarHassanRobleh10Hassan-bw3mh 9 หลายเดือนก่อน +3

    ♥️ALLAH AKBAR ♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️

  • @bashkadkms7450
    @bashkadkms7450 9 หลายเดือนก่อน +3

    Sheekh Mustafe waa runtii xaqiiqda jirta ee aan aragno khaainimadii wadamada reer galbeedka waan fahanay burburka wadamada Muslim ka inay qayb wayn ka yihin iyada Yahudu. Somali hadaan nahay waxaan wa inaan ka tashano gacan sheeshiiye ayey isku xidheen Dawlada Somaliyed 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @amiirhanad8440
    @amiirhanad8440 7 หลายเดือนก่อน +2

    Macha allah sh mustafa ismail harun xafidahullah❤

  • @ismailibrahim2376
    @ismailibrahim2376 9 หลายเดือนก่อน +2

    M.a shiikh musdhafe xaaji ismaciil haruun alloow kuxifdi #madaxda_somaliyed dhagahooda madulelaan awo Ragii ximadahaas kafaa ideysan lahaa shiikheena Jano allaha kugu abaal mariyo ❤❤❤❤❤❤

  • @fathiya5106
    @fathiya5106 9 หลายเดือนก่อน +9

    ❤❤ هذا صحيح الشيخ

  • @fahiimae7336
    @fahiimae7336 9 หลายเดือนก่อน +1

    Jazakaallahu Kheyr Sheekh. Allah Musliminta ha xafido

  • @Xalimo421
    @Xalimo421 9 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allaah shiiqan wa caqli miiran,Aloow u barakeey damiurkiisa caqligiisa,

  • @ayaanibrahim8735
    @ayaanibrahim8735 9 หลายเดือนก่อน +1

    MAANSHAALLAH SHEEG MUSTAFA MAXAY MADAX DA SOMALIA ADVICES UG NOQON WAYAY ALHAMDULILAAH HE IS VERY INTELLIGENT MAN MAY ALLAH PROTECT HIM ❤❤❤

  • @cabdisalancabdullahi1975
    @cabdisalancabdullahi1975 2 หลายเดือนก่อน +1

    Shiiq mustafa cidii gaal dhamaantii u maleynaayo kheyr waa asaga la mid ah gaalo diinta ayaa ino sheegtay

  • @idahorefugeecommunityassoc6613
    @idahorefugeecommunityassoc6613 9 หลายเดือนก่อน +3

    Sheekha Allaha xafido. Waa runtii waa siyaasadda reer galbeedka inay dumiyaan waddamada kale, gaar ahaan waxay kaw ka dhigaan muslimiinta. Dadka ka muslima muwaadiniinta reergalbeedka ayaa odhanaya waxba kama aqoon islaamka. Waxa kaliya oo la ii sheegi jiray oo aan iskuulkii ka maqlay in muslimku ay na necebyihiin oo ay yihiin dhammaan carab. Laakiin waxan ogaaday inay been tahay oo diinta Islaamku ay tahay diin nabadeed.
    Fidnada reergalbeedka waxa markhaati ka ah in dawladihii waaweynaa ee xoogga lahaa ay baxsan la’yihiin sida Ruusha, Turkiga iyo kuwo la mid ah. Kutubkii Quraankii ee kariimka ayaa ka
    baxsan la’. Waa uun duul sheydaan madax u yahay. Wali ma aragteen safaarad reergalbeed oo leh 15,000 oo shaqaale ah oo Afrika ku taal. Waa yaab! Safaaraddu waa xafiis wakiil ka ah dawlad kale, inta badanna 10 illaa 20 qof kama badna. Iswaydii inta kale maxay qabanayaan. Waa basaasiin, la taliyaal bixiya taalooyin lagu jabo, oo lagu sheego mashaariic. iyo kuwo si qarsoodi ah u khaarajiya Haldoorka wadanka ay martida u yihiin. Waxayna ku dhex dhuumanayaan xasaanadda safaaraddu leedahay oo ah siyaasad caalamiya. Haddii sirtooda bannaanka la soo dhigo waa argagax. Tusaale galbeedka Afrika maxaa ku kiciyey inay safaaradaha Faransiiska eryaan? Waa qudhunka iyo cadaawadda ay faraha kula jiraan.

    • @NasriAbdi-y2w
      @NasriAbdi-y2w หลายเดือนก่อน

      Tusaale noool sxo❤

  • @Abdisamed-Taabogale
    @Abdisamed-Taabogale 9 หลายเดือนก่อน +3

    Subversion Theory:
    Afar-tan qorshayaal ee qaran dumis ka (subversion) dawladaha buuxiyaa masoo kabtaan Afartu waa: demoralization (niyad jab), destabilization (xasilooni daro), crisis, (dhbto/jahwareer?), iyo normalization (caadiyeen).

  • @adeleawl4432
    @adeleawl4432 9 หลายเดือนก่อน +4

    OH ALLAH LET OUR GOVERNMENT KNOW YOU ALONE CAN MAKE BETTER FOR YOU COUNTRY .. NOT OUTSIDE! BELIEVE YOUR SELF- XAFIDAHULLAH SHEIKH -ALLAH KNOW BEST!!

  • @nadiaAhmed-be8iy
    @nadiaAhmed-be8iy 2 หลายเดือนก่อน +1

    MashalaAh it really is true

  • @user-so4zh8tg1y
    @user-so4zh8tg1y 9 หลายเดือนก่อน +1

    Waa runtaa sheikh Mustafa xaaji ❤❤

  • @asadtheking8170
    @asadtheking8170 8 หลายเดือนก่อน +3

    Qof walbo somalia ah ma ahan inuu comment kaliya so qora wa inu video recording gareya social media ha la wadagtaa dhalinyaro anan ku bararugsanen aya jirta ka bad baadi walalha dhagarta sheikhu sheko un kama aha wa inan fafinaa dhalinyaro 🙏🏽🇸🇴🌹

    • @user-hh8wp6yg3z
      @user-hh8wp6yg3z 8 หลายเดือนก่อน

    • @MABRUUK
      @MABRUUK 8 หลายเดือนก่อน

      🇸🇴🚫
      🏴🏳️✅

  • @Fikir-dheere
    @Fikir-dheere 9 หลายเดือนก่อน +1

    Shekh mustafa shekh an jeclahay Allah yaxfathuk wa sheikh lasocdo waxa adunyada kasocdo😢

  • @sm.5191
    @sm.5191 9 หลายเดือนก่อน +2

    Sax Walaahi Masha allaah

  • @maxamedyare2440
    @maxamedyare2440 9 หลายเดือนก่อน +1

    M.a shiikh mustafe shiikhaan aad ujeclahy❤❤

  • @qorlaxbudul7243
    @qorlaxbudul7243 9 หลายเดือนก่อน +1

    Asc sxb sare ❤❤❤ mansha alaah alahu akbar ❤❤❤❤❤

  • @sadaammaxamad1018
    @sadaammaxamad1018 9 หลายเดือนก่อน +2

    Masha allah❤❤

  • @user-zz6lu5ow1d
    @user-zz6lu5ow1d 8 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah ilaahay haku xafido sheekh mustafe wllhi waa xaqiiqa dhab ah ❤

  • @mohamedawale1642
    @mohamedawale1642 9 หลายเดือนก่อน +2

    Subxaana Allah. Brother think before you say. Unless you’re one the group that the sheikh is talking about. .

  • @asalmualeykumhassan4324
    @asalmualeykumhassan4324 3 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah sheikh Mustafa Allaha ku xafido

  • @umulkheyrmaxaud5018
    @umulkheyrmaxaud5018 8 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah sheek Mustafa thanks our leader that its true so we must to take what he say us 💟😇😇🥰

  • @amareto5772
    @amareto5772 9 หลายเดือนก่อน +2

    Afka Ingiriisiga waxaa lagu yiraahdaa:"Managble Chaos". Sida Somaaliya oo kale, inla fowdeeyou oo haddanana la koontorooli karo.

  • @AbwanMusseAli-gi6kq
    @AbwanMusseAli-gi6kq 8 หลายเดือนก่อน +2

    Walantarda cankal yahuuda wanasara xataa tatabica milatahum quraanka ka akhriyey waana qawlkii iyo qaadir hadalkii in that case there's more challenge about a human being according their belief's the i ĺearn about them towards what's my brain tells me about them.

  • @gorodaxmed7762
    @gorodaxmed7762 9 หลายเดือนก่อน +1

    Maashaa allaaaaah
    🌳🤝🤝🤝🌳

  • @PenTestPioneer
    @PenTestPioneer 9 หลายเดือนก่อน +3

    Waa runti 😢😢😢

  • @ahmedjuxa2890
    @ahmedjuxa2890 8 หลายเดือนก่อน

    Masha allah cilmi iyo maadi intaba waa ku xeel dheeryahay magaranayo goorta laga faaideysandoo maskaxdisa wadan walba oo hormar gaaray waxa u idho ah culumadiisa halka sonalia ee san kafaaideysanin waa nasiib daro

  • @MohamethCusmaan
    @MohamethCusmaan 9 หลายเดือนก่อน +1

    Really❤

  • @DHEXDHEXADIYE
    @DHEXDHEXADIYE 9 หลายเดือนก่อน +1

    Waa run anaa arkay

  • @kamaalamarre5519
    @kamaalamarre5519 9 หลายเดือนก่อน +2

    Ader masaajidka un halka akhrinin casharadan wanaagsane kaalay somalia iskasharax oo umada kuhogaami aqontaada sababtoo ah the waxatahay nin fahansan caalamka diinta islaamka dhagaraha kuwa inaneceb

    • @saamijama4928
      @saamijama4928 8 หลายเดือนก่อน

      Isagu waajibkiisii wuu gutay madaama inoo iftiimiyay ,

  • @shaafiabdi8273
    @shaafiabdi8273 8 หลายเดือนก่อน +1

    Shikhan intu inala joogo o u nool yhy aynu ka faidesano .. wa sheik diini iyo maadi kulmiye
    Hadana wa shakhsi qalbi nadiif ah
    Umadiisana si cad wax ogu sheega
    Wa shaqsi arimaha bulshada somaliyeed kala gaynaya aan fara gashan

  • @user-jl7ys6dx2o
    @user-jl7ys6dx2o 2 หลายเดือนก่อน

    Wad Duni culumadi aqliga ummada ka qaldeyso bal mustafa muse laasconod Marka da duqeynta tiraahdid cidda ku tiraa da isku dhamadane ha argtide wa ummad ad qaldeysan mareykana maha dowlada waweyna maha

  • @XussenMatan
    @XussenMatan 2 หลายเดือนก่อน

    ماشا الله

  • @Aamisan2950
    @Aamisan2950 9 หลายเดือนก่อน +2

    Free Palestine ❤❤❤ insha'Allah

  • @somalilandnew
    @somalilandnew 8 หลายเดือนก่อน

    walahi waa runti! its very sad

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 8 หลายเดือนก่อน +1

    Kuwan waanu naqaan ee bal dhagarta mujrimiinta Al Ictisaam ka waran?

  • @khasibabrawa3446
    @khasibabrawa3446 8 หลายเดือนก่อน

    Manshalah ❤

  • @abukarhajji
    @abukarhajji 8 หลายเดือนก่อน +1

    Scholar political & scientists Sh. Mustafa Haji Ismail

    • @user-cw6er6nm2q
      @user-cw6er6nm2q 8 หลายเดือนก่อน

      Afmiishaar kushayta diuntaadahay

  • @user-ys1pj7ds9d
    @user-ys1pj7ds9d 7 หลายเดือนก่อน

    Isma maamuli karaan waayo qabiilkaa quluubta wada degtay kitaabkiina waa tuureen afar etoobiyaan IYO qadar hoos fadhiya war dhalinyarada ha midoobaan meelkasta soomaaliya

  • @herroherrarlee6769
    @herroherrarlee6769 8 หลายเดือนก่อน +1

    Libaax😊

  • @user-xf1gj9gf1t
    @user-xf1gj9gf1t 9 หลายเดือนก่อน

    Facts

  • @AliMohamud-qb3rs
    @AliMohamud-qb3rs 2 หลายเดือนก่อน

    Fasahaad ayay wadan gaalada dad muslima ayaana wax kadhagaysaa waxas xun

  • @jabirisse6803
    @jabirisse6803 8 หลายเดือนก่อน

    Legend

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 9 หลายเดือนก่อน +1

    Reer Galbeedku miyay Duminayaan Somaliland?? Kuwa Duminaya Dalkayaga noogu soo dar wacyiga.

    • @asadtheking8170
      @asadtheking8170 8 หลายเดือนก่อน

      Haa wa rer galbeed iyo siyaasi aan qadiyad lehen oo lacag lo isticmaalay weyan gaarsi dhalinyarada iyo bulshada duubo video gaan

    • @asadtheking8170
      @asadtheking8170 8 หลายเดือนก่อน

      Haa wa rer galbeed iyo siyaasi aan qadiyad lehen oo lacag lo isticmaalay weyan gaarsi dhalinyarada iyo bulshada duubo video gaan

  • @user-xf1gj9gf1t
    @user-xf1gj9gf1t 9 หลายเดือนก่อน

    Subxanaka Yaacadiim

  • @AhamadJusiuf
    @AhamadJusiuf หลายเดือนก่อน

    Sxa

  • @faizoxuzeyn4
    @faizoxuzeyn4 2 หลายเดือนก่อน

    Soduceya somaliyey dhibta ina lanolano Wanala bare inuu Alle nagasaro i.a

  • @nasra591
    @nasra591 9 หลายเดือนก่อน +1

    Lakin side loga bixi kara gacanta re galbedka?

    • @housenaden6385
      @housenaden6385 8 หลายเดือนก่อน

      Quran and sunnah period,dulinimoda waxaano keenayo wuxu yahay kala qeebnanta daadka somaliyeed oo maskaxda daadka ku beeriyo Xaasidnimo. Laakin deenta daadka wu midaya

  • @shaafiabdi8273
    @shaafiabdi8273 8 หลายเดือนก่อน

    Kuwa database iyo kakuma joogo
    Wala mada daaliya si hor Mar ugaadhin.. dad caqli leh Bay isu arkaan kwaran

  • @okashgagaale3650
    @okashgagaale3650 9 หลายเดือนก่อน +1

    Somali hurudo caqli maleh aan qabyaalad ahayn

  • @AxSam-wf2hh
    @AxSam-wf2hh 8 หลายเดือนก่อน

    💯

  • @kaalidismail418
    @kaalidismail418 9 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤

  • @AhamadJusiuf
    @AhamadJusiuf หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮

  • @libanibrahim5300
    @libanibrahim5300 8 หลายเดือนก่อน

    Heritage ayaa ka mid aah

  • @AhamadJusiuf
    @AhamadJusiuf หลายเดือนก่อน

    3:47ll

  • @dhicisaa
    @dhicisaa 8 หลายเดือนก่อน

    Hadaan ogaaney qorshaha dowladaha sheikhu ka sheekeyey, hadaba xalku muxuu yahay see dhibkaan looga baxaa?

    • @asadtheking8170
      @asadtheking8170 8 หลายเดือนก่อน

      Inaan dhalinyarada wax bartay iyo kuwa aqliga leh inan bararujino le lagu gaari karaa video gaan duubi TikTok dhig la wadaag bulshada kala duwan

  • @captainafrica6439
    @captainafrica6439 8 หลายเดือนก่อน

    Somaliland waxas uu sheg sheikh

  • @AhamadJusiuf
    @AhamadJusiuf หลายเดือนก่อน

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😮😮😢😅

  • @AhamadJusiuf
    @AhamadJusiuf หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂

  • @AhamadJusiuf
    @AhamadJusiuf หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤😂

  • @Abdulkadir-co4po
    @Abdulkadir-co4po 9 หลายเดือนก่อน +1

    Bullseye

  • @user-my7my5yr6c
    @user-my7my5yr6c 8 หลายเดือนก่อน

    ar yaa madax weyna nooga dhigaa

  • @user-kg1iz3bp6y
    @user-kg1iz3bp6y 9 หลายเดือนก่อน +2

    Waar sheekhoo waxaad sheegijirtay maanta cidina kaadhegaysan mayso waxanad kamidtay munaafiqiinta maanta lagu ogow hanaqarxin

    • @Daarulixtiraam
      @Daarulixtiraam 9 หลายเดือนก่อน

      Sheekha maxaad ka rabtaaaa.

    • @Khaalo-
      @Khaalo- 9 หลายเดือนก่อน

      Maskaxdaada mey shaqeyneysaa

    • @Maan_hage1
      @Maan_hage1 9 หลายเดือนก่อน

      Oo ma caafimaad qabtaa

    • @Masago2025
      @Masago2025 9 หลายเดือนก่อน

      Su.aashaas jawaabteeda xageed kasoo heli rabtaa

    • @qadardheere9411
      @qadardheere9411 9 หลายเดือนก่อน

      Waad hoogtay

  • @OmarHassanRobleh10Hassan-bw3mh
    @OmarHassanRobleh10Hassan-bw3mh 9 หลายเดือนก่อน +2

    ♥️ALLAH AKBAR ♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️

  • @ubaxsiyaad
    @ubaxsiyaad 9 หลายเดือนก่อน

    Masha allah❤😊

  • @OmarHassanRobleh10Hassan-bw3mh
    @OmarHassanRobleh10Hassan-bw3mh 9 หลายเดือนก่อน +2

    ♥️ALLAH AKBAR ♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️

  • @OmarHassanRobleh10Hassan-bw3mh
    @OmarHassanRobleh10Hassan-bw3mh 9 หลายเดือนก่อน +3

    ♥️ALLAH AKBAR ♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️

  • @OmarHassanRobleh10Hassan-bw3mh
    @OmarHassanRobleh10Hassan-bw3mh 9 หลายเดือนก่อน +2

    ♥️ALLAH AKBAR ♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️
    ♥️ Sallallahualayh wasalam♥️