BARNAAMIJKA CAWAYSKA DHALINYARTA SSC EE OLOLAHA WACYI GELINTA Abwaan Suusle

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 21

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 ปีที่แล้ว +1

    Adeer ilaahay haku barakeeyo. Abwaan weyn oo wax badan og.
    Oo xog ogaal ah. ayaad tahay.caqliga iyo cimriga Eebe weyne hakuu barakeeyo. Cadow kuma arko. Guul iyo gobonimo kunooloow. Abwaankan waligay ma’arag nin kahadal yaqaansan. Ma Sha Allah.

  • @abduge1237
    @abduge1237 ปีที่แล้ว +3

    Gool iyo Gobanimo SSC Khaatumo. Guulayso abwaan Suusle.

  • @mohamedshire8747
    @mohamedshire8747 ปีที่แล้ว

    Mansha allah abwaan suusle ilahay cimriga iyo caqliga haku siyadiyo

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs ปีที่แล้ว +3

    idoor ba guuraya inshaa allaah

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs ปีที่แล้ว +1

    ilaahay hasaresiyo dhulbahante oo guul iyo gobonimo hasiiyo

  • @abdirahmanfarah4928
    @abdirahmanfarah4928 ปีที่แล้ว +1

    Aad bey muhiim u tahay tariikhdu waa in wax laga bartaa taariikhda oo khaladaadkii hore iyo habacsanaantii laga gudbaa inshaalaah

  • @farhiyahassan3648
    @farhiyahassan3648 ปีที่แล้ว +1

    Manshallah adeer mahadsanid jzkh inaad nala qaybsatay taariikhdaa 👍🏽🇸🇴⭐️⭐️⭐️🇸🇴👍🏽

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 ปีที่แล้ว +2

    Guul SSC ❤❤❤❤ Waa xaq udirir laga gardaran yahay. SNM dulmiga ay wado iyadaa u aayi. Ilaahay waa caadil. Nacayb iyo naxli baa meel xun dhigi.

  • @aminaawil8037
    @aminaawil8037 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah ❤❤❤❤❤💙❤️❤️🌹💕🎈🌹❤️❤️💙🇸🇴💙🌹

  • @mowlidnoor8985
    @mowlidnoor8985 ปีที่แล้ว

    Waaaaaw masha allah ssc guuul wacan ha israco darood insha allah

  • @abdullaahiabukar7339
    @abdullaahiabukar7339 ปีที่แล้ว +1

    Wacaleekum asalaam waraxmatu allaah wabrakaatu

  • @4194999
    @4194999 ปีที่แล้ว

    Waa abwaankii waynaa ee la magac baxay, ina sabeed

  • @MustafaY-dm3cg
    @MustafaY-dm3cg ปีที่แล้ว +3

    Dhalinyaradu iyagaa halganka iyo guusha keenay hala dhiiri galiyo

  • @bazeera5520
    @bazeera5520 ปีที่แล้ว +3

    Waa caqligi ugu xuma ninki i gumaystay ee iyiri dhabarka igu qaad baan raba maxa yeelay daarood baan necebahay. Ninkaas diinta islaamka maku jira?

  • @4194999
    @4194999 ปีที่แล้ว

    Ina sabeed

  • @masuulsare9880
    @masuulsare9880 ปีที่แล้ว

    Waryssuusle wakamuuqda dhiigacaruurtu malinkiigaradada uuagfadhiyay iyomantabaliskureg suusle manta dhiigiiwakamuuqda maalinkiigaradadauuagfadhiyayna wadarkayseen ninbakiish kiiwaxkasogadh ninawuidhintay ninawuuqaxay suuslanawakunaxay

  • @abdiraahidmohamed417
    @abdiraahidmohamed417 ปีที่แล้ว

    Sheko faaqash

    • @easky363
      @easky363 ปีที่แล้ว +3

      Adaa faqasha. Ereyga faqash idinkaa bixiyay, micneheedana lama yaqaan. Ha ilmeyn, Daarood weli isma iidan arag.

  • @maxamedxuseen4049
    @maxamedxuseen4049 ปีที่แล้ว

    Adeer cuqdadaad Somali isugalinayso jooji! Ma sidaasad midnimo kuraadinaysa?
    Rabbi duqeyda intooda qabyaaliga madhi wax ay waxba kakeeni waayeen bey sii wadwadaan.
    Aakhirul cimri bu kijiraaye bal muxuu kahayaa?

  • @4194999
    @4194999 ปีที่แล้ว

    Ina sabeed