QALBIGA KA FARAX WAAD KA BIXI DHIBKA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 เม.ย. 2022
  • =======================================
    Connect with me on social media
    Facebook: / ayubaxmedmedia
    Twitter: / ayubaxmedmedia
    Instagram: ayubaxmed
    #ayubaxmed
    Subscribe to my channel:
    / suhaybsaajidmediapro
    Subscribe to my second channel:
    / @ayubahmedpodcast
    My Gear:
    Nikon DSLR Camera
    Lens Nikon Prime
    Mic Movo WMX 1
    Lighting: Neewer
    Editing Software:
    Sony Vegas Pro 13
    After Effects
    Sounds:
    VideoHive.com
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 160

  • @sumayasaylar2055
    @sumayasaylar2055 2 ปีที่แล้ว +12

    Qalbigad ii dajisay
    Allaha faraj qayr qaba ha noo furo aniga iyo inta ila midkaaaa

  • @Milgo258
    @Milgo258 2 ปีที่แล้ว +6

    Perfect time i needed this video 🥺🤲🏻ilhy qofkasta meshi wax ka hestan haka fur furo

  • @zaraabdikadir6593
    @zaraabdikadir6593 2 ปีที่แล้ว +11

    Masha allah tabarakallah wll ayuub jazakalaah wa ramadan ilhay hanaga farxiyo dhamanteen😍

  • @anisacadey1071
    @anisacadey1071 2 ปีที่แล้ว

    Illahayow qalbigeyga debka kushidan igaaga dami raxmadaada faraha badan o iga dhig qalbigeyga mid qaboobn o dagan🤲 yaa samiicu sowt yaa mujiiba ducaa

  • @princesssarah457
    @princesssarah457 2 ปีที่แล้ว

    Sidaan videoyadaada u daawanayay hadii aanan muuqaal kaaga ah daawanin waxban tabayaa Ayub ahmed Qalbiyada dadka sidaad uga farxiso Alle hakaaga Farxiyo🥺❤

  • @umuhadiyah8362
    @umuhadiyah8362 2 ปีที่แล้ว +2

    Viva ayubaxmed illhay caqligaaga hakubarakeeyo awlaadada hakubarakeyo xaskaaga hakubarakeeyo qalbiyo badan oo murugeysan ayaad dhiiri galisaa asxaabtada qof walbo meshii ka gubanaayo allah uqaboojiyo

  • @ruunruun6136
    @ruunruun6136 2 ปีที่แล้ว +3

    ❤❤💯💯💯 yaa rabi illahow nahanuuni dhamteen oo naga yeel kuwa daqiiqadkasta Allah xasuusto Jazaakallah 100%💯❤🌹Ustaad Ayuub barakallah Runtii waa video Emotion keena badalay markale markale mahadsanid cimri dheer iyo cibaado suuban Allaha ku siiyo ustaad

  • @Raage11
    @Raage11 2 ปีที่แล้ว +1

    Allow Qalbigeena noo qabooji 🤲🤔

  • @maryanibrahimow9790
    @maryanibrahimow9790 2 ปีที่แล้ว +10

    Fantastic lesson. Remember ur journey is between you and your Almighty.may Allah shower u with His mercy Mr Ayub.💜💟

  • @dekabela9815
    @dekabela9815 2 ปีที่แล้ว +1

    This talk is touching me 😰😭 thanks teacher

  • @akdollarxuseen7392
    @akdollarxuseen7392 2 ปีที่แล้ว +4

    macalinka aan ku dayano oona dhiiri giliyo baa tahay nolow ❤

  • @raxmacabdilahi3925
    @raxmacabdilahi3925 2 ปีที่แล้ว +3

    Markay dhib kugu timaado xaga alle ayaa loo cararaa xag bina adan loma carare والله يقول ففرو الى الله اني لكم منه ندير مبين 👍✅

  • @maxamuudaadan319
    @maxamuudaadan319 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid bare eeebbe hakaa abaalmariyo wanaadada iyo dhiirigelintaada qiimiga badan ee aad noosoo gudbisid👏

  • @ibraahimyuusuf8228
    @ibraahimyuusuf8228 2 ปีที่แล้ว +4

    Thank you teacher🥰🥰🥰❤❤❤❤🙏🙏🙏💯💯💯💯

  • @munamohamed5989
    @munamohamed5989 2 ปีที่แล้ว

    Ramadan kariim ustad thanks marwalba si fcn ayad noo soo gudbisaa

  • @hanihanka9528
    @hanihanka9528 2 ปีที่แล้ว +1

    Allah subxanu watacala haka abal mariyo sida wanaga nogu dhiri galiso shugran wllky 🥰🥰🥰

  • @AshraFAHashi
    @AshraFAHashi 2 ปีที่แล้ว +1

    Afkaga biyo Qabow lagu qabay Wll Alle wayne Drtii ayaan kuu jeclhy ...

  • @nuwara8333
    @nuwara8333 2 ปีที่แล้ว +2

    Waa Bil ramadan wa bishii dhibtu dhamanlahyd 😢

  • @mustafxidig5833
    @mustafxidig5833 2 ปีที่แล้ว

    M.a Thank you my Teacher 🙏💯🌙

  • @hanamaxamed540
    @hanamaxamed540 ปีที่แล้ว

    God bless you bro ayub fantastic video 10 on 10

  • @AXMATO_
    @AXMATO_ 2 ปีที่แล้ว

    Mnzha Allah Waarunta wll qli Alle cimrigaga ha dheereyo

  • @hayaadsaalax8922
    @hayaadsaalax8922 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahasanid wll جزاك الله خير الجزاء عليك الجنة اعلا

  • @hawoali3521
    @hawoali3521 2 ปีที่แล้ว

    Jazakallhu kheyr walal suheyb

  • @karanaden9741
    @karanaden9741 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah wll ayuub Ahmed allh haku xifdiyo

  • @queenhamda465
    @queenhamda465 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah wll qaaliya alle haku barakeeyo aduun iyo aakhiraba

  • @Hhaysdhibinwaliga
    @Hhaysdhibinwaliga 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah jazakallahu khayr huno 💖🌙

  • @queenkahiye6339
    @queenkahiye6339 ปีที่แล้ว

    Jizkumullah walal markasto qalbiga ayaa noo adketsa aadne waaad noodhirigalisaa wax yaabo nahesto ayaa kadhawaqisaaa allaha Haa kuu abal gudo janadiisa jizkumullah jizkumullah

  • @alihassanhussain905
    @alihassanhussain905 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah legend mahadsnid wll Allah ku barakeyo ❤ 🙏 💖 ♥

  • @programmerisma3515
    @programmerisma3515 2 ปีที่แล้ว +1

    Taas Ayaa Been Eheen Shukran brother

  • @hayaadmohamoud3439
    @hayaadmohamoud3439 2 ปีที่แล้ว +2

    كلمات في الصميم جزاك الله خيرا 😢

  • @ibrahimmohamed5536
    @ibrahimmohamed5536 2 ปีที่แล้ว

    Allah ku xifdiyo ustad ayuub

  • @adooooontiiiiiialle
    @adooooontiiiiiialle 2 ปีที่แล้ว +2

    casisow allahayow 🤲😢
    Dhibta ıga dulqad walahi
    Wan ku dalay nolosha 😭
    Alxmdulilah xalad kasto

  • @farhiafariida923
    @farhiafariida923 2 ปีที่แล้ว +2

    JazakaAlllah khayr wllo❤

  • @sharmaakecraxmaaan3984
    @sharmaakecraxmaaan3984 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha alh wad mahadsan tahay way iqancisay qurmadada

  • @loulaomar7673
    @loulaomar7673 2 ปีที่แล้ว +1

    Jazakallah khayre wll qali

  • @fathafarhan2411
    @fathafarhan2411 2 ปีที่แล้ว

    Mansh Allh Brother Alle Hakuxiftiy

  • @yasmiinyaska470
    @yasmiinyaska470 2 ปีที่แล้ว +1

    Thank you teacher

  • @khalidi_yasin
    @khalidi_yasin 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah macalin subeyb saajid 🥰🥰🥰

  • @fathimamohammedxusen5839
    @fathimamohammedxusen5839 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah wa sax shukran jazaka Allah kheir

  • @shamimabdille5218
    @shamimabdille5218 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashalh 🥰🥰🥰🥰🥰🥰ilahy hagu xifdiyo macalinka nolasha 🙏🙏🙏🙏

  • @maymuunomer3829
    @maymuunomer3829 2 ปีที่แล้ว

    Shukran jzakalhu khyrul jza ilahay haku xafido

  • @nimconuura4767
    @nimconuura4767 2 ปีที่แล้ว

    Wll waa bil Ramadan izoo duceeya dhmn inta qoraalkaygu gaadho in illahay wxn rabo Ii fudaydiyo wd mhdsanthy

  • @abdiwahidkassim9775
    @abdiwahidkassim9775 2 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah brother may Allah grant you prosperity in this life and hereafter

  • @msalatbruno3053
    @msalatbruno3053 2 ปีที่แล้ว

    masha alah alah janada hku geyo ilahow amin janatul firdows

  • @simonsiman7129
    @simonsiman7129 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah tabarakallah jazakallah qeer bro

  • @naciimacismaan1337
    @naciimacismaan1337 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah aale haku xifdiyo wll

  • @katybaguu5986
    @katybaguu5986 2 ปีที่แล้ว

    Allah hakubarakeyoo aboo

  • @fardowsamohamed3745
    @fardowsamohamed3745 2 ปีที่แล้ว

    Thanks mi teacher

  • @nasraelmi6471
    @nasraelmi6471 2 ปีที่แล้ว +2

    Alle haku xafido wl☝🤲 mhd santihiin 🌹🥰

  • @sakiabdi5604
    @sakiabdi5604 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah legend ayuub soo badi dhiirigelinta big bro

  • @faatimajeylani8277
    @faatimajeylani8277 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha alah walalkena ilahay haka ajarsiiyo insha alah

  • @mubaarikjamaalmowliid3264
    @mubaarikjamaalmowliid3264 2 ปีที่แล้ว +1

    Brother ilaah dartii ayaan kuu jeclahay good job

  • @Hussein_Mohmd..
    @Hussein_Mohmd.. 2 ปีที่แล้ว +1

    M.a ustaadi keep going❤

  • @cumarcalicumar8299
    @cumarcalicumar8299 2 ปีที่แล้ว

    Allah ha ku barakeyo wll qali

  • @aliabdullahialiabdullahi7801
    @aliabdullahialiabdullahi7801 2 ปีที่แล้ว +1

    Sax Allah yaxfadhuk

  • @Maxamedshiine7
    @Maxamedshiine7 2 ปีที่แล้ว

    Jazaaka Allah walaal qaali

  • @mohamednuur5154
    @mohamednuur5154 2 ปีที่แล้ว

    Thanks 👍 teacher

  • @rokiomahamoud3315
    @rokiomahamoud3315 2 ปีที่แล้ว

    Aaad baan kuu taageeraa wll nolashana kuma xumeyso idim Alle ❤

  • @najmakhalif6805
    @najmakhalif6805 2 ปีที่แล้ว

    Jasakalah qayr alah waa raxman og adomadisa waananagu filan yahay alxamdulilah

  • @MaaidaMaaida
    @MaaidaMaaida 2 ปีที่แล้ว

    Ayuub Ramadan Mubarak mahdsanid macalin

  • @Abdiya.07
    @Abdiya.07 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid macalin wllahi ma agaano
    Waxa aan ku dhaho

  • @fadumaabdille731
    @fadumaabdille731 2 ปีที่แล้ว

    Mashalah walhy markaan dhageyato qalbiga i dago ilahey dartis kujeclahay thnks walalo

  • @hodanmaxamed4119
    @hodanmaxamed4119 2 ปีที่แล้ว

    mashallaah wll alle haku xafido wan dhagaystaa video yadada ❤

  • @Abdulkhaleq32
    @Abdulkhaleq32 2 ปีที่แล้ว +2

    Keep going 💪 pro dhiirigeliye wangzan ku zoco

  • @abdulazizsheik9481
    @abdulazizsheik9481 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah

  • @hindaahmed2371
    @hindaahmed2371 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah wll ayuub wad kaduwanthy yuo tube yada joga manta Akhrio adunkaagaba wad hagajisaty wxana kugu wyn cabsida All Masha Allah wxn nahy ardaydaadii aad nolosha ku tababarty

  • @muniitamoumin3208
    @muniitamoumin3208 2 ปีที่แล้ว

    Masha alah wllo noo so badi taloyinkan caynkaniya

  • @cimraanichannel3239
    @cimraanichannel3239 2 ปีที่แล้ว +1

    M,a bro talo wanaagsan weeye

  • @abdilahiothman2735
    @abdilahiothman2735 2 ปีที่แล้ว

    Mash allahbwll gudn wll ayub ilahy marksta ininu ku tiirsnano ba loo bahnyahy

  • @changeyourlife1610
    @changeyourlife1610 2 ปีที่แล้ว

    M.a wllkey horay usoco alle ha ku xiftiyo

  • @maryammahamuud2819
    @maryammahamuud2819 2 ปีที่แล้ว +4

    Ramadan mubarak wallalkey ilahy ha ku xifdiyo

  • @crizaaqaadan1505
    @crizaaqaadan1505 2 ปีที่แล้ว

    M.a wllo hore usoco alle ha ku shrfo

  • @nimcoaxmed8990
    @nimcoaxmed8990 2 ปีที่แล้ว

    Wll Ayuub axmed ilahay aqiro iyo adunyadaba farxad ku waar

  • @sagalahmed6694
    @sagalahmed6694 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid huuno

  • @maxamedmacalin427
    @maxamedmacalin427 2 ปีที่แล้ว

    RAMADAAN MUBARAK USTAAD AYUUB

  • @MR.DEBATE
    @MR.DEBATE 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustaadi

  • @idildjama5573
    @idildjama5573 2 ปีที่แล้ว

    Wad ku mahadsanthy wanadadaa wll qalbi wngsn leh bad thy

  • @lovely-ls5xp
    @lovely-ls5xp 2 ปีที่แล้ว

    Dhiiri galintaada wan jeclahay
    Waayo hore uma maqal
    Dadka kale markaan daawanayo waa kuwo wada copy ah
    Sidoo kle dhiirigalintaadu ilaahay ayay igu xidhaysaa
    Allaah hakaa abaal mariyo🥰✨

  • @somalia9033
    @somalia9033 2 ปีที่แล้ว

    Walalka waan ku salamey

  • @aadanyare4481
    @aadanyare4481 2 ปีที่แล้ว

    M. Wamahadsantahay Alfa mara walaal Axmed wan Ku wata

  • @faizaabdirzaakahmed3285
    @faizaabdirzaakahmed3285 2 ปีที่แล้ว

    Ramadaan mubarak ustaad qaliya

  • @zukrabbe5330
    @zukrabbe5330 2 ปีที่แล้ว

    Alxamdulilah cala kuli xaal ♥️🤲

  • @xasanmaxamud5871
    @xasanmaxamud5871 2 ปีที่แล้ว

    Tnkz macalimu 🖤✌️

  • @sadiaculusow2871
    @sadiaculusow2871 2 ปีที่แล้ว

    Masha alah caaqil ilaahay miisaanka xasanaadka ilaahay ha kuu saaro caqli caafimaad qaba

  • @ibrahimalixaji5369
    @ibrahimalixaji5369 2 ปีที่แล้ว +1

    Scw scw scw scw❤❤

  • @dagancali4500
    @dagancali4500 2 ปีที่แล้ว +1

    thank u🥺🥺🥺🥺

  • @Rahmatii0
    @Rahmatii0 2 ปีที่แล้ว

    Wcs Ustad

  • @isramaxamed4963
    @isramaxamed4963 2 ปีที่แล้ว

    mashallah.waa.run.ramadan.kariim

  • @Abdulkhaleq32
    @Abdulkhaleq32 2 ปีที่แล้ว +1

    Ayuup axmed 🥰🥰

  • @hakimaali1181
    @hakimaali1181 2 ปีที่แล้ว +1

    Mhdsanid wll❤

  • @cumarcabaaye856
    @cumarcabaaye856 2 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid
    Xaqiiqdi dhib aan lga bixin ma jiro nolosha illlahy xgiisa marwalba ucarar

    • @Kamalkamal12347
      @Kamalkamal12347 2 ปีที่แล้ว

      Tan ku jiro wad ka baxaysa ismavlihipa wada walpa way iga xidhantay

  • @eckeibreezybwya4035
    @eckeibreezybwya4035 2 ปีที่แล้ว

    Xqq wlhi ayuubow thnks🙏💯

  • @cabdifitaaxmaxamuudcabdi1479
    @cabdifitaaxmaxamuudcabdi1479 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc wll runtii waxa aad soo gudbiso waa waxa qeyrka iyo wanaaga na faro naga reebo xumaanta wxaan inoo wada rajeynayaa farxad iyo nolol alle uu raali ka yahay mahadsanid

  • @Yaxyexuseen-jb6hb
    @Yaxyexuseen-jb6hb 2 ปีที่แล้ว +1

    Soory ustaad

  • @sharifoxassan1482
    @sharifoxassan1482 2 ปีที่แล้ว

    Maxsnid wllkey 🥰🥰🥰

  • @muudhestlovehooyo947
    @muudhestlovehooyo947 2 ปีที่แล้ว

    Alxamdulillah ♥️

  • @issaabdikadir2132
    @issaabdikadir2132 2 ปีที่แล้ว

    Bes
    Teacher

  • @abdisamedqisole5119
    @abdisamedqisole5119 2 ปีที่แล้ว

    M a jazaka Allah

  • @cabdicasiiscali2912
    @cabdicasiiscali2912 2 ปีที่แล้ว

    Wll Allaaha ku dhooro

  • @AhmedAli-mg8is
    @AhmedAli-mg8is 2 ปีที่แล้ว

    Masahllha