Waa kuma Fahad Yaasiin Arimo la yaab leh ka ogoow Sh Aadan Maadey

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ต.ค. 2024
  • Kalshaale Channel
    Maxaad ka taqaan Fahad Yaasiin Xaaji Daahir | Waa kuma Fahad Waxaa ka waramaya oo Arimo Cajiib ah soo bandhigay Sh Aadan Cabdi Maadeey oo Wakhti badan ay soo wada qaateen

ความคิดเห็น • 357

  • @xardaye
    @xardaye 3 ปีที่แล้ว +22

    Mahadsanid sheikh sida wanaagsan ee aad u iftiimisay wanaaga fahad yaasiin.

    • @alihujaleh8627
      @alihujaleh8627 3 ปีที่แล้ว +1

      MA LAMA ARKAANKII AYAA DIBADA LA SOO DHIGAY

  • @LuxuryWorld2244
    @LuxuryWorld2244 3 ปีที่แล้ว +34

    Maasha Allah, Fahad Yasiin,
    waa geesi geesi dhalay, Cimri dheer iyo Caafimaad ayaan u rajaynayaa.
    Aamiin.

    • @maida9959
      @maida9959 2 ปีที่แล้ว +1

      Aamiin

  • @Aisha-yn3gf
    @Aisha-yn3gf 3 ปีที่แล้ว +24

    Maasha Allaah walaal Aadam Allaah hakuu siyaadiyo wanaaga kaa muuqda
    Walaalkeen Fahadna Allaah ha badbaadiyo

  • @nuuraali1972
    @nuuraali1972 3 ปีที่แล้ว +31

    mashaAllah tabarakallah shukran shukran wll Adam for your sincere and honest speech may Allah bless you and your family Amiin,i wish all our Somali Community were like you

    • @sagalomar4740
      @sagalomar4740 2 ปีที่แล้ว +1

      Fahad waa geesi dalkisa harmer dalka garsiya ee ee kuwa Canada waa cadaga somaliya ee kani waa gesi somaliya ee k8caya carabka hakadhaco adigu waxatahaye dir usages waa shiqal ee runtu waa waxaficanguul ee kuwan waa moriyan oodinmayaqananoo waa jahilindagalmoye waxakaleoobobohamarabaneedilagahaeemahad salda waa ninkidilryeydhagabadane kuwan mah kuwa xabarta maho abaylokod waa tuug dil qabil bobo lagusoababiyeybu dalka joga

  • @abdikhaliqali3702
    @abdikhaliqali3702 2 ปีที่แล้ว +2

    Greatest Somali politician mr fahad god bless u

  • @reactwithme1917
    @reactwithme1917 3 ปีที่แล้ว +19

    Adigana sheekhuna jizakallah khayir inbadan ninwanaagsan❤️❤️❤️🇸🇴😍😍🩸🙏🏼🍀🙏🏼😍🇸🇴🇸🇴❤️🇸🇴😍🩸🩸🙏🏼🙏🏼💚👋

  • @cibaadoaweys3668
    @cibaadoaweys3668 3 ปีที่แล้ว +28

    Maasha allaah tabaaraka laah

  • @sadiahassan798
    @sadiahassan798 3 ปีที่แล้ว +10

    Maashaalah waa culumo culumo dhashay fahad yaasiin wadane dacaacad ah guul guul

  • @nacimamohamed4637
    @nacimamohamed4637 2 ปีที่แล้ว +11

    Ma sha Allah may Allah bless fahad and always protect him from all an evil actions Ameen 🤲

    • @fadumoawale1629
      @fadumoawale1629 2 ปีที่แล้ว

      bgdcfCdncxczćczccCbvzbBRCbTvVçBrbhzrbcrBhcRbcCçRRzvbvxBçćbzrçvczfBhcçfvzvVXVCbzgVVBBbzBBTćvgZvçxBBccztçvrçGBçczbçxVGRGbDbttvzRÇbćhçcvtçvrHrčbBbzbccrRCcHxfrbhCDHVHncCRVThRVBCczçfBCvhZVhcXhzçZhdcdhdchRBCw8and

  • @ciise7775
    @ciise7775 3 ปีที่แล้ว +6

    Masha allaah Fahad Yaasiin illaahey ha u siyaadiyo qofka haduu diinta yaqaano waa qof fiican.

    • @munoali6345
      @munoali6345 3 ปีที่แล้ว

      Hadii o ku dhaqmin ka waran mahadsanid xaqa kor allaah ka dhigo 🇸🇴

  • @Canada-1958
    @Canada-1958 2 ปีที่แล้ว +4

    GUUL iyo GOOBANIMMO SOMALIWEYNE 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👏🎉🏆

  • @cibaadoaweys3668
    @cibaadoaweys3668 3 ปีที่แล้ว +23

    maasha allaah illaahay ha xiftiyo fahad yaasiin

    • @bushaarocismaan2252
      @bushaarocismaan2252 3 ปีที่แล้ว

      Fahad waa dhagar qabe fahad iyo farmsjo waa la xukumayaa

    • @caydaroos
      @caydaroos 3 ปีที่แล้ว +1

      @@bushaarocismaan2252 Wll maxaa lagu xakumaa maxay adiga kuu aroosi waayeenaa !!??😎

  • @sacaadaat3178
    @sacaadaat3178 2 ปีที่แล้ว +1

    AADAN waa kusalamayaa intaas kuma filna we need more abt Mr.Fahad. Allah xifdiyo Sh.Fahad dambigisana ha u dhaafo.

  • @fartunabdulahi558
    @fartunabdulahi558 3 ปีที่แล้ว +13

    Mansha Allah Allah hadaayo Fahad yasiin xaaji daahir

  • @sammie1163
    @sammie1163 2 ปีที่แล้ว +1

    Geesi fahad alloow xafid aamiin. Yeeyda alloow meel kuum rid. Cadowgiisa cagta hoostiisa.

  • @faahimmuqtaar7564
    @faahimmuqtaar7564 3 ปีที่แล้ว +13

    Fahad waa sirdoon dhab ah la lama mid dhigikaro dadka qaar guul fahad

  • @ayub_king2885
    @ayub_king2885 2 ปีที่แล้ว +4

    Waa runtaa jasakuma laah sheekh waa sida hooyo walba ay caruueteeda la rabto maasha allaaah maasha allaah cadowgiisa alaha qabto 🙏🙏🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤

  • @reactwithme1917
    @reactwithme1917 3 ปีที่แล้ว +7

    Fahad Fahad Fahad Fahad geeeeeeeesi bilad sharaf siiyey masha Allah Allah Akbar 😍👍👍👍❤️🍀💚🍀🍀❤️❤️🙏🏼🇸🇴🇸🇴🩸✌️🤝🤝🩸🩸🇸🇴🇸🇴🙏🏼🩸🩸🩸🩸🇸🇴🙏🏼🙏🏼🍀🍀❤️❤️🙏🏼🙏🏼🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍👍😍😍😍😍😍🍀🍀🍀🍀🇸🇴❤️❤️🍀🍀🤝✌️🩸

  • @maryammoh1450
    @maryammoh1450 2 ปีที่แล้ว +5

    ماشاء الله تبارك الرحمن الله يحفظكم ويخليكم يارب جزاك الله خير شيخ

  • @muna8565
    @muna8565 3 ปีที่แล้ว +13

    Allahu aclam fahad anaga manaqano laakiin waxaan maqalnaa ninkaan waa nin xun Allah ha naga cafiyo wixii danbi ah asagane waxaan waydiisaneynaa inuu nacafiyo intaas naga gaarsii wabilaahi towfiiq

    • @hodanc6255
      @hodanc6255 3 ปีที่แล้ว +4

      Muna dinta malo iyo walayiri way xarantimaysay lakin hadad is garatay ma khaldame wa Allah asc

    • @astolafisto5660
      @astolafisto5660 2 ปีที่แล้ว +2

      Hada baro walal

  • @ahmedmohammed7657
    @ahmedmohammed7657 3 ปีที่แล้ว +15

    Fahad waa nin qaali ilaahay ha barakeeyo

  • @safiayusuf9431
    @safiayusuf9431 3 ปีที่แล้ว +5

    Wadaadka ka waramaya badalka ( fahad) Yaasiin jazaakal laahul kheyran. Ilaahow jabi cadowga geesiyaasheena. Aamiin

  • @sadiyaali1607
    @sadiyaali1607 3 ปีที่แล้ว +6

    Mashallah jazakallah khayr shiekh guul guul guul

  • @hibokhalif8822
    @hibokhalif8822 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah allah ha dhawro fahad yaasiin

  • @cadeyare2812
    @cadeyare2812 3 ปีที่แล้ว +8

    Aamiin waa qof wanaagsan ilaaheey ha xafodo shaydaanka Allah haka qabto

    • @cadeyare2812
      @cadeyare2812 3 ปีที่แล้ว +2

      Shawadiinta dagaal bey si hoose u abaabulaayaan ee waxay rabaan iney idinla dagaalamaan ilaaliya qaranimada somaliyeed ee haka yeelina ilaahaa idinla jiro dhagartey maleegayaan. Dawlada ha guuleysato

    • @cadeyare2812
      @cadeyare2812 3 ปีที่แล้ว +2

      Fahad ha baqin waa kuu duceyneynaa ilaahaa micigaada ah garabna waa kuu nahay ilaahaa ku ilaalinaayo anagaa ku ilaashaneyno

    • @sacdiyosheikhdon9018
      @sacdiyosheikhdon9018 3 ปีที่แล้ว +3

      Allow dadka wanaagsan noo xifti inta xuna naga qabo yaa rabbi yaa rabbi

  • @fordoosabdalla9819
    @fordoosabdalla9819 3 ปีที่แล้ว +2

    ❤ fahad yaasiin illaahey ha noo xafido cadow badan buu leeyahay oo shisheeye iyo sokeeyaba leh illaahey ha ka qabto.

  • @cusubohormar7319
    @cusubohormar7319 2 ปีที่แล้ว +3

    Maashalaah ilahay ha ku barakeeyo

  • @Canada-1958
    @Canada-1958 2 ปีที่แล้ว

    Jazakumallah khair WALAAL

  • @maxamedxajicabdi6180
    @maxamedxajicabdi6180 2 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah

  • @danwadaagonline5062
    @danwadaagonline5062 2 ปีที่แล้ว +1

    M.a fahad waxaa uu ka midyaha dadka soomaaliyeed ku wa aan ugu jeclahay waxan leeyahay cadowgaaga wuu jabey ha niyad jabin horey u soco 💪 guul fahadoow

  • @umucabduraxmaan4560
    @umucabduraxmaan4560 2 ปีที่แล้ว +1

    Fahad yaasiin habeen oo dhan ALAAH U Istaag utuko ALAAH 😭💔 Haku beri yeelo hadaad beri tahay ALAAH haku bariyeelo dhiig ciyaar maaha

  • @reactwithme1917
    @reactwithme1917 3 ปีที่แล้ว +3

    Fahad yasin Fahad Fahad 💚💚👍👍🙏🏼🙏🏼🇸🇴🇸🇴🇸🇴🩸❤️🇸🇴🇸🇴🇹🇷❤️🩸🩸❤️🇸🇴💚🥰🥰✌️✌️😍😍 noolow inbadan noolow inbadan insha allah bindi llah baari adigiyo inta kulamida subxaan allah

  • @fadumoali9642
    @fadumoali9642 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah sheikh xaqiiqada ayaad kahadashi

  • @fadumoomer1790
    @fadumoomer1790 3 ปีที่แล้ว +7

    Asc wall hadii ladulmayo fahad illaahay ha u hiiliyo

  • @canabgoox4265
    @canabgoox4265 3 ปีที่แล้ว +1

    Maasha LLAAH calee
    Tabaarka LLAAHAAHU ARRXMAAN
    Fahad ILAAHAY haxaafido
    Cadawgana ALLEE hakaxijaabo

  • @fatima-sx2ff
    @fatima-sx2ff 3 ปีที่แล้ว +5

    Magacii fahad, ayuu noqday allaha xafido

  • @shukricadeey716
    @shukricadeey716 3 ปีที่แล้ว +9

    Maasha allaah

  • @املايمان-م8م
    @املايمان-م8م 2 ปีที่แล้ว +1

    Fahad Baari Waayo dhib ma arki doono insha'Allah Hoyadiis Ayuu ku faana inamo fahado kalo iguso duceyo
    Fahadow
    Cadowgada wa damjadid Iyo waxay watan waliga ha u Iman inte jogan aamin mahan Hantida Maanta Somalida Xalaasha ah haysto Waa adiga Iyo Mohamed farmaajo
    Ha noqon kaluunka Bada ku jiro Sida kalunkas lo saarto Waxa lagu daba kaluun kale damjadid Si ee muqdisho ku kenan Wax kasta Ayey u Sameynayan kadibna Sidi alle ka badbadiyay iney ku yeelan ayey raban ha Ogalaanin

  • @abdiyarebashiir1246
    @abdiyarebashiir1246 ปีที่แล้ว

    Baraaka, LAAHU Fikuma Xafidu, LAAHU

  • @abdirasaqmuhumed6625
    @abdirasaqmuhumed6625 3 ปีที่แล้ว +6

    asc wll magacagu waa crisaaq ckariin muxamad ku nool gobolka awdal state soomaaliya allahu akbar inta kadib wll aadanoow marhore ayay ahayd inaad noo soo gudbiso fahad yaasiin axwaashiisa balse aad ayaad u mahad san tahay fahad waa geesi dalkiisa difaac ugu jira inuu cadawga ka dhiciyo gudo iyo dibadba insha allah alle ayaan ka baryayaa inuu dhawro wll fahad yaasiin

    • @sadiyaali1607
      @sadiyaali1607 3 ปีที่แล้ว +2

      Aamiin Aamiin Aamiin yaa rabi

    • @safiyomahmedahmed4593
      @safiyomahmedahmed4593 3 ปีที่แล้ว

      awdal waa somaliland ee uqdada umada kala fariiso

    • @qadijomaxamed6076
      @qadijomaxamed6076 3 ปีที่แล้ว +1

      Odow istubid ah ayaa tahay oo hunguri kasoo qaatay Fahad yaasiin markuu isagu garoonka aadan cade kacelinaayay madaxdii hore maxaad u Soo hadli Waysay qurun yahow xunkaa,mida ,,tankale, Fahad waa jaajuus qadar ushaqeeya maxay kukala duwan yihiin imaraat iyo qadar tuug yahow qaainkaa

  • @maryammoh1450
    @maryammoh1450 3 ปีที่แล้ว +1

    Allaahu akbar cadawgu qofka qiimaha leh ayuu ku ordaa midaan waxba ahayni cadow maleh fahad rabbi haxifdiyo adna adeer jisaskallashu khayr wajisaa cadawga dadka wanaagsan rabbi hainaga qabto isagaa awoodleh

  • @amiinayarrow6490
    @amiinayarrow6490 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah tabarka Allah faahd yasin guul iyo gowonimo 🙏👍Allah haku xifdiyo insha Allah🤲🤲

  • @iqlaasa6543
    @iqlaasa6543 2 ปีที่แล้ว

    ALLAHA KA JARO WAXUU KA GOOYEY SOOMAALI FAHAD YAASIIN, WAA REER AW XAASID.

  • @asiamohammed2428
    @asiamohammed2428 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa alaah ilahey ha xafito insha alaah fahad

  • @mahamedsahal8602
    @mahamedsahal8602 2 ปีที่แล้ว

    Guul Fahad yaasiin

  • @aliyaahmed1855
    @aliyaahmed1855 2 ปีที่แล้ว

    Maasha alaah fahad raganimadiisa banaanka ayey taalaa tuugta ha iska nasteen waa odayaal soomaliyeede

  • @ashaadan8546
    @ashaadan8546 3 ปีที่แล้ว +2

    Asc manashala Fahad yasiin ilahay haxafido isaku qabiil manihin ee ilahay darati iyan ukecalahay alahaxafido alahu ma miin amiin amiin

  • @warsamediiriye3743
    @warsamediiriye3743 3 ปีที่แล้ว +6

    Waxaa run ah in uu Fahad yahay wiil dadaalay xag waxbarasho iyo in uu isi soo saaray oo taasi been kama taagna, insaankuna waxa uu leeyahay dhan uu ku wanaagsan yahay iyo dhan uu ku liito, Sheekh Aadan waxa uu sheegay dhanka waxbarashada ee Fahad taasna lama inkiri karo laakiin dhanka kale maad ka ogtahay, dhanka siyaasadda oo aan ku bartay waa nin aad iyo aad isu rogroga sameeyana waxyaalo aan fiicnayn ma doonayo in lagu beegsado oo doqon uu beegsado laakiin siyaasadda gaar ahaan Mogadishu qalad ayuu ka sameeyay waana magaalada uu ku koray qeyb ahaana uu wax ku bartay. dhib lama rabo laakiin waxii sharciiga qabo waa in la mariyaa.

  • @hawakarshe7904
    @hawakarshe7904 2 ปีที่แล้ว +1

    Guuul manshallah 👍👍👍👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🙏🙏🙏❤️👍👍👍🇸🇴🇸🇴Allaha cafido.

  • @AmaalAbdulahiAhmed
    @AmaalAbdulahiAhmed 4 หลายเดือนก่อน

    Wa geesi qaran aallaah xafido

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq 2 ปีที่แล้ว +4

    Masha'Allaah fahad Waa hanti qaran ee ilaahay hanoo Xifdiyo, amiiin yaarabi 🤲🇸🇴💟👍 Cadowgiisana Cagta hoose👎

  • @adeymahaad8364
    @adeymahaad8364 2 ปีที่แล้ว +2

    Mansha'Allaah Tabaarakallaah, Allaah Yaxfidakum aamiin .

  • @ruqiyaabdulle4618
    @ruqiyaabdulle4618 3 ปีที่แล้ว +1

    Jazaka Allahu khayran, Allah hanoo xafido dadka wax tarka ah kuwa liitana Allah ha soo hanuuniyo Aaaaaamii.

    • @halimaabdullahidahir9366
      @halimaabdullahidahir9366 3 ปีที่แล้ว

      Alle ha ku xafido cadowna wax ma ka qadayan inshaa Allah

    • @somalisomlia6720
      @somalisomlia6720 3 ปีที่แล้ว

      Qofkasta oo dadka dhiba ama xaasid nimo ku sameeya ama qabiil ku ceer sada ale baa ka goon saan arag nay umada dadka waa dhibeen Insha alaa xaqa baa shaqeen samir jamiil

  • @MrGwax
    @MrGwax 3 ปีที่แล้ว +6

    War ninka waa halyeey qaran Allaha noo xifdiyo

  • @MBmubaarig
    @MBmubaarig 3 ปีที่แล้ว +4

    walaashaye ama walaalkaye illahay darti igu soo booqda 5k igaadhsiya 🎀🎀🎀🎀🎀🎀🎀🎀🎀🎀🎀🎀🎀🎀🎀

  • @mohamednur3681
    @mohamednur3681 3 ปีที่แล้ว +2

    fahad yasin allaha no xifdiyo aragiisa ayaba farxad ah machaallah allaha barakeyo walalken mchallah cadow kiisa aya badan fahad guleso bro

  • @queenema216
    @queenema216 3 ปีที่แล้ว +10

    fahad dadbadanaa colaadinaayo. ilaahay hakacabsadaan

  • @hananmohumed6888
    @hananmohumed6888 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah sheikh aad ayaad umahadsantahay

  • @abdiwarsame6512
    @abdiwarsame6512 3 ปีที่แล้ว +5

    fahad waa madax weynaha mustaqbalka dalkee iska sii barta soodhawoow fahad waad mudantehee mardanbe hays qarine ismuuji

  • @ygo253
    @ygo253 2 ปีที่แล้ว +2

    Allah ha idiin xifdiyo , mashallah

  • @xaliimojaamac2274
    @xaliimojaamac2274 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah hakuxafido fahad yasiin.waa genesigena guuulayso wali gaa

  • @Canada-1958
    @Canada-1958 2 ปีที่แล้ว

    GULEEYSO sheikh Adan

  • @ruqiyaabdulle4618
    @ruqiyaabdulle4618 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa Allah, xaqa Allah ha soo daahiriyo.

  • @abshirmahamed2923
    @abshirmahamed2923 3 ปีที่แล้ว +1

    Mansh Allah fahad ha guulysto marwalba horey usoco

  • @Nadahajji3371
    @Nadahajji3371 3 ปีที่แล้ว +1

    Ilahay Kheyr hakaa siiyo sheikh

  • @ahmedwaiss6894
    @ahmedwaiss6894 2 ปีที่แล้ว

    Mashallah wa madax soomalia da bari inchallah

  • @marianmohamed2290
    @marianmohamed2290 3 ปีที่แล้ว +3

    Alla ha xifdiyo isaga iyo intii la mid ah dalkaa u baahan

  • @wanagsaneofficial3684
    @wanagsaneofficial3684 ปีที่แล้ว

    Masha allh fahad allh xafido

  • @hamidayipofficial6217
    @hamidayipofficial6217 3 ปีที่แล้ว +11

    Xaqiiq jirta weeye

  • @saharasahara8163
    @saharasahara8163 3 ปีที่แล้ว +2

    Yaarabi nooxafid fahad.yaarabi xafid..ilaah.hoowkudaa farmaajo cadawgiijaban..rabiyaxfidag

  • @barlinosmaan545
    @barlinosmaan545 3 ปีที่แล้ว +6

    Fahad waxaa lagarabaa waxalagu haysto inoow iskabariyeelo.

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 3 ปีที่แล้ว +2

    Warkaaga waan qaadan lahaa lakiin maad soo qaadin Ikraam kolkaa waxaagu waa difaac shaqsi waayo hadaad somali jacshey gabadh amaqaan inaad warkaaga ku darto aheyd mida kale waasxiibkaa saxiibna saxiibkii waa faninya amar haduu magac leeyahey

  • @amransaleeban3002
    @amransaleeban3002 2 ปีที่แล้ว

    Mansha alah waalahy fahad guuuuuuuuuuuuuuul

  • @محمدمحمد-ل8ص3د
    @محمدمحمد-ل8ص3د 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah tabaraka Allah adero ilxuni kuma Aragto guul iyo gobo nimo

  • @CismaanAweys-f6l
    @CismaanAweys-f6l 6 หลายเดือนก่อน +1

    Waxaanuqaatay inaadwax

  • @fordoosabdalla9819
    @fordoosabdalla9819 3 ปีที่แล้ว +8

    Soomaalidu waa xaasid waxba isuma quraan qofkaan see heerkaan ku gaarey unbaa ku jirta markaa waxay isku deyaan iney canjalafeeyaan

    • @حبيبهعلي-م4ف
      @حبيبهعلي-م4ف 3 ปีที่แล้ว

      Somalido,waa,damar,dhan
      Raac,,wAxanah,mAh,husadan,oo,khofkih,hadlah,beey,ka
      Dabah,hadlan,oomay,kkhanin,wAxa,hubsoh,waa,nah,dad
      Dag,dagah,oon,khon,waxa
      Hubsoh,Oo,iskah,hadlah
      oon,khon,mashoh,usocdoh
      Hadalkah,oo,iskah,hadlah
      Markah,ilahaay,ha,hadeyo
      Somalidah,warkah,jecal,
      Amiin,

    • @Yusufxasann
      @Yusufxasann 3 ปีที่แล้ว

      Fadlan ninka Fahad layiraahdo reer muqdisho waxey leeyihiin isagaa ka dambeeya qaraxyada muqdisho iyo meelo kaleba ka dhaca ee taas inoo xaqiiji. Si aan u ogaano mad, habka iyo waxa uu ka aaminsan yahay Muslimka fara badan ee muqdisho ku nool

  • @abdhullaabdhulla162
    @abdhullaabdhulla162 2 ปีที่แล้ว

    Sh.ad an.aad.ugu.mahadsan tahay.tafaasiish.xaqa. iyo.runta.ku.salaysan.ee.aad.ka.bixisay.fahadyasiin.waana. side.aad.sheegtay.waxa.xaasidka.dadka. iyo.dalku. Kula.coloobeen.Isaac.iyo.farmaajo. guul.ñabad. iyo.nolol.insha.alahu

  • @hodanmohamed3536
    @hodanmohamed3536 2 ปีที่แล้ว

    Mashaallh Alahausiyaadiyo

  • @alex-sandrarabelo6920
    @alex-sandrarabelo6920 3 ปีที่แล้ว +7

    Runti ayaad sheegtey ♥️♥️♥️

  • @maslax1119
    @maslax1119 2 ปีที่แล้ว

    Ilahay ha xafeedo hoyada dhashay ILAHAY xafeedo waa uu daceesay hooyo waa taas dacdeeda

  • @ilyesibrahim787
    @ilyesibrahim787 2 ปีที่แล้ว +1

    Ma sha ALLAH

  • @caydaroos
    @caydaroos 3 ปีที่แล้ว +1

    🤲ALLAHUMA YAA YARABIL CAALAMIIN
    Qofkii Farmaajo iyo Fahad YAASIIN wax xun ka sheego oo cadow ku ah karoono Degdeg ah ku rid oo ha ku soo boodo uusan ka kaceynin Aamiin YAA RABI🤲

    • @drivethrive123
      @drivethrive123 3 ปีที่แล้ว +1

      Aamiiin

    • @caydaroos
      @caydaroos 3 ปีที่แล้ว +1

      @@drivethrive123 I love you

    • @xawacumar9471
      @xawacumar9471 2 ปีที่แล้ว

      Walal dadka ha habarin fahad &farmajo wa bini aadam waxna wa qaldi kraan
      malaaik ma ahane mana hubtid wXa eey smeeyen ilaahy uun baa og ee waxba dusha hasaaran

  • @shukriibrahim7468
    @shukriibrahim7468 2 ปีที่แล้ว +1

    masha Allah waxaasi waxaa Ogaan Karo dadka aqliga usaaxibka ah allow dhulkena iyo dadkena no nabadbadi

  • @homeh3455
    @homeh3455 3 ปีที่แล้ว +5

    Waxa fiicnaalahayd in madax wayne laga dhigo fahad yaasin

  • @saxcade3935
    @saxcade3935 3 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allah wa sax xaqiiqda aya ka hadashay

  • @nimohussein5418
    @nimohussein5418 2 ปีที่แล้ว +1

    جزاك الله خيراً

  • @hodoayan7374
    @hodoayan7374 3 ปีที่แล้ว

    Alle ha ku abaal mariyo wanaag adiga iyo cid kasto oo dad wanaaga fara somali maanta waxay ku dhaqmayaan dhaqankii yuhuuda de xumaha lays farayey wanaagana la nahyinayey, alle ha inna cafiyo

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 2 ปีที่แล้ว

    Mnsha allah bro

  • @justincasecase4367
    @justincasecase4367 3 ปีที่แล้ว +6

    Masha Allah Waa Sax

  • @fartunsalahahmed7690
    @fartunsalahahmed7690 2 ปีที่แล้ว

    Fahad waa halyeey guushana ilaahaa wafajin doono

  • @halimahassan657
    @halimahassan657 3 ปีที่แล้ว

    Asc maansha allaah Baraka laah.Fahad Yaasmiin illaahey ha ku barakeeyo . Isaga iyo reerkiisa .caruurtiisa maansha allaah illaahey ha ku ciseeyo yaa Sheeq Adan jzk Qayran fahadana illaahey ha xafido aaaaammmiiiiinnn

  • @C.rashiidAxmedcismaan
    @C.rashiidAxmedcismaan 4 หลายเดือนก่อน

    Waayo waa nin somali ah waxa baratay xaga diinta waato iyo xag saxafata waayo isku qabil manihin waayo sidu sheegayo ningan kawen oo ka sheegayo walalahi waayab illahow somaaliya uu soo celi illahow nabad nugu soceli🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇸🇦🇸🇦🇸🇦🇸🇦🇸🇦🇸🇦🇸🇦🇸🇦🇸🇦🇸🇦🇸🇦🇰🇼🇰🇼🇰🇼🇰🇼🇰🇼🇰🇼🇰🇼🇰🇼🇰🇼🇰🇼🇰🇼🇮🇶🇮🇶🇮🇶🇮🇶🇮🇶🇮🇶🇮🇶🇮🇶🇮🇶🇮🇶🇮🇶🇸🇦🇸🇦🇸🇦🇸🇦🇸🇦🇸🇦🇸🇦🇸🇦🇸🇦🇸🇦🇸🇦🇸🇾🇸🇾🇸🇾🇸🇾🇸🇾🇸🇾🇸🇾🇸🇾🇸🇾🇸🇾🇸🇦🇾🇪🇾🇪🇾🇪🇾🇪🇾🇪🇾🇪🇾🇪🇾🇪🇾🇪🇾🇪🇾🇪

  • @ayaanmaxamuud5883
    @ayaanmaxamuud5883 3 ปีที่แล้ว

    Cadowga alaah haka qabto wlleen guleyso Fahad yaasiin

  • @saharwafa7539
    @saharwafa7539 3 ปีที่แล้ว +2

    Maasha Allaaha

  • @faravsharif4988
    @faravsharif4988 3 ปีที่แล้ว +5

    Soomaalidu weligedba qofka wax galka ah ee caqliga iyo aqonta isku darsaday ee weliba sirdonimo iyo siyasad wanagsan wey necebyihiin weyna xasdaan.

  • @keenedaacad9561
    @keenedaacad9561 3 ปีที่แล้ว

    Masha allh fahad waa halyeey qaran

  • @faaizahussein6395
    @faaizahussein6395 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc sheeq aadan maaday anaa idin aqaan adiga iyo fahad reer otaanga xusuus

  • @rayanhassan3271
    @rayanhassan3271 2 ปีที่แล้ว

    Maansha Allah way kamuqataa

  • @cuudcuud
    @cuudcuud 2 ปีที่แล้ว +1

    ومن يتق الله يجعل له مخرجا
    UMADIIBAA IAAHAY OOGA HADALSIIYAY
    FAHAD WAA CAJIIB

  • @faaizahussein6395
    @faaizahussein6395 2 ปีที่แล้ว

    Asc.Reer.ptaango..Fayyad.iyo.adigaba..waanu.idun.aqaan