xaaji way kaa yara qaloocsantee inaad hotel kasta iyo qiimihiisa noosheeg tid ayay ahayd iyo mid kastaa masaafo intee oo kilometer ayuu ujitaa amma meter
Shiine culay sxb cirka maxaad la sawiraysaan maad magacyada hotelada ku aadisaan kaamirada ilaa hada hal hotel magaciisa si sax ah looma arkin qiime maydaan sheegin waxaas xayaysiin maaha
Anigu mid 3 daqiiqo xaramka uga lugeyneyso baan degana nadiifa qurux badan inkasto wakhtiga sida lay sheegey dadku badneyn aniguse umada soconeysa is idhi aduunkiiba mala halku yimi 180 riyal ban ku deganayn qolka marka 100dolar wuxu aha 370 marka aad bay ujabnayen waa september wakhtigan shegaya
Qimaha waxa loo qariyay ayaa mesha ku jirto, qof somali in uu asaxaan kuu sameeyo haka fakrin marka safar tahay، ee qofkii u bahan online ka haka firsado asago og Qimaha hala xiriro marka hadu rabo.
Hadii aan awoodo waxanba dagi laha mid kaligay ah 😂 khuuro ma jecli dhusana uma dulqadan karo ilahay ba ilehe tan kale somali da wa mukhakisiin xita baydka ale kama xishodan
Shiinoow guriga aad dagtay sida lagu kireysan karo kasoo hadal please. Qoys weeyn ayan nahay ee wll nagu caawi gurigaas maclumadkiisa.
Masha allah alaha cfmd hanugu geeyo ani inti muslim ah
xaaji way kaa yara qaloocsantee inaad hotel kasta iyo qiimihiisa noosheeg tid ayay ahayd iyo mid kastaa masaafo intee oo kilometer ayuu ujitaa amma meter
Masha Allah shiine coley Jazakallaahu kheyr
Masha allaah Allaahu Akbar alxamdulillaahi Allow idin xifdhi yaarabalcaallamiin allaahu ma aamiin yaarabalcaallamiin 😭❤️🕋💎❣️🤲
Masha Allah
Masha Allah 💯👍🤲👏👏🫶♥️🫶
Maanta wax fiican baabad sheegay saaye thanks
Masha allah shiine wadaad
MaashAllaah ❤❤
Shiine culay sxb cirka maxaad la sawiraysaan maad magacyada hotelada ku aadisaan kaamirada ilaa hada hal hotel magaciisa si sax ah looma arkin qiime maydaan sheegin waxaas xayaysiin maaha
Tagero from Djibouti ❤
Guryaha qiimahooda maadan soo sheegin
Xiliga rmadhan ka wa qali 100dolar iyo wixi kasareyo habenkiba
Waa sheegay guryaha video hore dib ugu noqo, wuxuu sheegay qolkiisa inuu ku ijaartay $900 lacag u dhiganta oo 30casho ah.
Car qiimaha ha sheego
Asc
Shiine coleyow waa raqiis qiimana ma sheegin
Maxayeysinbaa mise wax faaiideysi
Waxaan rabney in aad sheegto qiimaha dhabta ah
Subxanalaah
Anigu mid 3 daqiiqo xaramka uga lugeyneyso baan degana nadiifa qurux badan inkasto wakhtiga sida lay sheegey dadku badneyn aniguse umada soconeysa is idhi aduunkiiba mala halku yimi 180 riyal ban ku deganayn qolka marka 100dolar wuxu aha 370 marka aad bay ujabnayen waa september wakhtigan shegaya
Qiimaha maa sheektid
Qiimaha hotelka ugu jaban ka soo warama
Asc Shinow kasoo hadal deeqaha waxbarasho ee dalka sucuudiga
Habenki waa imisa?
Mansha allah qurux badanaa ❤❤❤
❤❤🎉 Reply
Qiimuhu waa macquul kaliya ha ku joojinine sheeg qiimaha
Qimaha waxa loo qariyay ayaa mesha ku jirto, qof somali in uu asaxaan kuu sameeyo haka fakrin marka safar tahay، ee qofkii u bahan online ka haka firsado asago og Qimaha hala xiriro marka hadu rabo.
Qiimaha sheeg
Maxey tahay cayda subhanallah xaramkaba jogtaye
Ogor yaahuu magafayaasha xaramka
Maxaa ula jeedaa walaal?
Sxb shinow wa bilramadane afkad kailali nacalada io shaydanka
Qiimihii aaway
Somali iyo qiyaanadood intaan umaraayo maan toos ula xiriiro
HOTEL-KA MAGACIISA IYO MEESHA UU KU YAALO (ADDRESS) SOO GUDBIYO.
SHINOW WAAXAD U EKAATEY CARAB OMAANI INTAS WAA IGA KAFTAN TEL I SO DIR
Xaramkii Alle soomali maryoolay isbaaro may u dhigteen, hoteladu qaali maaha kuwa xaramka u dhaw waa 40 ilaa 60 lkn somali meeshay gacanta la gasho waa bas qolka waxaa yaala 5 ilaa 4 sariirood hadii lacagta kaligaa aad bixisid kaligaa ayaa sexan cid kalena laguu keeni maayo lkn waxaa jira somaalida qaar oo hotelka kiraysta qayb ilaa 6 bilood waxayna u kiraynayaan calaa sariir qiimuhuna waa $100 halka hotelada kale caadigooda yihiin, habaarka xujaydu hubaal way ku dhici, soomalida qaarkeed way habaaranyihiin bal halkay isbaaro dhigteen day war illaahay ka baqa ku go'e
Hadii aan awoodo waxanba dagi laha mid kaligay ah 😂 khuuro ma jecli dhusana uma dulqadan karo ilahay ba ilehe tan kale somali da wa mukhakisiin xita baydka ale kama xishodan
WAAR II DHIG QAMISKAYGA 3sano ka hor ayan ka so gataty meshas
Kkkk aaway qiimihi, xitaa hadad kacbada tagtaan been ma dhaafeysan miyaa keliya daawashada ayaa idiin muuqata. SUBXAANALLAAH.
Lacahtii shamuuri oska bixi ninyohow
The phone number is wrong. Can anyone give me the correct one, please.
Lugta inee intee in la eg baa loo soconaa
Sudan ba xalkan alleha aqbalo acmaasha ina adeer
Shiine culay gabdho ayaa dhashay gabarna waad xumeeysay. Gabdhahaada waxaad meel u dhigtay waaye ogow