7 Qaab Dumarku u kontorolan raga rag badanse ma OGA jacayl inay ka tahay ayey moodaan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 9 มิ.ย. 2022
  • =======================================
    Connect with me on social media
    Facebook: / ayubaxmedmedia
    Twitter: / ayubaxmedmedia
    Instagram: ayubaxmed
    #ayubaxmed
    Subscribe to my channel:
    / suhaybsaajidmediapro
    Subscribe to my second channel:
    / @ayubahmedpodcast
    My Gear:
    Nikon DSLR Camera
    Lens Nikon Prime
    Mic Movo WMX 1
    Lighting: Neewer
    Editing Software:
    Sony Vegas Pro 13
    After Effects
    Sounds:
    VideoHive.com
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 208

  • @baazimali7951
    @baazimali7951 2 ปีที่แล้ว +30

    Inta iyago muuqaalka daawanaysa hadana commentska akhrinaysa wn idin zalaamay😁

    • @safaanuur8419
      @safaanuur8419 2 ปีที่แล้ว

      Waanka qaaday😂🙈

    • @ayaanmaxamed405
      @ayaanmaxamed405 2 ปีที่แล้ว

      Wn kaa qaday daceed bey iga noqotay sidab thnkz 🤣

    • @Shakiira-ge7nv
      @Shakiira-ge7nv 2 ปีที่แล้ว

      Waan kaa qaadnay

  • @nacimaiman
    @nacimaiman 2 ปีที่แล้ว +44

    Ayuub ayaanta waa nagu socotaa xogaa 😊Dumar wanagsan oo daacad ah ayaa jiro marka xogaa isku dar dhanka Ragane InshaAllah Mahadsanid 🤍✅

  • @cabdalemohamud917
    @cabdalemohamud917 2 ปีที่แล้ว +13

    1 ha wicin
    2 cadho haka rali galin anad lahayn
    3 oohin beenad haka aqbalin
    4 Damqasho dareen yayna ku galin
    5 waxba Anaa kuu noqonayo run kama aha
    6 gooni socod yayna kaa dhigin

  • @tasneemelbana2630
    @tasneemelbana2630 2 ปีที่แล้ว +9

    Nin walba oo tu qariban qalbiga kasoo jabisay intuu camera soo qaato lamaanaha isku qanacsan colaad iyo difaac ha kala galiyo ee naagaha waa qayaanolooyin ragey dhacaan iyo weey amraan hasoo dhoho 39 sano kama yarid ee dhalinyarada aad maskaxda kamaamulee jooji dumarku cadow maaha ee wiilasha soo koraya ha u caayin dumarka🤰🤱👸🏻

  • @g.hdjama8922
    @g.hdjama8922 2 ปีที่แล้ว +6

    Thank u ustaad u made us faithful to our souls and not to allow some one to infringe our space

  • @janaabintucumar1326
    @janaabintucumar1326 2 ปีที่แล้ว +12

    Mahadsanid mawduucan xili aan u baahnaa ayaad ka hadashay mahadsanid 💯💯

  • @muuminchannel4304
    @muuminchannel4304 2 ปีที่แล้ว +9

    Walal allaah dambigaaga
    aduun iyo aakhiro ha dhaafo
    Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo bilir❤❤❤❤)💞❤

  • @dekaali2808
    @dekaali2808 2 ปีที่แล้ว +4

    Waxaa uu hadalkaga u eg yahay nin xanaaqsan oo qofxun gacanta u galay lakiin dad ku isku mid maha ee bulshada ha iska horkenin adigana dhibkii hore allaha kaa mayro. Xiriirkii hore xasuustiida yayna kaa hor istaagin in aad nonlol cusub sameeysato.

  • @facecrack2k864
    @facecrack2k864 2 ปีที่แล้ว +9

    Truly inspiring Legend love you brotha 🤎

  • @maxamed_cabdi_xassan_____6693
    @maxamed_cabdi_xassan_____6693 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah🥰. My teachers. Horay Usoco Wax badan Ayan ka Faa,iday. ! Alle Haku xafido 🥰 Ustaad

  • @xasanadan8352
    @xasanadan8352 2 ปีที่แล้ว +3

    Best mentor 💙 ❤ may Allah keep you pro

  • @AlhamdulillAh_247
    @AlhamdulillAh_247 2 ปีที่แล้ว +2

    MashAllah xaqiiq wllhi JizakAllah dhiirigaliyaheyna Dar Alle kuu jecelahey💙✌️

  • @abdisalam__m
    @abdisalam__m 2 ปีที่แล้ว +4

    Cashir muhiim.... Thanks my teacher❤️

  • @hamdahoney7480
    @hamdahoney7480 2 ปีที่แล้ว +3

    Ayuup wan ku tageera lkn qodobada qaar aad ayay u qaldan yihiin, kibirka waa in ay gabdho iyo hoyoyin bdn dayacan yihin, dhipta nimanka aya ka yar tan dumarka. Marka qodobadan bdn kood manta waa qalad.

  • @libanali4881
    @libanali4881 2 ปีที่แล้ว +3

    Ayub wa ninka keliya ee iga dhisaay dhanka xirirka dumarka legend guleyo 🙏

  • @Hussein_Mohmd..
    @Hussein_Mohmd.. 2 ปีที่แล้ว +9

    Wlhi *ustaadi* beentaa maahin xaqiiqdaa kahadashay dumarka qaarkood haddii aad isku jilciso ama waxa ay rabaan aad mar waliba ula taagan tahay wey kugu tumanaayaan waliba sida ay rabaan bey kaa yeelanaayaan.
    Our teacher thanks❤✌

  • @alihassanhussain905
    @alihassanhussain905 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahdsnid ustaad keep going Ayub Ahmed

  • @suhuurmaxamed1845
    @suhuurmaxamed1845 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid wiilalbadan aya nolashakujira wad latalisay ale haku anfoco

  • @yaasmabeauty2261
    @yaasmabeauty2261 2 ปีที่แล้ว +3

    Thank you ayub xaqiiqda in lagu nolado waxka wangsan maleh dadka waxa walayba wa qiyali ku nolanshaha. I liked qof No da yaqan wax walbo hadu ok ku dhoho tu walbo la hadashana wa ok👍I agree with you

  • @farhioyusuf2643
    @farhioyusuf2643 2 ปีที่แล้ว +13

    Gabdho don't be victim aduunka waxa jira rag xun iyo dumar xun labadaba , dumar xun markad maqashaan haso bodine ask yourself anigu kuween ka mid ahay sido kale waxa jira niman sidaas ula dhaqma gabadha ey qabaan ama xariirka la leyihiin . Marka hadan adigu ka mid ahayn dumarka uu suheyb sheegayo iska ilaali raga nucaas ah .

    • @Shakiira-ge7nv
      @Shakiira-ge7nv 2 ปีที่แล้ว

      Haa sis waa sax labada dhinac wey jiraan dadka gaar raga iyo dumark

    • @bariyowhajji7458
      @bariyowhajji7458 2 ปีที่แล้ว

      Beautiful mind 🥰

  • @abibokiehyacin6138
    @abibokiehyacin6138 2 ปีที่แล้ว

    Ayub ahmed best teacher

  • @xasanshiiqiye7894
    @xasanshiiqiye7894 2 ปีที่แล้ว +1

    Ayub pro talo aad u fiican nasiisay thanks 🥰

  • @ibraahimyuusuf8228
    @ibraahimyuusuf8228 2 ปีที่แล้ว +7

    Thank you teacher🥰🥰🙏🙏❤❤💯💯

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 2 ปีที่แล้ว +5

    Ayubow raga somaliyeed marki hore ayeb wanag saneyan xad dumark ugu sidiresa ki ficanay ayab si xumenasa raga dumark aad ayey ugu daranyahin mhasanid

    • @AabahaKhibradda-qi5co
      @AabahaKhibradda-qi5co 5 หลายเดือนก่อน +1

      RUNTU HDY KU DHIBAYSO CALAACALKA NAGALA TAG 😏

    • @hasnanoordeman5828
      @hasnanoordeman5828 5 หลายเดือนก่อน

      @@AabahaKhibradda-qi5co lalabo

  • @mohamudabdijabar2965
    @mohamudabdijabar2965 2 ปีที่แล้ว +4

    Tnkz you so much 💓 💗 ❤ my teacher

  • @Maahir397
    @Maahir397 2 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad Ayuub Axmed juma mubaark

  • @manaalmuse3247
    @manaalmuse3247 2 ปีที่แล้ว +6

    Ayuub ogow gabadha waxaa badan inta fiican laakiin raga baad ujanjeertaa ilahey ayaa nasiiyay caqliga aanu raga kumaamulno ilahey meelo badan ayuu quranka noogu shegay hooyo xaawo Aadam kasoo bilow lakiin xumaanta raga noosoo sheeg si aanu uga digtoonaano arimahan u cadaalad samee

    • @cagoboy2579
      @cagoboy2579 2 ปีที่แล้ว +2

      Ilahay baa na siiyay caqliga raga ku maamulano miya tiri taasi waa beenta ay dumarku naftooda ku qanciyaan raga aad soo aragtay ragoo dhan maaha riyada beenta ka toos

    • @cabaas8626
      @cabaas8626 10 หลายเดือนก่อน

      ​@@cagoboy2579quraanka dhagar un buu ku sheegay

    • @AabahaKhibradda-qi5co
      @AabahaKhibradda-qi5co 5 หลายเดือนก่อน +1

      Channelkan Runta ugu imaw adeer

  • @user-mf9so3vr3e
    @user-mf9so3vr3e 11 หลายเดือนก่อน

    Walal ❤, wallahi iyo billahi wahan kaa kahodsanaya naa garab istaagto😭🤕🤧🤩

  • @ruwedoasad1539
    @ruwedoasad1539 2 ปีที่แล้ว +1

    ASC THANKs my teacher

  • @nasrahassan1540
    @nasrahassan1540 2 ปีที่แล้ว

    Walaahi vedio aad soo galiso islamarkiiba aan fiirsan ma jiro

  • @hakiimiali3606
    @hakiimiali3606 2 ปีที่แล้ว

    Thanks macalin ayub 👍

  • @ikranabdi0y
    @ikranabdi0y 2 ปีที่แล้ว +4

    Nimanka hanagu dirin ayubow 😄

  • @xassanluckyjunior1216
    @xassanluckyjunior1216 2 ปีที่แล้ว

    Alla haka rali noqodo sxb, wll, wanga alle haka bal mariyo

  • @MajidMajid-yf2tt
    @MajidMajid-yf2tt ปีที่แล้ว

    Ustaad waad mahad santahay

  • @kawsarabdisalamxirsi3350
    @kawsarabdisalamxirsi3350 2 ปีที่แล้ว

    Waaaw wl ayuub mhadsanid

  • @ahmedmagan5584
    @ahmedmagan5584 2 ปีที่แล้ว

    its good idea teacher

  • @luqmanabdirahman2084
    @luqmanabdirahman2084 2 ปีที่แล้ว +2

    War ayubow mowduucan waa lasodaahday😍

  • @maanow9030
    @maanow9030 2 ปีที่แล้ว +1

    M.a ustaad run a haantii waan osbadalay sida aan kuu bartay wlhi 🏳🏳🏳🏳

  • @suldan713
    @suldan713 2 ปีที่แล้ว

    Wll ayuub hore u soco wll Ada u mhd santhy 🥰🖐️

  • @abdiazizguuled3069
    @abdiazizguuled3069 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustaad

  • @abdiaden214
    @abdiaden214 ปีที่แล้ว

    Wlhi mowducan xili aan u bahnaaa ayaan helay

  • @cumarcusmaan5751
    @cumarcusmaan5751 2 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah wll

  • @fadumomaxamedcabdulahi6683
    @fadumomaxamedcabdulahi6683 2 ปีที่แล้ว +6

    Axmed nocas mathy maxa ragan itixamka ah nogu so dhiseysa😂😂😂

  • @bashkacbashka5274
    @bashkacbashka5274 2 ปีที่แล้ว

    welcome back pro

  • @ilyaasxoosh6251
    @ilyaasxoosh6251 2 ปีที่แล้ว +10

    Ustad dumarka caadi ayaad ugu yaacday😂😂😂 xooga u kartiibi bal

  • @omarali-xl3pb
    @omarali-xl3pb 2 ปีที่แล้ว

    Masha allh shekoyinkan qaar ba isomarey ama Aan sameyey

  • @daacadyarexogtamedia3134
    @daacadyarexogtamedia3134 2 ปีที่แล้ว

    Thnks ustd

  • @Abdulahiosmaan-ls4mk
    @Abdulahiosmaan-ls4mk ปีที่แล้ว

    Ustaad

  • @mohamedadan5842
    @mohamedadan5842 2 ปีที่แล้ว +38

    Teacher please stop the background music. We can clearly hear the piano and other instruments. Please

    • @apdimaalikmoha1439
      @apdimaalikmoha1439 2 ปีที่แล้ว

      I agree with you bro

    • @zakarianasir5574
      @zakarianasir5574 2 ปีที่แล้ว +1

      أنا أتفق معك يا أخي

    • @abbasidafftah768
      @abbasidafftah768 2 ปีที่แล้ว +2

      No! Come on! It's really emotional

    • @diyaahmed1695
      @diyaahmed1695 2 ปีที่แล้ว +2

      It’s not really instrumental music.
      He just wanted for video editing and make more interesting to listen it carefully.
      Don’t say that like he did something bad,sis.

    • @mohamedadan5842
      @mohamedadan5842 2 ปีที่แล้ว

      @@abbasidafftah768 I don’t care how emotional it is. If it’s forbidden in my religion then it’s forbidden. Even alcohol has some benefits are you going to drink it?

  • @bachebachir8655
    @bachebachir8655 2 ปีที่แล้ว

    Thanks you so much

  • @sahrahussein2402
    @sahrahussein2402 2 ปีที่แล้ว

    Tnkz my dear bro

  • @maajid827
    @maajid827 2 ปีที่แล้ว

    Waad ku mahadsantahay sida qurux badan aad muuqaalkan aad nala wadaagtay

  • @abibokiehyacin6138
    @abibokiehyacin6138 2 ปีที่แล้ว

    Welcome back bro

  • @nasraomar4987
    @nasraomar4987 2 ปีที่แล้ว +2

    Thanks 👍

  • @nasteexoahmed3179
    @nasteexoahmed3179 2 ปีที่แล้ว +2

    Wll dumarkaba sowani waxanahay walalaha

  • @hooyocooking
    @hooyocooking 2 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah anigaa u horeyo maanta

  • @ayaanmaxamed405
    @ayaanmaxamed405 2 ปีที่แล้ว

    Wn ku slmy Ayub Ahmed Anaa ka mid ah gabdhahaaa taqanid lkn wllnimo only

  • @cumarcalicumar8299
    @cumarcalicumar8299 ปีที่แล้ว

    Aad ba u mahad santahy wll
    wx bdan ba ka fa'iday

  • @siciidmaxamed8944
    @siciidmaxamed8944 2 ปีที่แล้ว +3

    Dumarka sidada dibiiiciga ah lays Kama bedelo wixii dhacayaa ha dheceen

  • @kowtherhassan9236
    @kowtherhassan9236 2 ปีที่แล้ว +3

    Ayuubow raga hanagu dirin maanta qish wayn baad siisay bal kasoo hadal waxyaabaha lagu xusho qofka wanaagsan thanks

  • @doodaay1071
    @doodaay1071 2 ปีที่แล้ว +4

    Inaad qof u baryootanta qasaaro mooyee faaido ma leh iyo shalaay aan dhamaan anaa horay u arkay taa waa xaqiiqo jirto

  • @user-eu1on5qq2d
    @user-eu1on5qq2d 2 ปีที่แล้ว +4

    Control ka intaa ladhan nin rag eh maba xamili karo teeda kle ruxu dee waa xor cadarkuu rabuu marsan karaa koley gabadha ninkeda xabsigaas galineso wa gbr nolol diyaar u eheen

  • @Xulcourses
    @Xulcourses 2 ปีที่แล้ว

    Tnx maclim

  • @fahiimaxaaji5366
    @fahiimaxaaji5366 ปีที่แล้ว

    Like like Ayuub waa u wal maa Maasha Allah waa wax sax Ah ♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @najmosaid9217
    @najmosaid9217 2 ปีที่แล้ว +2

    Ustaad bal naga dhac wayadaan anagaaa saaid noogu dheeraataye bal ninmanka dhanka raga bal u jeeso hadiii kale dawayashaaada iyo taladaada wan iska daynaynaaa hadaan dumar nahy

  • @shadiyaadam
    @shadiyaadam 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah 👍

  • @zahrahussein2703
    @zahrahussein2703 2 ปีที่แล้ว +2

    Ustaad manta caadiya no.gashe malmahaan dhan saan ku socete se cml mida kale nin marka u oynayno shaqa la.aan badaniino naga wareeji ayubow

  • @aaminohaji7762
    @aaminohaji7762 ปีที่แล้ว

    Ayuubow wll nimnku wa wad hadaf la ane ha nagu dirin

  • @haawamahamed5559
    @haawamahamed5559 2 ปีที่แล้ว

    Waa sax wall dumarka dhagartoda wa badan thy

  • @hodmanmahmah
    @hodmanmahmah 2 ปีที่แล้ว

    Adi ayuubow see gabar ula hadashaa waba wada fahansan tahee😅

  • @amiirreacts25
    @amiirreacts25 2 ปีที่แล้ว

    Keep going pro

  • @marianapoli8162
    @marianapoli8162 2 ปีที่แล้ว +1

    Wsc walalkey ayuub axmed

  • @nadaryuusuf9729
    @nadaryuusuf9729 2 ปีที่แล้ว

    Ustaaadow bis heee marka dhanka raga uguuur😂😂😂inkastoo waxas dhan aa ka yarahy hadane wàyo aragnimo ayeee iitahy inaaa vedio kasta aa so dhigto inaa aaaa daaawado🥰

  • @ragadhexe.5743
    @ragadhexe.5743 2 ปีที่แล้ว

    Akhii wax nabadan ayaa daristay, waa run qof qalad aanu samayn inuu raali galin ka bixiyaa waa qalad kale .

  • @fardowsaisxaaq3726
    @fardowsaisxaaq3726 2 ปีที่แล้ว +1

    Ayuub wll dumar lee ha sheegin balse ragana kaso hadal wll adigo mahadsan

  • @abgaalhargeysa5384
    @abgaalhargeysa5384 2 ปีที่แล้ว

    Thanks ayuub Ahmed wahad masan tahay Walalo

  • @HoodoCabdilaahibarre-xp9mr
    @HoodoCabdilaahibarre-xp9mr ปีที่แล้ว

    Ayuup ahmed wan ku tageeraa

  • @fatmacumr3343
    @fatmacumr3343 2 ปีที่แล้ว +1

    Wll aan kaa dhax galo gabadha si dhab u jecel wiilka waxey jeceshaha in uu gaar u noqdo balse jaceel hadoo meesha yaalo ogaaw kalsooni kama maqna wll marka hedey kal sooni taalo dood badan majiraayode

  • @Saciya306
    @Saciya306 2 ปีที่แล้ว

    ASC. Bro. Macalin. Aya I tahyi aniga guleyso markasto. Adi .bro

  • @deejuuuuuu7813
    @deejuuuuuu7813 2 ปีที่แล้ว +2

    Ninkan hadalkiisa waxan ka daremaya cuqdad bdn ha rali galin ha wicin hka dhicin noloshu wa isku tanasul midas wa inu ogada qofkasta

    • @mahamedyuusuf6254
      @mahamedyuusuf6254 2 ปีที่แล้ว

      Taasi waa nolosha boolshiidka ah hala isku tanaasulo oo hal dhinac ka imaney waa qiyaali

  • @Haliam11
    @Haliam11 2 ปีที่แล้ว +1

    Mash AllaH

  • @saara3724
    @saara3724 2 ปีที่แล้ว +4

    Adi dumarka ma cadow ku thy😂😂

  • @Hanoo143
    @Hanoo143 2 ปีที่แล้ว

    isooduceya wll

  • @NUURIYE.
    @NUURIYE. 2 ปีที่แล้ว +1

    Aad iyo aad
    Ar dumaraa hawlo badnaa😉😀😜

  • @cabdiraxman9118
    @cabdiraxman9118 2 ปีที่แล้ว

    Ustaad waanadada wan qaatay 90% waa sax oo wan so tijaabiyay cajiib!

  • @deganburale147
    @deganburale147 2 ปีที่แล้ว +3

    Xagii raga ayuu ustaadkii u xagliyey ragiina wuu nagu diree😅😆

    • @facecrack2k864
      @facecrack2k864 2 ปีที่แล้ว

      Aduu ma ragay noloshadu ku tiirsan tan 😒

  • @abdirahmanfarahabdirahman164
    @abdirahmanfarahabdirahman164 2 ปีที่แล้ว +1

    Makasta Waxaan Ku faraxsanahay inaan Nasiib Uleeyahay
    Mid u arkaya Muhiim Qodobbada Aad SOO QAADANAYSO ♡♡♡♡♧

  • @fardowsamohamed3745
    @fardowsamohamed3745 2 ปีที่แล้ว +1

    First ❤❤

  • @ifka1414
    @ifka1414 2 ปีที่แล้ว +1

    Nin casho uraac❌
    Ku atkeen mrku mashquulo❌
    Caro ku kor dhac❌

  • @surgerydr2957
    @surgerydr2957 2 ปีที่แล้ว

    Thanks

  • @anisacadey1071
    @anisacadey1071 2 ปีที่แล้ว +11

    Ayub Axmed wll waanagu taraaraxdee oohinta jaceyl baa naga keene lkn kii ilinteena fahmi wye markiisuu ooyi
    Wlhi anga qalad leyga galay baan aniga raali galin bixin jire si aan qofkaa uwaayin balse waxa leygu abaal gude musiibaa tehe beenta iga jooji ha isasabanin 💔
    Markasu waaga ii baryey wlhi 2qof o isjecel xitaa hadii aan arko mexey isku daalinaayaan ban leyahy
    Illahey qalbiga haii qaboojiye o xasustiisa iiga reebo
    Jclykan uqabe carrteyda io walidkeyga maxasusneen hada waxan umaleeyaa in iyaga mardhow is aragne mashquulkiisna wan iska daaye

    • @Shakiira-ge7nv
      @Shakiira-ge7nv 2 ปีที่แล้ว +4

      Hormar wacN ku rajeynaa sis horay usoco qofna nolasheyna uma istaageyso

    • @Aafraax
      @Aafraax 2 ปีที่แล้ว +2

      Waxsi waa cadi lakiin waligaa haka shanlayn wax ku dhacy wa cashir lobah naaa

  • @cumardhukul8293
    @cumardhukul8293 2 ปีที่แล้ว +4

    Waan ku taageeraa sxb

  • @Ab_3040
    @Ab_3040 2 ปีที่แล้ว +1

    indeed true

  • @Munira_Abdi
    @Munira_Abdi 2 ปีที่แล้ว

    Ayuub berigan waa nagu dhamaanoysaa huuno

  • @Garshishe
    @Garshishe 2 ปีที่แล้ว +3

    Zxp qisadi yaan noo akhrin lahyd meeday hada magceda ma xususto lkn qoraldi ka mid aha baa waxy ahayen
    @Marka aad faraxsan tahy musiga waad ku raxystaa
    Lkn marka aad murugysanthy waxd fahmysaa ereyada

  • @aishacuud1840
    @aishacuud1840 8 หลายเดือนก่อน

    Ayuub see qof qiyaano wado u ooyi karaa oohinta wax qalbiga ka imaaday oo dabiici ah waayee

  • @abuuramla
    @abuuramla 2 ปีที่แล้ว +1

    "Waxaa ka baqee in aad qof dumar ah aad Asc xtaa tiraahdo" xaqiiq dhab ah

  • @cumarcali7753
    @cumarcali7753 2 ปีที่แล้ว

    Ma hadsanid wll

  • @marizayosif9675
    @marizayosif9675 2 ปีที่แล้ว

    Wlhi anagoo kontanley ah aya rag badan ciilnay oo 90ka nagashekenayo dumarka saaswa saaswa naga xishowda

  • @fardawsaismailali178
    @fardawsaismailali178 2 ปีที่แล้ว

    Wllhi waan qoslay EEG kulahaa milaydha dhankeeda inay dhamaysay