RTD : SKETCH SOMALI ISMOODSIIS ÉPISODE 24

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 132

  • @makoahmed7175
    @makoahmed7175 4 ปีที่แล้ว +11

    Wallee xuriya siwanaagsan bay ujiishay aad baan uga hela filinaanteeda masha Allah I love my country people viva Jabouti I from Seattle Washington 👍😂💚💙💜

  • @makoahmed4274
    @makoahmed4274 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah dadkaykii reer jabouti iyo dalkaygaba waan uxiisooday waan jeelahay Allaha xifdiyo odayguna sifiican buu umatalay 😂😂😂👍💚💜💙

  • @fatouabdourahmanjoe2029
    @fatouabdourahmanjoe2029 5 ปีที่แล้ว +6

    Machallah mamo xuriyo wallahi wa jilayaad wayn xoog ayan ujecelahay filinkaba iyadaa shidaysaa big respect

  • @ahmedmahad6787
    @ahmedmahad6787 5 ปีที่แล้ว +8

    Reer djibouti dad hibo u leh wax mataaladah 🙌🙌❤️❤️

  • @farhiomudei2829
    @farhiomudei2829 4 ปีที่แล้ว +7

    Kkkkkkk wlhi ruwaayad aan jeleeystay walaalaheyna reer jabuuti Allaha idiin barakeeyo noo soo badiya

  • @hodohajji5540
    @hodohajji5540 5 ปีที่แล้ว +41

    Kkkkk Astaqfurillaah wlhi waa
    Jileen Reer Jabouti one love
    Ilmadeerayaal waa dad funny
    Ah maa shaa Allah 😂😂😂😂

  • @guledahmed8545
    @guledahmed8545 5 ปีที่แล้ว +22

    Islaanta ubax ku matalaysa, hadii matalaada lagu bixin lahaa bilad waa in iyada lasiiyaa. Jili ogaa

    • @rahmaadan5053
      @rahmaadan5053 5 ปีที่แล้ว +4

      Islaan taa darteed ban udaawadaa xuriyo waa khatar

    • @AbdiraxmanCumar
      @AbdiraxmanCumar 4 ปีที่แล้ว

      guled ahmed waa runtaa sxb

    • @queenhamda1630
      @queenhamda1630 4 ปีที่แล้ว

      Wa runta si Qatar ah ayay u matalaysaa

  • @sirtanolasha9552
    @sirtanolasha9552 5 ปีที่แล้ว +9

    Kkkk biris caano lagu biyeey maba arkine kkkkkk mamadu waa fani

  • @aminanurani6601
    @aminanurani6601 4 ปีที่แล้ว +3

    Waan quslay caasho qushi bariiska ha u kariso

  • @Yuna-dk3gi
    @Yuna-dk3gi 5 ปีที่แล้ว +8

    Abahay dabadi ban dhashay 😂😂😂 walahi wan qoslay

  • @nagiibyusuf4834
    @nagiibyusuf4834 5 ปีที่แล้ว +16

    Run run baad moodaaba ree jabouti waa ruwayad

  • @mustafeabdulahi1164
    @mustafeabdulahi1164 5 ปีที่แล้ว +16

    Reeer jabuuti ruwayadoodu run ayaalamooda

    • @djiboutimyhome2867
      @djiboutimyhome2867 5 ปีที่แล้ว +1

      Kkkkkkk

    • @ssdisse6701
      @ssdisse6701 5 ปีที่แล้ว +3

      Dee waa wax la bartay sxp.waa shaqaadoodi atoorayashu ay si fiican u sameeyeen.

    • @khadraayan2909
      @khadraayan2909 4 ปีที่แล้ว +1

      @@ssdisse6701 🤣🤣

    • @soumeyamahamoud479
      @soumeyamahamoud479 3 ปีที่แล้ว +1

      Ruwaayada dhabtu waa sidaa jilayaal weeyn baa matalaya

  • @anababuukar7341
    @anababuukar7341 5 ปีที่แล้ว +13

    Reer Djibouti. 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯❤❤❤💕🇩🇯🇩🇯 Walahi waa jileysa walalaheyn❤

  • @raagedirir9171
    @raagedirir9171 5 ปีที่แล้ว +17

    wagii gobanimo doonka ayaan Frances ka rag kalaayay waa sheeko qof wayn lagu qancinkaro hhh waan iibsaday midhkaa

    • @abdisallan
      @abdisallan 5 ปีที่แล้ว

      Hhhhh hadal nin wayen weeyan 😂😂😂😂

  • @fmohamud2237
    @fmohamud2237 5 ปีที่แล้ว +3

    Lol heheh I love this reer Djibouti 🇩🇯 ❤️❤️❤️

  • @mumtaazcfalifaarax8061
    @mumtaazcfalifaarax8061 5 ปีที่แล้ว +4

    Labadoodaba waa la dilay markaasay dhahayan waan iska celinay

  • @rayadhawa7826
    @rayadhawa7826 ปีที่แล้ว

    Xoriyo nolow , bravo 👏👏👏

  • @qalbidhayasomaligirl7746
    @qalbidhayasomaligirl7746 5 ปีที่แล้ว +5

    Dagaalki 3aad ee aduunka😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @wacanmadar7409
    @wacanmadar7409 5 ปีที่แล้ว +15

    Islaanta waaba la dakhtaray wajiga nabar run ah baa ku yaala

    • @martinmawlid779
      @martinmawlid779 5 ปีที่แล้ว +1

      Roda Osman haa waa ruun waliba gacanta runbey uga jaabtey 😂😂😂

    • @khadraayan2909
      @khadraayan2909 4 ปีที่แล้ว +1

      Haa huno accident ruun ayay gashay

  • @zahrabuule136
    @zahrabuule136 5 ปีที่แล้ว +8

    Alla xuma ninku kulaha wa laygu khasbay oo 11sano ayey iga weeyntahay

  • @MariyanMahammed
    @MariyanMahammed ปีที่แล้ว

    Houriyaa❤

  • @malikamedia7580
    @malikamedia7580 5 ปีที่แล้ว +6

    Ubax laanteed waa abaar

  • @invisiblehandsmaliby3266
    @invisiblehandsmaliby3266 5 ปีที่แล้ว +16

    From Somaliland,Eid Mubarak walaalaha aanu jaarka Nahay Reer jabuutigu waaa wada caraabaad walh Frances ka waxa nakala soomaray miyaad ogtahy ! anigoo yar oo kurayah ayaan ramiimka kaga dhigy lol

  • @qisasduniya1053
    @qisasduniya1053 5 ปีที่แล้ว +6

    😂😂😂😂 odeyga lagactisa gabadhan u so gursadey aya kala kicin raabta

  • @abdihakiimahmedahmed5138
    @abdihakiimahmedahmed5138 5 ปีที่แล้ว +2

    Kkk, Kkk, fani , wow waan ku quslay runtii.

  • @keyfqali4448
    @keyfqali4448 5 ปีที่แล้ว +6

    reer jibutigu waa xarabo miran

  • @ikrammahmad2158
    @ikrammahmad2158 ปีที่แล้ว

    Xuriyo quruxy love u

  • @somayaaxmed8162
    @somayaaxmed8162 5 ปีที่แล้ว +3

    Hhhhhhhhhh kkkkk wanka helay waa waano cajiiba

  • @nasraomar2682
    @nasraomar2682 5 ปีที่แล้ว +5

    Hhhhhhhhhhhh dagaalkii aduuunka hhhhhhhhhhh

  • @fartunsid1915
    @fartunsid1915 5 ปีที่แล้ว +2

    Ubaah waa top

  • @zureer5014
    @zureer5014 5 ปีที่แล้ว +3

    Alla xuMaaa HinazuHu😔

  • @anissaharbi9962
    @anissaharbi9962 4 ปีที่แล้ว +1

    Ramadan Moubarak

  • @invisiblehandsmaliby3266
    @invisiblehandsmaliby3266 5 ปีที่แล้ว +1

    Alaaaay manooooli walaaahi kkkkkk😅😅😅😅😅

  • @ayanakamuraofficielle8302
    @ayanakamuraofficielle8302 5 ปีที่แล้ว +15

    Wagii gawonimo doonka ayaan kalayay galoo😂😂

  • @nassererictube5632
    @nassererictube5632 5 ปีที่แล้ว +3

    Kkk astaqfurillah wlhi kal iyo laab ayn uuqoslay waa leygu qabsaay kuye

  • @nabilhoussein5083
    @nabilhoussein5083 5 ปีที่แล้ว +7

    Dagalki labad ee aduunka ka dhacay kkk 2 xaasle raaxo uma taalo

    • @fartunabdi9052
      @fartunabdi9052 5 ปีที่แล้ว +2

      Ubax dagaalkaga caadi maaha odayga rif

  • @xaliimocumar3475
    @xaliimocumar3475 5 ปีที่แล้ว +12

    Hinaaasihiiba xadka ka saray islaanta caqligeeda maba jooga

    • @mumtaazcfalifaarax8061
      @mumtaazcfalifaarax8061 5 ปีที่แล้ว +1

      Dumarka dhanba waa sidaaaaaa

    • @xaliimocumar3475
      @xaliimocumar3475 5 ปีที่แล้ว

      @@mumtaazcfalifaarax8061 maha dumarkoo dhane mar mar baa caqli lagu dara

  • @fuaadomerdheere3260
    @fuaadomerdheere3260 5 ปีที่แล้ว +11

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
    Djibouti and Somaliland are brothers from the republic of Somaliland specifically Hargeisa city 👉💕💕👈👈👈👈👈👆👆

  • @hannaabdallla6338
    @hannaabdallla6338 5 ปีที่แล้ว +1

    Waan ku jeclyahay hh gaaalo ka laaayay farnsiiska hhh

  • @mustaphemanafezto1586
    @mustaphemanafezto1586 5 ปีที่แล้ว +8

    Sowdigiilahaa naa qaniinyada igadaaaa😂😂😂😂

    • @sucdiqurux5829
      @sucdiqurux5829 5 ปีที่แล้ว +3

      Naagtii isagoo jiifa garacsay buuleyahay wanigii garacy oday gabdh iska dhisaya faan badana

    • @mustaphemanafezto1586
      @mustaphemanafezto1586 5 ปีที่แล้ว

      @@sucdiqurux5829 😂ha sister

    • @tiinachannel2964
      @tiinachannel2964 5 ปีที่แล้ว

      mustaphe MANA FEZTO hhhhtthhhh

  • @fadumobeshirosman7793
    @fadumobeshirosman7793 5 ปีที่แล้ว +2

    Alla masera waynin o ma yaqan

  • @zuwaaraahmed6059
    @zuwaaraahmed6059 4 ปีที่แล้ว +5

    😂😂😂😂😂😂 reer jabuti wax riwayad kaga jiliin fican ma arkin

  • @sabirinamohamed5380
    @sabirinamohamed5380 4 ปีที่แล้ว +1

    ubax dhaawaca ku yaal matalaad maaha wejigeda namar run ah ayaa ka muuqda

    • @mogayussuf7040
      @mogayussuf7040 3 ปีที่แล้ว

      haa hun shil gaadhi bay gashay ruwayada dhexdeeda ayado matalaysa waaba run

  • @IiroonHaji
    @IiroonHaji 5 ปีที่แล้ว +2

    maseerku marban madaxa dhan isaga xiire wlh allo ino yasir

    • @abdirahmanahmed8786
      @abdirahmanahmed8786 5 ปีที่แล้ว

      Wlo marka maad foolxumanin aad madaxa aad xiirty

    • @mumtaazcfalifaarax8061
      @mumtaazcfalifaarax8061 5 ปีที่แล้ว

      Waad rooned madax lee hadii ku ekaysay alx

    • @idirisfarah335
      @idirisfarah335 5 ปีที่แล้ว

      Armaad saa timihi kuwayday mise waa ku soo baxen 😆😆😆

    • @shaakirmohamed4304
      @shaakirmohamed4304 5 ปีที่แล้ว

      @@idirisfarah335 dhukuro🤣🤣

  • @abdisalaanbulshawi5239
    @abdisalaanbulshawi5239 5 ปีที่แล้ว +3

    Qosalal weyan 😂😂😂😂😂😂

  • @somalighosht999
    @somalighosht999 5 ปีที่แล้ว +3

    Hhhhhhhhhhhh xeerka qoyska kulaha wa in aay ogalata islantu hhhhhh tallo keen

  • @majortuure1822
    @majortuure1822 4 ปีที่แล้ว

    Habarta hoyadeed bay la maseertay dhilo dhilo dhashay kķk aabahaa ka xishood

  • @ayaanosman4002
    @ayaanosman4002 5 ปีที่แล้ว +1

    Wan ku jecelyahy maaha 😂😂

  • @abdirizakmd9711
    @abdirizakmd9711 5 ปีที่แล้ว +2

    Meel fican ayey wax marayan

  • @ayanosman8097
    @ayanosman8097 4 ปีที่แล้ว

    Waa runtu nimankii waashe gunta ka dhaca ku dheh

  • @leishadjama759
    @leishadjama759 5 ปีที่แล้ว +1

    Hahhahhah wala iska rifeey kan fatalka u daraan

  • @rexamin
    @rexamin 5 ปีที่แล้ว +2

    Funny 😄

  • @zinaqurux
    @zinaqurux 6 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂👌❤️

  • @ciisacabdijamac2016
    @ciisacabdijamac2016 5 ปีที่แล้ว +4

    Hhhhhh way iga wayneyd wanna laygu qasbay kullaha inogu kuray ah

    • @baylehaliali5569
      @baylehaliali5569 4 ปีที่แล้ว

      hhhhhh man this Hajı knows how to manipulate words walahi

  • @muktarmahamed3074
    @muktarmahamed3074 3 ปีที่แล้ว

    Hhhhhhhhhhhh
    Djabouti noolaada

  • @mumtaazcfalifaarax8061
    @mumtaazcfalifaarax8061 5 ปีที่แล้ว +2

    Haday ku bilowday meqa aqalbaad ledahay naguhu iinan darana

  • @Hiildumarchnel
    @Hiildumarchnel 5 ปีที่แล้ว +4

    Hhhh cawa qosol iguma harin wlh

  • @yussufbishar3979
    @yussufbishar3979 ปีที่แล้ว

    Mamadan qaninyada ayey kufiicantahay🤣🤣🤣🤣

  • @YasminAli-ci7do
    @YasminAli-ci7do 2 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂❤❤❤❤

  • @abdifatahnabil
    @abdifatahnabil 5 ปีที่แล้ว +1

    Kkkk
    Inaba caadi maha

  • @zahrabuule136
    @zahrabuule136 5 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkkk waa il wXa sas i gly

  • @muktarmahamed3074
    @muktarmahamed3074 3 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @magaalotuulo5875
    @magaalotuulo5875 5 ปีที่แล้ว +2

    odaygu waa inuu guriga kaguuro. kan waa la soohelayee

    • @fartunabdi9052
      @fartunabdi9052 5 ปีที่แล้ว +1

      Caawo riwaayada wad.nuguyarayseen

  • @majortuure1822
    @majortuure1822 4 ปีที่แล้ว

    Odaya go aan maleh xoolah

  • @rahmaali2050
    @rahmaali2050 5 ปีที่แล้ว +1

    Odaygi sokan cadadaye karaystay xajiyadi Ubax ahayed

  • @najah.mahamed5515
    @najah.mahamed5515 5 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkk alla mxn qoslay

  • @ahmedabdillahi3550
    @ahmedabdillahi3550 ปีที่แล้ว

    😰😯

  • @madinacawse8130
    @madinacawse8130 5 ปีที่แล้ว

    Hhhhhhhhhhh waan ku qoslay

  • @foosiyaibrahim4722
    @foosiyaibrahim4722 2 ปีที่แล้ว

    🤣🤣😂😂

  • @mustaphemanafezto1586
    @mustaphemanafezto1586 5 ปีที่แล้ว +2

    Wuu kaa aplak dary maheloayo adookle😂

  • @Liliazb
    @Liliazb 5 ปีที่แล้ว +2

    😂😂😂😂😂😂

  • @maymuunabdullahi4084
    @maymuunabdullahi4084 5 ปีที่แล้ว

    Waa la iguqasbey buu dhahey 11 bey igaweyn kulhaaa 😁😁😁

  • @hiboaden3695
    @hiboaden3695 5 ปีที่แล้ว +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @abdikanimedia205
    @abdikanimedia205 4 ปีที่แล้ว +1

    Ilove💋💋💋💋💋💋💋reer jabuuti subscribe igu caawiya

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkkk

  • @wardahaibe7691
    @wardahaibe7691 5 ปีที่แล้ว

    Alla waata ku raficisay odaygi iyo naagtiisi hhhhh walle ubax w balaayo hinaasuhu shaw w balaayo

  • @YasminAli-ci7do
    @YasminAli-ci7do 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤😂😂😢😢😢🌍🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻😁

  • @abdisalaanbulshawi5239
    @abdisalaanbulshawi5239 5 ปีที่แล้ว +2

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @aminahaji3194
    @aminahaji3194 5 ปีที่แล้ว

    Makhluqad 😂

  • @waxwali4347
    @waxwali4347 5 ปีที่แล้ว +2

    Halkan Kala soco Ruwaayado ku xiiso galiya
    th-cam.com/video/ndqPzqHf-M0/w-d-xo.html

  • @qalinaciimaaadan3401
    @qalinaciimaaadan3401 5 ปีที่แล้ว +1

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @hannaabdallla6338
    @hannaabdallla6338 5 ปีที่แล้ว +1

    Wxaa ka yabay nagaha jobuti nagta marka lala gursado nagahay ku dulan. Naag nag waxba kama qadaysee cidna cid kama xog bada naa nimanka iska celiya iska erya hadu idinka daba kenay ama isga taga ama iska cayriya maxa nag idin waxba ka qadi karin ugu ordaysan

    • @samirasouleyman6247
      @samirasouleyman6247 4 ปีที่แล้ว +1

      Nagaha oo kudhan maha haqaldamin wa nagaha qar dadku isku mid ma ahan wll

  • @safiodool1888
    @safiodool1888 5 ปีที่แล้ว +2

    kkkkkkkkk

  • @bambinoabdishakur5129
    @bambinoabdishakur5129 4 ปีที่แล้ว

    Hhhh🤣😂😅

  • @asyabiofficials9513
    @asyabiofficials9513 5 ปีที่แล้ว

    Wan idin xisey

  • @somaliyalove3997
    @somaliyalove3997 5 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkkk 😂😂😂😂😂

  • @YasminAli-ci7do
    @YasminAli-ci7do 2 หลายเดือนก่อน

    😭😭😭😭🌍😭😭😭😭😭😭🤣😁😁❤❤❤

  • @farhiamali4693
    @farhiamali4693 5 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkkk

  • @haniguure4166
    @haniguure4166 5 ปีที่แล้ว +1

    iga libir maxa laga wada

  • @AyaanQali-id1mg
    @AyaanQali-id1mg ปีที่แล้ว

    𝙺𝙺𝚔𝚔𝚔𝚔𝚔𝚔𝚔 𝚠𝚊𝚊𝚕𝚊 𝚒𝚐𝚞 𝚚𝚊𝚜𝚋𝚊𝚢 𝚔𝚞𝚕𝚊𝚑𝚊𝚊😂😂😂😂😂

  • @anissaharbi9962
    @anissaharbi9962 4 ปีที่แล้ว

    Ramadan Moubarak

  • @fadumobeshirosman7793
    @fadumobeshirosman7793 5 ปีที่แล้ว +2

    Kkkkkkkk

  • @MaZaGY1000
    @MaZaGY1000 5 ปีที่แล้ว

    😂😂😂