😂😂😂cagdheer wa fani wa reerka kaliya ee markay idoor na yidhadan siday ugu qurux badanyin somalida kale magaca way naga kufsadan wa ina magta magaca idoor laga qaada somalida kale wayo kuma so baxayan sidan uu jeclay markay yidhadan aaga idoor awoowgin la gub inkaso kani cagdheerti aslka ahad ahayn😂😂
Qays qayser Mahadsanid horta walaal. Nirguhu ma Ololaan ee way yuusaan. Sidoo kale ma dhamaan caanaha, e way jaqaan. Dhamitaanka dadka ayaa loo isticmaalaa.
Idoor, dhulbahnte iyo absame unba is fahma isku dhaqan isku gabya 🐪 geeloda isku mel ku daqa wiil iyo abtigis. Very funny video weye best you tuber Somaliyee 1 million garsiya qeys INSHA ALLAH 🙏
why does it say grandfather of god when you translate it to english astaghfurallah and stop saying bad stuff ur bad subhanallah may allah stop you from gossiping ameen
NIMCADA UGU WAYN EE AAN ARKO WAA IN NIN REER HARGAYSO AH UU CAADI ULA HADLI KARO NIN JOOGA KIINIYA MASHA ALAAH ALAAH HAYNOO MIDEEYO QULUUBTA SIFAAD ISKU AFKA NOOGA DHIGTAY
Qeys alle ha barkeeyo waa nin aad u wanagsan best TH-camr shaqadiis waa xalal inkasta dhaqan geela meel badan uu ka garanayo lkin nin ragga ah eray ma seego
Qeysow anu hadan ahaan lahaa qof dalka maamulo runti abaal marin Ayan kusiin lahaa casuumaad ayana kusoo diri lahaa wayo best you tuber ayaa tahay anu xageyga wayo qof waxaa tahay markasta soo gud biyo nolasha aan ku nolnahay iyo dhaqan keena mesha kasii wad wll qaali wana jecalahy in an mar un kula fariisto haduu alle idmo
War cagdheerta kenya idoor na garan mahayaane way maqleen uun lakin cagdheertu meel kasta oy joogto gaalada cadow inay yihin way ogyihiin wayna iska ilaaliyaan🤣
Zhp qli aad ban kuu jeclahey saaid wali dar ilaheyban ku jeclahey pro wllhi waxan jareynaya inan mar uun an kula safro insha allah youtuber wa rajeynaya inan noqdo pro
Allah maycaagagann iska turaan aygeela kulisayaan. Sunta ay geela cayayaanka kaga dilayaan wa iney aad uga taxadiraan ama isticmaalaan non toxic dawo sidakale maasha Allah wa geel aad uquruxbadan, iyo niman faraxsan oo kaftamayaa maashaAllah. Ilahaay how barakeeyo
Suggestion. Kooxdu way ku amaanantahay in ay dhaqankooda dad ka u soo gudbiso. kaliya waxaan soo jeedin lahaa hees kasta oo aad ku duubaysan barnaamijka waa in ay lahaataa barnaamijkaa. Tusaale ahaan meeshu waa miyi imaka geel badan ayaana jooga soo qaado heestii geela ka hadlaysay. Adoo miyi, geel jiri ama miyi ka hadlaaya haku dul duubin hees jacayl ah
Reerkan ogaadan reer magaalkoda iyo reer miyigooguba waa kaftan yaqan waa reerka kaliye ado dhex jooga aad la kaftami karto ee ku sheegaynayn inaad deegankoda joogto
Kaftankaa iidoorka iyo Ogaden waa funny mashalah aad ayuu iiga qosliyey geeljiruhuna geel buu ku faanay Qays na ilbaxnimo. 😂😂 Viva somalinimo
Cagdheer tayda caaashaqa waan idin salaamay from Jaarka xalaasha ah Iidooor😂😂😂
Idoorteyda caashaqa waa rerka kaliya is fahno waxan kugu so dhaweynaya kenya
@@AbdiAbdo-g3m Mahadsanid inaaderow 🙏🙏 aad iyo aaaad
Abtiyaal CAGDHEER iyo Iidoor waxaa kala kaxeeyey Axmaaro iyo Ingriiska Illaahay ha isku keeno shanta Somaali oo ha mideeyo Aamiin Aamiin
😂😂😂cagdheer wa fani wa reerka kaliya ee markay idoor na yidhadan siday ugu qurux badanyin somalida kale magaca way naga kufsadan wa ina magta magaca idoor laga qaada somalida kale wayo kuma so baxayan sidan uu jeclay markay yidhadan aaga idoor awoowgin la gub inkaso kani cagdheerti aslka ahad ahayn😂😂
Kan cagdheerti dariska ahadan ma ah wa Kuwait kale waye cowsha qani
Qays qesyer Ya igu Raacsan inu yahay the best somali TH-camr 📸 ❤❤❤❤
Ogaansho is the best one
❤❤
Ogaansha kulahaa, ogaansha Fikrada qaldan ayuu kuudhax qariya barnaamijka lakiin wuxuu qarinayo maalin bey subixii inshallah
@@LegendaryMaestero Hada maxa qaldan uu shege aad ogthy?
@@MohamoudLoolowogaansho waa qof channel leh oo barnaamijyo kla duwan so gudbiya youtuber wxu jeeda macnaha sida Asad Hagio, Dirisle, CK raggaas oo kle lkn Asad iyo Qaysar unbaa ugu fiican
Qays qayser
Mahadsanid horta walaal.
Nirguhu ma Ololaan ee way yuusaan.
Sidoo kale ma dhamaan caanaha, e way jaqaan.
Dhamitaanka dadka ayaa loo isticmaalaa.
😂😂
Naga daa yuuska ayuun baan maqlaa ma nirgaha ayaa loo isticmaali akhii 😂shukran
Idoor, dhulbahnte iyo absame unba is fahma isku dhaqan isku gabya 🐪 geeloda isku mel ku daqa wiil iyo abtigis. Very funny video weye best you tuber
Somaliyee 1 million garsiya qeys INSHA ALLAH 🙏
Ogadenku wa rag colaad iyo nabd wax ka yaqaan sida harti isaq cuqdad ka qaaday maaha
@@madhaafantv6596waa qaladay isaaq baa harti cuqdad uqaba
@@madhaafantv6596hhhh dad dhukooda intaa soo donato cuqdad laiqaaday dheh
''Boqol Awrku dheeryahay haddii oodda Laga Qaado.
Markaasaa ninkii iilka Galay lagu illaawaaye.
Adduunyada Wax Nooloo la siman Ku arki maysaane.'' 🐪
-cumar Ustareeliya.
Khayr anwada shaqaaysano kusaliyaa nabigeena muxamad
OGAADEN THEY LIVE EVERY WHERE ❤
Say mashallah we are the best nomarde people
They even live here in Tanzania,great somalis
Iyo Abtiyaashood Idoor
@@ahashi7828 wllaladood
yes wa landherayasha
Mansha Allah tabarak Allah illahay ha idiin barakeyo geela insha Allah guuleyso eedo qali qays qaysar guul iyo gobanimo 💚 🤍 ❤
Markaad tidi heesaha waxaa maskaxdisa kusoo dhacay reer sheikh isaaq wayo dhulka waqooyi ayey ugu badan yihin❤ somalidu wa walaalo manzha allah ❤
Waa iidor awowga alleh gub 😂😂😂 cagdheer wa qosol maydhan
why does it say grandfather of god when you translate it to english astaghfurallah and stop saying bad stuff ur bad subhanallah may allah stop you from gossiping ameen
@@HawaAhmed86mxad ka shekayn wll
😂😂😂
Waan kugu xiranahy adeero❤
Saxib manad somali hayn
Somali waha malaha
Soomalilander🤍💚❤waliba
Are you somali ama kenyaati 7:46
Qaysaw lpx waad la soo raagtay muuqaaalka waan ku sugaynay baryahanba. .... number one. Reply lpx
MashaAllah ogaadeen iyo iidoor ❤❤❤❤❤ ALA run badana raga wa kaftamay ogaadeen iyo iidoor wa jeelahay
Subaxa wanaagsan walahi dhulbada baan kubartay Qays qayser❤️❤️❤️❤️
Ninka Kenyan ka siduu katakana soomaalida u yaqaan baan ka heley kkk awoowga alle gub ma idoor baa tahay marku yiri kk waa Marshall allah
NIMCADA UGU WAYN EE AAN ARKO WAA IN NIN REER HARGAYSO AH UU CAADI ULA HADLI KARO NIN JOOGA KIINIYA MASHA ALAAH ALAAH HAYNOO MIDEEYO QULUUBTA SIFAAD ISKU AFKA NOOGA DHIGTAY
Videoga wuu igu socda from cagta😂😂
😂😂
😅😊😂😂😜😜🤪🤣
Qeys qaysar legend nin Dalxiiska wadaniyad ku weyn tahay mash Allah wll hore u soco
Qeys alle ha barkeeyo waa nin aad u wanagsan best TH-camr shaqadiis waa xalal inkasta dhaqan geela meel badan uu ka garanayo lkin nin ragga ah eray ma seego
You are the best talent person of somali TH-cam
Nin ogadeen ah maxamed subayr ah ree isaaqa ree cali ah, oo ay dhashay gabdh isaaqa garxajisa cida gala ree gulleda oo anigoo kle ah unbay u banantahau muuqalkan inuu daawado😂❤
Anigo gabdh ogadeen mz rer isaaq rer cali iska dhalan rer awoowgayna rer guleed yihin😂❤
@@SuusanMahdi-qg4gm kalay iska arag indr ree cali yaka tahay😂😂😂❤️
@@nasrudinahmad1108 rer dalal guled🥰
Masha Allah xoolaha Allaha u barakeeyo walalkeen
Qeysow anu hadan ahaan lahaa qof dalka maamulo runti abaal marin Ayan kusiin lahaa casuumaad ayana kusoo diri lahaa wayo best you tuber ayaa tahay anu xageyga wayo qof waxaa tahay markasta soo gud biyo nolasha aan ku nolnahay iyo dhaqan keena mesha kasii wad wll qaali wana jecalahy in an mar un kula fariisto haduu alle idmo
War cagdheerta kenya idoor na garan mahayaane way maqleen uun lakin cagdheertu meel kasta oy joogto gaalada cadow inay yihin way ogyihiin wayna iska ilaaliyaan🤣
Rag ilma adeer ah ayuunba sida u kaftama ❤😊
Haa walee nin ogaadena iyo nin muuse care Hyonisa. Rag wlaalo ah.ok
The Greatest somali TH-camr ever ❤
Mxd leeday cabdoww😂😂
Say somaliland 😅🤣🤣🤣
@@parkhadka dhgta 😂
SOMALILANDER😂❤
@@ayaanibrahim8735 😂
🇸🇴💙Ogaden Landhere
Good dhaqanka. Geela dabeecada miyiga waa wax quruxbadan kusoco
Ogaden dadka dhaqankii sii haya,waa salaamayaa ogaadeeenka
Cagdheertayda caashaqa wa reerka kaliye aan is fahano from idoor😂💚🤍❤️
Xafidakumu Allah jamiican ❤️ qays legend and hardworking young man.
Isma huri Karno Hilba wada dhashiyo hayb qudhaynu nahay Cagdherey From idor❤❤😂😂😂
East & West Qays isthe best❤
Qeys qeysar the one and only legend best youtuber
One of best TH-camr in somali
M.a kaftan ayan ku jeclahay dadka somalida salan sare qays qaysar❤
Qays Qayser the best TH-camr
Masha Allah Nin Geelah ayunba geel jecel Hashi lagu xudun xidhay Mashal Awowgay Aun
Ogaadeen Waa Gob Marti soorka Iyo Kaftankaba Yaqaana❤
Af sawaaaxili ugu heesa kuye @Awow gaa lagub, hhhh kaftan, cajiiba 2 Legend hyonis iyo Ogadeen.igadhe makala foga
👍
Wll qeys qeysar ramadaan waa yimid soonki hore got talents baad noo soo gudbineysay soonkan barnaamijyo kale oo xiiso leh baanu kaa sugeynaa i.a sharaf iyo karaamo 600k is coming up taliye😊🎉❤
Dooxada magaca leh ee Ingariiska maxkamada ninka Reer axmed sacad muuse iyo niman htonisa iyo ciidagale 200km Geela 1500 ku hysta soo eeg, ratigana dayuurada Pakistaan kaga soo qaada, kenyana Kahysya dawlada ilaa 1950kii Dooxadaas kuwaa ka soo Duub.iyo Arusha, Hjclo solola.madow iyo ciidagale beeraleyda Waxba maad Arag Yarow. Mr qaysow
Qays Always Legend 🦍🇸🇴🦁🔥🐪🐪🐪❤❤❤❤
Bro qeys qeyser waan ku taageedhaa horay usoco sxb ku leeyahay
Zhp qli aad ban kuu jeclahey saaid wali dar ilaheyban ku jeclahey pro wllhi waxan jareynaya inan mar uun an kula safro insha allah youtuber wa rajeynaya inan noqdo pro
Legend Qays ❤❤❤❤ Fan From Rwanda❤❤
Another amazing vlog Allahuma Barik
Watching from Birmingham
Me too 😂
Ogadeenka kenya anaga cuqdad iyo qabyaalad ma aqaana
Ogadenia ❤🙋♂️
Ohhh shit !!!that Geel jira is from my homeland ,keep going bruh💪💪💪
Quruxda Xoolaha waa Geela 🥰🥰🥰 Qeys qeysar Best Vlogs 🥰
Qays Qayser Best TH-camr Soomaali
Ramadan kareem❤.
Inder ogadeen iyo iidoor rag waa geelaydii geelaydu waa is fahantaa .
AbdiRaxmaan Abdiwali Mohamoud Faarax Ramadan Karen sxp qalih ❤❤❤
Masha allh. Waaa muuqaal qurux badan , oo aniga oo raba in uu sii socdo naga dhamaaaday.
Legend qeys qeyser ❤❤❤🙏.
Tana river bura tana my home land❤❤❤
ma idoor baa tahey , awowgaa lagub ....waan ku qosley runtii
The best youtuber in Ethiopia ❤❤
Masha allah waan kaahayaa iidoorbaa awoow gaa ee😂😂😂
Dhaqankeena waa hodon m.a quruxada dabiiciga aha iyo xoolaha nool m.a🎉🎉🎉🎉
Suntaan unt pracite weeye lkn 24 sac xolaha ha malina afkana xirta ninmanyahow sunta waa halis curuqda nervise sysmtemkay la dirita suntaan ogaada inkasto laso hubiyo kenya dowlad tahayo lahubiyo xolaha laftoda wow halis suntaan
Love my country 🇰🇪 ❤
Man Sha allh geelo kumajiro qeysow barnaamijko ramadaanku maanad soo gudbineyn.i.a
Tana River caradeydii dired mansha allah❤❤😢
Cagdeer xagan daga walal cawadhaq waye miya mise cowliyahan
Allah maycaagagann iska turaan aygeela kulisayaan. Sunta ay geela cayayaanka kaga dilayaan wa iney aad uga taxadiraan ama isticmaalaan non toxic dawo sidakale maasha Allah wa geel aad uquruxbadan, iyo niman faraxsan oo kaftamayaa maashaAllah. Ilahaay how barakeeyo
Ramadan mobark
Ogadenia to the world ❤❤
ninkasi wa nin qosol badan masha allah allah xolaha haku barakeyo
Kaftan wanaagsan iyo shaqsiyado bilaa turxaan ah rag rag ah walee❤
Mashalaah qays qeyser ilahay ha ku xafido wll ❤
One my Hero❤️🥳
Keep going wlhy
Ramadan mubaarak❤
Mansha Allah video waxtar badan leh xaga dhaqanka somalida❤
qaysow adeer caadi ayaad ugaaday wadaadka idoorii hore iyagoo ilbaxo kamarado sitay u imaan jireen ogaadeenka kuye kkkk ramadaan mubarak
Goat of youtuber in somali😂
Mashallah i love alle video's from holland
jazakAllahu kheyr brother
Masha Allah daadka aan fahansaneyn waxa waye xoolaha lamaa dhaaqo oo loo maa quubeyo balse dawada dhiib baa laa dhaaha oo xoolaha lagu buufiya geela iyo xoolaha kle baa geela oo kaa liyaa mahaa siido kle xoolaha markaa aay biyaha aay cabaayan baa loo heesa saababto ah waxay dareemayan iin laa jecel yahay noloshooda naa laga taxaa daarayo markas beey biiyaha sii ficaan uu qadanayan ilaa uu neef walbaa uu iskii ogaa taago darkaa amaa ceelka markaa uu joogo laga maa fuuliyo Mahadsanid waxan rajeenaya inaa ii fahmii doontan 🙏🏽🙏🏽👍🏽👍🏽🥰🥰🥰
😳Kulahaa Waa idoor Awowga Alleh gub😜😁😅😂😂🤣🤣🤣
Geelu xoolo kuma jiro❤
Qeysoow dee nio malinkste wx soo dhig Uma qalantid 500 ee wxd uqalantaa 1b wn ku taageernaa wlhie macal hooyo ku dawatee❤
Aad baan ujeclahy muuqalada geelu kujiro 😊❤iyo nolosha dabiiciiga 😢
Qays qaysar cabdale somalilander ❤
Qaysow waxa idoor laynagu bixiyayba saw ilbaxnimo may ahy iyo ganacsi😂
Viva og❤
Suggestion. Kooxdu way ku amaanantahay in ay dhaqankooda dad ka u soo gudbiso. kaliya waxaan soo jeedin lahaa hees kasta oo aad ku duubaysan barnaamijka waa in ay lahaataa barnaamijkaa. Tusaale ahaan meeshu waa miyi imaka geel badan ayaana jooga soo qaado heestii geela ka hadlaysay. Adoo miyi, geel jiri ama miyi ka hadlaaya haku dul duubin hees jacayl ah
Taariikhda ayaan kugu jeclahay abti
Naasahuu kaga buufinaya hodhow canaha laga lisaa suntan sooracaysa waa qatar
Somalinimo walaalnimo macaanaaa from idooor kibray😂
aad sxb macaanaa somalimo
Anigu somali ma ihi kenyan ban ahay buu yidhi Ogaden Waligood Gumaysi Un bay ku nool yihin Xata caqligu uma Fayooba
Waa Ramadaan hanadanbaajin walaal ❤ nugula raaxayso videoga
Wahas katan wye walalo yacni wuhukawadha hesaaha geel iyo wadhanki unba laagaqadha
Ramadan Mubarak wa Bock Djibouti ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
M.a si ficn bay u dhaqaaleeyaan geela
Reerkan ogaadan reer magaalkoda iyo reer miyigooguba waa kaftan yaqan waa reerka kaliye ado dhex jooga aad la kaftami karto ee ku sheegaynayn inaad deegankoda joogto
Xafidakumu Allah jamiican ❤️
qaysar ogaden waa wllka wll soo dhawow meelkaste oo uu heerka dago somalia kenya iyo ethiopia ba
Gabiib waxaa layidhaahda dhulka cusubka ah oo aan ladegin
Goshana ayadana waa meesha takarta iyo qaniinka kumadan weyaañ
Cagta family waa madax ilaahay wlhi 😂anigu laanadheeraha somalida baan u aqaanaa kuwa kale way iska sheegtaan
Hore u soco Abti❤❤❤