ABDIKARIIN ALI SHAH IYO CAMERA DA QARSOON

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 เม.ย. 2023
  • ตลก

ความคิดเห็น • 629

  • @zunihmavis3145
    @zunihmavis3145 ปีที่แล้ว +576

    Inta ila sugayasy abdikarin 👆🏼❤😂

  • @LaraLaratuu-oh2fw
    @LaraLaratuu-oh2fw ปีที่แล้ว +241

    Cabdikariin cali shaah fanaan aan tageero u hayo alle ha ka madoobeyo heesaha khyerkana ha waafajiyo amiin

    • @farahahmed3953
      @farahahmed3953 ปีที่แล้ว +8

      Fanaanimadaad ku jeceshehee ilaahay Adna Fan jaceylka Ha kaa madoobeeyo

    • @m0stf33
      @m0stf33 ปีที่แล้ว +2

      Say isku qabanaysaa hadalkan aad leedahay😂

    • @modernxaliimo4731
      @modernxaliimo4731 ปีที่แล้ว

      Aamiin

    • @modernxaliimo4731
      @modernxaliimo4731 ปีที่แล้ว

      @@farahahmed3953 sow ma aha Farah?! Aamiin 😂

    • @haninoohh
      @haninoohh ปีที่แล้ว +2

      😂goaan qaado

  • @SSTV5080
    @SSTV5080 ปีที่แล้ว +157

    Waan hubaa cabdi kariin iyo abdalla jamaal waxaas iyo wax lamida ku kala tegi mayaan.
    Best prank waa iga qosliyey walhi 😂

    • @maxamedaxmed-hq1zs
      @maxamedaxmed-hq1zs ปีที่แล้ว

      Ei2e2ee2he2e2e2ie2i2ihiheiehivehihie2hidhieei2heheue2ideir2iieiehhehe2ihe2ihe2ii2e2ih2ii2hi2hi22ni2ihihhifhveiebi3bei2hei2hi2i2ei2eieih2eihejf2ufi2i9hf2i2ifhiie2hie2hid2higeje2eifheidhievie2ieeihi2ieiih2ihhei9diie2hif2ehi2ehi2ei2ehiiehfiieie2hiehi2iebh2iieijiieei2h29eiheih2eiv2i2e9heeiee2i9he2i9

    • @saidbootaanahmed2269
      @saidbootaanahmed2269 ปีที่แล้ว

      Naxdin wayna

  • @zakariyeabdi985
    @zakariyeabdi985 ปีที่แล้ว +76

    The goat 🐐 ina cali shah inta ila tagerto like 👍 ha ila dafin 😊

  • @sakariyetaaj
    @sakariyetaaj ปีที่แล้ว +92

    Alle qacmaha hakuu barakeeyo hadaad chenellkeyga 😢😢

  • @mohamedsaleebaan7309
    @mohamedsaleebaan7309 ปีที่แล้ว +20

    The best person ever the most knoledge geable person and most shine all created prophet muhhamed scw❤❤❤

  • @morsal_fanpio
    @morsal_fanpio ปีที่แล้ว +80

    first video ila Hada sugaYne legendka🔥😂

  • @hipaaadan1964
    @hipaaadan1964 ปีที่แล้ว +78

    Abdikariin ali shah wllhi markaan arkay qalpiga ayaan kafarxay fanan aan tageero😢❤

  • @abdirisaaqabdukariim7619
    @abdirisaaqabdukariim7619 ปีที่แล้ว +21

    Abdi karin Ali shah legend of the legend
    Inta sugeyse ❤

  • @saamiyacabdirahman4825
    @saamiyacabdirahman4825 ปีที่แล้ว +14

    Abdikareem Ali Shah Respectful the man✋❤🙏

  • @najuu439
    @najuu439 ปีที่แล้ว +31

    ❤❤aniga ugu horeeyan islahaa qaarbaa jiifay meesha inleeyn😂😂abdikarim ali shah sidaan kuu jecelnahay alle hakuu jeclaado

  • @modernxaliimo4731
    @modernxaliimo4731 ปีที่แล้ว +12

    Abdikarin waa nin dulqaad leh illaa iyo xad! MashaAllah

  • @abdikaremjanaalle4491
    @abdikaremjanaalle4491 ปีที่แล้ว +9

    Abdi karem ali mahmuud husen in badan baan sugayney mansh Allah team abdale jamal abdala salan sare🥰👋🤟

  • @siciidmaxamedaxmedbiixi6452
    @siciidmaxamedaxmedbiixi6452 ปีที่แล้ว +49

    Reer burco intey la qabsanayaan casimada kadaya prank reer hargeysow.😂😂

    • @Nawalaragsansalah-uk4yv
      @Nawalaragsansalah-uk4yv ปีที่แล้ว +3

      Casimada maxa la dheha waar raga jileeca kale taga edo

    • @hafsaabdiaziz1075
      @hafsaabdiaziz1075 ปีที่แล้ว +2

      sheekada naaga loolama Imaado Ragee iska Ilaali Quruxey

  • @fahiimahassan5313
    @fahiimahassan5313 ปีที่แล้ว +7

    Cabdikariim ina shaah legendkii waynaa❤
    Dadka leh dhar buu la tagay iyo naac War ninkan maaha nin is qarinaya waana nin la yaqaane reer miyinimada joojiya

  • @duniyodahir-9546
    @duniyodahir-9546 ปีที่แล้ว +165

    𝗜𝗻𝗮 𝗮𝗹𝗶 𝘄𝗹𝗹𝗵𝗶 𝘄𝗮𝗮𝗻 𝗷𝗲𝗰𝗹𝗮𝗵𝗮𝘆 😢😢😢😢❤

  • @cfataxaxmed
    @cfataxaxmed ปีที่แล้ว +31

    Abdikariem aLi shaah the gOat 🔥🦁

  • @apdinajaxziyaad4549
    @apdinajaxziyaad4549 ปีที่แล้ว +10

    Legend kan inta ula sugaysay Abdikariin Ali shaah

  • @sana_qli
    @sana_qli ปีที่แล้ว +5

    Mnsha allah wlhi inmadayda duriyada aaad bn u jclhy siday hablahoda u ixtiramaaan ❤

  • @ccasiisxiis6079
    @ccasiisxiis6079 ปีที่แล้ว +22

    Video rali Galina ka soo qabo abdikarim waa fanan qarane ❤

  • @boqorkaraabka329
    @boqorkaraabka329 ปีที่แล้ว +12

    Legend ka Mr Tea 🍵 ❤

  • @Dholayare_
    @Dholayare_ ปีที่แล้ว +2

    Ma kolay Ayaad haysatay ayan ku qoslay legend abdikariim ali shaah majaajilayste fanaaan macal laxamayste

  • @afnaanaxmedsaleeban9002
    @afnaanaxmedsaleeban9002 ปีที่แล้ว +3

    The legend ina Ali shaah

  • @sofiahassan5033
    @sofiahassan5033 ปีที่แล้ว +3

    Inbadan baan sugnay legenka ina cali shaah❤

  • @HodanAhmed-kp1im
    @HodanAhmed-kp1im ปีที่แล้ว +7

    inta ila sugaysay abdikariin ali shaah🥺😂☝️❤

  • @sakariyetaaj
    @sakariyetaaj ปีที่แล้ว +4

    Alle qacmaha hakuu barakeeyo hadaad chenellkeyga

  • @yaasircatafad7469
    @yaasircatafad7469 ปีที่แล้ว +4

    Fanaan aan taageero oo aan xushmad u hayo ❤❤❤😊😊😊

  • @sakariyecabdi3865
    @sakariyecabdi3865 ปีที่แล้ว +4

    Boqorka TH-camrada hargeysa abdala jamaal salan sare legend ♥ from hargeysa ♥ ❤ 🙌 👏

  • @UmaAhmedMacan
    @UmaAhmedMacan ปีที่แล้ว +6

    Cabdalle wllo gabadha laabtada qaraso dheh waa bil ramadaan dhaqan somalina mahe plz 😢

  • @maxamedyaasiinengmoha5781
    @maxamedyaasiinengmoha5781 ปีที่แล้ว

    Abdikaran Ali shaah oo macawis xidhan waa ii kow legend waan kusalamay

  • @Ibby_hashi
    @Ibby_hashi ปีที่แล้ว +5

    Real goat 🐐🥶

  • @mubarakabdi-kw4cn
    @mubarakabdi-kw4cn ปีที่แล้ว +14

    Abdikariin is not easy 😁

  • @cabdalekhadarcabdale4453
    @cabdalekhadarcabdale4453 ปีที่แล้ว

    Alle ha asturo fanaan cabdikariin ali shaah

  • @Jibrilosman-oi5xb
    @Jibrilosman-oi5xb ปีที่แล้ว

    Abdikariem Ali Shaah Big legend wlhi weeye ninkaasi

  • @MOSTAFEKANTE341
    @MOSTAFEKANTE341 ปีที่แล้ว +5

    Eid mubarik is coming soon🎀🎀

  • @akmiishargsan5521
    @akmiishargsan5521 ปีที่แล้ว +2

    🔥🥰Wewe caawa uunbaad nala shaqaysay abdallow🤗😍 legend culus oo lawada sugaayey the one and only ABDIKARIIN ALI MAHMOUD SHAAH ♥️💚🤴🤴🔥🔥

  • @ahmednkante9128
    @ahmednkante9128 ปีที่แล้ว +1

    C/kariin cali shaah the legend

  • @zakariyeabdihakem4528
    @zakariyeabdihakem4528 ปีที่แล้ว +13

    Ali zhaah promax is not easy😂😂😂

  • @isramaxamed1236
    @isramaxamed1236 ปีที่แล้ว +100

    ogaan bad u raajisay cabdikarin 😂😂😂❤

  • @nasiixamacalim1473
    @nasiixamacalim1473 ปีที่แล้ว +9

    Finally walaso qabtay ina Ali Tea 😀😀

  • @khadraali2674
    @khadraali2674 ปีที่แล้ว +13

    Ina shaah nin adag wllhi naacda iyo prank yda kama helo legend❤

  • @zubaydamaame842
    @zubaydamaame842 ปีที่แล้ว +11

    Abdikarem sidaan usugayay ayay Ramadan ka dhamatay❤

  • @TuBeEc_Yare
    @TuBeEc_Yare ปีที่แล้ว +9

    CABDI KARIIN WAA FUNNY WLLHI😅😅😅😅

  • @fatoudjama7450
    @fatoudjama7450 ปีที่แล้ว

    Abdikarim ali shah waa légende wlhi

  • @najmaqurux1238
    @najmaqurux1238 ปีที่แล้ว +8

    Jecliya marka cabdikarin barnki lagu sameyo❤💯

  • @bouchraosmaan6150
    @bouchraosmaan6150 ปีที่แล้ว +10

    Legend abdi karim Ali shaah😂❤

  • @AmaalLucky
    @AmaalLucky ปีที่แล้ว +4

    Wllhi waa funny abdikriin😃😄

  • @inantaSomalilandkufanta7766
    @inantaSomalilandkufanta7766 ปีที่แล้ว +1

    Intan sugayey wan daley mahadsanid wllo abdala❤

  • @FaysalAbdiqadir11
    @FaysalAbdiqadir11 ปีที่แล้ว +7

    Magaca alle hadad ujeedo like wll الله

  • @abdifatahabdilahi2496
    @abdifatahabdilahi2496 ปีที่แล้ว +6

    Legend abdikarin ali sheeh ma sawireynu galna ma koley bad haysatey wll 😂😂😂😂😂😂

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet ปีที่แล้ว +3

    Abdikariin waa nin walan 😂❤

  • @zamiirayaasin5846
    @zamiirayaasin5846 ปีที่แล้ว +26

    Ma reer burac pranki ka saaray orod waataase wax ka hel Abdalow 😂😅

  • @Abokorrrr
    @Abokorrrr ปีที่แล้ว +7

    Qlpei Wanaagi Oo Qofa Ina ali shaah❤🐐

  • @cabdicaliofficial7101
    @cabdicaliofficial7101 ปีที่แล้ว +2

    Legendkii wa la soo qabty In badan baan dugaayey wllhi

  • @FaysaZiciid-ep8me
    @FaysaZiciid-ep8me ปีที่แล้ว +1

    Mashalah alle Ciida Nabad Hanagu Gaadhsiyo dhamanten

  • @AbdisalaamAbdullahi-dv5xk
    @AbdisalaamAbdullahi-dv5xk ปีที่แล้ว +23

    War ninkaan prankiga Badan wuu kugu dhibsaday ee Kadaaa 😂😂😂

  • @hiposulieman3061
    @hiposulieman3061 ปีที่แล้ว +4

    Cabdalow hhhh abti kadaa prankiga badan wllhi wan tageraye ninkan😢😢😢

  • @ahmedmuktar8743
    @ahmedmuktar8743 ปีที่แล้ว

    Wlhi qays waa legend waxaanba uuka badiyay

  • @ahmedbk9581
    @ahmedbk9581 4 หลายเดือนก่อน

    Abdikarin Ali shah the one and only legend

  • @israahmed8038
    @israahmed8038 ปีที่แล้ว

    Goat kii fanaanada❤

  • @ayaanshariif3885
    @ayaanshariif3885 ปีที่แล้ว +8

    Reer somaliland Waa dad fcn oo gabdhaha ixtiraama Maanshallh

  • @upthrahmanjr1128
    @upthrahmanjr1128 ปีที่แล้ว +3

    I cant wait😂😂

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 ปีที่แล้ว +7

    Ka Baro Sahan Toosan English Si Bilaash Ah❤❤

  • @amaalali3153
    @amaalali3153 ปีที่แล้ว +1

    Keep going wllky

  • @omarshiine9007
    @omarshiine9007 ปีที่แล้ว +8

    time 01:41
    Tue' 18/apr/2023
    Ramadan 27 illhy waxa ka baryayya
    inta camera ka muuta iyo inta dawanaysaba in illhy jannadda ku kulmiyo Aamiiin🤲 aar i raaciya Aamiiin🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

    • @leyma310
      @leyma310 ปีที่แล้ว

      Aamiin😢

  • @Wariyerayaan882
    @Wariyerayaan882 ปีที่แล้ว

    Ninkan waa legend

  • @daaroodyousuf7516
    @daaroodyousuf7516 ปีที่แล้ว +2

    Imisa malin dheli lahyd manta ma abdikrin ba tolow😀👍

  • @zalmaanahmed372
    @zalmaanahmed372 ปีที่แล้ว

    Finally cl kariin cali shaah

  • @salmakeyse
    @salmakeyse ปีที่แล้ว +1

    Cabdikariin Ali shaah sidan sugyey miyaa ❤

  • @patrioticnasriinahmed2353
    @patrioticnasriinahmed2353 ปีที่แล้ว +4

    Alla cabdi kariim prankgiisa saan usugayay lee😢😢😂😂

  • @mohaupdaymowlit3304
    @mohaupdaymowlit3304 ปีที่แล้ว

    Cabdi kariin legend

  • @apdiqanicavani4085
    @apdiqanicavani4085 ปีที่แล้ว +7

    Ina aLi shaah is Not Easy 😂

  • @UgbaadSidiiq-mx9js
    @UgbaadSidiiq-mx9js ปีที่แล้ว +31

    Wll cabdalla jamaal prank iyo aflagaado kala saara hablaha kula shaqeeya anshaxa waxba kama fahansana sida ay isleedahay qofka ka xanaaji ayay af lagadaynayaan
    Wax ka badal prank ga noocan ah waliba inantii tan ka horaysay aad bay uga xagjirtay gacan qaad bay samaynaysay
    Marka Qofka iyadoon la af lagadayn ku samee prank waxan waa muuqal kayd ah kuna jiraya intuu doona
    Waa talo wllnimo 🥰

    • @MUBAARIGBunni-hz4nr
      @MUBAARIGBunni-hz4nr ปีที่แล้ว +3

      NAG WAXGARAD AH

    • @Kaaba904
      @Kaaba904 ปีที่แล้ว +2

      MashaAallah well said. The insult is very unethical and unacceptable 😢. The lady who is the prankster is unprofessional and will need to change her approach. Maalinta danbe afka lagu dhufan

    • @Abdirahman_speed
      @Abdirahman_speed ปีที่แล้ว

      @@Kaaba904 you need😂

    • @TAPshaneTAP
      @TAPshaneTAP ปีที่แล้ว

      Zitaa tuuboraac ba ku jira dhoof bad uwalaty bay dhahday waxasi wa mabnuuc😂😂

  • @ibraahin-ed5zs
    @ibraahin-ed5zs ปีที่แล้ว +4

    Ali zaki iyo ina cali shaah isku malin ayaa la dubay inta garatay ha ii tabato👍👍

  • @husseinabdijamac1516
    @husseinabdijamac1516 ปีที่แล้ว +6

    Inamada reer burco pranka ha laga daayo intay magaalada la qabsanayaaan 😅

  • @KoshinCumar-ug6fv
    @KoshinCumar-ug6fv ปีที่แล้ว +1

    Abdikariin a shaah wn kugu fanaa fanaankena allaha ku xafido abdalla Jamal wll Adna allaha ku darajeeyo

  • @ibraahim-wh1gg
    @ibraahim-wh1gg ปีที่แล้ว

    Guri barwaqo dhiman .
    Ina shaah legend dulqad leh.

  • @empireshow1
    @empireshow1 ปีที่แล้ว +3

    Prank ka ha kaa ahaado nin reer burco ah prank yaa ku yidhi ku samee😂

  • @moktarahmedaden1830
    @moktarahmedaden1830 ปีที่แล้ว +1

    Légendes 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @CHAMPION-003
    @CHAMPION-003 ปีที่แล้ว +17

    Abdala Jamal Abdala is not Easy 😂

  • @Abdiaziz-yq5rm
    @Abdiaziz-yq5rm ปีที่แล้ว

    wall abdale soo raali la qilin fanaanka waa nin iska qalbi fiicn wayaa Eiid Mubarak

  • @jabracirro3022
    @jabracirro3022 ปีที่แล้ว +1

    I am the first

  • @apturhamnyousug7946
    @apturhamnyousug7946 ปีที่แล้ว +5

    Abdi katin the legend😂❤

  • @rahmaabdiessa4275
    @rahmaabdiessa4275 ปีที่แล้ว +2

    Abdikariinkyga cashaqa❤❤

  • @missxarago7959
    @missxarago7959 ปีที่แล้ว +1

    Waligey pageygada comment kama bixin this man I liked 😂😂 kulahaa alle Maya waa reer burco noo xanaq proud inaa ku tageero nolaaw fanankeena ❤❤

  • @sahardidsson2758
    @sahardidsson2758 ปีที่แล้ว +6

    Reer burco iyo prank maxaa kala haysta😂

  • @user-kf7vh6vz1l
    @user-kf7vh6vz1l ปีที่แล้ว

    Cabdi karin cali shah ❤❤

  • @UgbaadAmmaan-sh3cf
    @UgbaadAmmaan-sh3cf ปีที่แล้ว

    Abdi kariin fanaan aan watooo

  • @abdisamadibrahim8878
    @abdisamadibrahim8878 ปีที่แล้ว +6

    Maxaa wax badan sugayey legend-kan A.karim Ali Shah 🤣 😂

  • @KhaderCraxman
    @KhaderCraxman ปีที่แล้ว +3

    Waxa marka kale ku samaysaan xadaari geesi ❤❤ yaa igu raacay😂azxaabey

  • @mustaphaseath1063
    @mustaphaseath1063 ปีที่แล้ว +6

    Ku saliYa hapeepkeni mahamed csw❤

  • @kowsaribrahimkowthar0556
    @kowsaribrahimkowthar0556 ปีที่แล้ว +6

    Waleen waqti badan baan sugayeey 😄

  • @marwasiyaad5882
    @marwasiyaad5882 ปีที่แล้ว

    First veiw

  • @user-gj8sz5pi3v
    @user-gj8sz5pi3v 2 หลายเดือนก่อน

    Clkariin cali shaah ❤😂

  • @mesutupdy2736
    @mesutupdy2736 ปีที่แล้ว +32

    Inta uuna soonku maalin ka tagin like saara❤

  • @halimosharafofficial8344
    @halimosharafofficial8344 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhhh wlhy waa funny sudu ugashanayo surwelka ayaan ku qosley

  • @mubarik14
    @mubarik14 ปีที่แล้ว +1

    Waa dhiig yar apdikariin

  • @jaaburadan-cv1zk
    @jaaburadan-cv1zk ปีที่แล้ว +4

    Wa lahay wa wada af skmali garacu❤😂😂😂😂

  • @azaz85585
    @azaz85585 ปีที่แล้ว +16

    Fanankii dhiga lagu kiciyeey😂😂intaa prank sugeeysey Waan idin salameey🫵🏾

  • @ifraahwali6130
    @ifraahwali6130 ปีที่แล้ว

    Wow 😲