SABABTA AAD JACAYL KASTA UGU GUUL DARRAYSATID - BARO ᴴᴰ┇Ayub Axmed

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ม.ค. 2021
  • Fadlan SUBSCRIBE si aad u heshid videos-ka maalin walba
    SUBSCRIBE FOR MORE DAILY VIDEOS UPDATES!!
    -----------------------------------------------------------------------
    FOLLOW US ON:
    / ayub.axmed
    www.tiktok.com/@ayub_axmed?la...
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 211

  • @zihaamcali6200
    @zihaamcali6200 3 ปีที่แล้ว +39

    Anigga mudo 7 sanaa wax xidhiidha ma samayn waan iska dayay wax relationship ragga hadda
    Waa beenaalayaan ..
    Alhmadulillah naftayda ku mashquulaa
    Naftaydan waan dhistaa
    Soddon sanno wax iiga dhiman sano aad u yar
    Alhamdulillah
    Be happy in yourself ❤

  • @mariasacid9994
    @mariasacid9994 3 ปีที่แล้ว +34

    alxm aniga ilahey ayaa waxow igu gargaray qof hadii uu hadlo ayanba aqrin karaa waxa uu damacsanyhy mida kale qof waqtiga inta u mudanyahey mahane inka badan kuma bixiyo allah ayey mahada usugnatay

    • @Muna39660
      @Muna39660 3 ปีที่แล้ว +1

      Mashllah ilahey haku siyadso garashadada abayo aniga malihi garashadaas marwaliba waa li qiyaamaa qalbiga liga jabiyaa mana ku quusto oo Markle ahaan hadane godkii ku dhacaa dadka kala duwan lknse isku si ayee ii xumeeyaan😢

    • @fatumamukhtar4668
      @fatumamukhtar4668 2 ปีที่แล้ว +1

      @@Muna39660 waa imtixaan iska samir malin un waad lakulmeysaa qof kujecel oo daacat ah insha Allah

    • @jafaye712
      @jafaye712 ปีที่แล้ว

      @@Muna39660 sorry abayo calosha ha i hurin qaali qof wanaagsan baadtahay

    • @zahraabdikarim
      @zahraabdikarim ปีที่แล้ว +1

      ​@@Muna39660 waliga qofna wllo ha.uu.ogalan in uu kugu xadgudbo adna ha.ku.xadgudbin mida kale qofku inta uu kala hadlayo ama ha.wada joogtan ama ha kala fogaatan dhadhanso hadaladiisa 1bil ah wax ka badan ha.uu.samrin xata haddii aad jeceshahay ogow sharaftaada ka weyn iyo wakhtigaaga waxwalba ka weyn

  • @khadarabiib4726
    @khadarabiib4726 2 หลายเดือนก่อน

    Absolutely Right 👍

  • @imkhatray8099
    @imkhatray8099 3 ปีที่แล้ว +16

    Cawa aan daawanayo sxbtey aya lagursanaya wiilkey 8sano islasocdeen is calfan wayeen is fahan la an kadhacday wiilkale aya guursanaya ✅✅✅

  • @assiaahmedali9027
    @assiaahmedali9027 3 ปีที่แล้ว +1

    M.a wallkena suheyb hormarka dhalinyarada baad door quruxbadn kaqadatay dhirigalintaada iyo Bogadinta nolasha horeysocodkeeda jasaakumulaah wall mcn😍😍😍😍😍

  • @samiirhasan1005
    @samiirhasan1005 2 ปีที่แล้ว

    Thank you my brother Ayub

  • @furqaanmaxamed2907
    @furqaanmaxamed2907 3 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah waa xaqiiq arinka aad ka hadashay runtii waa dhacdooyin isoo marayn iyo saacaan lajoogo su,aalaha ay qalbigayga is weydiinaaayaan Allah yaxfidka

  • @alfaanchefmmj8684
    @alfaanchefmmj8684 3 ปีที่แล้ว +1

    ManshaAllah walal qali warunta walahi wainan lala imaada tas Ayantan jecelka malagu warere sxb Shukran inbadan Dardaranka an nasisa iyo wanada jazakaAllah qeyr Macalinka nolasha shidalka nafteyda Ayub Ahmed nolow 👌🙏👍🙏🙏😍😍😍😍😍

  • @mohamuudabdimohamed452
    @mohamuudabdimohamed452 3 ปีที่แล้ว +1

    M,a macalin muqaladaan oo kle soo badi thanks 🙏❤

  • @amiraturkish9307
    @amiraturkish9307 3 ปีที่แล้ว +5

    Really 😍U r coach of life

  • @mohamet9381
    @mohamet9381 3 ปีที่แล้ว +1

    Ustad Allah Haku sharfo maclikayga tahay 🥰

  • @sahraaxmed8688
    @sahraaxmed8688 3 ปีที่แล้ว

    Oh mhdsnid inbadan talo iyo tusaaleyn fiicn ayad nasiisay jazakalah

  • @aragsanmohamed1003
    @aragsanmohamed1003 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah mawduuc muhiim ah

  • @ziabeauty8830
    @ziabeauty8830 3 ปีที่แล้ว +4

    Macha Allah
    Mawduuc loo baahna dhalinYro ka faidysta💛✌

  • @jackplayer6240
    @jackplayer6240 3 ปีที่แล้ว +1

    Wow manshallah waa dhiirigelin aad muhim u ah keep going masul

  • @najaxabdulkadir2539
    @najaxabdulkadir2539 3 ปีที่แล้ว

    Ustadkeena majdsanid allaha ka jazaisyo runtiiii

  • @user-um8oo6yh3z
    @user-um8oo6yh3z 3 ปีที่แล้ว

    جزاكم الله خيرا اخي الكريم

  • @maxamedactive4038
    @maxamedactive4038 3 ปีที่แล้ว

    M.a ustad keep going ku wataaaa

  • @farxiyamalin
    @farxiyamalin 3 ปีที่แล้ว +18

    Walaahi waa isoo martay lkn alxamdulillah goaan ayaan qaatay allana waantalo saartay wana ku guuleystay xiriirkaas inaan gooyo

    • @user-xq5ei2ho7l
      @user-xq5ei2ho7l 3 ปีที่แล้ว

      Aisha Malin hada magurste

    • @farxiyamalin
      @farxiyamalin 3 ปีที่แล้ว

      @@user-xq5ei2ho7l haa alxamdulillah

    • @mrmaxamedibraahim2187
      @mrmaxamedibraahim2187 3 ปีที่แล้ว

      Hhhh horta ma ogo qofkaas waxoo ahaa lkn aniga gawadharkee idhahday ma asminin

    • @malapohchannel5399
      @malapohchannel5399 3 ปีที่แล้ว +3

      Wlhi taa anigaa imika ku jira wakhti aan wx wlpa u huray ayuu leeyahya isug intaan shaqeysanyo waxaana la socdaa 4sano

    • @farxiyamalin
      @farxiyamalin 3 ปีที่แล้ว +1

      @@malapohchannel5399 3sano ayuu waqti iga dhuminaayay alxamdulillah haduu shalaayaa uu ninkale i qabo

  • @deeqoxirsi4536
    @deeqoxirsi4536 3 ปีที่แล้ว

    Ahdsanid hune waxyaabo badan oo mihiiba ayaad kahadashay dadbadana anfacaya oo xiriiro qaldan kuwareeray

  • @horiyah6068
    @horiyah6068 3 ปีที่แล้ว +24

    absolutely true 💯 💯 💯

  • @tukawyarawxassan7725
    @tukawyarawxassan7725 ปีที่แล้ว

    My brother ayub mahadsanid

  • @kadrayoussouffarid1832
    @kadrayoussouffarid1832 3 ปีที่แล้ว

    جزاك الله خيرا اخي الكريم

  • @abdoulbasedmohamed2576
    @abdoulbasedmohamed2576 2 ปีที่แล้ว +4

    Merci énormément pour cette vidéo sérieux tes vidéos me motivent autant et c'est auprès de tes conseils que j'essaye souvent épanouir ma personnalité 🔥

  • @Aaamina12
    @Aaamina12 3 ปีที่แล้ว +9

    Wlhy wan arkay intan u wilka shegay subxanallanah

  • @ramlacabduqadir5755
    @ramlacabduqadir5755 3 ปีที่แล้ว

    Masha allaha wll wa mhdsnthy

  • @ayanna_mx4613
    @ayanna_mx4613 3 ปีที่แล้ว +4

    جزآك ألله خير اخي 😭❤❤

  • @Asmaamohamed-zt5ll
    @Asmaamohamed-zt5ll 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid Ayub

  • @farxiyomaxaed9742
    @farxiyomaxaed9742 3 ปีที่แล้ว

    Jazakallah kheer.

  • @safijemal3684
    @safijemal3684 ปีที่แล้ว

    Mashalla runti wan kaheley mahadsanid wllo qali

  • @nimcaqaliofficial8668
    @nimcaqaliofficial8668 3 ปีที่แล้ว +1

    Waan ka sugeynaa nooh so samey 10 insh allah kheyr badan😍😍

  • @abdoulbasedmohamed2576
    @abdoulbasedmohamed2576 2 ปีที่แล้ว

    Thanks for this video brO🔥

  • @shukriali5152
    @shukriali5152 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah thanks wll

  • @ibrahimmire981
    @ibrahimmire981 3 ปีที่แล้ว +2

    Suhaib saajid media,waa TH-camr ka qudha aan somalida ka dhageesta.waa qof physiology ahaan ku daweenya dhinac kasta nolasha sida,Imaanka,Cibaadada,hormarinta Nafta iyo ta bulshaba.

  • @farhiaabdirahmansheikh2581
    @farhiaabdirahmansheikh2581 3 ปีที่แล้ว +1

    masha alh dhiirageliye wangsan allaha kusharfo wllo qaali guuleyso weligaa

  • @najmaabdifatah3524
    @najmaabdifatah3524 3 ปีที่แล้ว +13

    Xirir Baan Qarka Kasaarnahay🤣 Lasoo dhaqso 10kaas Si Aan Ugu Taagero Goankyga Mahadsanid Ustad🙏

  • @raxmacali8974
    @raxmacali8974 3 ปีที่แล้ว

    Shukran wllky alehakaa abaaliyo

  • @shukriaaden654
    @shukriaaden654 3 ปีที่แล้ว +2

    Aad ayaad umahadsantahay suheyb dhiragalinta aad nasiso❤❤❤❤

  • @ayaancabdi8959
    @ayaancabdi8959 2 ปีที่แล้ว

    Mansha Allh mahdsanid wll

  • @garadmohamed8403
    @garadmohamed8403 3 ปีที่แล้ว +1

    Shukran aptow

  • @faatmaali6814
    @faatmaali6814 3 ปีที่แล้ว

    Salaan sare masuul✋

  • @saynabsaleemaan1625
    @saynabsaleemaan1625 3 ปีที่แล้ว

    Masha illaah mahadsanid

  • @aishaali8539
    @aishaali8539 3 ปีที่แล้ว

    ✔💯Allaha Ku XfdoH Wll Suheyb💛✌

  • @nimcocabdijirde5655
    @nimcocabdijirde5655 3 ปีที่แล้ว +1

    That right clearly thanks pro

  • @abdikariim1448
    @abdikariim1448 3 ปีที่แล้ว

    Ale yaacisi rabi hakuwanaajiyo ustaad

  • @hindaahmed2371
    @hindaahmed2371 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah ❤ tawbada Alle ha ina garan siiyo gafkeio gerideena Allaw hawada kulmin🙏❤

    • @cawomaxamed814
      @cawomaxamed814 3 ปีที่แล้ว

      Hinda Ahmed
      Allaahuna aamiin

  • @hootofairtsgh314
    @hootofairtsgh314 3 ปีที่แล้ว

    M.ashllh macalinkayga allh ku xafido

  • @habonesouleiman6764
    @habonesouleiman6764 3 ปีที่แล้ว

    C est vrai wllo jazaka allah kheir j écoute tjrs dhirigalintad Alxam vraiment je me ss change

  • @najaaxahmed8453
    @najaaxahmed8453 3 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah mansha Allah alle aqliga haku siiiyadiyo wllo
    Cashar qiimo wayn ku taagnaa ayd halkiisi dhigtey
    Mansha Allah

  • @Ifiyesom
    @Ifiyesom 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid Ustad

  • @eekaadanofficial989
    @eekaadanofficial989 3 ปีที่แล้ว +1

    Thanks wll keep going

  • @faatinchanal4616
    @faatinchanal4616 3 ปีที่แล้ว

    Shukrn wllky runtii wehel baad iitahy 😥😥

  • @najmaomarmohamed6129
    @najmaomarmohamed6129 3 ปีที่แล้ว +1

    Wwww masha allah💯💯🥰

  • @hassanaden6521
    @hassanaden6521 3 ปีที่แล้ว +1

    M.a sxb Allah hakuxifdiyo

  • @Maxamedshiine7
    @Maxamedshiine7 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid sxb

  • @AidarosHassan
    @AidarosHassan 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid Zxp

  • @geedimohamoud7719
    @geedimohamoud7719 3 ปีที่แล้ว +2

    Talooyin wangzn
    💯🙏

  • @najuulajecley3010
    @najuulajecley3010 3 ปีที่แล้ว

    Xifdulallah wll 🤴

  • @sadakabdirashid
    @sadakabdirashid 3 ปีที่แล้ว

    Xaqiiq Waaye ❤💯✅

  • @hanadsaiid5639
    @hanadsaiid5639 3 ปีที่แล้ว +5

    Rnt waa arimo in lagu baraarugsanado u baahan mahadsnid wll ayuub 🙏😍💯

  • @amiirainaqaali5612
    @amiirainaqaali5612 2 ปีที่แล้ว

    Thanks bro 💯💯💯💯💯

  • @nimcanabdinourawad9021
    @nimcanabdinourawad9021 3 ปีที่แล้ว +1

    Wlaahi ayuub saajid waa ninka qudha ee i badalay ma qiyaasi karo ayuub saajid qof ka fiican wlaaal wlaahi hadaladaaadu waa i saamayaaan ilaahay haku xafido wll from gobalka raga

  • @aminafarah4681
    @aminafarah4681 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid🙏

  • @promahamedaxmed1274
    @promahamedaxmed1274 3 ปีที่แล้ว

    Waa runta wakhtiga ayuu ilaashanaya oo laweyn ee Maha adiga markaa ka fuq qofka 🙏🙏🙏

  • @amiraturkish9307
    @amiraturkish9307 3 ปีที่แล้ว +1

    Maasha Allah

  • @mohamedalqaaid2437
    @mohamedalqaaid2437 3 ปีที่แล้ว

    SuhaybSaajid ❤

  • @muudhestlovehooyo947
    @muudhestlovehooyo947 2 ปีที่แล้ว +1

    True absolutely 💯👍

  • @user-uy6gx8ru9o
    @user-uy6gx8ru9o 3 ปีที่แล้ว

    Masha alllaaah ayuub ilheey ha ku xifdiyo waxa tahay dhiri galiyehega walal qali mahad sanid

  • @xoglahubotube851
    @xoglahubotube851 3 ปีที่แล้ว +7

    Walaalaheyga somaliyed ilahay hamigada haku rumeyo qof wlbo i caawiya oo subscribe bas iku caawiya

  • @user-md8ln1zr1r
    @user-md8ln1zr1r 3 ปีที่แล้ว +11

    Asc wll ayuub wxan kamid ahy ardeyda kudhqnta mrweliba dhiri gelintada ustd ..lkn wxan kudhbnhy Dhnka wx aqrinta inskto aan wx aqrio blse aqriskeyga madheera ugu yaraan wxaan wx aqriyaa 50 dqiqo cml lkn aniga wxan rbh inn 1saax io wxi kbdn inn aqrio weyna igu adgthy wll mrka caawinaad ahaan mxaad idhhi lhyd🥰🥰

  • @MohamedAhmed-bo7zi
    @MohamedAhmed-bo7zi 3 ปีที่แล้ว

    Wlal suheyb wad mahad sanatahy videoga aad soo dhigatay apowe

  • @shaaficidiiriye1859
    @shaaficidiiriye1859 3 ปีที่แล้ว

    ale haku barakeeyo

  • @mohamedhassan3234
    @mohamedhassan3234 3 ปีที่แล้ว +1

    Ayuub axmed taageera buuxa

  • @ubahmohamoud9226
    @ubahmohamoud9226 3 ปีที่แล้ว +1

    Maansha thanks

  • @jamaadali1488
    @jamaadali1488 3 ปีที่แล้ว

    Thank you

  • @barwaqomuse1111
    @barwaqomuse1111 3 ปีที่แล้ว +3

    Mnzhlh macalin ayub waad mahadasan tahy lakiin daba jecelekoda guurokoda iyo saaxib inaad ka dhigataba aad dhibi kala kulumesa Waayo hadii aad noloshoda udeesan ku deen mayan markad daacada utahen weey ku khayimayaan maraka dad noo casa ayaa jira oo rag iyo dumarabale raali galin isaka daye lagaba hadhimaayo 😄😄♥️jacele noo casa jira miya yaab 🤭🤭

  • @safiyogeedi1066
    @safiyogeedi1066 3 ปีที่แล้ว

    Masha allh sax

  • @abdinajibmohamedfarah4331
    @abdinajibmohamedfarah4331 2 ปีที่แล้ว

    Aad baan ugahelay barnamishyadada dhabti Alaha kubarakeeyo aboowe

  • @mariammohmut7946
    @mariammohmut7946 3 ปีที่แล้ว +3

    Dating counseling ama relatinada raga iyo dumarka badiyaaba soomalidu kama hadlaan
    Shukrn
    Wa waxloo baahanyhy basically diiniyan xitaa iyo si aan u hagaagnoba oon malaayacniga ka baxno...
    Ilaahay haka abaalmariyo siina Horumari

  • @charmarkemouminhhh7184
    @charmarkemouminhhh7184 3 ปีที่แล้ว

    Wa runta wll

  • @filsan7550
    @filsan7550 3 ปีที่แล้ว +5

    Inaad iga hadleeysid aad moodaa waa xariirkii iigu adkaa meel u socdo meel kale Adan garaneyn sun uu ahaa 3 sano oo qasaaro ah😀😀

  • @mandekbashir6161
    @mandekbashir6161 2 ปีที่แล้ว

    Absolutely 💯

  • @amalmusa6230
    @amalmusa6230 3 ปีที่แล้ว

    Manshallah runta

  • @munamohammed579
    @munamohammed579 3 ปีที่แล้ว +1

    ماشاء الله

  • @lefrancaisavecahmed4147
    @lefrancaisavecahmed4147 3 ปีที่แล้ว +2

    Walaal aad ayaad umahadsantay

  • @Amiina_Mohammed
    @Amiina_Mohammed 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsenid huuno

  • @raaqiyacabdilaahi9687
    @raaqiyacabdilaahi9687 3 ปีที่แล้ว

    Hore usoco walaalkey🤴

  • @samiabile9616
    @samiabile9616 3 ปีที่แล้ว

    Definitely true.

  • @marianhassan1160
    @marianhassan1160 3 ปีที่แล้ว

    Mshlh wa hdl dhaxal gal ah

  • @mohameddahirkeynan5446
    @mohameddahirkeynan5446 3 ปีที่แล้ว

    Mashlh

  • @surgerydr2957
    @surgerydr2957 2 ปีที่แล้ว

    Thanks

  • @mohamedosmaan3220
    @mohamedosmaan3220 3 ปีที่แล้ว +7

    10-shey aad inoo sheegtay ustaad kusoo dhaqso

  • @zerpwron8696
    @zerpwron8696 3 ปีที่แล้ว +9

    Thanks for making such video with great message and positiveness..

  • @yusrahassan8520
    @yusrahassan8520 3 ปีที่แล้ว +3

    Kaso hadal nasiibka guurka o kaa xumaday maxaa sabab u ah

  • @nimcaqaliofficial8668
    @nimcaqaliofficial8668 3 ปีที่แล้ว

    Keep gonig

  • @khaalidT7
    @khaalidT7 3 ปีที่แล้ว +6

    Dhiirigaliyaye aan marwalba la socdo waxbadan aan kafaaiday aadban ku salamaya ustaad

  • @sunaarihasan6848
    @sunaarihasan6848 3 ปีที่แล้ว +1

    Mzhllh🥰

  • @amiraturkish9307
    @amiraturkish9307 3 ปีที่แล้ว

    Great

  • @omerdahir1
    @omerdahir1 3 ปีที่แล้ว

    Waa xaqiiq hadalkaga sxb cid beni karta majirto

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 3 หลายเดือนก่อน

    Waa. Waxa. Igu. Dhacaay. Waxaasi. Ixtiraan. Laaga. Amaan. Beena. Waa. Kadaab. Duuli. Ah. No. Love. Luugooyo