New film ''CABUQA SIYASADA'' PARTI 1 | Djib medias Production.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024
  • New film ''CABUQA SIYASADA'' PARTI 1 | Djib medias Production.
    ✅Like 💬Comment ⤴️Share

ความคิดเห็น • 72

  • @abdallaahmed9032
    @abdallaahmed9032 4 ปีที่แล้ว +14

    Rashiid nur waa funny ku yiri ey ban iibsaday 🤣🤣🤣
    Aad bn idin salaamayaa reer jabuuti noolooda cadawgiin hajabo 💙💙🇸🇴🇸🇴 🇩🇯🇩🇯♥️♥️

  • @MohamedAli-jo2tn
    @MohamedAli-jo2tn 4 ปีที่แล้ว +11

    Asxaab badan oo reer djabouti ah ban lahaan jiray marki la weynaaday waan Kala lunay laakiin qaabka ama lahajada afsomaaliga ay ku hadlin ban Aad u jeclaa sii aan usoo xasuuto ayaan u daawada filimaanta reer djabouti

  • @muktarmahamed3074
    @muktarmahamed3074 3 ปีที่แล้ว +2

    Filimada reer djabouti waa kuwa ugu horeeya

  • @ahmade.h5660
    @ahmade.h5660 4 ปีที่แล้ว +8

    Allaa mama fadun duaale noolow inbadan
    Boqorada fanka Djibouti

  • @matanibnujibril1601
    @matanibnujibril1601 9 หลายเดือนก่อน

    Dhexdaa ayuu ku bakhtiyaas tareenku

  • @Halgan396
    @Halgan396 4 ปีที่แล้ว +5

    Maman Boukao dhaga hadalka ka daya

  • @AlladiiPodcast
    @AlladiiPodcast ปีที่แล้ว

    Xoog bu u qaylay.

  • @shantakundishay2425
    @shantakundishay2425 3 ปีที่แล้ว

    iidooooooor jeebka loo naqaseeyay ayuunbaan meesha ooga jeedaa ee Khadra Abeeso iyo Mafeedhihii Axmaarkiii ina geele adeerkiina guleed Alle ma guuleeyo waa wadanka isbadal allaha faraj ha u furo waylahadheen xaafaduye

  • @franceroche607
    @franceroche607 4 ปีที่แล้ว +2

    Meilleur comédien Djiboutien Osman nolow

  • @abdim.m.q3127
    @abdim.m.q3127 4 ปีที่แล้ว +7

    Riwaayad lagu difaacayo kaligii taliye ismaaciil cumar geele

    • @ahmedadi1182
      @ahmedadi1182 4 ปีที่แล้ว

      Haaaaa runta

    • @atteyehwarsame6073
      @atteyehwarsame6073 4 ปีที่แล้ว

      Khamiista reer Somaliland ee xanuusanaaya ee bukaa Ilaahay ayaa ka goodeen ee Ilaahay barya

    • @ahmedadi1182
      @ahmedadi1182 4 ปีที่แล้ว

      Cateeye maa inu ina omar iyo khadar abeeso wadanka wasan bad diideysa

  • @mahomedhassan5754
    @mahomedhassan5754 4 ปีที่แล้ว +3

    Qaybta labaad lasoo dhakhsada please ree jabouti full respect wlhi dhamantiin

  • @dr.bilaniitaahmed6306
    @dr.bilaniitaahmed6306 4 ปีที่แล้ว +2

    Mama faduun ducaale mashalah noolow

  • @zamzam5255
    @zamzam5255 4 ปีที่แล้ว +4

    A S C SHACAABLA REER JABUUTI ILLAAHEEY HAA IDIIN HAAFIIDO

  • @abdiwarsame6229
    @abdiwarsame6229 4 ปีที่แล้ว +2

    😂😂😂😂😂 keep going my people, my lovely country, lama huraan waa caws jilaal nin dhulkiisa hooyo wax u dhaama ma leh ogow meel hoy lagaa odhan waa dalkaaga ❤️❤️❤️

  • @qisasduniya1053
    @qisasduniya1053 4 ปีที่แล้ว +5

    Bookao iyo nabadid ayey ku dhaga hadlayan 😂😂

    • @faridomarmed2216
      @faridomarmed2216 4 ปีที่แล้ว

      Wll nabadide dadka uma tiirsana

    • @qisasduniya1053
      @qisasduniya1053 4 ปีที่แล้ว +1

      farid omar med adu ku tirsanen anaga u no tirsanyahay idoor yahay dhulkini ku noqta miya ugu xadhonaysan 😂😂

  • @abdikarimcharlo1247
    @abdikarimcharlo1247 4 ปีที่แล้ว +1

    Waww whli my people and my country 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯😍❤❤❤❤❤vivre mon pays

  • @xalaawinevergive-up5924
    @xalaawinevergive-up5924 4 ปีที่แล้ว +1

    Rashiid -Nur waa talented caadi maahan waa iga qosliyey ey baan iibsaday kulahaa

  • @inahassannastehoibrahim7605
    @inahassannastehoibrahim7605 4 ปีที่แล้ว +3

    Trop bien, très drôle surtout 😂

  • @muktarmahamed3074
    @muktarmahamed3074 3 ปีที่แล้ว

    waan qaboobay😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Sir21Goals
    @Sir21Goals 4 ปีที่แล้ว +1

    Aderoyal qofku sidu iskadigu wehey it is not when u go to a foreign country u change no if you followed the role of ur religions ur always the same person but if ur not ur change right a way marka aderoyal waka difference somalidu dintina kudahanada oo Alleh hi mahadheliya so that u will be safe for ever walidkuna hubadkisa dinta Haa kubarbarshan teach ur kids how to pray tasa inobalanha I love u my people live long Djibouti my mother land nolada rabiweney nabad hadinkaheylo andaman Amin ya Allah peace for ever

  • @ahmedjeeztostudioproductio1684
    @ahmedjeeztostudioproductio1684 4 ปีที่แล้ว +3

    Waa idin tageera kal iyo laab

  • @muktarmahamed3074
    @muktarmahamed3074 3 ปีที่แล้ว

    Hhhhhhhhhhhhhhhhh ay, baan iibsaday😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @bilejama9356
    @bilejama9356 4 ปีที่แล้ว

    Goorma layiisku furiin Jabuuti iyo somaliya we love walalehen reer Jabuuti

    • @atteyehwarsame6073
      @atteyehwarsame6073 4 ปีที่แล้ว

      Reer qaraxland maa xagga ayaa socotii waa yaab

    • @bilejama9356
      @bilejama9356 4 ปีที่แล้ว

      Atteyeh Warsame kuma fahmin sxb qaraxland Maxad ka wadaa

    • @qisasduniya1053
      @qisasduniya1053 4 ปีที่แล้ว +1

      Bile Jama ninkan waa ictiirafland

    • @qisasduniya1053
      @qisasduniya1053 4 ปีที่แล้ว +1

      Atteyeh Warsame adu ictiirafland aya tahay 😂😂

    • @bilejama9356
      @bilejama9356 4 ปีที่แล้ว +1

      Qisas Duniya dadka qaar caqligooda waa layaaba Anigu walahi somali waa walalo dhaman ama ha joogeen Jabuuti hargeyisa Jigjiga garisa ama xamar lakiin siyaasita ayaa dano leh lakiin shacabak waa walalo

  • @habsaliha4028
    @habsaliha4028 4 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi el m fai rire Aïcha lng vie c une métaphore ki fax maya aya faxmi kkkkkkk

  • @stamyare2337
    @stamyare2337 3 ปีที่แล้ว

    Nice

  • @zakariafarahyoussouf3052
    @zakariafarahyoussouf3052 4 ปีที่แล้ว +3

    David Alain Marlain 😂😂😂😂😂😂😂

  • @faruqawalehibrahim
    @faruqawalehibrahim 4 ปีที่แล้ว

    Waaxey kuu socata #boukao 😅🤣😂

  • @Kaartomo
    @Kaartomo 4 ปีที่แล้ว +1

    Ay wax iibsada ma jiro

  • @cusleyeciltire1008
    @cusleyeciltire1008 4 ปีที่แล้ว +2

    Osman Eleyeh,waxaan Allah ku baryaya cafimad qaab iyo cimri dheer
    Ami d'enfance de classe de l'ecole de quartier 6 du CM1,si je me souviens nous avons séparé du CM2 toi a l'ecole du Arhiba et moi CM2 de l'ecole de laire.

  • @mohameddigdig4661
    @mohameddigdig4661 4 ปีที่แล้ว

    Kkkk rachid nour. Ta bien fait 😆😅

  • @mohanrijaal2402
    @mohanrijaal2402 4 ปีที่แล้ว

    Ruwayda noo Soo gal galiya horey

  • @robleahmed2558
    @robleahmed2558 3 ปีที่แล้ว

    Yaa isheegi kara ninka xiga dbinaca bidix ma reer Hageisa mise reer Djibouti? Hadalkiisa waa sida reer Somaliland.

  • @cabdinuurshiiqdoon555
    @cabdinuurshiiqdoon555 4 ปีที่แล้ว

    Asc masha allah

  • @mohamedmahamoud1128
    @mohamedmahamoud1128 4 ปีที่แล้ว

    Kkk walahi wa run wala boukao wala mucarad isku sheg qurba jog mesha waxba Kuma hayno

  • @muktarmahamed3074
    @muktarmahamed3074 3 ปีที่แล้ว

    Kabriid maad haysiin 😂😂😂😂😂😂 gawgaw milixmaad haysiin😂😂😂😂gawgagaw tashdidiibaa naga dalooshantay hhhhhhhhhhhhhhhhh😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @kenler7495
    @kenler7495 4 ปีที่แล้ว

    Kkkkk rachid un vrai comedian

  • @samatardoualeh
    @samatardoualeh 4 ปีที่แล้ว +2

    Bukaco aya kujirta

  • @Kaartomo
    @Kaartomo 4 ปีที่แล้ว

    Arinkan waa xaqiiq wadankaaga hooyo ayay noloshu taalaa

  • @skillhup_Som
    @skillhup_Som 3 ปีที่แล้ว

    War Eygu mixu ka Ilaalinayaa😂😂😂

  • @qisasduniya1053
    @qisasduniya1053 4 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkk walahi qosol dawlada iyo diasporas maxa kala haysta 😂😂😂wan ku so qaban kuteh

  • @nabilhoussein5083
    @nabilhoussein5083 4 ปีที่แล้ว +1

    Qalad ayay ka fahmen reer djabuti qurbaha jooga ay ma iibsano kkkkkkkkk qof walba sidu isku dhiigu ayu nooqda eey ma weheshano kkkkkkkkkkkkk

  • @maxamudabdullah8819
    @maxamudabdullah8819 4 ปีที่แล้ว

    Islaantasi ruunta ayaay sheegtay waxay tidhi siyaasad aniga waxba igama xidhna

  • @hassanahmed8194
    @hassanahmed8194 4 ปีที่แล้ว

    Rachid a cette âge ta eu l bac 😅😅😅😅

  • @deksanahmed9748
    @deksanahmed9748 4 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkkkkkkk

  • @kaynaanashraf9912
    @kaynaanashraf9912 4 ปีที่แล้ว +1

    Vanny

  • @bilejama9356
    @bilejama9356 4 ปีที่แล้ว

    Kkkkk somali qurbaa walahi Waxan xasuusta markaan ka soo dhoofay Kenya kkkkk labtan sano kadib kkkk

  • @affiliatemarketer8728
    @affiliatemarketer8728 4 ปีที่แล้ว

    reactionka dirisle abdi inta sugeesa like saara

  • @Gift606
    @Gift606 4 ปีที่แล้ว +1

    Walalyalow subscribe igu caawiya

  • @rirachefaycalrirache3455
    @rirachefaycalrirache3455 4 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkkkkķkk

  • @burhaanhayir5410
    @burhaanhayir5410 4 ปีที่แล้ว

    😂😂😂🤣🤣

  • @sacadfaarax5620
    @sacadfaarax5620 4 ปีที่แล้ว

    dhega ma Somali baad tahay iyo reer jboutaan ahay Maxay kla tahay islaantaa live ka ku jirtaana odaygii geele ahaa xoogaa way ka dhufatay hhhhh

    • @hamzadirieh3982
      @hamzadirieh3982 4 ปีที่แล้ว

      Somali is the origin(community)
      Djibouti is the nationality
      There are some Djiboutians who are not Somali

  • @farhiamali4693
    @farhiamali4693 4 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkk

  • @ahmedcade5139
    @ahmedcade5139 4 ปีที่แล้ว

    Hhhh

  • @faridomarmed2216
    @faridomarmed2216 4 ปีที่แล้ว

    Hhhhhhhhhhhhhhh

  • @bogorehyacin7114
    @bogorehyacin7114 4 ปีที่แล้ว

    LA FABLE DE LA FONTAINE!!!