RTD : SKETCH SOMALI ISMOODSIIS ÉPISODE 11

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ส.ค. 2024

ความคิดเห็น • 38

  • @abdiwarsame6229
    @abdiwarsame6229 5 ปีที่แล้ว +5

    Tobankii dambe ayaa lagu jiraa kuwii ka faa’idaysta Allaah ha inaga yeelo Aamiin Aamiin Aamiin

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 4 ปีที่แล้ว +2

    Labadaan nin oo gowlaysatada ah baa qosol igu dilay oo turufo toorayaal ah. ayagoo kumanaan ah bay joogaan baan filayaa.

  • @ayuuzha9404
    @ayuuzha9404 5 ปีที่แล้ว +3

    Mamada yaa garaacay run run baaba loo dilay indhihii baa bararay - best film wlh horay usocda

    • @wacanmadar7409
      @wacanmadar7409 5 ปีที่แล้ว +2

      Waanba yaabay matalaada ayay u raaciye miskiinta

  • @idilraliyaabdo7800
    @idilraliyaabdo7800 5 ปีที่แล้ว +3

    Kkkkkk mama xuriyo wada naga qoslisey Allah ku xafido

  • @YasminAli-ci7do
    @YasminAli-ci7do 17 วันที่ผ่านมา +1

    😂😂😂😂❤❤❤😂

  • @dekainaibrahim8750
    @dekainaibrahim8750 4 ปีที่แล้ว

    Omg so funny I like this mama😂😂

  • @shemunabeauty6534
    @shemunabeauty6534 5 ปีที่แล้ว +13

    Inta reer jabuti jecl sidaydo kale plz subscribe isar my Channel

  • @imaanali4723
    @imaanali4723 4 ปีที่แล้ว

    Very funny can't stop laughing😂..i love this mama

  • @kaligiiduulofficialmedia583
    @kaligiiduulofficialmedia583 5 ปีที่แล้ว +1

    Waa dad mashaqeyste ah oo shaxaad ku nool.

  • @idirisfarah335
    @idirisfarah335 5 ปีที่แล้ว +2

    Islaantani masayr bay 100 keentay

  • @AmbouliMedia
    @AmbouliMedia 3 หลายเดือนก่อน

    Idina tacab idinkuma yarayn ana riyo igumay yarayn. Xildhibaanki riyooday. Lol

  • @mohamedabdirahman4208
    @mohamedabdirahman4208 5 ปีที่แล้ว +1

    Oo islaanti way xumaate
    Islaanta in caadi loo dilay bad moda
    Sawkuwan indhihi barareen

    • @minahersi4086
      @minahersi4086 5 ปีที่แล้ว

      Haa islanta cadi bay wax ugu dhacen matalada filmks iyo shilka gadhay ba isku beegmay

    • @mohamedabdirahman4208
      @mohamedabdirahman4208 5 ปีที่แล้ว

      @@minahersi4086
      Waa suurta gal in wax ku dhaceen

  • @faatimoaxmed1564
    @faatimoaxmed1564 5 ปีที่แล้ว

    Ooo rurumeey ay u dhawaacan thy maaha

  • @jamiilachannal3616
    @jamiilachannal3616 5 ปีที่แล้ว

    Islanti run run ayuu nabar ugaray wajiga bararay

  • @amishaali1095
    @amishaali1095 5 ปีที่แล้ว +5

    Subxanallah 🙈 oo sowda caadi u burburdaay filim miyaa taani mise waa ruun yaabe 😳

    • @hannaismail4482
      @hannaismail4482 5 ปีที่แล้ว +1

      Aniguba waan yabnahy

    • @ayanakamuraofficielle8302
      @ayanakamuraofficielle8302 5 ปีที่แล้ว +2

      @@hannaismail4482 siida aya wx loo jiila misa waalayska amuusa

    • @ayuuzha9404
      @ayuuzha9404 5 ปีที่แล้ว

      Anba waan yaabay wlh

    • @amishaali1095
      @amishaali1095 5 ปีที่แล้ว +1

      Anakaa wax araagnay waalee kani waa filimadi Hollywood kaa😂😂😂😂

  • @majortuure1822
    @majortuure1822 4 ปีที่แล้ว

    Alle maxee habartu waalatay habar jinka ah

  • @ismailhusienaliruicosta
    @ismailhusienaliruicosta 4 ปีที่แล้ว

    naagtu mu guursaday😂😂😂

  • @asmyhoussein9344
    @asmyhoussein9344 4 ปีที่แล้ว

    Hahahahahaha

  • @abdikanimedia205
    @abdikanimedia205 4 ปีที่แล้ว

    Asc

  • @mcnbadanhooyadeey3831
    @mcnbadanhooyadeey3831 5 ปีที่แล้ว

    Kakakaka wajaqaha maxaa laga wadaa

    • @ssdisse6701
      @ssdisse6701 5 ปีที่แล้ว

      Waa hortaada ayaa la dhaha.

    • @truecomment3650
      @truecomment3650 4 ปีที่แล้ว

      Xamdi Jamac anba saas baan u garan waayey laakiin waxaan mooday in XANAAQA laga wado.

    • @umucamaaroficial393
      @umucamaaroficial393 3 ปีที่แล้ว

      Wad,walaty,weyaan

  • @iltirehfouinymouhid7227
    @iltirehfouinymouhid7227 5 ปีที่แล้ว

    Sketch trop rigolo, plein de comédie ... Mais, trop de "placement tue le placement" .

  • @hannaabdallla6338
    @hannaabdallla6338 5 ปีที่แล้ว +1

    Naag ka foolxun inuu gursada ku roon😂😂😂😂 isgu folxumadiisa ma arko miyaa