2 Gabar hadaad ku aragtid ha kaga tegin raga badi ma fahansana

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 เม.ย. 2022
  • =======================================
    Connect with me on social media
    Facebook: / ayubaxmedmedia
    Twitter: / ayubaxmedmedia
    Instagram: ayubaxmed
    #ayubaxmed
    Subscribe to my channel:
    / suhaybsaajidmediapro
    Subscribe to my second channel:
    / @ayubahmedpodcast
    My Gear:
    Nikon DSLR Camera
    Lens Nikon Prime
    Mic Movo WMX 1
    Lighting: Neewer
    Editing Software:
    Sony Vegas Pro 13
    After Effects
    Sounds:
    VideoHive.com
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 162

  • @cumarcabaaye856
    @cumarcabaaye856 2 ปีที่แล้ว +29

    War ragoow dumarka haloo naxaristo waqtiga yaan laga dhumin yaan qalbiga laga jabin waayo way naga qalbi jilicsanyihiin waa dumar hadii aadan qalbiga u ilaalinayn banaanka ka Mar
    Qof Walowba hadii noloshu mustaqlbal iyo dhab kaa ahayn hagalin fadlin

  • @kowtherhassan9236
    @kowtherhassan9236 2 ปีที่แล้ว +42

    Qofka hadaan fahmi waayo waan ka gabsadaa Ramadan Kareem

  • @mohamedhanuuniye8859
    @mohamedhanuuniye8859 2 ปีที่แล้ว +46

    Ina Axmedoow waa ku salaamay, Jumce Mubarak Ramadaan mubarak, adi asxaabta nala socota iyo anigaba Alle hanaga aqbalo Acmaasha Bisha Ramadaan, Dhamaanteen aan ka faa’ideeysano Bisha Raxmada, Danbi dhaafka iyo Cadaabta oo Layska xoreeyo.
    Moowduucyadaada waan la socdaa, waana daawadaa❤️

  • @princesssarah457
    @princesssarah457 2 ปีที่แล้ว +13

    SAX wlhi wa runta inbadan baan ku duceysan jiray ilahow haduu kheyr iiyahay isii Haduuna kheyr ii ahayna Qalbigeyga ka jeedi Allena wuu iga aqbalay
    Ducadaan marnaba kama tago🥰❤

  • @Yoolskills
    @Yoolskills 2 ปีที่แล้ว +5

    Walal igula salli Nabigene Mohamed Scw.

  • @mohedrashiidmohamed5720
    @mohedrashiidmohamed5720 2 ปีที่แล้ว +25

    ‏"الإهتمام الذي نجده في لحظة الضعف أجمل من ألف عبارة حب".👌🏻💛

    • @ramaazruuxi173
      @ramaazruuxi173 2 ปีที่แล้ว +2

      الاهتمام أهم من الحب 🙏🏻❤️

  • @user-or5bp1cx7w
    @user-or5bp1cx7w 2 ปีที่แล้ว +1

    MashaAllah good advice

  • @rumaanfidhig27
    @rumaanfidhig27 2 ปีที่แล้ว +6

    M.a teacher Really weeyan shukran Allah ku sharfo

  • @ibraahimyuusuf8228
    @ibraahimyuusuf8228 2 ปีที่แล้ว +9

    Thank you teacher.🥰🥰🥰❤❤❤🙏🙏🙏💯💯💯

  • @mohamedhusseinali5650
    @mohamedhusseinali5650 2 ปีที่แล้ว +6

    Thanks teacher 🙏

  • @ruunruun6136
    @ruunruun6136 2 ปีที่แล้ว +10

    ف ادا عزمة فتوكل على الله mashaa Allah Ramadaan mubarak mahadsanid❤🌹 ustaad Ayuub

  • @happyhjmc1975
    @happyhjmc1975 2 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah ustaad,Ramadan kariim👏👏

  • @karanaden9741
    @karanaden9741 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah bro allah yaxfiduk

  • @hibanuura4612
    @hibanuura4612 2 ปีที่แล้ว +2

    جزاك الله اخي في الله 😄

  • @abdihakimjama1877
    @abdihakimjama1877 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allh shukran

  • @najmosiciid2738
    @najmosiciid2738 2 ปีที่แล้ว +3

    Shukran wll mid sidaadoo kle wax garad ah ban raxmaanka ka baryayaa

  • @kheyrtuse9535
    @kheyrtuse9535 2 ปีที่แล้ว +5

    Ayuubow sxb aniga gabadh ifahamta 100% alle wuu isiiyay qodobka ah qof aad si fiican isku keeneysaan heli meysid kuguma raacsani allah ayaa yiri (والطيبون للطيبات)

  • @dagandarajo8030
    @dagandarajo8030 ปีที่แล้ว +1

    Mashallh shukran wll qali❤

  • @ayanabdi1132
    @ayanabdi1132 2 ปีที่แล้ว

    Jazakallah kheyr wll

  • @Diiriye14
    @Diiriye14 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah

  • @runahmed6393
    @runahmed6393 2 ปีที่แล้ว

    Jazakallah khaqi

  • @ramaazruuxi173
    @ramaazruuxi173 2 ปีที่แล้ว +5

    اللهم وفقنا بما تحب وترضي ياربي🤲🏽mahdsanid ustaad ayuub waxatahy dhiirigaliyaha dhalintena xavidahu allah aqii Ramadaan mubaarak ahpapi 🌙❤️🎉

  • @sagallove730
    @sagallove730 2 ปีที่แล้ว +4

    Ramadan mubaark ustadkeena❤

  • @Maahir397
    @Maahir397 2 ปีที่แล้ว +9

    Xidhiidh inad samyso waxa kamuhimsan
    Inaad sifiican ad isku fahantan qofka ad xidhidh
    Lasamaynaysid 🌹🏷🏷🏷🎆

  • @nuurxasan2575
    @nuurxasan2575 2 ปีที่แล้ว +2

    Shukran pro

  • @saamiyacabdirahman4825
    @saamiyacabdirahman4825 2 ปีที่แล้ว +4

    Ramadan mubaarak😊❤️🌙

  • @munawarsame3257
    @munawarsame3257 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah walal Ramadan mubarak

  • @hodanyaasin4918
    @hodanyaasin4918 2 ปีที่แล้ว +2

    Wali anuu qalbi jab ma dareemin waayo maba siiyaba qalbigayga normal uunban uga dhiga taas waxn ka faaiday inaan kala jeclaynba ka soo galaya iyo ka baxayaba
    2020 ilaa maanta waxn la socda suhaybsaajidmedia wax badan ka faaiday runtii allah ya barak huno

  • @yossufmohamed6215
    @yossufmohamed6215 2 ปีที่แล้ว +2

    mashaalah ustad

  • @libanali7959
    @libanali7959 2 ปีที่แล้ว +4

    Mnsha allah wllky ayuub cimriga cafimadka iyo caqligaba allah haku barakeyo

  • @muniirfure3819
    @muniirfure3819 2 ปีที่แล้ว +8

    Waaa wareegaaa arooosyadaan adaaa🤩🤩

  • @maanqawojiso6369
    @maanqawojiso6369 2 ปีที่แล้ว +2

    🥰🙏thank u brother

  • @ladnaanahmed8109
    @ladnaanahmed8109 2 ปีที่แล้ว +8

    Excellent 😊👍

  • @aishaabdiwahab3550
    @aishaabdiwahab3550 ปีที่แล้ว +1

    Masha alah wlkey alha Ku xifdiyo no n aqli u saxiib ah batahay dadka dhan mey adi oo kle noqdan ❤❤❤❤

  • @Maazin_Moh
    @Maazin_Moh 2 ปีที่แล้ว

    Jasaka laah khayr wll ayuub

  • @alimohamoud2590
    @alimohamoud2590 2 ปีที่แล้ว +2

    Ma sha allah allah haku barakeeyo sxb

  • @deeqsan9422
    @deeqsan9422 2 ปีที่แล้ว +2

    ustaad alla yacizzak👌👍🥰❤

  • @ayubalimahamoud3385
    @ayubalimahamoud3385 4 หลายเดือนก่อน +1

    Wll qaali iso duceeya qof Ayaan jeclahay xiriirna wuu Naga dhexeya wuuna iga maqanyahay wll igu so ducey Allah in uu calaf nusken daro intey nolol jirto wayo aad Ayan uu jeclahay 😢😢😅ale dartiis igu so ducey laga yaaba in uu aale aqbale😢😢

  • @MajidMajid-yf2tt
    @MajidMajid-yf2tt 2 ปีที่แล้ว

    Shukran axmad

  • @nuramaxamed9117
    @nuramaxamed9117 2 หลายเดือนก่อน

    Alxamdulilah waligay ano waxbarasho u baxo Moye. Qosolqosolyo waxa dabada uma baxo suqa iyo arosyo xafladyo waxas maba jecli. Wayo waxba Kam faidayo... Alxamdulilah alle wangsa han tuso😢🎉🎉❤

  • @csirmaqabecsirmaqabe5052
    @csirmaqabecsirmaqabe5052 2 ปีที่แล้ว

    Walaal ayub mahadsanid

  • @dekabela9815
    @dekabela9815 2 ปีที่แล้ว +6

    I like your advice thanks my god bless you 🥺🥰🙏

  • @user-ni4tj8ri6s
    @user-ni4tj8ri6s 2 ปีที่แล้ว +2

    Waa mhd snthy Ramadan mubarak 💖

  • @najmaabdullahi8295
    @najmaabdullahi8295 2 ปีที่แล้ว +4

    Shukrn wllo sida wngzn aad mar walba noo dhiiri galisid 🥰

  • @balqiisakush3109
    @balqiisakush3109 2 ปีที่แล้ว +1

    Alhamduliah wa kuducaystay

  • @AliHassan-xq2zz
    @AliHassan-xq2zz 2 ปีที่แล้ว

    Ramadan Moubarak

  • @xasanmaxamud5871
    @xasanmaxamud5871 2 ปีที่แล้ว +3

    Tnkz macalimu 🖤✌️

  • @islamcompletefavourfromall5701
    @islamcompletefavourfromall5701 2 ปีที่แล้ว

    Ogu dambees ruux caqli cilmi iyo cibro laga faidayo oon sheikh wacdinayo aheen 😍
    Alle haku barakeeyo waxaa kaa codsan lahaa hadaa fariinteyda aragto inaad barnaamij noga diyaariso fikir kala duwanaashaha ragga iyo dumarka sida loo mideeyo

  • @highflyer215
    @highflyer215 2 ปีที่แล้ว +2

    Ninkaan waa khabiir Walahi waxbadan oo xaqiiq aan u ogahay baan Ku arkaa

  • @abdirizakahmed9986
    @abdirizakahmed9986 2 ปีที่แล้ว +9

    waa Talo Fiican Macalin❤🎉

  • @Hussein_Mohmd..
    @Hussein_Mohmd.. 2 ปีที่แล้ว +4

    M.a xaqiiqdii ka hadashay *ustaadi* Ramadan Mubarak❤

  • @mustafsergio9960
    @mustafsergio9960 2 ปีที่แล้ว +2

    Ramadan kreem

  • @abdirahmanosman1388
    @abdirahmanosman1388 2 ปีที่แล้ว +2

    Macalin Ramadan mubarak

  • @abdilahiothman2735
    @abdilahiothman2735 2 ปีที่แล้ว

    Ramadan Mubarak wll ayub axmed wn ku salamy 🖐

  • @alimohamoud2590
    @alimohamoud2590 2 ปีที่แล้ว +2

    Ramadan Moubarak ayuubaw

  • @abdiasiisiidahmed3951
    @abdiasiisiidahmed3951 2 ปีที่แล้ว +11

    Wax garad ba tahay wll mar walba xalad niyadayda ku jirta ayad ka hadasha wlhi 😍

  • @ahmederag2245
    @ahmederag2245 2 ปีที่แล้ว +2

    Mnshllh macalin

  • @nasraismail4844
    @nasraismail4844 2 ปีที่แล้ว +1

    Wcs ustaad Ramadan mubarik👋

  • @ibrahimu.2531
    @ibrahimu.2531 2 ปีที่แล้ว +5

    Ayubow raga qaar waxay dhahaan markaan guursado ayan hagaajinaa.
    Kadibna way adkaaneysa mararka qaar.

  • @maxamedcisman1265
    @maxamedcisman1265 ปีที่แล้ว

    MASHA ALLAAH WLL RUNTU WLLHI WAA MIHIM

  • @Shakiira-ge7nv
    @Shakiira-ge7nv 2 ปีที่แล้ว +2

    Wcs ustaad ramadana Mubarak

  • @macakamacaka527
    @macakamacaka527 2 ปีที่แล้ว

    Jaza kal allah

  • @khadarokms1103
    @khadarokms1103 2 ปีที่แล้ว +2

    Ayuub ahmed waan ku tageera

  • @cadnaanmohamedsabriye5463
    @cadnaanmohamedsabriye5463 2 ปีที่แล้ว +1

    Alaha ku sharfo wllkey Ramadan kreem

  • @Shamosa-TAIF
    @Shamosa-TAIF 2 ปีที่แล้ว

    رمضان كريم وكل عام وانتم بخير

  • @samiiracadaani7937
    @samiiracadaani7937 2 ปีที่แล้ว +2

    Raga waxan uso jeedinyaa dumarku way qalbi jilicsayhiin hadii aad qalbi jabiso
    Nolosheedaa say hore ugu socotaa way adagthy ee hadanad ilaalin karin ka fogow haku ciyaarin
    Guud ahaan rag iyo dumarba qalbiga qof ku jeclaaday ilaali oo unaxariiso wa talo qof jecel wax loo dhigaa ma jiro sida loo ilaashadaana way adagthy

  • @xamdaqali727
    @xamdaqali727 2 ปีที่แล้ว

    Manshllh allah hakaa jazaa i mariyo ayuup❤

  • @cayuushmaxamed273
    @cayuushmaxamed273 2 ปีที่แล้ว +5

    1 su aasha kowad aniga iney iga hadleysa uma leysa wlhi wan somanahe

  • @abdilahiothman2735
    @abdilahiothman2735 2 ปีที่แล้ว

    Aad bad u mahadnstahy wll 🙏

  • @aliizabella5845
    @aliizabella5845 2 ปีที่แล้ว

    Ramadan Kariiim macalin

  • @maaida1643
    @maaida1643 2 ปีที่แล้ว +1

    Suxuur wanagsan♥️🥰🤲🏾

  • @amarehguelleh8133
    @amarehguelleh8133 2 ปีที่แล้ว

    Mashalah

  • @fardowsamohamed3745
    @fardowsamohamed3745 2 ปีที่แล้ว +1

    Msahaall

  • @abdullahijumale3242
    @abdullahijumale3242 2 ปีที่แล้ว +1

    Maasha Allah thanks br

  • @abdirazaksaad2803
    @abdirazaksaad2803 ปีที่แล้ว +3

    Sxb ayuub aniga waxan kalatashanaya Gabdha an la leeyahay shukaansiga Mudadan Dambe

  • @djbaan9513
    @djbaan9513 2 ปีที่แล้ว +3

    Second one ☝🏽

  • @abdikanimohmmed8985
    @abdikanimohmmed8985 2 ปีที่แล้ว +4

    Alle mahadleh
    Dhiira galiyaha dhabta Alle haku Xafido 🙏 aakhiro aduunba
    alx Waxan uusheegaya Dadka Xariirada ku jira Alle SWT Barya Alle ayaa og waxa idin khayr badan
    RAmadaan mubaarak

  • @idildjama5573
    @idildjama5573 2 ปีที่แล้ว +5

    Lacag farad ma kentoo bas kaliya inad fadxad heshoo nakufilan khasatan dumarka qar hadi la oran laha lacag ma ku badlands farad xita inay iku ka lifto inuna waxba haysan

  • @xaliimaofficial4165
    @xaliimaofficial4165 2 ปีที่แล้ว +1

    wcs🕌🙏👍

  • @drxasanxeefo197
    @drxasanxeefo197 2 ปีที่แล้ว +1

    MHDSANID UsTaaD 🙏

  • @salmacumar5676
    @salmacumar5676 2 ปีที่แล้ว

    Ayuub alle cimriga hakudheereyo

  • @caamir_siceah1269
    @caamir_siceah1269 2 ปีที่แล้ว +1

    My live teachers .
    Illaahey ha kaa abaal mariyo mcalin

  • @azharsharif5284
    @azharsharif5284 2 ปีที่แล้ว +4

    Markasta wxn ku duceysta Ilahow hiblayo hadu gurkeda qer igu jiro qalbiyadena jeceyl kuwada buxi hadanu qer ku jirinna walalinimo qalbiyadena ka buxi

  • @boqoradaMarkaCadeey
    @boqoradaMarkaCadeey 2 ปีที่แล้ว

    Asc aboowe alle hakuxifdiyo

  • @Rahmatii0
    @Rahmatii0 2 ปีที่แล้ว +1

    Wcs Ustad

  • @cumartaajir208
    @cumartaajir208 2 ปีที่แล้ว +1

    That's.true

  • @ahmedfiiraan3383
    @ahmedfiiraan3383 2 ปีที่แล้ว +4

    Wa runta wlh! Bil Ramadan Ayaa Lagu Jira Beentuna ma Ficna Gabadh Ayan la shekayizta Oon jeclaHy inbadana Anu wada Soconay Gabadh kale Ayaa mar Walba igu dhaHada wan Ku jeclaHy Balse Anu ma jecli Kaliya Niyadan U dhisa Lkn RunTa wan usheegaya 😓

    • @aragsanqurux7476
      @aragsanqurux7476 2 ปีที่แล้ว

      Labada gbr isku guurso sxb waa laguu baneeye

    • @ahmedfiiraan3383
      @ahmedfiiraan3383 2 ปีที่แล้ว +1

      @@aragsanqurux7476 manoqonaYizo

    • @zahraabdikarim
      @zahraabdikarim ปีที่แล้ว

      Qof fiican ba tahay wll laakiin laga yaaba in ee calafkaaga ku noqoto gabadha ku jecel

  • @user-ol6ww5jo9w
    @user-ol6ww5jo9w 9 หลายเดือนก่อน

    mazhalaH

  • @suuriyaabhai9903
    @suuriyaabhai9903 2 ปีที่แล้ว +2

    Wcs zxb horay usoco

  • @saciidhusen3156
    @saciidhusen3156 ปีที่แล้ว

    Kkkkkk cajiib sheekadani waa xaqiiq

  • @user-tc3vz3pk2h
    @user-tc3vz3pk2h ปีที่แล้ว

    Gabar orodo kufarantahaa Ladaba ordaa hadana waanku daalay daba orodkeedaa nalala hor imaanaa dadkan socodku dhibaayo baska baska busteejada taagan haraadiyo ❤

  • @faizaclaahi8616
    @faizaclaahi8616 2 ปีที่แล้ว +2

    asc ayub axmed ramadaan krm

  • @faraxmaxamed5545
    @faraxmaxamed5545 2 ปีที่แล้ว

    Ramadan ducada qofka soman lama celiyo alx wan ducaysay ilahay beenti wuu kashifay alx

  • @kaasimmohamed22
    @kaasimmohamed22 2 ปีที่แล้ว +2

    maclin ayuub

  • @nashaadmohammud9567
    @nashaadmohammud9567 2 ปีที่แล้ว +1

    Ramadaan kariim macalin

  • @abdullahiyusuf3714
    @abdullahiyusuf3714 2 ปีที่แล้ว +2

    ♥️✌

  • @Awobmsjksn
    @Awobmsjksn ปีที่แล้ว +1

    Ragga hadii aad u shegto waxii hore ku soo maray way ka dhex kaluumaystaan
    Dhowr bilood ka dib waxad ku arkaysa dhaman waxayabaha aad uga shekynaysey

  • @abdullahiyusuf3714
    @abdullahiyusuf3714 2 ปีที่แล้ว +5

    Frist person

  • @atharmohamed4953
    @atharmohamed4953 2 ปีที่แล้ว +1

    Kk astagfurulaah wllo allah haku xifdiyo rayigaga wanagsan marwalba xaqiiqada jirta ayaad kahadasha Allways may Allah protect you

  • @asmoabdinor9087
    @asmoabdinor9087 2 ปีที่แล้ว +3

    M.a illahay hakaa awaal mariyo caqligaaaga iyo fahankaaga iyo cilgaaga iyo xikmadaada allaha kudaysto