Ilaahey caafimaad ha siiyo saaxiibkey ismail aw jaamac jibriil xagar waxaan maqley in uu waashey ilaahayow caafimaad sii ismail aw jaamac jibriil xagar ilaahayow haduu dhintay u naxariiso ameen ameen ameen ameen ameen anigu ismail oo nool waxaan so aaday America i am so really sorry my really farind
Mirihii m.m.qaaqaay laxankii jiim sh muumin laxankii kinsi x.aadan
Ilaahey caafimaad ha siiyo saaxiibkey ismail aw jaamac jibriil xagar waxaan maqley in uu waashey ilaahayow caafimaad sii ismail aw jaamac jibriil xagar ilaahayow haduu dhintay u naxariiso ameen ameen ameen ameen ameen anigu ismail oo nool waxaan so aaday America i am so really sorry my really farind
Cajiib cajiib
Aun ustad jiim shiq mumin wuxu ahay nin aan badalkisa la heli donin iska daa wax kle waxa la waayey nin heestan dib utuma 5gacmood ayuu ahay fara fudeed ilahey uhibeyay akordada idishay cajiiib
Wllhi Nika hadlayo wllhi waxan daremay jiririco waayo codka maxamed saleman aad baan u jeclaaa ustudiyahiisa waxa uu ku yiilay magalada muqdisho gar ahaan xafada baar ubax
Sxb baar ubax kuma yaalee dabka ayuu kuyaalay mahadsanid
2010 Ayaan heestaan aad udhageysan jiray
Heestan waxaan ku xasuustaa saaxiibkey ismail aw jaamac jibriil xagar iyo Nairobi in 1996 in islii waa xaafada somalida islii
Yaa jiim sheekh muumin
waligay ma heestan ma ilaawo waayo waqtiga cajiib ah ayaan soomarey kaligay iyo cidlo iyo sabab caashaq iminka dib inaan u xuso wey iga mudnayd
Aduunyadan lama filankii
Anay igu foorortaa!!!
Tolow ustudiyihii maxamed saleban hale ku dambeyay iyo kedkii canjalada haas
Q34QQ
Yaa heestan so wada qariikara siday u dhigantay
ANIGA
Aroosbaa loo faq daayaa
Deriskaa laga fogeeyaa
Inanbaa fiid la keenaa
Dabadeed fiiqigaa la waayaa
Garo ama ha garan
Yaa jiim
Hala
O