Guriga aan ka degenahay Makkah, qiimihiisa iyo sababaha aan u doortay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 13 มี.ค. 2024
  • Guriga aan ka degenahay Makkah, qiimihiisa iyo sababaha aan u doortay in aan guri dego bisha Ramadaan ee aan ku soomayo Sucuudiga.
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 274

  • @xayaadjibriil4652
    @xayaadjibriil4652 4 หลายเดือนก่อน +54

    Inta an Awoodin sidayda arsaqad wasaca alha no sikhro amiin yaa rabi

    • @Saamiya33
      @Saamiya33 4 หลายเดือนก่อน

      Aaamiin

    • @feyrussiad9549
      @feyrussiad9549 4 หลายเดือนก่อน

      🤲🤲

    • @ifraxmaxamud9617
      @ifraxmaxamud9617 4 หลายเดือนก่อน

      Yaa rabi arsaaq xalaala oo barko badan allaha ku siiyo ood ku dawaafto baaydka alle aamiin ❤

    • @xayaadjibriil4652
      @xayaadjibriil4652 4 หลายเดือนก่อน

      Amiin wllyal

    • @Ayanmohamed-xl9so
      @Ayanmohamed-xl9so 4 หลายเดือนก่อน

      Amiin

  • @guledshille4585
    @guledshille4585 4 หลายเดือนก่อน +46

    Ilaahayoow inaan xaramkaaga geeyo hooyadey ii sahal

    • @abshirmohamed3527
      @abshirmohamed3527 4 หลายเดือนก่อน +2

      Ameen kuwi walidka cfmd kugeeya hanaga yeelo ya allah easy hanoga dhigo

    • @ebyanahmed7932
      @ebyanahmed7932 4 หลายเดือนก่อน +2

      Amiin 🤲🏽

    • @user-vq7on5pt4r
      @user-vq7on5pt4r 4 หลายเดือนก่อน +1

      Amen anigana iso duceya ina hoyadey geeyo

    • @Ayanmohamed-xl9so
      @Ayanmohamed-xl9so 4 หลายเดือนก่อน

      Amiin

    • @samatardahir813
      @samatardahir813 4 หลายเดือนก่อน

      ٱمين يا رب العالمين ، اللهم سخر لنا ذلك ، Aamiin, Ilaahayow noowada fudeydi.

  • @AhmedIbrahim-xv4fx
    @AhmedIbrahim-xv4fx 4 หลายเดือนก่อน +42

    Shiinow maanta bishan maad afurisid illahey dartis anago jogno somalia illaheey wax qeyr qabo gacanta Allah hakugaliyee

    • @june6206
      @june6206 4 หลายเดือนก่อน +11

      Telefoon kaga soo qor

    • @shukriali3911
      @shukriali3911 4 หลายเดือนก่อน +11

      Talefoon kaaga so qor InshaAllah wax baan ku sodira magacana soraci

    • @abdimuse7911
      @abdimuse7911 4 หลายเดือนก่อน

      Walaal Waxa aad Hor marsato waa wax ku anfaci doona aduun iyo aakhiro walaal baahan hadaad caawin karto caawi xoolo kaagama yaraanaayaan ineey kuusii barakoobaan ubadi insha allaah.@@shukriali3911

    • @abdimuse7911
      @abdimuse7911 4 หลายเดือนก่อน

      waxaad ku dhaanto ku caawi , waxa kalana illaaheeybay ka sugayaan insha allaah@@june6206

    • @user-vq7on5pt4r
      @user-vq7on5pt4r 4 หลายเดือนก่อน +4

      Soqor he

  • @anisamohamed-2764
    @anisamohamed-2764 4 หลายเดือนก่อน +10

    Xagee laga helaa guruaha kiradooda yaa lala xiriirayaa inshaa Allah jizaaka Allah Qayr ❤

  • @Suldaan-Maakhiri
    @Suldaan-Maakhiri 4 หลายเดือนก่อน +7

    M.a alle cimrida iyo soonka hakaa aqbalo, cimri, caafimaad & cibaado suuban baan ku rajaynaa, alle soonka Ummadda muslimka ah haka aqbalo.

  • @wadadanuurka5045
    @wadadanuurka5045 4 หลายเดือนก่อน +10

    Masha allah wll ducada umada soomaliyeed haka iloobin, naguna soodar in allah noo qadara XAJ IYO CUMRABA

  • @YuusufcabdiYuusuf-ud3se
    @YuusufcabdiYuusuf-ud3se 4 หลายเดือนก่อน +18

    صلي الله عليه وسلم ❤️ku saliya xabiibkeena mahamed

  • @Ms.Taleeh
    @Ms.Taleeh 4 หลายเดือนก่อน +11

    Shine culay walaal waan ku slamaya salaam kadib walaal waxaan ahay gabadh somaliyeed oo hadana indeerta ayaan ahay marka walaal isoo ducee ilahay dartiisa igu soo ducee magacaygu waaa Aamina. Ahmed xalada igu cakiran in allah isahlo howlaha iga xayiran waxaan kala soo hadlaya North America Yasiin Halyeyna igaadhisi iyo dhamaan inta aad garan oo Kacbada kula jooga rag iyo dumarba InshaAllah Mahdsanid

    • @felis123egal2
      @felis123egal2 4 หลายเดือนก่อน

      Ilahey waxaan kaga baryaya in uu amuuraha siwanagsan kadhigo

  • @osmaanmursal8340
    @osmaanmursal8340 4 หลายเดือนก่อน +9

    M.allah Ramadan Mubarak ❤

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 4 หลายเดือนก่อน +4

    Masha allaah Allaahu Akbar allow idin xifdhiyo yaraball caallamiin Allaahu ma aamiin yaarabalcaallamiin ❤😢noo soo duceeya walalayaaal somalinimo ❤❤🇸🇴🇸🇴💎🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️❣️❤🕋🤲🤲🕋🤲🤲

  • @seynababdi292
    @seynababdi292 4 หลายเดือนก่อน +9

    Maansha Allah wll alle adartii iigu sooducee inaan xaajigeeygii oo iga tegay alle iisoo celiyo qofkastoo arkoow iisoo ducee wll waan jecelhy inaan marlabaad nolosha lawadaago

    • @fowzia-hy6fc
      @fowzia-hy6fc 4 หลายเดือนก่อน

      Wlaashey adigana duceyso insha allaah xaajigana khaladka dhankaaga hadii uu ka yimid dib isu sax illaaheey hakuu saqiro

    • @user-is1cn5uc7p
      @user-is1cn5uc7p 4 หลายเดือนก่อน

      Allaha sidag dag ah kuugu soceliyo

    • @kaltunahmed3518
      @kaltunahmed3518 4 หลายเดือนก่อน

      Allah kusocesho walalo

  • @nuraegal4395
    @nuraegal4395 4 หลายเดือนก่อน +7

    Waad mahadsantahay shiine waana arin fiican laba qol ma leeyihiin

  • @calimaxamudmaxamed9346
    @calimaxamudmaxamed9346 4 หลายเดือนก่อน +2

    Mansha allah Alle hana waafajiyo in aan imaano dhulka barakeysan wan soo soconaa insha alalh

  • @umuzana
    @umuzana 4 หลายเดือนก่อน +4

    Maanshaa Allaha Ramadan Mubarak

  • @ahmedwais1763
    @ahmedwais1763 4 หลายเดือนก่อน

    Maashaa Allah Allah bless you and me and all our families and Alanaa’and duriyatinaa Aamiin yaa allah

  • @attakontitan2244
    @attakontitan2244 4 หลายเดือนก่อน

    Maash allaah tabarkallah taqabalah minaa wa min kum

  • @osmanmaxamudabdi1071
    @osmanmaxamudabdi1071 4 หลายเดือนก่อน +7

    Scw scw scw scw

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 4 หลายเดือนก่อน +1

    Manshaallah Ramadan mubarak ✨️ 🫶🌙

  • @Waanag
    @Waanag 4 หลายเดือนก่อน +10

    Asc walalahey waa bilbarakesan iiso duceya in illaha owlaad salixa igu arzaaqo

    • @khadiijaxasan6220
      @khadiijaxasan6220 4 หลายเดือนก่อน +4

      Allaah awlaad barakeesan aadku faraxdo hakusiiyo oo waliba saalixiin ah qurux badan allaahuma aamiin

    • @ifraxmaxamud9617
      @ifraxmaxamud9617 4 หลายเดือนก่อน +2

      Walaalo wax aan allah kaaga baryayaa awlaad saalix oo masajida alle umada ugu yeera allaha ku siiyo kuwao aad dahab moodo oo ku soo wareejiya baydka alle ku dalxiisiya allaha kuugu deeqo aamiin yaa rabi waa bil barakaysan waqtigan waqtigiisa mataano aan kuugu ducaayay aamiin

    • @Waanag
      @Waanag 4 หลายเดือนก่อน

      Allahuma Aamiin Walalahey qaaliga Jazakalah qeyran

    • @fowzia-hy6fc
      @fowzia-hy6fc 4 หลายเดือนก่อน +1

      Wllaashey awlaad caafimaad qabta oo barakeysan aad ku indho doogsataan oo wiilal iyo gabdho isugu jira dhabta Allaha kuu saaro illaahey idamkiisa hooyo Allaha kaa dhigo aamiin yaa Rabal caalamiin!

  • @laylashuayb3654
    @laylashuayb3654 4 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah walal numberda hotalad nosogali iyo guryah madinah ba

  • @user-xt6dp4iz6s
    @user-xt6dp4iz6s 4 หลายเดือนก่อน

    Mansha allah waa wax la isku diirigaliyo waxa ugu wanaagsan adigana cibaadada alle hakaa aqbalo

  • @user-ls9vs6yu3v
    @user-ls9vs6yu3v 4 หลายเดือนก่อน

    Mashallah Tabarikalla Shinow noo soo duce

  • @fartundiriye4167
    @fartundiriye4167 4 หลายเดือนก่อน

    Mansha allah baraka allah fiki wall

  • @ayaanali8203
    @ayaanali8203 4 หลายเดือนก่อน

    Mashallh allaah ha ku barakeyo

  • @FouadElmi
    @FouadElmi 4 หลายเดือนก่อน +1

    Mashaallah shinow allaha kubaraakeyo adiga iyo asxaabta kalee,nin hadal ayaa tahay oo furfuraan

  • @user-pt1lx3cr3c
    @user-pt1lx3cr3c 4 หลายเดือนก่อน +2

    Ramadan Mubarak ❤

  • @shuraim4762
    @shuraim4762 4 หลายเดือนก่อน

    War mahadsanid shinow

  • @khadraabdirahman8228
    @khadraabdirahman8228 4 หลายเดือนก่อน

    Mansha allah isoo ducee walal

  • @imanisse4329
    @imanisse4329 4 หลายเดือนก่อน

    Shifnal jzak allah khier

  • @zeinabhirsi6071
    @zeinabhirsi6071 4 หลายเดือนก่อน

    Inshallah be-Idnilaah 😊

  • @maryanmuhudin7774
    @maryanmuhudin7774 4 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah 🎉🎉

  • @maxamedcqaadir8787
    @maxamedcqaadir8787 4 หลายเดือนก่อน +2

    Masha allaah shiinoow ana induce inaan sidaasookale alle noodhiibo qarash insha allaah inti haysa alle ha barakeeyo inti aan Hayn alle hasiiyo ceebmaaha walax la ayaanu dudkuubaan bayskucacayee

  • @ahmedwais1763
    @ahmedwais1763 4 หลายเดือนก่อน

    Maashaa Allah Allaha ku barakeeyo aniga iisoo ducee walaal culays baan dareemayaaye in Allah iga dulqaado sha’allah Allaha kaa aqbo anigana’iga dulqaado culayska aan dareemayo Aamiin yaa allah

  • @hqaali9525
    @hqaali9525 4 หลายเดือนก่อน

    maan shaa alaah tabaarakalaah

  • @sekeriyemadar4728
    @sekeriyemadar4728 4 หลายเดือนก่อน

    Mansha Allah shiine alle hakaa aqbalo aqbalo camalkaaga saalixa ah

  • @fathiwarsame7628
    @fathiwarsame7628 4 หลายเดือนก่อน +1

    Mash Allah ❤❤❤❤

  • @Hannilacky
    @Hannilacky 4 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah allahuma barik

  • @ayanmohamedeman4817
    @ayanmohamedeman4817 4 หลายเดือนก่อน

    Insha allha Ilaahy nagee ❤❤❤

  • @hawosaid139
    @hawosaid139 4 หลายเดือนก่อน

    Masha allah shiinow ❤❤❤❤❤

  • @luulsharib
    @luulsharib 4 หลายเดือนก่อน

    MashaAllah tabaarakllah

  • @faadumomaxamedmuuse9996
    @faadumomaxamedmuuse9996 4 หลายเดือนก่อน

    Mashaallah Allah haigeyo❤❤❤

  • @HamdaMaxamed-vo8bi
    @HamdaMaxamed-vo8bi 4 หลายเดือนก่อน

    Allhyow ma awoodo qarazh aanku tageee allow iga dhig muzlimntada zo cumryztag😢🤲

  • @anisoaxmed9501
    @anisoaxmed9501 4 หลายเดือนก่อน

    Mashallah Allah akbar Allah Allah akbar Allah Allah

  • @user-lx4nx2wp9d
    @user-lx4nx2wp9d 4 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah. Allaha kuu barakeyo. Yaa heli karoba. Qamiska noocan ah an ka rabaa 12 xabo oo an gift ku siyo familkey ka

  • @abdallahmohamed3676
    @abdallahmohamed3676 4 หลายเดือนก่อน

    Mnsha allah❤

  • @khadiijayuusuf6311
    @khadiijayuusuf6311 4 หลายเดือนก่อน +1

    Mashallh❤

  • @Twa917
    @Twa917 4 หลายเดือนก่อน

    Mansha alahah ilahay haa ku wado

  • @madiinaahmad2683
    @madiinaahmad2683 4 หลายเดือนก่อน

    اللهم صل على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين وسلم تسليما كثيرا إلى يوم الدين

  • @user-nv8jg2or4q
    @user-nv8jg2or4q 4 หลายเดือนก่อน

    Mashaa allah ❤❤❤❤

  • @munahussein9687
    @munahussein9687 4 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah Allaha ka akhbalo🎉🎉🎉🎉Rabadan Mubarak 🎉🎉🎉

  • @zahraahmed6919
    @zahraahmed6919 4 หลายเดือนก่อน

    Masha allh ❤❤❤❤ wll shine iisocuceey ❤❤❤

  • @faadumoxasan6405
    @faadumoxasan6405 4 หลายเดือนก่อน

    Maasha allaah

  • @user-ce1vg7kp2l
    @user-ce1vg7kp2l 4 หลายเดือนก่อน

    Ramadan mubarak

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 4 หลายเดือนก่อน

    Mashaa Allaah

  • @abdullahiabdinasir6943
    @abdullahiabdinasir6943 4 หลายเดือนก่อน

    Masha allah.

  • @safmarwa2977
    @safmarwa2977 หลายเดือนก่อน

    Thanks bror

  • @anabali5298
    @anabali5298 4 หลายเดือนก่อน

    ❤mashaa alah alaha ka aqbalo❤❤❤❤❤❤

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q 4 หลายเดือนก่อน

    Aar shine I geeys inshallah waa imanya hadi allh yirado

  • @user-jg9px1ij2s
    @user-jg9px1ij2s 4 หลายเดือนก่อน +1

    Shiine culay ninyahow ka soo waran deeqaha waxbarasho ee sucuudida insha alaah

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q 4 หลายเดือนก่อน

    Masha allhhh allxmduliilh walalkey shine waaka raaban lkn ma awofi illahy ayka baaryay wawti waalbo inan so ciimresto inshallah ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @xamdaali6078
    @xamdaali6078 4 หลายเดือนก่อน

    Masha allah

  • @MohamedAhmed-ge8yq
    @MohamedAhmed-ge8yq 4 หลายเดือนก่อน

    Mash Allah

  • @jimcaalemaxamed3705
    @jimcaalemaxamed3705 4 หลายเดือนก่อน

    Masha ALAAH

  • @Rashiida-136
    @Rashiida-136 4 หลายเดือนก่อน

    Mansha allah

  • @rnuura334
    @rnuura334 4 หลายเดือนก่อน

    Shiine Culeyoow Huuno Awoowgeen AHU Daarood Sheikh Ismaaciil Sheiikh Jabarti & Ayeeydeen Ayeeydeen DooNbiro Direed 💔Usooducee Plz Waan Kubaryayaa Ha,ILoobin Waa WaaLidkeen Rabi Janadii Hageeyo Aamiiiiiiiiin Yaa Raxmaan
    Allaahu AkbaR ☝️
    Scw Scw Scw💕💕💕

  • @abdoulkadermohamed307
    @abdoulkadermohamed307 4 หลายเดือนก่อน

    Aslmu Clykum Sxb shiine Meesha Cibaadaa Loo tagaa ee dadka aduunyo haku xidhin,

  • @aaliyayarey2136
    @aaliyayarey2136 4 หลายเดือนก่อน

    MashAllah

  • @halimaahmed2552
    @halimaahmed2552 4 หลายเดือนก่อน

    Asc shining noo soo sheeg sida guryahan lagu helo insha alaah

  • @Safia1470
    @Safia1470 4 หลายเดือนก่อน +2

    Yaaaaaaaaaaahu war orod cibaaadeyso gaaajayahow anaga aduuunyo hanoo xayeysiinine iyo wax an macno lahayn wixiiba adiga macno ka qaadey❤ shiine culey cibaaadeyso wall❤

    • @june6206
      @june6206 4 หลายเดือนก่อน

      Cibadada dadka koogu yeedho ayaba cibada ah

    • @Safia1470
      @Safia1470 4 หลายเดือนก่อน

      Nooo

    • @maryamaahmedfarah1575
      @maryamaahmedfarah1575 4 หลายเดือนก่อน

      Cibaada maanay sababtu u tegey walal waa ramadaan gefka daa

  • @frashafrasha3611
    @frashafrasha3611 4 หลายเดือนก่อน

    ماشاءالله

  • @luulsharib
    @luulsharib 4 หลายเดือนก่อน

    Qiimaha waa imisa reerka dhan baan keenaynaa inshaAllah samarka

  • @hakemaali5055
    @hakemaali5055 4 หลายเดือนก่อน

    Ilahay ha kaa aqbalo wl ee soo sheeg dadka Guryaha kiraynaya❤anaku December sanadkii 2023 ayanu tagnay hodhelo cidhidhiya ayaa Nala dajiyay
    Inkastoo dad wanagsan na kaxeeyen

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q 4 หลายเดือนก่อน

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw ❤❤❤

  • @user-cb8ce6qe4m
    @user-cb8ce6qe4m 4 หลายเดือนก่อน

    MashaAllah

  • @hannanhappy4746
    @hannanhappy4746 4 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah nin ilahay wax siyay noo soo ducay

  • @sahraismail2230
    @sahraismail2230 4 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah qoofki awuuda waa inu adaa

  • @kaderjoseph2272
    @kaderjoseph2272 4 หลายเดือนก่อน

    Mashallah

  • @user-jr6nz9fu6q
    @user-jr6nz9fu6q 4 หลายเดือนก่อน

    Waa lacagti shamuri xarmakaasi kaam saxnah

  • @shukrimahamed2146
    @shukrimahamed2146 4 หลายเดือนก่อน

    Maasha Alah Ilaahay ha kaa aqbalo please Aniga rabo inaan wado ciyaal keyga please family ayaan nahay nagu caawi sideen ku helnaa guryaha magacyadooda qiimahooda

  • @fatoomasomali4665
    @fatoomasomali4665 4 หลายเดือนก่อน +2

    Maka raaxo looms tegin ee cibaadaa loo tagaa aan ku saxee qofka ilahay darting u tagaa majaajidka ayuu fadhiyaa inta badan

    • @maryamaahmedfarah1575
      @maryamaahmedfarah1575 4 หลายเดือนก่อน

      Walal isaguba ilahay dartii buu u tegey haderna dhiiri gelin buu wadaa dadka iyagoo lacag haysta baanay imam

  • @user-fg6ys2rz6b
    @user-fg6ys2rz6b 4 หลายเดือนก่อน +1

    Asc inteekajota.maka😊

  • @sahraabshir1396
    @sahraabshir1396 4 หลายเดือนก่อน

    Nansh mansh mansh

  • @iabdullle3858
    @iabdullle3858 4 หลายเดือนก่อน

    Asc ale ha aqabalo xamasha anti shine colwa anagana noosoo duce markad dawafeyso in muradkaga ale ii sahalo wabilahi tofiq Mida kale fadalan nosoo dir eeriyada at ku yalan furyaha & maqayadaha la sexadaba insha Allah

  • @abdillahiosman1770
    @abdillahiosman1770 4 หลายเดือนก่อน

    What a lovely house I wish I can do that.

  • @mrbaashebaashe1493
    @mrbaashebaashe1493 4 หลายเดือนก่อน

    Kirada guriga waa imisa wll halkan iigu qor qiimaha kirada. Shukran

  • @alcadaadichannel2583
    @alcadaadichannel2583 4 หลายเดือนก่อน +3

    makaa ayaad joogty misd leedahy netfilx iyo ciyaaro😢
    مايعاد الانسان عادة يظهر
    alahy qalbiga hakaaga madoobeeya
    oo danbigaga ha dhaafo

  • @Amal-vy3lv
    @Amal-vy3lv 4 หลายเดือนก่อน

    ASC shine culay waa imiss ijaatku

  • @Balidhaye
    @Balidhaye 4 หลายเดือนก่อน

    Aad ba uu u jaban Yahay Bil Dhan 2900 Waa Raqiis walhi man sha allah

  • @user-xj9jx5cg8o
    @user-xj9jx5cg8o 4 หลายเดือนก่อน +2

    Walee meel somali ganacsi ka dayday ayaan musuq laga waayin,waa nimanka lacagta ugu qaalisan naga qaaday ee na dajiyey xabaalo waraabe allaah idiinma naxariisto kuwa umadda xujaajta magafaha ku noqday

    • @Hudamedia8
      @Hudamedia8 4 หลายเดือนก่อน +1

      Somali wa xasidin ka qabso ayey yaqanan walle wa ila baratey gabigoodba sicir barar socda

    • @user-xj9jx5cg8o
      @user-xj9jx5cg8o 4 หลายเดือนก่อน

      @@Hudamedia8 waa sidas wllo

    • @maryamaahmedfarah1575
      @maryamaahmedfarah1575 4 หลายเดือนก่อน

      Anaga waxa na kexeeyey agency la dhaho tawba runtii meelo aad u wanaagsan bay na dejiyeen

    • @Hudamedia8
      @Hudamedia8 4 หลายเดือนก่อน

      @@maryamaahmedfarah1575 macnaha hotelka kwrn sow qaali maha

  • @Mohamed_kd
    @Mohamed_kd 4 หลายเดือนก่อน +1

    walalanimo haday jirto Shamuuri wixi kaa soo racay❤ u celi tuhun ba ku so galay Shiinow indero Wax sheeg baan isku leenahay mekaa inder
    ninkaa maskiina wixi la so rcay adigoo cidna waxb u sheegi iska celi
    meel fcn eaa jogga wlala.😢

  • @ruunmahameddeeq2364
    @ruunmahameddeeq2364 4 หลายเดือนก่อน +2

    Nin nasiib leh baa taga allow noo kas

  • @calidiiriye9979
    @calidiiriye9979 4 หลายเดือนก่อน

    Good house

  • @wardaomarenchardi1255
    @wardaomarenchardi1255 4 หลายเดือนก่อน

    Ino so duceyo shine

  • @halimah7164
    @halimah7164 4 หลายเดือนก่อน

    Walaalo mahadsanid lakiin aaway qiimaha noobaad sheegibe

  • @hawomohamedmohamud800
    @hawomohamedmohamud800 4 หลายเดือนก่อน

    Asc wll xafade bey kutal xagen kala so xarirna hada waxan joga madino guryaha iyo telka laga xiriri kara

  • @user-dp2ok5mw9i
    @user-dp2ok5mw9i 4 หลายเดือนก่อน

    Scw scw

  • @fatuushshafeec2536
    @fatuushshafeec2536 4 หลายเดือนก่อน

    Shine fanka iskaa dhaf yaahuu

  • @aaliyayarey2136
    @aaliyayarey2136 4 หลายเดือนก่อน

    My sister son is ill please making dua for him please
    Please

  • @sahraabshir1396
    @sahraabshir1396 4 หลายเดือนก่อน

    Scws scws scws scws

  • @Rahmmaaaa
    @Rahmmaaaa 4 หลายเดือนก่อน

    Asc shiine Anagaa rabna tobanka dambe Insha Allah, wll seen ku helaa please