Maalqabeen Qatari ah oo casumaad gurigiisa ugu sameeyey Shiine Culay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ธ.ค. 2022
  • Maalqabeen Qadari ah ayaa qado sharaf gurigiisa ugu sameeyey Shiine Culay oo dalkaas u jooga daawashada ciyaaraha koobka aduunka.
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 587

  • @moha_ali_warsame
    @moha_ali_warsame ปีที่แล้ว +183

    Hadaa aragto magaca nabigeena Muxamad ﷺ ❤ ﷺ
    Like 👍 saar ❤SCW

    • @ashamohamed3909
      @ashamohamed3909 ปีที่แล้ว +2

      Scw scw scw

    • @sadiyaali9508
      @sadiyaali9508 ปีที่แล้ว +2

      Salalaahu calayhi wasalam

    • @axmedyare2404
      @axmedyare2404 ปีที่แล้ว +2

      SALALLAHI CALEYHI WASALAM

    • @abdihakiimahmed5667
      @abdihakiimahmed5667 ปีที่แล้ว +1

      Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw

    • @audijooyjoy7976
      @audijooyjoy7976 ปีที่แล้ว +1

      SOMALIA maa shidaalka loo soo saaro Qurbe, Quursi iyo Qaxooti waan ka dalnaye.

  • @hooyomcn2420
    @hooyomcn2420 ปีที่แล้ว +31

    Shiino Alle kabaq iskadaay sarwaalka jexjeexan aad wadatid sidi yowyowgi ayaad ulabisatey waxaa tahay Aabe isku xishoo MashaAllaah casumadaada Allaha ku barakeyo plz sharaftaada dhoor iyo sharafta islamka labiska naga sax

    • @bashirabsher5011
      @bashirabsher5011 ปีที่แล้ว +1

      Waa sax Maashaa’allah ina adeer Waa runtaa xoogaa walaal keen waa soo daahay kaftan lol

  • @raxmoshekhxasanbarsane7638
    @raxmoshekhxasanbarsane7638 ปีที่แล้ว +27

    نشكرك كثيرا يا شيخنا على استضاف ولد ببلدنا جزاك الله خير

  • @safiyaothman3371
    @safiyaothman3371 ปีที่แล้ว +12

    ماشاءالله على كرم الضيافة لاخونا شنيه عولاي فعلا شرفت شعب الصومال امام اخواننا القطريين فهم اخوة لنا في الدين ودايما سباقين للخير والكرم ربن يديم المحبة بيننا دايما وابدا

  • @boojadheere
    @boojadheere ปีที่แล้ว +46

    Keep going wll kusali nabi Mohammed scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 🕋 ♥ ❤

  • @sunshineseaandvitamind8620
    @sunshineseaandvitamind8620 ปีที่แล้ว +96

    I think Shiine is the best Somali TH-cam personality ever. He doesn't even have to try to make you laugh, he just needs to just open his mouth and say anything and guaranteed you will laugh! That and his actions..the guy is just pure comedy! If we had a functioning country and national T.V I'm sure 100% he would've been one of our top comedians.

    • @Naagnool124
      @Naagnool124 ปีที่แล้ว

      Shiine aragti qaldan baad ka aaminsantahay. Maaha nin fiican waa stupid waa Baastar xun hani iyo fahiimo ba iyo dumar kaleba si qaldan buu u caayaa oo oga falceliyaa ma maqli jirtey dumarka iyo riyuhuba diiftey isku daawadaan isagu waa la mid waa ri hadba gabadha markaa social ka ku jirta ayuu ka bariiseeyaa qaab qaldan.

    • @Naagnool124
      @Naagnool124 ปีที่แล้ว +5

      Waa run waa comedy amba Kal iyo laab buu iiga qosliyaa laakiin waa nin weyn oo madhan isagoo intaa leg intuu tahriib ku galay garmal waashay oo hadba surwaal dhinac go'an xidha

    • @axmedyare2404
      @axmedyare2404 ปีที่แล้ว +1

      True, Shiine wa Comedy

    • @ummushueb1548
      @ummushueb1548 ปีที่แล้ว +5

      Well said..he got talent and more still hiding in him

    • @luxusofficial6868
      @luxusofficial6868 ปีที่แล้ว +1

      False,...

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 ปีที่แล้ว +28

    Allaha barakeeyo Qadar iyo ummadda islaamka dhamaantood

  • @mansourahmed6361
    @mansourahmed6361 ปีที่แล้ว +8

    كل الاحترام والتقدي للشعب والحكومة القطريه كما شرفتونا الله يعزكم في الدنيا والآخرة والف شكر بالاستضافنكم .

  • @MS-lv8bf
    @MS-lv8bf ปีที่แล้ว +15

    Maanshaa Allah Abti Waad Naga Qoslisey. Guuleyso 🤲

  • @FathimaFathima-rz6yl
    @FathimaFathima-rz6yl ปีที่แล้ว +35

    ماشاء الله تبارك الله الله يحفظهم أهلا قطر وأهلي الصومال 🇸🇴🇸🇴🇶🇦🇶🇦💞❤

    • @awilmohamed8473
      @awilmohamed8473 ปีที่แล้ว +2

      Subxaanallaah waar ninkan weyn bal eega maryuhuu sito,Waar ilaahay ka baqoo iska bixi Surwaalka,

    • @awilmohamed8473
      @awilmohamed8473 ปีที่แล้ว +1

      Waar Shiine ninka surwaal ii iibi dheh.

  • @mahadallahaahmed8676
    @mahadallahaahmed8676 ปีที่แล้ว +19

    Geesi Somali ❤❤❤❤ shiina

  • @qaaliahmed4984
    @qaaliahmed4984 ปีที่แล้ว +33

    Ilaahow shidaka soomaaliya u soo saar , odaygaana Alle haw barakeeyo Maashaa allaah

    • @axmedyare2404
      @axmedyare2404 ปีที่แล้ว +3

      Amiin🙏

    • @iidyuusuf3120
      @iidyuusuf3120 ปีที่แล้ว +2

      amiin

    • @salma3ahmed890
      @salma3ahmed890 ปีที่แล้ว +2

      Shiina qof xitaa ka xaqansan waa qisla.

    • @salma3ahmed890
      @salma3ahmed890 ปีที่แล้ว +2

      Aamiin yarabi

    • @Umumaryama
      @Umumaryama ปีที่แล้ว +2

      Shidaalka hadii lasoo saaro oo aadan maamul cadaalad ah heysan muxuu nootaraa halaa eber aa naladiraa kudarsoo kuleyl zaaid ayaa imaanayo markaas mokeyfyo ayaa lobahan yahay

  • @farhiyoiskufilen3156
    @farhiyoiskufilen3156 ปีที่แล้ว +9

    Alla shiine umadena maha walahay qosol igumahadhin

  • @fadxiyahassan3406
    @fadxiyahassan3406 ปีที่แล้ว +11

    Shiinic waalow saa usocotay maalqabeenadii carabta ma ugashay oo waaba ku qaabileen waba carab fiican

  • @axmedyare2404
    @axmedyare2404 ปีที่แล้ว +9

    MA SHA ALLAH ( Shiine Af Carabiga aad baad U taqaana brother)

  • @popular7493
    @popular7493 ปีที่แล้ว +10

    m.a allaha u barakeeyo mudanahaas
    anaga allha na siiyo

  • @rmohamedmattan1040
    @rmohamedmattan1040 ปีที่แล้ว +3

    He is very nice respectful and kind man Allah ya Barik ameen I love qatar more than Dubai they are more welcoming and friendly people I was there 2018❤️❤️❤️

  • @rania-ng1kj
    @rania-ng1kj ปีที่แล้ว +29

    Shiine umad maaha waa funny 😀😀😁🤣

  • @Dhaxalgal2023
    @Dhaxalgal2023 ปีที่แล้ว +7

    War maad khamiis soo xiratid allah haku barakeeyo.

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel ปีที่แล้ว +24

    Two legends always legends keeps goings shine culay another's levels culturals 💪💯😀

    • @afbile1
      @afbile1 ปีที่แล้ว +2

      xaqiiqadii waxaad tahay nin funny ah, hore u soco halyeey bulsho..

    • @abobasement346
      @abobasement346 ปีที่แล้ว +1

      war kah farah qabsoh carabkah

  • @asmarmaalik9335
    @asmarmaalik9335 ปีที่แล้ว +8

    الله يحفظكم قطر تحيه من الصومال ❤

  • @shukriali4796
    @shukriali4796 ปีที่แล้ว +8

    ماشاءالله تبارك الله نحب اهل القطران

  • @yaasiindaldhis606
    @yaasiindaldhis606 ปีที่แล้ว +4

    Ku sali nabigena scw the best person ever the most knowledge able and the shine all created prophet muhamed scw

  • @ayanabdi5894
    @ayanabdi5894 ปีที่แล้ว +7

    Maash allah tabarakallah ❤❤❤🥰🥰

  • @user-mo7hn6gn9f
    @user-mo7hn6gn9f ปีที่แล้ว +26

    Masha Allah 😂🇸🇴🇶🇦❤❤
    Ilaahow ssoomaali quluubtooda midee Dhammaanteed wllhi waa xanuun dad Isla dhashay oo is cunaayo hadna 😥

    • @maryammoh1450
      @maryammoh1450 ปีที่แล้ว +2

      Amiin amiin yaarabbi walaal wixii aan alle karaaliahaynba alle hainagafogeeyo jisakallaahu khayr

    • @axmedyare2404
      @axmedyare2404 ปีที่แล้ว +2

      Amiin 🙏

    • @salma3ahmed890
      @salma3ahmed890 ปีที่แล้ว +1

      Aamiin yarabi

    • @user-mo7hn6gn9f
      @user-mo7hn6gn9f ปีที่แล้ว +1

      Aamiin aamiin allahayow 😭🤲

    • @xamralive
      @xamralive ปีที่แล้ว +1

      @user-mo 7hn6gn9f Aamiin yaa rabi Soomaali Illaahay ha tuso nimcada ay haystaan oo Allaah siiyey oo ay ka faaiidaysan la yihiin

  • @hiboabdi350
    @hiboabdi350 ปีที่แล้ว +6

    Allahumabarik shiine❤❤❤❤❤❤❤❤❤farhadada allah kubarakeyo

  • @AMIIR42
    @AMIIR42 ปีที่แล้ว +10

    Wllhi Waa aqaane legend waaye😢

  • @hudunadam1182
    @hudunadam1182 ปีที่แล้ว

    Masha allah sheik jazakallah

  • @fadumaumar6368
    @fadumaumar6368 ปีที่แล้ว +4

    Mashaallaah ninkaas muslimka ah nimcada allaha u barakeeyo

  • @najiibhassan
    @najiibhassan ปีที่แล้ว +7

    Maaalka allh ha u barekeyo ❤🎉

  • @axmedyare2404
    @axmedyare2404 ปีที่แล้ว +7

    SHEIK SHIINE AL CULEY AL SOMAL

  • @maryammoh1450
    @maryammoh1450 ปีที่แล้ว +4

    Madaxwayne shiinocolay waadtagtay runtii carbiga waadkufiicantahay kordhiماشاء الله تبارك الرحمن الله يحفظك يارب

    • @axmedyare2404
      @axmedyare2404 ปีที่แล้ว +1

      Anaa Saa laha Iminka carabigiisa Wa Ma sha Allah

  • @anwarabdellahsuleiman
    @anwarabdellahsuleiman ปีที่แล้ว +10

    Kkkkk maashaa allaah allaha barakeeyo odayga shiinow maad ku dhahdid odayga nin Daarood oo Aqiil binu Abuudaalib ayaan ahay kkkkk

  • @aqoonjiretv5456
    @aqoonjiretv5456 ปีที่แล้ว +16

    NAF YAROO WANAAGSAN BAA KUGU JIRTA E SURWAALKAN CAWRADU KU MUUQATO INAGA DAA DUCO QABE ❤👍👍👍

    • @user-mk4eh3yy6h
      @user-mk4eh3yy6h ปีที่แล้ว

      Hhhhh wad ila araktay wlhi lkn shiine waa uu jeclyahay surwalkani

  • @XallinCaafimaad
    @XallinCaafimaad ปีที่แล้ว +9

    Intii barashada caafimaadka xiisaysa iyo wacyigalinta nagu soo biira 😊

  • @oibrahim6981
    @oibrahim6981 ปีที่แล้ว +3

    Mashaa aah shiine culay af carabiga si fiican ayuu u yaqanaa
    Waa nin tagay ninkaasi waxba lagama qaban karp hadeed.

  • @salma3ahmed890
    @salma3ahmed890 ปีที่แล้ว +1

    MashaAllah. TabaraAllah

  • @munaabdi126
    @munaabdi126 ปีที่แล้ว +1

    Woow mashallah

  • @Ibra12886
    @Ibra12886 ปีที่แล้ว +10

    Shiine taaj another level baa tahay soo baaro carabta😂😂😂😂😂😂😂

  • @cusubohormar7319
    @cusubohormar7319 ปีที่แล้ว +4

    Maashalaah shiine culay waad mahadsantahay

  • @imdejiye5829
    @imdejiye5829 ปีที่แล้ว +2

    Wow thanks

  • @f.n6491
    @f.n6491 ปีที่แล้ว +2

    MashaAllah MashaAllah

  • @qadarhassan3612
    @qadarhassan3612 ปีที่แล้ว +5

    Lagend keep going

  • @yahyemusse8571
    @yahyemusse8571 ปีที่แล้ว +5

    Shiine coley waan kuwataa hore usoco

  • @deeqoahmed7878
    @deeqoahmed7878 ปีที่แล้ว

    Masha alaaaaah xafidullahi 🥰 alaah u barkeyo aamiin ya raaaaabi

  • @Nuurah951
    @Nuurah951 ปีที่แล้ว +3

    May Allah bless Qadar

  • @farhiyaosman8828
    @farhiyaosman8828 ปีที่แล้ว

    Shiino culay waan kaa soo agdhawaanayaa waa soo socdaa from London shaxaadka sii diyaari bahasha waa ku agdhoobanatahay

  • @faizahhassan7733
    @faizahhassan7733 ปีที่แล้ว +1

    Mashae Allah tabarak Allah ❤🥰

  • @CabdullahiCadde1
    @CabdullahiCadde1 ปีที่แล้ว +14

    Odayga Allah isaga Iyo Dalkiisa ha Ubarakeeye Waxan Qosly Markuu garka jiii jiiday 😆 isagoo lahaynba

  • @moosman3572
    @moosman3572 ปีที่แล้ว +1

    Waan ku taageersanahay sxb horay u soco odayga qadariga ahna wan salaamayaaa

  • @fatumahussein893
    @fatumahussein893 ปีที่แล้ว

    Mnsh Alah ale ha barakeyo xolahisa iyo cimrigisaa

  • @sabriinahmed1041
    @sabriinahmed1041 ปีที่แล้ว +15

    Nogu Salaan nin Alle Wax Siiyay🥰
    Somalidii way ku salaamayaa Dheh wadna usheegtay inan jecelnhy qatariyiinta waa run gaar ahaan inan asaga jecelnhyna usheeg❤️🥰

  • @nasteexman3353
    @nasteexman3353 ปีที่แล้ว +4

    Keep going leanged 🙏

  • @saadiacadey3960
    @saadiacadey3960 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allhhh walalkey shiine musharxi shiilinku reebay waan ku waata ku jecliya 👍👍💖👍💖👍💖💖💖💖💖

  • @cartancartan8452
    @cartancartan8452 ปีที่แล้ว

    Mnsha Allah bro

  • @zayidzhucayb4630
    @zayidzhucayb4630 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @ugbadomar5881
    @ugbadomar5881 ปีที่แล้ว

    ماشاء الله تبارك الله

  • @adendhicisow9375
    @adendhicisow9375 ปีที่แล้ว

    maansha allaah

  • @kadra825
    @kadra825 ปีที่แล้ว +3

    اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين صل الله عليه وسلم الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر بارك الله فيكم الله يحفظكم جميعيكم امين امين امين يارب العالمين

  • @WARMOOG804
    @WARMOOG804 ปีที่แล้ว +9

    😂😂😂😂 walahi manooliy Arabiga idiilaay😂😂😂

  • @munaibrahim2054
    @munaibrahim2054 ปีที่แล้ว

    Allahuma Barik

  • @cambaroali7733
    @cambaroali7733 ปีที่แล้ว +4

    الله يزيده ويحفظ اهل القطر واهل الإمارات
    والصومال

    • @UmmuJabril
      @UmmuJabril ปีที่แล้ว

      Emirates are the one who destroying our country

    • @cambaroali7733
      @cambaroali7733 ปีที่แล้ว

      @@UmmuJabril Somali iyaga dalkooda baabiyey

  • @zeerkasaki7819
    @zeerkasaki7819 ปีที่แล้ว +13

    Shiine tolka hakasoo tagin waa dad gob ah🦁👊❤

    • @minaj6153
      @minaj6153 ปีที่แล้ว +1

      Yaah! Tolka aa

    • @minaj6153
      @minaj6153 ปีที่แล้ว +1

      Shiine wa African

    • @salma3ahmed890
      @salma3ahmed890 ปีที่แล้ว

      Yaa. Shiine waa nin. Soomaali asal

    • @saidmohamed1675
      @saidmohamed1675 ปีที่แล้ว

      Ka carabkaana malaa somaliga daarood wuu fahmaa 🤣 hadaan somali nahay wan idiin camirnay

  • @somalidashidan6453
    @somalidashidan6453 ปีที่แล้ว

    Masha allaha

  • @saidaosable5321
    @saidaosable5321 ปีที่แล้ว +16

    Asc walaaloow nin weyn baad tahay oo magaca Somali ma talaya, qof dhan oo muxtaram ah baa ku casumey maxay tahay surwaal jeexjeexan aad meelaha la rooreysid. Adeeroow tusaale wanaagsan u noqda dhalinyarada oo joojija dharka ciyaal suuqyada aad xiran tihiin. Waa iga waano. Jazaka Allah Kheiran.

    • @yalibana6172
      @yalibana6172 ปีที่แล้ว +2

      جزاكم الله خير
      Exactly what I wanted to say
      Represent your self and country wel

    • @raxmoshekhxasanbarsane7638
      @raxmoshekhxasanbarsane7638 ปีที่แล้ว +1

      Kkkkkk gabka dheh kaftankiisaa naga badane

    • @UmmuJabril
      @UmmuJabril ปีที่แล้ว

      Beenta mahaan anigaba waan yaabay

  • @jamiiloabdule8236
    @jamiiloabdule8236 ปีที่แล้ว

    Masha allaah tabaraka ok ❤❤❤

  • @safiyaisse6091
    @safiyaisse6091 ปีที่แล้ว

    Mansha allaah

  • @Amal_UK
    @Amal_UK ปีที่แล้ว +2

    Shiine Culay🤴 🔥❤❤❤❤

  • @Umumaryama
    @Umumaryama ปีที่แล้ว

    Masha Allah Allah ha ubarakeeyo gurigiisa jana aduun wuu heystaa hadey wax tareyso Wadankeena guur muu saan noqon
    Rageena caqligooda goormey isticmaali oo ay kashaqeysiin
    Cararuurtenu goormee qurbaha laga celin
    Hoyo somaliyeed
    Oo daashey goormey nasan
    Yaa Allah rageena caqligooda usoo celi iyo damiir koodi

  • @ifraxmaxamud9617
    @ifraxmaxamud9617 ปีที่แล้ว

    Maansha.allah

  • @noorafarahvy9953
    @noorafarahvy9953 ปีที่แล้ว

    Mashallah

  • @saidomohamed3442
    @saidomohamed3442 ปีที่แล้ว +3

    Shine culey waxaan rabaa odaygaas in aan guursadaan rabaa

  • @ashaibrahim5854
    @ashaibrahim5854 ปีที่แล้ว

    Masha Allah💪🥰❤️

  • @foos81
    @foos81 ปีที่แล้ว +4

    Salansare shiino culey igu soo qabo odeyga aan tubo surtee ❤

  • @kiinhasan4287
    @kiinhasan4287 ปีที่แล้ว +3

    Shiinaheena waan ku wadanaa garaad 🙆🏻‍♀️

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 ปีที่แล้ว

    Mashallah axmxdh

  • @kalsonwacaniskokalson1925
    @kalsonwacaniskokalson1925 ปีที่แล้ว +1

    Legend Shine.

  • @luulfarah6126
    @luulfarah6126 ปีที่แล้ว

    Mnsha allh Mnsha allh war shiinow bal isoo wac qadar allow cadawga ka qabo

  • @SHARKEYSHORTSOFFICIAL
    @SHARKEYSHORTSOFFICIAL ปีที่แล้ว

    Keep up legend

  • @bilowdham7151
    @bilowdham7151 ปีที่แล้ว +2

    We love qadar gome somali brother

  • @libanciro7070
    @libanciro7070 ปีที่แล้ว

    Masha Allah suldan

  • @Ruun-finder
    @Ruun-finder ปีที่แล้ว

    Masha Allah Shiine dadaashay guulayso.

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq ปีที่แล้ว +1

    Masha'Allah War shiinoow odayga ii soo qabo, Qatar ha idajiyee, Qurbaan iyo barafkiisa aan kacararee lolkkkk👍😊💞🇸🇴🇧🇭🇧🇭🇧🇭🙌

  • @fadumoibrahim1707
    @fadumoibrahim1707 ปีที่แล้ว +2

    MashaAllah. Shiinow carabiga maad na bartid huuno.

  • @raxmoshekhxasanbarsane7638
    @raxmoshekhxasanbarsane7638 ปีที่แล้ว

    Aaaamiiin illahayoow noo aqbal sucadaada soomaaliya allaha noo wanaajigi

  • @suaadahmed8350
    @suaadahmed8350 ปีที่แล้ว +2

    😁😁😁😁😁😁 qofkiiii fariid ah wixiii arkaba waa la jaanqadayaan shiine waaa lama dhafaan

  • @xawowadaadofficial2014
    @xawowadaadofficial2014 ปีที่แล้ว

    hakudhex habaabin

  • @Mohammedabdi1127
    @Mohammedabdi1127 ปีที่แล้ว +12

    أحسنت لك لأخينا الشيخ شينا علي. يعود الجميع إلى موقعهم الأصلي ، وهذا الموقف ، لأنك مثلت الجبرتي ، جعلك شقيقنا تشعر وكأنك في بيتك. كل ما تحتاجه لمشاهدة بروتوكولات الضيف لأنك من أهل وارسنغالي ذوي الكياسة والاحترام. تواصلكم بالعربية رائع ومدهش ، فأنا لم أكن أعلم أنك تتقن اللغة العربية كثيرًا.

    • @cazzam6193
      @cazzam6193 ปีที่แล้ว

      هههههههه اعمل نفسك ميت
      وش اللغه الخرا ذي ؟
      مين المعلمة ومين الشيخ الله ياخذك ؟
      يا عيباه

    • @Mohammedabdi1127
      @Mohammedabdi1127 ปีที่แล้ว

      @@cazzam6193
      من الأفضل أن تظهر قدرًا كبيرًا من الأخلاق في هذه الحالة.

    • @cazzam6193
      @cazzam6193 ปีที่แล้ว

      @@Mohammedabdi1127
      أنتو آخر من يعطينا دروس الأخلاق ، أخلاق أيه وانت جايي تبربر بالكذب والنفاق والتطبيل
      جايي تروج للزناة والمجاهرين بالكفر والفواحش وتعلمنا أخلاق ؟! تخس أنت وإياه

    • @maandeeqali1716
      @maandeeqali1716 ปีที่แล้ว +1

      Qosol baan iscelin kari waayay carabtaan aad inagu nabaysaan inaga joojiya ma rabnee naclad haku dhacdo odaygi yiri nin Jabarte la dhaho baad gashaan oo carab ah anigu daroodnimadeyda I deeqdo qiimo ka raadin mayo carabnimo Asalkana dad nusqaan dareemayaa dad aaney u ekeyn isku dhajiya anigu markaan sheekada ku qaldoomay daacad baan iska ahaa inaan carb nahay baan isu heystay marka qatar baa inaloo keenay wax barasho markaas ban u sheegay jabartihi iyo carabnimadi qosol bey daadteen wexey dheheen jabartahan african dhanba carabta kuso gasho suudaan ila Zimbabwe qabiilo jabarte ku abtirsada jiro marka waa sheeko iskaba caaan e afrcan nimadaada ku qanac bey si jees jees ah ii dheheen hadaan arko qof somali ah oo leh carab baa nahay anigu qosol ban is heyn kari waayaa

    • @Mohammedabdi1127
      @Mohammedabdi1127 ปีที่แล้ว

      @@maandeeqali1716
      Kkkkk kan waa dadki Somalida odayaal aan ka so gaadhnay oran jiray marki gawaadhidu so baxeen geedaha ma cunaan gawaadhidu.
      Arrinka Jabartigu inu inta aad sheegtayba dego waa marag ma doonto. Haddii aadan ogeyn in 7 Sultanadood ee yaryaraa ee marki dambe Somali badani iyo dadki Geeska ku dhaqna dhinaca Galbeedka fog ka samaysmay waxa xagga awoodda Adal
      عدل
      Labo ku ahaa Iffaat oo si gaar ah u hogaaminayeen Jabartiga Jabartiga xiligas ama qoyskii rer Walashma oo Omer Walashma ugu jorayey muddo 153 sano ahayd.
      Waxan aminsanahay in Adal isu luga duwadeen oo marki Imam Ahmed Gurey dhintay, Jabartiga si xun ayaa loo beegsaday. Iyaguna waxay diideen in Gaalo isu dhiibaan oo waxay galeen Buuraha dhaadher ee Eratetia, qaar Sudan u qaxay oo hadda deggan magalada Tabaraka Allah ee xsdka Ethiopia iyo Erateria. Dhulka Erateria xoog ayey ku leeyihi sida Karan etc. Tijaarta Erateria, iyo Ethiopia waa ku jiraan. Qayb ayaa Yemen u cararay. Xilligas Daarood ka Somalia waxa la oran jiray
      Jabarti faraca Somalia iyaguna doonyihi Maakhir ayaa Sultanada Warsangeli oo iyadu xoog lahayd ilaa Zaylac gacanta ku haysay oo muddo ayaa doonyihi made in Lasqoray ahaa ciidanka iyo fardahaba lagu so guri jiray. Garaad Ali Dable oo ah aniga iyo Shiine Culey awowgayo around 13aad ayaa xukumay xilliyadi Ahmed Gurey era oo Othmaaniyinta ka dhinac dagaalamay. Waana ninka xooggi Yaxye ee Dhulbahante dhulka dhigay oo Garad cagta so mariyey. Waa ninka lagu caleemo saaray Ban Garaad, Ilma Garaad Osman Ibrahim u eryey Kinfurta Somalia sida Cawramale, Colmarabe, Riig Haye oo 53 doonyood Bullo Xaar ku si nastay, kuna fiday Galbeedka iyo Ethiopia iyo Konfurta Somalia ba hadda ku siman. Waana raggi marki inqilaabay qoyski Rer Garaad Essa, Garaad Omer oo walaalkisna diley inti Garaad Ali Dable Yemen ku maqnaa. Oo marki dambe

  • @Scar_vlog
    @Scar_vlog ปีที่แล้ว

    Shine waa legend wllhi

  • @ahmedmose5466
    @ahmedmose5466 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah shine ineen carab bad aheyd walee darodka wacarab hory iska fahmen inen waa (2) nin oo carab ah eh

  • @uptownmay9042
    @uptownmay9042 ปีที่แล้ว

    Hal Hal qof marka la daho, wa dadka adunka ugu tajirsan ona dal mustaqbal weyne heysto mashallah so dhaweyn xata wey yaqanan

  • @KSMK-gs2hj
    @KSMK-gs2hj ปีที่แล้ว +1

    Shukran jaziilan laka dheh laki Waa dumarka la dhahaa carabtii ku qaaday kuma dhigto shiinoow 😊😮😮

    • @salma3ahmed890
      @salma3ahmed890 ปีที่แล้ว

      🤣🤣🤣🤣😂Lakin waa fariid inti. Dugsuga lagu barey wuuba xasuusta. Shiine. Waadi ma aho. MashaAllah.

  • @iidyuusuf3120
    @iidyuusuf3120 ปีที่แล้ว +9

    Shiine qof ka afmiinsharsan ma arag🤣🤣🤣🤣🤣

  • @ikramahmett5550
    @ikramahmett5550 ปีที่แล้ว

    Somalia🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤💋❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @fadmaahmed2315
    @fadmaahmed2315 ปีที่แล้ว

    Ma sha Allah tabaarakallh wan waji furanta haay 👍👍👍🙏🏼🙏🏼🙏🏼🌹🌹❤️❤️🇩🇯🇺🇸 . Shine waad nacebay say kabaha mad bixisid kkkk keep going brother 😄😄😄🏆

  • @faizasaid5745
    @faizasaid5745 ปีที่แล้ว

    Libaax shiine culey Nin nool oo uhoray usocda manshallah waligaa gadaal hasoo fiirin.

  • @munaabdi126
    @munaabdi126 ปีที่แล้ว +3

    Waar ninki shiine illen waa carab yar suu ugu hdlayo mashallah

  • @QARNI__.
    @QARNI__. ปีที่แล้ว

    War dadku deeqsi sanaa 😮 maashaa allah

  • @fatimamudey1434
    @fatimamudey1434 ปีที่แล้ว

    صح شين علي نحب قطر 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @nuuraabdalla5927
    @nuuraabdalla5927 ปีที่แล้ว +1

    Mashallh ducadaad u ducaysay amiirka iyo ehelkiisa ayaa iga gadan