RTD : SKETCH SOMALI ISMOODSIIS ÉPISODE 12

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 50

  • @guled_ansaari1525
    @guled_ansaari1525 5 ปีที่แล้ว +16

    Mnsha allah jbouti waa m meeshay ruwaayad aslkeed katimid❤️☝️

  • @abdihakimbuubi8410
    @abdihakimbuubi8410 5 ปีที่แล้ว +1

    Top ruwayadaha jabuuti hadaL maleh 🙏🏻🙏🏻🙏🏻

  • @calasoabdi7615
    @calasoabdi7615 5 ปีที่แล้ว +15

    hhhhhh rer djabuti dad aan jeclahay walashiin from muqdisho mar waan iman insha allah

    • @ubahyabal4948
      @ubahyabal4948 5 ปีที่แล้ว

      Calaso Abdi salama Aleikoum huno Calais Abdi you are well come.Im from Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯

    • @AhlamDegaan-ri6ob
      @AhlamDegaan-ri6ob 11 หลายเดือนก่อน

      Diyar welcom

  • @AxmedApdi6789
    @AxmedApdi6789 5 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi dhaawacu waarun islaanta

  • @mohamedabdirahman4208
    @mohamedabdirahman4208 5 ปีที่แล้ว +8

    Wxan ka bqaya
    In islaantu riwaydan ku dhex walato
    iminka caadi ma jiree

  • @hannaabdallla6338
    @hannaabdallla6338 5 ปีที่แล้ว +5

    Mamada runrun bay u dhawacan tahay maskiin ilahay ha cafiyo

    • @quruhduumaar227
      @quruhduumaar227 5 ปีที่แล้ว +1

      Kkkkk

    • @fafasara2936
      @fafasara2936 5 ปีที่แล้ว +1

      Waa run shil gaari bay gashay wakhtigan ayagoo matalaaya qaybtan

    • @hannaabdallla6338
      @hannaabdallla6338 5 ปีที่แล้ว

      @@fafasara2936 alaha cafiyo sister

  • @YasminAli-ci7do
    @YasminAli-ci7do 17 วันที่ผ่านมา

    😂😂❤❤❤❤❤❤❤

  • @habonwarsame3195
    @habonwarsame3195 5 ปีที่แล้ว

    Reer jabuti waa dad wad maseer badan waan balwad maseer kabadn

  • @fayywithlove9254
    @fayywithlove9254 4 ปีที่แล้ว +1

    Tusbiyanad waxay

  • @fadxanasiib6641
    @fadxanasiib6641 5 ปีที่แล้ว

    Raga reer jabuutiga nagahoda kaa WA wayno kana buuran ragu Waa saxar cml

  • @fafasara2936
    @fafasara2936 5 ปีที่แล้ว

    Qanjaafey...tukale lama hadleyso

  • @rexamin
    @rexamin 5 ปีที่แล้ว

    Lacagti wiilka buulo noqotay 😂😂

  • @ibnubacays8063
    @ibnubacays8063 4 ปีที่แล้ว

    Maamadu wlhi waa funy hadliba maayo haduu hadalkayga ku seexanayo kulahaa

  • @bureeqayasin544
    @bureeqayasin544 5 ปีที่แล้ว

    oo islaantii ubax waa dhaawacantaye matalaad iga dheh

  • @AxmedApdi6789
    @AxmedApdi6789 5 ปีที่แล้ว +1

    Islaantu wey sii fool xumaatey dhaawaceda kkkkkkkk........

  • @morganmorgan1564
    @morganmorgan1564 4 ปีที่แล้ว

    War nio

  • @ayaanidil9254
    @ayaanidil9254 5 ปีที่แล้ว +4

    Wadooyinka maxaa lo dhisiwayay
    Max Ku dhacay madxwayne ismaciil omar

    • @kaafiyasaid1812
      @kaafiyasaid1812 5 ปีที่แล้ว

      Wll way dhisan yihiin lkn karteyada sidaa wll

  • @hanahana-ui7cj
    @hanahana-ui7cj 4 ปีที่แล้ว

    quruxeey xaalqaado

  • @hamdamohammed1225
    @hamdamohammed1225 5 ปีที่แล้ว

    Islaantu xishoon mayso hhhh inanka ay soddohda uu tahay Ayey tusaysa bawdyaheeda hhh waxay ku waalatay waan qurux badana hay hhhh Way gaboowday misey maseer uu dilay kkkk Alle haku sahlo

  • @rashiidaxmed2166
    @rashiidaxmed2166 5 ปีที่แล้ว

    Riwaayada reer jabuuti ma Shidan baaa

  • @qqqqqq2863
    @qqqqqq2863 4 ปีที่แล้ว

    Maxaa ku dhacay xoriyo nabarku waa run

  • @barwaqochanle84
    @barwaqochanle84 5 ปีที่แล้ว +1

    Dhawaco wa dhap alle ha cafiyo

  • @marwoaqbal2329
    @marwoaqbal2329 4 ปีที่แล้ว

    Islaanta maxa dilay naburku wa run😭😂

  • @arawelomakufto8460
    @arawelomakufto8460 5 ปีที่แล้ว

    Reer djbout aqaladodu ma sidan bay u dhistaan

    • @kaafiyasaid1812
      @kaafiyasaid1812 5 ปีที่แล้ว

      Haa wll wayo waa meel kulul lkn meshan waa karteyada

    • @ayuuzha9404
      @ayuuzha9404 5 ปีที่แล้ว

      Kaafiya Said - karteyada maxa kawadaa wll iifasir adoo mahadsan abayo

    • @kaafiyasaid1812
      @kaafiyasaid1812 5 ปีที่แล้ว +1

      Wll waxay uyaqanan xafadaha kartega

  • @hiboaden3695
    @hiboaden3695 5 ปีที่แล้ว

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😂😂😂😂😂

  • @ayanakamuraofficielle8302
    @ayanakamuraofficielle8302 5 ปีที่แล้ว

    Kkkkkk

  • @asmaomar280
    @asmaomar280 4 ปีที่แล้ว

    @

  • @asmaabdi7936
    @asmaabdi7936 5 ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂