RTD : SKETCH SOMALI ISMOODSIIS ÉPISODE 15

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 30

  • @halimoelmiabouker4470
    @halimoelmiabouker4470 ปีที่แล้ว

    BRAVO HORIYO BIEN DIT MAAAHA WADDII YO DAALLARRRR KOUKARISSAYYYY MAWAAAAHAABA MASSERRE HORIYOWOOOO WARRRHODD GOULED CHIRGOLLEBEYHAAYYYY

  • @alisalax5279
    @alisalax5279 4 ปีที่แล้ว +1

    Maamadu habka ay u mataleeyso ruwaayda waxaa la mooda run kulahaa wax unbaa i hormaraya aad baan uga helay 😎👌👌 🇸🇴🇩🇯

  • @kafiyahassan5793
    @kafiyahassan5793 5 ปีที่แล้ว +7

    maamadu si aan caadi ahayn Bay ujishay maseerka

  • @HARGEISAH
    @HARGEISAH 5 ปีที่แล้ว +20

    Dhamaan shacbka jibouti salaan diiran iga guddooma oo Hargeisa aan idinkala soo holoday.

    • @hochehassan4531
      @hochehassan4531 ปีที่แล้ว

      Waan ka guudonay garabkayagi somaliland Big love ❤

  • @iltiredoualedirecteur
    @iltiredoualedirecteur ปีที่แล้ว

    Islantanii waa faarid.farid farid.

  • @halimoelmiabouker4470
    @halimoelmiabouker4470 ปีที่แล้ว

    Horiyo.masser hinastayyyy ki tu ACHETER le Vetement mahaa koukatissayy pasta daaahaa iyo waadiiii ki t as ACHETER le vetement kkkk.WALLA HAWLA WALLA QUWWATIII WARHOW GOULED MAAA CHIRGOLLABAA KKKKK

  • @ibnubacays8063
    @ibnubacays8063 4 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi maamada waa qosol miidhan kulahaa waxba iga dhex muuqda😂😂😂😂😂🤘

  • @hodanali4800
    @hodanali4800 5 ปีที่แล้ว +5

    Iska ralahow way igasibatay dee😅😅😅

  • @cadhilaxmed6210
    @cadhilaxmed6210 4 ปีที่แล้ว +1

    Ileen Maseerka lasheega waa iska yelyel

  • @iltiredoualedirecteur
    @iltiredoualedirecteur ปีที่แล้ว

    Likee

  • @ladaneey509
    @ladaneey509 4 ปีที่แล้ว

    Ma islaantadu ka buuranyahy dibigu mise wa la egyahay 😂😂😂

  • @shariifahmed868
    @shariifahmed868 4 ปีที่แล้ว

    Anu ma macamustan casha qushidaban ibsada😅😅😅😅

  • @alwayslearn8835
    @alwayslearn8835 4 ปีที่แล้ว

    Maamadu sidey u maseertey waxan soo xasuustey qalanjadeydi aheey ah 😂😂😂😂

  • @zosomanechenal4040
    @zosomanechenal4040 4 ปีที่แล้ว

    Allaha idin daayo

  • @abdoharage4673
    @abdoharage4673 4 ปีที่แล้ว

    Dawada wajikga kada mama

  • @kafiyahassan5793
    @kafiyahassan5793 5 ปีที่แล้ว +3

    Runbaabad modaa hhhhh

  • @iltiredoualedirecteur
    @iltiredoualedirecteur ปีที่แล้ว

    À svuivre

  • @arawelomakufto8460
    @arawelomakufto8460 5 ปีที่แล้ว +2

    Sheekada masayrka si fican bay u jishay maamadu

    • @fartunabdi9052
      @fartunabdi9052 5 ปีที่แล้ว +1

      Reerjabuti waxan idinkadawana muqdisho.horay usocda riwaayada runban modaa

  • @edebsanabdi8680
    @edebsanabdi8680 5 ปีที่แล้ว +2

    Kkk waxba ma dhacay meesha

    • @HARGEISAH
      @HARGEISAH 5 ปีที่แล้ว

      Ķkkk, sow ma aragtida inbti

  • @martinmawlid779
    @martinmawlid779 5 ปีที่แล้ว +2

    Horta islanta mamada maa ruun baa lodiley wamaxay nuurada biil bey sidata . Sincèrement je pense qu'elle a été agressé pour de bon 😂😂😂😂😂

    • @saynabahmed7504
      @saynabahmed7504 3 ปีที่แล้ว

      Haa shil bay gashay gaadhi baa la dhacay

  • @samiyodarawal2938
    @samiyodarawal2938 5 ปีที่แล้ว +1

    Wax ayaa iga dhex muuqda hhh

  • @ismailhusienaliruicosta
    @ismailhusienaliruicosta 4 ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @kafiyahassan5793
    @kafiyahassan5793 5 ปีที่แล้ว

    Caadi maha 👌

  • @samiyodarawal2938
    @samiyodarawal2938 5 ปีที่แล้ว +1

    Mamada was maseer caadi ahhhhhh

  • @nemorachid9992
    @nemorachid9992 5 ปีที่แล้ว

    Kkkk wadi